Rooble asaga isuma roona, soomaali uma roona, Dalka iyo diintana uma roona ee yuu ka shidaal qaataa? Farmaajo ha dhiso ama si cad ha uga soo horjeeso. In doorasho ay dhacdo uunbaan rabnaa.
Xalay maxaad ku xaqiiqsatey oo halkaas la sameyeey mano sheegi karta ileen Cadeen baa lo bahan yahay xalay waan kawada fiirsanay wax qof shalay aminsanaa maanta uga carari karo oo u sameeyeey ma usan so jeedin bal adigu meshaad wax ka aragtey inala wadaag aanu aragne
National Hero President Mohamed Abdullaha Farmajo Madaxwaynhy qaranka Somalia waan kufarxsanhy in uu yahy ilaalha dastuurka iyo ilaaliha Sharaf iyo qarnimo dhameystiran
Farmajo for Somalia 🇸🇴
Codka iyo cimrigaba ilaahay hakuu barakeeyo mudane faarax horay usoco saadaashu maxuma marba haddii rooble inlacaydhiyo qorshuhu yaha shirkana waxaan kafilanaa waaroobloo xilka laga qaado guuuuuuuuuull farmaajo iyo mursal gggggggggguuuuuuuuuuuuuul waalabada masuul ee dalka laxajaclakale ducada ducada ducada
Gaylan oo si wacan u gorfeeyay xaalka mahadsanid ustaad
Rooble asaga isuma roona, soomaali uma roona, Dalka iyo diintana uma roona ee yuu ka shidaal qaataa?
Farmaajo ha dhiso ama si cad ha uga soo horjeeso. In doorasho ay dhacdo uunbaan rabnaa.
Guul madaxwayne farmajo insha allah.
guul farmaajo
Ilahay wadanka hakaqabto Rooble kusheegan
Guul wacan
waa xaqiiq in uu kaleexday dhabihii doorashada RW Rooble. wuu fashilmay waa sax
Sxb mar walbe wn la socdah war bixintada horay u soco wllo guuleyso
m.a
Rooble waa dhacay
Wariye geylan horay usoco
Asc farah! Mahadsanid sharaxaadaada. Farah, walal waxaa fooda nagu soo fooleh bixi taankii Roble. Marka ha sugi waa yin cayrinta Rooble. Asc Abdullahi
kkk Yaa cayrin kara, FARMAAJA ka fudud
Wariye aan jeclahay ,
Rooble baahane ha dhaafo meesha waa qof aad u hanyar
Asc farah! Mar kale waan soo dhweynayaa war bixin tadaada wanaagasan waana kaaga mahadcin waxaadna u qalantaa bilad ama abaalmarin warye.Asc Abdullahi
illohow rabiyow Somalia ugargaar noogargaar cadhowga somalia khaasatan midka sokeye dhabadilifka ooshisheyekalkalka marabna rabiyow nagakhabo cagtahos mdw farmajo waxnoodama lawaa aabow soonokho maamule noonoqho markale adhoo nawad ahh Nolow guleysa walligaa garabgal allah cidanka xooga allajecliya gorgor haramcaad danab cidanka cerka badda waranka cidanka nisa dufanta gashaan guleysta walligiin cadhowginna somalia cagtahoostiiss i.a amiiiiiiin yarabiiiiiii
Umada halaga qabto rooble
Asc sheeq rooble loogama danbeeyene ismaciil cumar geele markuu u tegey iyo heritage
Rooble waa ku fashilmay arimaha doorashooyinka ee ha la dhaafiyo dalka.
Farmajo waa kankaro Alla ku qabay
Asc
Xasan alfa
First one
Farmaajow soo bax soo bixi maayo
Walee farmajo somaliland ayuuba ka liqi waayay
farmajo
Waa run gudigadoorashooyinka wey ka madax banaan yihiin rooble iyo madaxweynahaba mana ahan rooble inuu isaga waasho oo uu sida uu doono ku amartaagleeyo, marka waa qiyaano qaran hadaba rooble ayaa shido ka shaqeynayo, Illaahey ha qabto cida ka Danbeysa dhibta iyo hagardaamada ....
Alle mujrimkii farmajo ahaay sow umada ma dhaafin rooble sow sharf kuma bixin
Farmaajo tolaabo ayaa laga aaadayaa tilaabo sharciga waafaqsan
Waxaaga sharaxaad mahan laxanka cbb naga dhaaf saxafada wa inay dhaxdhaxaad ahataa 👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼
Farmaajo kuma tagerayo qabiil balse waxa uu dalka kawado waa qas qaawan oo afkiisa iyo calooshiisa isma maqlaan
Sxp weligaa ha ku taageerin sxp rooble waa ku fashilmy sxp from somaliland
Farmaajo in aanu dalka dan ka lahayn oo uu qas iyo balaayo doonayo xalay ayaan caadi u xaqiiqsaday. Markii hore isaga ayaan taageersanaa
Xalay maxaad ku xaqiiqsatey oo halkaas la sameyeey mano sheegi karta ileen Cadeen baa lo bahan yahay xalay waan kawada fiirsanay wax qof shalay aminsanaa maanta uga carari karo oo u sameeyeey ma usan so jeedin bal adigu meshaad wax ka aragtey inala wadaag aanu aragne
@@abdullaahihashi5131 xalay warqada uu soo saaray ma akhriday
Hhhhh war marooble yaraad tahay adigu shalay farmaajaan taageersana maantan rooblaan taageer sanhay macneheeda maad fahmaysa
@@barkhadbashiir3230 adeer farmaajo maha hogaamiye aragti dheer oo ka fikirayay somalia siday noqon doontaa 10 sano 20 Sano ama 100 sano waxa indhatiray kursi. Ma oga kursigu inuu calafyahay oo haddii ilaahay u kusoo baxayo haddii kale aanu soo baxayn..
Ma xasuusno 8 bilood ka hor ciidamadii xamar isku hor fadhiyay..
Bal qiyaas haddii dagaalku dhacay bishii abriil uu sii Socon lahaa?
Somalia siday noqon lahayd?
@@abdullaahihashi5131 adeer farmaajo maha hogaamiye aragti dheer oo ka fikirayay somalia siday noqon doontaa 10 sano 20 Sano ama 100 sano waxa indhatiray kursi. Ma oga kursigu inuu calafyahay oo haddii ilaahay u kusoo baxayo haddii kale aanu soo baxayn..
Ma xasuusno 8 bilood ka hor ciidamadii xamar isku hor fadhiyay..
Bal qiyaas haddii dagaalku dhacay bishii abriil uu sii Socon lahaa?
Somalia siday noqon lahayd?
Farmaajo wa macangag wadankaana dan kama lahan kaligiis inuu doorashada maamulo suurtogal mahan