Qawaaniinta Murphy | Xeerar baasaysi ah se xaqiiqo u badan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @mahdiyasiin571
    @mahdiyasiin571 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow aadan waa masgax socota mansha allah walal ku soco insha allah wad gari doonta

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin

  • @mohamedkhalif164
    @mohamedkhalif164 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qaanunada badankooda waan ku qoslay.
    Illahay hakubarakeyo walal Adan

  • @abdifataaxali1227
    @abdifataaxali1227 3 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay waxan waydistay wax kasto khayr ii ah amiin idinkuna asxabay amiinta iii raaciya 😍

  • @djkimovich
    @djkimovich 3 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Kareem all Muslim

  • @abdikarimsubeer8665
    @abdikarimsubeer8665 3 ปีที่แล้ว

    Haa zxp inbadan baan arkey waan xaqiiq jirta inta badan mahadsan tahay sida wanaagsan eed nug soo gudbisay xaqiiqon jir

  • @sportstime4659
    @sportstime4659 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @adnanabdi3582
    @adnanabdi3582 3 ปีที่แล้ว +3

    Ramadaanta Allaha naga aqbalo janadana nagu kulandiyo Ammin ya Rab❣❣

  • @ahmedader4283
    @ahmedader4283 3 ปีที่แล้ว +2

    Adan sahan dhiiri galinta noo soo badi txn ramadaan kariim ayaan idin leeyahay 😄✌💯

  • @khabibcali136
    @khabibcali136 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan kariim sahanka xogaha

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa qanuuno aad u xikmad Bdn m.a

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi 3 ปีที่แล้ว +7

    "Haddii ay wax kaa waydiiyaan nasiibka waxaad ugu jawaabtaa; adduunka oo ay ka jirto 4200 oo diimood ayaan Islaamino ku dhashay."

  • @ikrancali3452
    @ikrancali3452 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Kareem

  • @cabdullahisiyaadhussein9122
    @cabdullahisiyaadhussein9122 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb dadalkaga ayaa kaga mahad celinaya

  • @abduladiifabdurahmaanmoham8147
    @abduladiifabdurahmaanmoham8147 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc aadanaw waxan Ka codsan laha Ramadanta ina taxane no samayso hadad awoowdo walal Alle haka jasa siyo naarta kuwa laga xoreeyeyna alle ha inaga yeele

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 3 ปีที่แล้ว

      Amiin amiiin amiiin Walal dhamanteen baa

  • @MohamedOsmanAden
    @MohamedOsmanAden 3 ปีที่แล้ว +1

    aadan sxb mahdsanid
    asxaabta kle salaamulah

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 3 ปีที่แล้ว +2

    M,a keep going wall

  • @nasteexomaxamuud709
    @nasteexomaxamuud709 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib waad mahad santahay aadan sahan wax badan baad noo faaidaysay

  • @fatxiyasinaxmed5694
    @fatxiyasinaxmed5694 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad aadan
    Codsi Alcis ibnu cabdisalaam barnaamij inooga soo diyaari

  • @goobmaal
    @goobmaal 3 ปีที่แล้ว +1

    Part 2 noosoo samee sxp adan mahadsanid

  • @hudaabdillahiabdi1278
    @hudaabdillahiabdi1278 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramazan mübarek all Muslim 🌸

  • @faraxsanaxmed5874
    @faraxsanaxmed5874 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah ilahay hakubarakeyo dhalin badan ayad indhaha ufurtee

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 ปีที่แล้ว +1

    M.A USTAAD AADAN KHADAR CALI HOREY U SOCO.
    RAMADAN WANAAGSAN 🌙🌙🌙🌙✔✔✅✅

  • @hudayfiabshirhassan289
    @hudayfiabshirhassan289 3 ปีที่แล้ว +7

    Wll buugii basaasnimada ee aad turjintay goorma soo saaraysa

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 3 ปีที่แล้ว +6

    waa xaqiiqoyin nolosha caadiga ayanan ku aragna. Aniga Q18, 22 iyo 28 ayan iska dhex arkay. 22 aya iigu daran markan dagdagayo ee mobile/computer ku igu adkeyo🤣

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan chanalkeyga ku soo biir wax uun waad ka faaiideysaa mhdsnd

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts 3 ปีที่แล้ว +4

    Ntificationku (aaa) buu ku soo dhacay

    • @medelrobles8162
      @medelrobles8162 3 ปีที่แล้ว

      Soo kaleh dhowr vidéos ayaa aaa kusoo dhacay

    • @hoodoali1080
      @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllhi yaapey aaa ku lahaa mxy ka walxtahy😂😂😂

  • @kawga.k7c701
    @kawga.k7c701 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs warxma, hhhhhh dhamaantoodba waan arkay waxaanba mooday in noloshayda laga sheekeynayo cajalad nololeedkaygiibaaba dib u daartay aniguna, mhdsanid wll aadam ilahay haku xifdiyo.
    Wabillahi towfiiq.

