Aabaha Marxuumad Luul isagoo qiireysan sheegay in diyo uusan qaadan doonin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024
  • Aabaha Marxuumad Luul Cabdicasiis oo isagoo qiireysan sheegay in diyo uusan qaadan doonin gabadhiisana lala aasi doono ninkii gubay

ความคิดเห็น • 104

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 8 หลายเดือนก่อน +3

    Adeer qalbiga Alle ha kuu qaboojiyo gabadhaadana illahay ha unaxariisto cadaladuna Allah ba wuu marin dawladyna illahay ha kayaaban madbaa dulyaale cadalada ha mariyaan cidii sayeeshay

  • @Sadia-35
    @Sadia-35 8 หลายเดือนก่อน +8

    Adeerooow aduuunkan cadaalad majirtee gabada duugo ninkana 7taatix an umarno ilhay inuu musiiibo kurido😢😢😢😢😢

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha wayn ee keligiis awooda lihi hakusiiyo cadaalad aabo😢❤

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 8 หลายเดือนก่อน +1

    Diyo haqaadanin. Ninkaas waa in la dilaa. Waa mujrim oo aan gabar lasiisan.

  • @mzgamer3497
    @mzgamer3497 8 หลายเดือนก่อน +6

    MASKIINTAS ALLAH U NAXRIISTO KAN DILAYNA ASAGA HALA DILO INSHA ALLAH

    • @mohamodabdullahi6749
      @mohamodabdullahi6749 8 หลายเดือนก่อน

      Aabahan gabadhiisa muu duugto waxa kalena muu u daayo cadaalada
      Haduusan dhib wadin uu ku shabadeynaayo in wadanka cadaalada ka jirin

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamodabdullahi6749waar illaahay kabaq maxaad aabahan gabadhiisii sidaxun loodilay kuhaysataa? Haday cadaaladi jirto maxaa loohayaa maa loodilo siduu wax udilay ookale

    • @umucaasim-h5y
      @umucaasim-h5y 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamodabdullahi6749cadalaad haday jirto dayo uusan rabin miyaa lagu khasbaya gabdhisa waala dilaay qofka qof dilaa waa in ladiilaa cadalad ma taal wadanka

  • @nasromohammed4202
    @nasromohammed4202 8 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxaristo samir iyo imaan allah ka siiyo adeerow

  • @aslimohamed9865
    @aslimohamed9865 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adheer Ani waxan kugu la tali lahaa inaad iska duugato waayo wax cadaalad ah ma Heli hayso,hadana isbuuc ay fridge kujirtaa, Allah wax kasta kala xisaab tami dhoonaa iska duugo wa tala dheeyda🙏🏻🙏🏻🙏🏻sabar Allah haka siiyo iyo dhamaan qaraabadha🙏🏻

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 8 หลายเดือนก่อน

    abo mcn illahayku samir xaqa ku siinayo miskiinta iska duga tani waa aduunyee allah ku dhaaf illahay ha u naxriisto gabadhada qalbiga allah haku qabojiyo

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allahu akibar ❤

  • @NcmMm-f6t
    @NcmMm-f6t 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abtiyoow cadalad xag alle jirtaaa

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 8 หลายเดือนก่อน +3

    Soomaaliyeey shiikhaan miskiinka ah waa dulman yahay Gabadhiisii inta lagubey ayaa gacan ku dhiiglihii la rabaa in qisaasta loo diido oo mag layiraahdo qaado waa loo awood sheegaayaa. Soo duceeya Soomaaliyeed in gacan ku dhiiglaha iyo kuwa Qabiil ka ku difaacaya ilaahey qisaastooda soo dadajiyo.

    • @jamiilanuur2007
      @jamiilanuur2007 8 หลายเดือนก่อน

      Allahuma aamiin

    • @mohamedomar610
      @mohamedomar610 8 หลายเดือนก่อน

      AAAAAMIIIIN BILLIONS

    • @Somali01
      @Somali01 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb gabadha shiikhaal maahan EE waa soomali cadaaladane ma ahan inay qabiil u gaar tahay aabaha WA in loo qisaasa ninkaan arxan laawaha ah inta u doodaysi ninkaasne Gabe ahaan qoorta laga jaraa Somali Ka badan

