Meesha maha meel sharcidaro ah in qof hantidiisa. qof kale ku wareejiyo oo ayanan wax isku ahayn . Sheeko afduub ah waa in la xeeraa . Arinta Waa arin culus!
Nafsigu ma nocanba xaqa hiliya waa. Marka xolahaga laga dhaco ed soo ceshato aya la yidhahada xaqa hiliyay lkin xoolo qasaba qaybatani dadba ruun modi oo samayn😂😂😂
Bisinka war Sacdiyo cadi Maha kulaha Jani kuso dhawow hantidada😂😂😂Isra good job nin iyo nagtisa candhuftoda maxa dheex dhig aye 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sacdiyo qaylo dheer fudayd badanaa waa taagri jiray iga tufan
Meesha maha meel sharcidaro ah in qof hantidiisa. qof kale ku wareejiyo oo ayanan wax isku ahayn . Sheeko afduub ah waa in la xeeraa . Arinta Waa arin culus!
Waaba.xaraaan.
Ay Ana cawa uhoreya sucdiyey🎉🎉❤😂
Cabaas yare horey usoco abti ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Masha Allah Sacdiyo ❤️❤️
Wxey Dadka filimka wax kashegaya waad ujedan iney jiliiin thy caadi iska dhiga ❤❤
@@HaniAhmed-jl1bl ilmaha ku jiraa filimka waa in labaraa dhaqan wanaagsan
Reeer walbo waxa ujogo sakadha ookale wlhi 😂
Filimkii waa ku dheesheen
Sababtoo ah dad xoolahoodii ayaad leedihiin xaqii baa hiiliyay
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
WALIGAY DADKAN TUUGNIMADOODA IYO FAKIRKOODA MA ARAG MANA MAQAL BISINKA
Waaw caawa aniga uhoreeyo
Qofweyn oo nayaa laleeyahay filimkaan ii kow
Naa gabadha Qalabee miskiintaa iska daa zacdio😢
Nafsigu ma nocanba xaqa hiliya waa. Marka xolahaga laga dhaco ed soo ceshato aya la yidhahada xaqa hiliyay lkin xoolo qasaba qaybatani dadba ruun modi oo samayn😂😂😂
Naa sacdiyoy maxaa kuu dambeyn doono
❤❤❤❤❤❤
israa Naag Nool🎉😂
Filimka waa dhaqan xumo ilmaha labarayo uf dheh
Ad iyo ad 😢
@rass898 👍👍
Ekey so dhaqa sakano ha dilow😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sacdiyo dadka maxey u eedan😢
Qumanyadii Sacdiya halkeebay ku danbayn doontaa kkkkkk
Sacdiyo waa dayday. Xaaraan jecelaa
SACDIYO dulqad an. Ku dhagaysto maba lihi
Sacdiyo mamada ka wayn naya dhehe wa qalad waxas mamo ma dhahdo edeb darna filinka edeb ujil nagta faca waxa donto dheh lkn mamada wayn naya hadhihin jid jidkana kadaa wilkana dhaqan xumada baraysid kada nacas yehey
Cunuga yar waa in uu dadka wada xushmeeya
Islanatuu waxa u adal egtahay alino beerdon
Sakaadha marwalba isaga dhankiisa waa lacag
👍👍👍👌
Sacdiyo ❤❤❤
Waxaan waa jilitaan 😅
😅😅😅😅😅😅😅
Niyow sakadha bahi badna😂
War sacdiyo kabixiya meesha waa qaylo miiran uuuuuuuuuf
Qalad wye sacdiyo side mamada kula dhaqmayso naya sacdiyo adiga iyo wilkaga dhaqan xumada dadka idinka wa wayn ka daaye ilmaha waxa barayso kada edeb maqabtide wah waxada wa ka darey
Duqda ilko fake maad u gelisaan kkkkkk
❤❤❤ sacdiyo❤❤❤
Filmki so gabagabeeya nahdu ka tage
😂😂😂😂😂
😅😅😅😅😅
Him
Sakaadho iyo dadka kale sifiican bay u jileen xitaa yusra way fiican tahay laakiin sacdiyo qaylo iyo awood sheegasho beena 👎
Maxay dad booobtay baaasaa
Filinkaan dadkaa ku yar aawey sucdi iyo sacdiya guruubkoodi
Yusro nag igadheh😂