  • @xamsemaxamedxuseen3015
    @xamsemaxamedxuseen3015 3 ปีที่แล้ว

    Moving forward Adam

  • @fartunmadey6384
    @fartunmadey6384 3 ปีที่แล้ว +2

    Assalamu ailuku ramadan mubaraka

  • @abdulfatahmohamed7939
    @abdulfatahmohamed7939 3 ปีที่แล้ว +2

    RamadaN mubarak AadaN sahaN iyo dhamaaN umada musLimiinta ah

  • @Sakariyeajmed890
    @Sakariyeajmed890 3 ปีที่แล้ว +3

    Ganuunka 3:Wax dhamaystiran majiran Haday kula dhamays tiranto Adaa garan la- oo meesha wax kakhaldan yihiin ayad war mooga katahay.
    Runtii qaanunkan si marka loodhigo waa sax 🎷 si kale hadii loo dhiqana waa khald oo waa qawl beena.
    💥💥💥✋

  • @xasandheerecqaadir6795
    @xasandheerecqaadir6795 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wiil da,yar oo bulshadiisa anfacy

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadan qadar keep it normal pro

  • @aburarmohamed5822
    @aburarmohamed5822 3 ปีที่แล้ว +1

    Motivater

  • @daahirweedhaafe9098
    @daahirweedhaafe9098 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan kareem Aadam

  • @nasrudiinalmanawy266
    @nasrudiinalmanawy266 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +1

    رمضان كريم

  • @baaritube5140
    @baaritube5140 3 ปีที่แล้ว +3

    ASC WAAN KU SALAMAY WLKY ADAN SAHAN WAXAAN KU LEYAHAY HORE USOCO♦️❤️❤️❤️

  • @yaasiinxamse2499
    @yaasiinxamse2499 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadan sahan waa habarjeclo saan filayo

    • @najimfilmsvlogs6103
      @najimfilmsvlogs6103 3 ปีที่แล้ว

      somali qbyld unbay mel walba la tagan tahay uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuf

    • @yaasiinxamse2499
      @yaasiinxamse2499 3 ปีที่แล้ว

      Wllo qabiil la, aan magaca somali ayaanba jirayn

  • @abdiraxmanabuukar5897
    @abdiraxmanabuukar5897 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax nambar qaldan ebilba dankamaadan laheey

  • @suhaybsalaan
    @suhaybsalaan 3 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan hore usoco wax garad indho furan

  • @ummadda915
    @ummadda915 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxay tahay sababta Natifationka (aa) ugu soo dhacaya wll

  • @kfk_27
    @kfk_27 3 ปีที่แล้ว +6

    aaa.
    عبارة حيرت المتابعين😁

  • @cqanimohamed5793
    @cqanimohamed5793 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @mohamedkhalif164
    @mohamedkhalif164 3 ปีที่แล้ว +1

    Linkiga maad inoo soodigtit ina adeerow

  • @abdallaabdullahi5942
    @abdallaabdullahi5942 3 ปีที่แล้ว

    Cilmiga iyo aqoonta inta badan waa walxaha sida maalinlaha ah la kullano oo si dhow loogu fiirsadey .inaad si fiican ugu fiirsato nolasha waxey ku sineysaa aqoon iyo waaya aragnimo aan caadi aheyn

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 3 ปีที่แล้ว +1

    Marki 4 aad baan imaka wada

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan Mubarek to all brother’s and sisters.
    (Soon lawa baa Aay 27 aya hadhay.
    Ilahay Haa inaga aqbalo Bishan barakeysaan

  • @jaalexeylaawi1829
    @jaalexeylaawi1829 3 ปีที่แล้ว

    Asc adanow wakusalamay
    Ustadow bugagta ad tarjumto sidee lohelaa waxan ku suganahy muqdisho

  • @ZALEEJO
    @ZALEEJO 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow😊😊😊😊👍👍

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 ปีที่แล้ว

    Thank 😊🙏😊 so much ❤💖💓💝🌹⚘🥀💐✅🌻💖😊🌼⚘

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 3 ปีที่แล้ว +3

    Aadanow caawa vediowgaagan 3 jeer baan dhagaysaty wali waan ka yaabanay in aad aniga ila hadlayso ayaad mooda