  • @MahadCali-d3r
    @MahadCali-d3r 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alle agtiiseey cadaaladi jirtaa
    war ninka haloo dilo alnafsu binafsi
    rumeeya aayada qu aanka kriimka

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 8 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer gabadhada aas cadalad ilaahey agtis ayey jirtaa miskinta qabriga wa astur

  • @aminacabdiaalan5064
    @aminacabdiaalan5064 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha axkamul xakiminka xaglqa hatuso kuga garsoray gabadhaa walashen ahna allaha unaxaristo

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaa uu xaq uleeyahay inuu qisaas dalbado haduusan diyo rabin sida ilaahay kitaabkiisa kusheegay.
    Ilaahay allaga xishoodo shacabkaan mas,uulbaa katihiin aakhiro tafaha yey idin qabsane u garsoora koley idin galimayso waano iyo wax sheege

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 8 หลายเดือนก่อน +4

    Haduu diiday diyo waa loo dilahayaa ninkii gabadhiisa dilay ma qasabaa diyadu qoorta halaga gooyo asaa gacantiisa waxkudilay

  • @fiidowshow2832
    @fiidowshow2832 8 หลายเดือนก่อน +1

    SOLO BIDAR AYUU AHAA NINKII LAHAA NINKAAN DANBIILE MAAHINE WAA EEDEYSANE SUBXANALAH

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 8 หลายเดือนก่อน

      Solo bidaar waa faaruq

  • @marwanhussein2901
    @marwanhussein2901 8 หลายเดือนก่อน

    Alle sabirkaga haa xoojiyo abe mcn

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa ayaan darro nin kii inan wali cadaalad la marin oo aan la gubin!

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaas iyo kuwa difaacaya waa in bulshada laga tirtiraa

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 8 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto luul hala dilo naxariis laawaha

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 8 หลายเดือนก่อน

    Waa in la toogtaa hadaan nahay shacabka Soomaliyeed.

  • @sudijeylanimohammed3258
    @sudijeylanimohammed3258 8 หลายเดือนก่อน

    Illaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo

  • @HassanMohamed-s3b
    @HassanMohamed-s3b 8 หลายเดือนก่อน

    AABE CABDUCAZIZ GABADHADA XAQEDA ALLAHA KUSIYO XAMAR CADALAF KAMAJIDHO WAMEEL XAQODA LAGUDUDSIYO DADKA TABARTA YARLEH MUQDISHL WAXA KAJITA ISKU AWOOWD SHEGASHO QOFKU HADUU KADHASHAY QABIIL YAR XUQUUQ MALAHAN CADALAD DARADA WAXA SAMEYNAYA WAA KUWA MADAXDA SHEGANAHA ILAHEY CIQAAB DEG DEGA HAKASOSARO AMIN YARABI

    • @sacdiyosheeq169
      @sacdiyosheeq169 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin yaarabi amiin yaarabi amiin yaarabi

  • @HIROOSH1
    @HIROOSH1 8 หลายเดือนก่อน +1

    AAABO ALAHA QALBIGA KUU DHAYO MEESHAN MOORYAAN AYAA HAYSTA EE CADAALADA WAAD HELI INSHALAAAH TII ILAAAHAY AYAAN BAAQANYN REERKANI ISMA QABANYAANE.

  • @Mamyyy-is2hj
    @Mamyyy-is2hj 8 หลายเดือนก่อน

    Adeer cadaalada illaahey hasoo dadajiyo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 8 หลายเดือนก่อน

    Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏🕊
    Dolada fadaral of Somalia cadalad hasiiso mawaadinka oo lagu sameyey dhawaca xuun his children and grandchildren they should get Justice we will pray for them.

  • @hodanadan5973
    @hodanadan5973 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer ha yeelin diyo ama mag danbiilahaas

  • @osmanmanbile9327
    @osmanmanbile9327 8 หลายเดือนก่อน

    Ainga wahan qabaa ninikas gebas dile ini cadalad lamariyih oo ladiloh. Somali.qabyaladan jojiyaj qof binaadam dile ladahay danbile maahaa dowladaa.masuasuq nimoo.hasan sheihk away iyo dowladis ninikas haladiloo .wadangka wuhuhormar ugarenyin cadalat daroo aya kamid eh........fikradeydah. from.kenya

