War Farxad-leh: Sheekh Caan ah oo u Bushaareeyay Bulshada Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 ปีที่แล้ว +5

    Dawladu way ku mahadsantahay inay sheikh cabdi Rashiid iyo culimada la socotaba wayneeyaan

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +4

    masha alaah ilaahoow noo aqbal ducada

  • @naasircabdiiimaan9780
    @naasircabdiiimaan9780 2 ปีที่แล้ว +2

    maasha allah wasiir kaahin khayr alle hasiiyo ikraamka culimada waa tallaabo wanaagsan

  • @abdilaahiabokor7349
    @abdilaahiabokor7349 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allh ilaahey harakeeyo

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarikallah illaahay ha xiftiyo wadanka

  • @abdilaahiabokor7349
    @abdilaahiabokor7349 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa shek.wagsan

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah ilaahay haxafido

  • @abdiabdi5037
    @abdiabdi5037 2 ปีที่แล้ว +1

    Indeed, it is We who sent down the Qur'an and indeed, We will be its guardian. Hafid al-Qur’aan, son of hafid al-Qur’aan, Mashallah Allahuma Barik.

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

    • @maxmudmaxamud
      @maxmudmaxamud 2 ปีที่แล้ว

      Sheekh c/rashiid illaahay khayr hakaga abaal mariyo umada somaliyad waa shekh dhex dhexaada islamkuna isugu mid oo aan u tacasubin qolo iyo firqo toona

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 ปีที่แล้ว

    Manshala sheikh and dawlada somaliland alaha idiin barakeeyo

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

    Dhaanteenten waxaynu nahay dhal awluyaad ilaahay ha Ina barakeeyo

  • @SaraSadeq898
    @SaraSadeq898 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah allahuma amin ya rab ilahow no aqbal

  • @mohamedmoussa5084
    @mohamedmoussa5084 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadaad kakala qoqob

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 ปีที่แล้ว

    Jaw

  • @sheikhadamali5693
    @sheikhadamali5693 2 ปีที่แล้ว

    Wasiirka awqaaftu waa qoladan yaryar ee tabliiqa cayda. Lkn. Maanta si fiican ayuu uga hadlayaa

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 2 ปีที่แล้ว

    sh SL SI GAAR AH UGUMAAD DUCEYN MA KOONFUR BAA KU QABSANEYSA

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 ปีที่แล้ว +1

    Barakda cimriga from Sheikh Umal
    th-cam.com/video/tIIiaa1DvSU/w-d-xo.html

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 ปีที่แล้ว

    Aabihii muxuu keenay sheekha? Wasiir ka awqaafta somaliland wax weyen baa ka qaldan

  • @ismailmohamed1251
    @ismailmohamed1251 2 ปีที่แล้ว

    Ragan Baybalka Christian Ka ama Demuqradiyada Qaatay Diiiiday Shareecada Islamka Hadana Dad Muslimin ah Inay Xukumaan Raban Baan La Yaabanahay Waxan Leeyahay Gaaalada Afkayna KU Hadlaaaayo Qifka Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Rabo Ayaa Na Xukumaäayo Qifka Baybalka Christian Ka ama Demuqradiyada Rabo Nama Xukumayo Waalida Hala Daaayo Idinka Nama Xukumaysaan Ilaa Aaaad Shareecada ISLAMKa Ka Qaadanaysan ama Dalka Noooga Baxa Idinma Rabnee Faraha Naga Qaaada Idinka Shayadhiiin Baad Tihiin Qaaatay Dastuuurka Baybalka Dagaal Kula Jiro Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Hadad Muslim Tihiiiin Shareecada Islamka Qaaaata ama Dalka Noooga Baxa

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว

    Mee wasirki dinta iyo cuqaaftu isagayi ahad inu meesha ka muuqdo

  • @rbcofficiall315
    @rbcofficiall315 2 ปีที่แล้ว +1

    Khawaariijtu waxay ku guuldaraysteen koonfur hadana tanbay u soo qalabqaateen

    • @islamchannel7385
      @islamchannel7385 2 ปีที่แล้ว

      Yaa ladhahaa khawaarij aanku waydiiyee

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 ปีที่แล้ว

      Ragan Baybalka Christian Ka ama Demuqradiyada Qaatay Diiiiday Shareecada Islamka Dalka Wäalaga Sarayaa Warkiiina Waala Haaaya Waxba Ma Wadaaagno Caqiiiiido iyo Diin Ayaa Lagu Kala Baxayaa Hala Ogaaado Uuuuf Zanamyada Calmaaniiyiinta Xarbiga ah Argagaxisada ah Qaateen Iyo ayagaba Ilaaa Shareecada Islamka Ka Qaadanaysan Cadow Baaanu Isku Nahay

  • @mohamedmoussa5084
    @mohamedmoussa5084 2 ปีที่แล้ว

    Kanoo kalee baa somalida dhanqan guur kusameyey

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah