SIIDII CALI WINKEY HEESTII DHALINYARO LIVE MUSIC VIDEO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @ayaanmahamed5319
    @ayaanmahamed5319 3 ปีที่แล้ว +5

    Bayle wuu keenay aqoontiisii waanu u baaqay dhalinyarada .

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

      Wasir beyla alifay dhalalka benta ah wadan dibada ad jogto dhulkina
      ada

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 4 ปีที่แล้ว +6

    Sidii cali winkeey
    Alfanaan
    Musishin dhan walba
    Waa u dheela
    Zxb qaali guulayso

  • @YaxyaBakar
    @YaxyaBakar 7 หลายเดือนก่อน

    Legend Sidii Cali Winkey Guuleyso Libaaxa Umada Soomaaliyeed❤🎉

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi waa wadani dab ah dibka Qurbaha yalo inu arkay ayad muda waa runtisa cay iyo af Lagado iyo aray xun wanku qaban qurbo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 ปีที่แล้ว +2

    My god bless you somali youth iska dida qoriga qalinka qata somali youth

  • @SharifGarcadde-hm7wh
    @SharifGarcadde-hm7wh 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heeskan aad ban u jeclahay waqti aan saaid u dhageysan jiraya ayaa jira 2018 , shaqo la'aantu waa sharaf-xumada qofka, ALLE MAHADIIS Waqtiga tagayow salaama

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 7 หลายเดือนก่อน +1

    Marka Tala DhananaTo Marka Dhanka Iman Wyo Woof calerk.❤😊

  • @ragebarow7805
    @ragebarow7805 4 ปีที่แล้ว +3

    Sidii cali winkeey waxan aminsanahay hestan ineey noqon doonta heesaha aadka logu xasuusan doono taarikhdisa marka mustaqbalka la baarayo.

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

      Hees maskaxda deqday xasus mudan waye

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 7 วันที่ผ่านมา

    Kaca dhalinyarow xoolayow xoolahu dhalay ukaca wadankiina waar iska dhiciya cadawga Hassan gurguurte ugu horaysiiya alkhaainul waa dil toogasho waar dhufayska ugu daata dadka bilaa diinta bilaa akhlaaqdaa waar laaya alqushaash alshabaab dadka wata diinta jeebka ku jirta dhalinyaro kaca qoriga qaata dirayska wada xidha waar nijaasta aynu iska dhaqno let’s go and let’s do the job

  • @samiyare1400
    @samiyare1400 ปีที่แล้ว

    Laxanka miraha iyo fanankaba ❤❤❤ wax kale Waye

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan wasir Bayle miya quray wan u malan

  • @calascabdinur5265
    @calascabdinur5265 11 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarow kacoo toosa dhididkiyo xargaha goosta dhiidhiya sidii goosha sidii galawga dhiilooda
    dhacadiidku waa daale dhawrtada ka weynaada muruqiina dheefeysta dhididkiina maareysta dhambaalkeygu waa guule

  • @Sanxariir
    @Sanxariir 2 ปีที่แล้ว +1

    axsan yaaa hees fanaan cod mhn guuuuuleyso

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle ปีที่แล้ว

    Mawaxaad noogu yeereysaa inuu xasan shaikh maxamuud nadhaco

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 2 หลายเดือนก่อน +1

    𝙈𝙐𝘾 𝙅𝙄𝙎𝘼𝙎𝙄𝙄 𝙁𝘼𝙉𝙆𝘼 𝙎𝙄𝘿𝙄𝙄 𝘾𝘼𝙇𝙄 𝙒𝙄𝙉𝙆𝙀𝙔.🤴❤️👑🔥✅

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 6 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations Happy day

  • @خالدحسين-ل1ح
    @خالدحسين-ل1ح 7 หลายเดือนก่อน

    اسمعها وربطتها بمسلسل ليالي الحلميه 88

  • @sahlahassan4159
    @sahlahassan4159 ปีที่แล้ว

    Eryadi Dr abdiraxman bayle

  • @faizosuuleey-ck3ww
    @faizosuuleey-ck3ww 11 หลายเดือนก่อน

    Cowgeena waa jabaa Hadaan nahey muslim waayo waxaa na jecel malaaigta iyo allah

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

    Good song somaki youth dhukoda iney egan dhalaliada ka jiro

  • @aweismahamed6194
    @aweismahamed6194 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees qaali ah weeye

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

      Good song somali youth dhulkina ega kalifirnia mareykan dhankasta kaso dhofadaruraha kuso dhunta ingriska sodhafa hoydhalinyaroy tosa dhaxalkini ba yaledhulkahoyosoadadhaliladaka jira ega dalal kale dhex jogoha u xilan dhalal ben ah marka talo dhananato markadhankuiman wayo dhulkaga magan lo yahay walahi

  • @maxamedcabdibuule1777
    @maxamedcabdibuule1777 ปีที่แล้ว

    Nabad

  • @ruunomar5580
    @ruunomar5580 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaha kuso hanuniyo