  • @SomaliShorts1
    @SomaliShorts1 3 ปีที่แล้ว +1

    yaab manta ana kaw ah for my life wa maanta

  • @jokerbatun8972
    @jokerbatun8972 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa anigu midka tareenka ayaa inbadan arkay markaan waqti hore imaado tareenka soo habsaama markaan anigu habsan ahay wuu soo qadimaa

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 ปีที่แล้ว

    Legend keep going

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb aadan Wlhy waa cajiib

  • @xanaanmukhtaar9507
    @xanaanmukhtaar9507 3 ปีที่แล้ว +1

    Hi there

  • @akshaale
    @akshaale 3 ปีที่แล้ว +4

    Wixii aan ku daalo raadintooda markaan iska daaya ayaan helaa
    Wax musqul iiga dhacayna weyba sii xaroodaan wixii aan dharka ka aheyn
    Waxa aan ugu necbahay waa boobsiiska xitaa markaan isku dayo inaan shaarkeyga boobkiis ku gishto bashamada iadhaaf u xiraa
    Qodobadaan waa kuwa aan horey isugu arkay

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalim aadam😍

  • @Jaaburi
    @Jaaburi 3 ปีที่แล้ว +1

    Djibouti 🇩🇯 | Macluumaad aanad ka ogayn wadanka jabuuti.!
    👇
    th-cam.com/video/ZZWDxf9D4qw/w-d-xo.html

  • @cimranomar5746
    @cimranomar5746 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahay adanow ku badan oo kamida ayaa igu dhacay 🤣🤣🤣🤣

  • @apdlla_mohmattchannal1308
    @apdlla_mohmattchannal1308 3 ปีที่แล้ว +4

    Motivation man 🙂📩

    • @zuzuqalbisafiyafamily3831
      @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +1

      Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican

  • @wadasocoshomedia4167
    @wadasocoshomedia4167 3 ปีที่แล้ว

    Aadanow ramadaan kariim maad naga illowday

  • @abdiraxmanabuukar5897
    @abdiraxmanabuukar5897 3 ปีที่แล้ว

    Walhaahi in badan ayaan isku arkay

  • @mubarigmaxamed603
    @mubarigmaxamed603 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll aadan, walaal 'pigasus' inaad kasoo yar waranto ayaan xiisan lahaa insha allah.

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 3 ปีที่แล้ว

    Waa kuwana dadka youtobe looga baahan yahay aadan cali wll hano guusha labada daarodba

  • @qaniboyoffishiyal1568
    @qaniboyoffishiyal1568 3 ปีที่แล้ว +1

    Ibadan waa lakulmay

  • @KEYHIMMEDIA
    @KEYHIMMEDIA 3 ปีที่แล้ว +1

    Saaxib ka soo hadal tariikhda aljasari aabaha mechanical

  • @cabdibaasidmuuse8861
    @cabdibaasidmuuse8861 3 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan dhiirigaliye

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 3 ปีที่แล้ว +3

    Barigii hore waxaan aad u daydayi jiray inaan helo naag qurbaha jooogta xita haday doonto garob ha ahaaate hada markaan faraha ka qaadayna way isoo doonteen ba hhh hh hh iigu dar xabadaa aadanaw😂😂😂

  • @niciimacabdilahi1426
    @niciimacabdilahi1426 3 ปีที่แล้ว

    Hore uzoco brother 👑♥️

  • @abdurahmanahmed8754
    @abdurahmanahmed8754 3 ปีที่แล้ว

    Zxp aadan maad buug taxanaa noo soo gudbisid bisha ramadaan

  • @hoodoali1080
    @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว +6

    5:15 anuu maalin baan mobile soo ipsadaa 150$ ayaa la iga siiyey dhowr cisho ka bacdi 115$ la siinyey wllhi qoomameyey lacgteydiyeey 😂😂😂😂😂😂😂

    • @fardowsa221
      @fardowsa221 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣😂

    • @hoodoali1080
      @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว

      @@fardowsa221 axaa noogu qosli😂😂😂

    • @hoodoali1080
      @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว

      @mumTaah SaEtt xaasid lee tahy ayaa ku so direy😂😂😂😂😂

    • @hoodoali1080
      @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว

      @mumTaah SaEtt iga waleee warkaagu waa cadyhy😂😂😂😉

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh 3 ปีที่แล้ว +1

    Inertia

  • @inaibraahim5625
    @inaibraahim5625 3 ปีที่แล้ว +1

    MAanta waxaan jaanjs ku helay first views

  • @hamzikeid6719
    @hamzikeid6719 3 ปีที่แล้ว +1

    walaal horta ma leedahay goob aan ahayn maktabadaha oo aad dhigtaan buugaagta aad turjuntaan sida wepsites ama application oo laga heli karo buugaagta kolay haday jiraan noo sheeg. waan filayaa in aad turjuntay buugaag 30 dhaaftay.

  • @abdiraxmanabuukar5897
    @abdiraxmanabuukar5897 3 ปีที่แล้ว

    Waa run safka aad ku jirto hadaad kabaxdo aadna gasho safkale waxaad arkeeysaa kaagii oo kudhaafay

  • @apdulrahmanmohamed2714
    @apdulrahmanmohamed2714 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc aadan nio arin ayaa i heysato marka inan kaala xadlo ayaan rabaa marka intee kaala soo xiriiri karaa wllo

  • @hoodoali1080
    @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว +2

    Notification is aaaaa axaa qaldan adanow 😂😂😂

    • @mahdixamud8364
      @mahdixamud8364 3 ปีที่แล้ว +1

      ma ila aragtey 😏

    • @hoodoali1080
      @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว

      @@mahdixamud8364 yaap dartsii ma wareertahy weeyi😂😂😂

    • @mahdixamud8364
      @mahdixamud8364 3 ปีที่แล้ว

      @@hoodoali1080 yaaba yaabkii 😐😃

  • @hodensaggal9789
    @hodensaggal9789 3 ปีที่แล้ว

    Qawaninta qaarbadan waan ka arkay wlhi 👍👏🤍

  • @Annaatti
    @Annaatti 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadanoow wlle seey wax ujiraan maalmahaan danbe, mxaad title ka muuqaalada "aaa" ugu dhigtay, notification ka markaad joogtid "aaa" unbaa arkeysaa ilaa aad kudhufatidna ma ogaan kartid cinwaanka video ga

  • @usaamesulaymaan4768
    @usaamesulaymaan4768 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhh xaqiiq

  • @maxamedcabdi5210
    @maxamedcabdi5210 3 ปีที่แล้ว +1

    Murphy law waa book daba gadisan waxaan ka qaatay hal arin OO ah . If everything coming your way you are on the wrong line . Haday wax walba adiga kugu soo kor dhacayaan meel khaldan ayad taagantahay

  • @sadaamgabayre8139
    @sadaamgabayre8139 3 ปีที่แล้ว +1

    Adam ramadan kariim wlalo

  • @cabaasjaamac169
    @cabaasjaamac169 3 ปีที่แล้ว +1

    War bixin wanaagsan aadan sahan

  • @xamseaadam1954
    @xamseaadam1954 3 ปีที่แล้ว +1

    Believe for alahs sake....

  • @ridwaan5949
    @ridwaan5949 3 ปีที่แล้ว

    Aadanaw wan ku saLaamay ❤✌

  • @aftaxgoodir5558
    @aftaxgoodir5558 3 ปีที่แล้ว

    Waar nio AaDan Sahan Ramadanta
    Muxu Barmamijyo Uga soo Diyaarin waayay

  • @mahamedmuseomer2012
    @mahamedmuseomer2012 3 ปีที่แล้ว

    Ramadaan kariim

  • @kawtharzhuzhu4927
    @kawtharzhuzhu4927 3 ปีที่แล้ว +1

    Mida Ah Inaad arin ilawdaa wax ay udhigantaah ahmiyad siiso waa sax 😂 examka oo kale mxaa sual kaahos baxaya Fudayd kula ah

  • @Sirkhader
    @Sirkhader 3 ปีที่แล้ว

    Macalim adam

  • @osmanrobleabdlle197
    @osmanrobleabdlle197 3 ปีที่แล้ว

    Mida aan inta badan lakulmay waa in markaan daahsanhy oo aan imaado bostejada uu isla markaaba dhaqaaqo gaarigii oo buuxa kadibna aan ku qasbanaado inaan sugo midkle intuu ka rarmaayo 😇

  • @amaaarstagram_.1609
    @amaaarstagram_.1609 3 ปีที่แล้ว

    Badanaaba gawaanintan way igu dhacaan

  • @ogowmacluumo888
    @ogowmacluumo888 3 ปีที่แล้ว

    Nio wxn bdnkood waa xaqiiqo.👌

  • @abdikilaaz935
    @abdikilaaz935 3 ปีที่แล้ว

    Buugu goormu soo baxayaa pro

  • @Updihakim1920
    @Updihakim1920 3 ปีที่แล้ว +1

    Brother buuGa inteen Ka HeLiKa Raa inan Akhrista Raba

  • @aliiyaliy5713
    @aliiyaliy5713 3 ปีที่แล้ว

    7:44😁😁😁 in badan