  • @Umm_HN
    @Umm_HN 8 หลายเดือนก่อน

    Adeer cadaaladu waxay njirtaa Allaha subxana watacaalaa waxay aheyd in marxuumada la aaso isagana aan dacwadiisa laga hadhin ilaa la dilo waa mujrim daalima adeer qalbiga Allaha kuu dajiyo waa calool xanuun

  • @MaryanMohammed-jt1jt
    @MaryanMohammed-jt1jt 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cadaalad ma jirto ilaahay agtiisey cadaalad jirtaa

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 8 หลายเดือนก่อน +1

    War dadka Soomaaliyeed guud ahaan dulmiga hala diido oo meel halooga soo wada jeedsado mujrimka gabadha gumbay yaan jifo looyeelin gabadha jifadeedu waa Soomaali mida kale waa maslaxad nin kasta oo gabadh Soomaaliyeed dhibaateeya waxay unoqonaysa xal from D5

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 8 หลายเดือนก่อน +1

    WAXEY CEEB KU TAHAY ARINKAN MADAXDA WADANKA
    DHAMAANTOOD

  • @FaadumoKiin-qb4is
    @FaadumoKiin-qb4is 8 หลายเดือนก่อน

    Xaq ma aha in uu ku jiro mu keef dilaaga
    Sax haqaadan diyo hadii lawaayo cadaalada shacabka soomaaliyeed oo dhan baaa faataxada umaraayo i.a

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 8 หลายเดือนก่อน

    Waa sax aabe sharaf leh

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv 8 หลายเดือนก่อน

    Allow cadalada heshaa

  • @AbshirIbraahim-jd4ci
    @AbshirIbraahim-jd4ci 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 8 หลายเดือนก่อน

    Waa su Aale maxaa wadey hooyo lix caruura heysa waa su Aale siilkeeda maxey uga adkaan weydey oo daryeel ugu raadin lixda caruur oo ay hore u heeysataey waa su aal.?

    • @FatumaadanMohameed
      @FatumaadanMohameed 8 หลายเดือนก่อน

      Dhilay ama dhilo
      Is ka amu Arikaa
      Kuuma quseeeyo
      Tasi. Waa khadar Alle
      Moyee
      Mujrimkaas cid LA hasaawi lahayd
      Ama hawa guur ka Aqbali laheyd ma jirto
      Balse ciyaar waa galinka dambe

  • @UAM37
    @UAM37 8 หลายเดือนก่อน

    Maxa dhacay hawiyow ad cawanka bahalka ah igu dhagantihin tiirka hala geyso. Xawo xamar la dagi la yahay wa dulmiga dadka masakinta lagu hayo

  • @adonallah
    @adonallah 8 หลายเดือนก่อน

    Shekha asaga iskaleh xaqa gabadhumisa dil diyo cafis Tii uu doorTo ayaa la raacaya

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 8 หลายเดือนก่อน

    Qofkaakan qudhunka ah ma waxad hadda rabtaa inaan gacan kudhiiglaha ladeldelin bismilaah bal meel qabiil marayo daya hawiye nacladi idinku dhacday waa dad dhinty

    • @hiboabdishakur1547
      @hiboabdishakur1547 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahey kabaq hawiye dhan nacalad hasarin yekugu so noqon

    • @AbdirishiidYasiin-sz7br
      @AbdirishiidYasiin-sz7br 8 หลายเดือนก่อน

      @@hiboabdishakur1547 oky lkn qofkaa zoo kle io qaar lamida markn arko ayn xanaaqayaa ninkaa naagtiisii oo uur uleh gubay qabiil ugu dooday

    • @sabreyarka6926
      @sabreyarka6926 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@hiboabdishakur1547Walaaley, waxaan kuula talin lahaa in aadan marnaba u jawaabin dadka noocaani oo kale oo sidaan u hadlo waayo waxa uu raadinaya ayaaba ah in comments ga loo soo galo.

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t 8 หลายเดือนก่อน +1

    moxil ado

  • @adonallah
    @adonallah 8 หลายเดือนก่อน

    Shekha asaga iskaleh xaqa gabadhumisa dil diyo cafis Tii uu doorTo ayaa la raacaya n

  • @mohammedhassanhussein620
    @mohammedhassanhussein620 8 หลายเดือนก่อน

    Diinta wuu aqrinaa mana ku dhaqmaayo maxaa ka qaldan xanaaqaaga koontrool ee meedka duuq meedka xaq ayuu kugu leeyhy waa inaad asturtaa kadib xaqa cadaalada aa rabto raadso lkn meed waala dedejiyaa duug astur 😢😢

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 8 หลายเดือนก่อน

    Maskiin hadalkiiba wuu la yahay illahow gub kaas

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 8 หลายเดือนก่อน

    Cadaalad baanrabnaa

  • @asliabdi8150
    @asliabdi8150 8 หลายเดือนก่อน

    Dawlad musuq ku dhisan oo qabiilkooda haday dad dilaan aan cadaada la hor keenin ayaa ka jira

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 8 หลายเดือนก่อน

    Marka hore adeerow qalbiga allaha kuu qaboojiyo.
    Amaa diyaduna kudhaaftaa ninkiina laguu qasaasi waayaa ileen cadaalad majirtee aduunkaan

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 8 หลายเดือนก่อน +1

    wilashe ladilayay Kama ficne maxa qaldan Ma ninka sida dinta shegtay lo mariyo

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 8 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭💔💔💔

  • @SafiaKabail-p3u
    @SafiaKabail-p3u 8 หลายเดือนก่อน

    Raaxo maxaa keeney iyo stictaac subxaanal laah

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 8 หลายเดือนก่อน

      Wuu iska yiri uun hadalka

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 8 หลายเดือนก่อน

    Sax guuleso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 หลายเดือนก่อน

    adeer wa labaadhaya gabadhaada waayo qof kasto wax dila kisaas ma muto ee cagaha dhig

    • @FatumaadanMohameed
      @FatumaadanMohameed 8 หลายเดือนก่อน

      Tag.nayaa wasaqadyahay wasaqda kala jiri

    • @FatumaadanMohameed
      @FatumaadanMohameed 8 หลายเดือนก่อน

      Balan. weye mujrrimkaas aad u doodeyso toban kale inuu galaafto waa balan oo waxbo galabsan
      Diilkiisa sabab u noqoto
      Qariya amaa ha qarinana
      Waxbo nagama ggalin

  • @GamanaDahir
    @GamanaDahir 8 หลายเดือนก่อน

    Sorry abo waqtigisa dimane iska sug

  • @mariza101_
    @mariza101_ 8 หลายเดือนก่อน

    Sida uuu u diley ha loo dilo balayada

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 8 หลายเดือนก่อน

    Innaa lilaahi waa innaa raajucuun. Ma weli baa ninkii aan la gubin si silicii haweynaydisii ay martay isna la mariyo. Maxaa dhacay, maxaa lala qabanayaa. Haddii aan cadaalada la marinayn maxaa loo soo qabtay.la idinkuma khasbi karo in la idin yidhaa diyo qaata , diyo maxay tahay 50 halaad.
    Aabe ilaahay qalbiga ha idiin qabiijiyo.

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 8 หลายเดือนก่อน

    War meeshu waa meel gurigeed ba'ay oo hawiye nacladi haku dhacdee iyaga is siilkii hooyadoodbee masaakiinta ku xasuuqaan ma guurguurte io kawaanle aya cadaalad qof ka zugayaa

    • @islamicentertainmentchanne1128
      @islamicentertainmentchanne1128 8 หลายเดือนก่อน

      Maxaa kuhadashay hada. War ilaahay kabaq. Hada hadaa dhimato koomeentigaan oo meesha kujiro maxaa sameeyne. Wax iskufal caydana jooji niyo. Allaha kusoohanuuniyo iyo inagaba .

    • @ZainabBashiir
      @ZainabBashiir 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sax hawiye dad fiican baa kabuuxa is hagaaji walaal wax lahar

    • @AbdirishiidYasiin-sz7br
      @AbdirishiidYasiin-sz7br 8 หลายเดือนก่อน

      @@ZainabBashiir hye thankz wllo lkn anigu nimanka madaxda ah ayn shegaya

  • @AbmedDaahir-mx6xc
    @AbmedDaahir-mx6xc 8 หลายเดือนก่อน

    deee ah la dilo anigu qoladan hawiye waxa idinku ceeb

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 8 หลายเดือนก่อน

    Acs setihiin abo macan ilaheye hakasiyo samariyo iman

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 8 หลายเดือนก่อน

    Qofkasta oo kas qof islamah u dila waa in siduu udiley loo dilaa nin iyo naag kuu dono ha ahaado.

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 8 หลายเดือนก่อน

    Rerka dambiilaha dhalay waliba arxan lawahaa maxay isugu dhashinayaan may dhibaan hala tuugto hana la isla aaaso Si cadaalad lo helo

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa oday hala ixtiraamo waa nin diini ka muuqatoh la ixtiramoh dulmi uma baahna gabdhiisa waxay dhimatay geeri xanuun badan qof lagubay oo 10 cisho saxariir ku jirtay .ninkaa haloo qisaaso hadii kale meesha somali dhibta intaa waa ku badan

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 8 หลายเดือนก่อน

    Sidu luul u gubay ha loo gubo

  • @nimcijamac1926
    @nimcijamac1926 8 หลายเดือนก่อน

    Miskinkani cadalad hahelo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 หลายเดือนก่อน

    War raxanweyn dambe haysku guursanina iyo jareer wayo gobonimo mayaaqaanin War qoysku wuu kaduwanyahay dadka kale

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 8 หลายเดือนก่อน

      Nacas nacas dhalay!! Reerkan waa asharaaf Yemeni ah oo kaa nasabsan oromo yahow. Waa reer baa Xassan

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 8 หลายเดือนก่อน

      Waa reer baa wasiir waa saada nacasyahow

    • @beencadjr4477
      @beencadjr4477 8 หลายเดือนก่อน

      Walaal adiga walaashaa maha sax
      Udiir nixi meeysid
      Dadka ha aflagaadeeyn

    • @kawsarmuxumed7814
      @kawsarmuxumed7814 8 หลายเดือนก่อน

      Waxa ilaahay qoxa iyo qarax iidinku riday waa dunubtin somaali uf kirkir kir kir kir kir kiri iyo masha الله waad isnac deen uf

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 8 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedSharif-bn3rr dhaqan ashraaf ma leh waayo qabiilkasta qola kudhex dhuumata oo sheegata laakin asal ahaan an kamid ahayn

  • @aminagure8520
    @aminagure8520 8 หลายเดือนก่อน

    War Aad u doidid luul ma xuma waligaa ma u doodst ninkii isagoo shaqadiisa gids aya ay as karti ku toog teen dhaqsi Isi Ee Daahir dhagool Cadaalad ma u raadi say mise waxad jeceshahay in aad beesha Hg dhaleeceysid oo aad fuyusju raadsatid maxaad tahay adigu ?! Cadaalada adigu ma ka shaqeysaa aad aa aha Luul u raadineysid mise waxaasu waa dulmigo isku dir qabiil iyo dha kee run Beesha HG?!
    Come on man look by yourself?!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 หลายเดือนก่อน

    raaxo bu kuso cel celiyay waxay waxay tusi dhaqan xumada inay kaxishoon eleydu

    • @BeyruudHassan
      @BeyruudHassan 8 หลายเดือนก่อน

      Doqon yahoo aamus

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 8 หลายเดือนก่อน

      Inaad Saleeban tahay ayaad ii cadeysay saxiib lacag idinkama rabno qoorta laga goynayaa weligiin saleeban qalad waad iskugu hiilisan

    • @nasreenwhatdowedohavali1425
      @nasreenwhatdowedohavali1425 8 หลายเดือนก่อน

      Waad edab daran tahey jaahil yahow raaxo hadey dhaqan xumo tahey hooyada iyo aabaha maxey sameeyen markey ku dhaleen adaa dhaqan xun oo qabiil afkaaga uraaya ku taagaya

    • @NajuuNajuu-m2p
      @NajuuNajuu-m2p 8 หลายเดือนก่อน

      Waa waqalad hadalkadu NInkas difaaci meyno haladilo danbiile qabil malaha mana udoodeno arxan laawaha

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 8 หลายเดือนก่อน +1

    War beesha Reer xaaji saleban ninkaas diyo ha ka dhiibinina tiirka geeya waxba idiin Teri maayo 👎👎

    • @ZainabBashiir
      @ZainabBashiir 8 หลายเดือนก่อน

      Waar runtaa nin ilmihiisii unixiwaayey iyagana wanaag ugali maayo

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf 8 หลายเดือนก่อน

    Waa ayaan darro nin kii inan wali cadaalad la marin oo aan la gubin!