Sh C/Xayi oo si culus uga hadlay in Bada lagu wareejiyo Turkiga iyo Buuqa Dastuurka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allahu akibar allahayow adiga xuman kanasahan yarabi ☝️❤ alhamdulilahi rabi calamin sh abdi xayi allaha kuxafido

  • @sayidomardubangadi2111
    @sayidomardubangadi2111 7 หลายเดือนก่อน +3

    Yaa Mujiibu Mandacahu Yaa Malikalmulkii ajiib Dacwatal Madlumi Yaa Qhayatal Muna Amiin FALASTIIIN amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin Jamican

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xaafithulaah Sheikh Abdi Xayi.

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 7 หลายเดือนก่อน +1

    MASHAA ALLAAH SHIIKH ALLAAH HAKU BARAKEEYO.

  • @Keysekoko
    @Keysekoko 7 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaaah alaha ku Xafido..

  • @saladabdille7278
    @saladabdille7278 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allaah Allashu akbar

  • @sayidomardubangadi2111
    @sayidomardubangadi2111 7 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa Qawiyu Yaa Matiinu Yaa Khayra Qadiirin Waqbid'Qabdan Shadiidan Man Arada Qabdana illahayow Qabo Israeli iyo Maraykanka oo Jabii amiin amiin Amiin amiin Jamican amiin amiin

  • @Zahra-k5u3n
    @Zahra-k5u3n 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jasakallaahu qayraa sheequnaa allaha nookaadhaafo

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaakaallaah.

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 7 หลายเดือนก่อน +4

    شكرا لك يا شيختا

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheik Cabdi guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤warun❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZahraAsiry
    @ZahraAsiry 7 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله يا شيخ جزاك الله خير

  • @AliIdrissyacin
    @AliIdrissyacin 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin amiin amiin ya Allah

  • @AbdikaniAbshir
    @AbdikaniAbshir 7 หลายเดือนก่อน +5

    Sheikh cimriga iyo cafimadkaba allah haku dhowro ,, hassan gurgurte balaha ka rif ❤❤

  • @aadenadde410
    @aadenadde410 7 หลายเดือนก่อน +2

    M.a Allah xafido

  • @cabdiqaadiriiman792
    @cabdiqaadiriiman792 7 หลายเดือนก่อน

    Sheqow waxgarad ayatahy nosoobadi wacdiga❤❤❤❤❤

  • @shukriomar6053
    @shukriomar6053 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah alaha kuxafido sheekh

  • @housseinabdirahman8743
    @housseinabdirahman8743 7 หลายเดือนก่อน +2

    Macha allah ❤️

  • @daahibcadde8326
    @daahibcadde8326 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh aad u xikbadan. M. A ❤❤❤

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k 7 หลายเดือนก่อน +3

    Xukun kitaabka ayaa ku filan risiqna alle ayaa ku filan

  • @huseinomergaab-yq9nq
    @huseinomergaab-yq9nq 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.sheekhalahakuxifdiyoaakhiroiyoaduukaba.wacdigaaganailaahayhanagaransiiyo.aamiinaamiin

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 7 หลายเดือนก่อน +1

    السلام عليكم يا شيخ

  • @cabdiishugri
    @cabdiishugri 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shekh telefnkaga isi arin khas ah ayaan kaa leyahay

  • @Nobody-b9x
    @Nobody-b9x 7 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢❤❤❤❤

  • @OptimisticCorgi-hh6sn
    @OptimisticCorgi-hh6sn 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow Dalka iyo waalakala leeyahahay iyo dooga soobaxay koonfur ku koobnow hadaad soo eegto Soomaaliland waa lagaa raaciye Soomaaliland guul

  • @65nuuryare
    @65nuuryare 7 หลายเดือนก่อน +1

    Denbiga ugu weyn qof ciyalkisa somali kala ordey qaraxa micnada darada isbarada iyo kufsiga nahris darada ah Dhul gaalana ku sii arkey in ciyaalki la baraayo gaalnimo iyo wiil gabar laga dhigayo gabar wiil laga dhigayo 2 meel meel u roon ma lahan hadow Arab aadi lahaana ya cubeet haat faloos aa u taalo Ilaahow noo gargaar

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 7 หลายเดือนก่อน

    Sh Abdi dhibaata musalimiinta ama soomaalid waxaa u keenta waa gabdhah diinta la bara hadeer ha la baro gabdha diinta nuxirkiisa

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 7 หลายเดือนก่อน

    Sheeqaalay meedka maad duugtaan cimi idinkuma yaree

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 7 หลายเดือนก่อน

    ARGAGIXISO SOMALIYA MUQDISHO YAY KUNOLYIHIN

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 7 หลายเดือนก่อน

    Haday al shabaab dadka dilka kadhaafi lahayda xisbina noqon lahayda waxaa dastuur inoonoqon lahad diinta

  • @hanuuniye252
    @hanuuniye252 7 หลายเดือนก่อน +1

    war pagekaan yaa haya sheikha waaba ku dheeldheelayaane beenna waaka sheegayaan!
    weliba youtober cml ayey ka dhigeen war alle ka baqa sheikha ka xishooda

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhow culimadiinii ayaa tafaraaruqa keenay idinku isku noqda culimo ahaan, kala dhawaysiga iyo kalasarayntaba waad ku dhaqantiin,
    Anaguna hadaan nahay saamiciinta idin dhagaysata waanu idinku dhex wareernay

    • @LiibanMista
      @LiibanMista 7 หลายเดือนก่อน +3

      Qof walbo waxow falaa laweydiinaa aaqiro adiga cidna hafiirin taada lee fiiri

    • @ahmedmedwaismed2086
      @ahmedmedwaismed2086 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@LiibanMista macnuhu markaa wa yaan waxba la isku sheegin , sheekh iyo cidkastaba, taada uun fiiri fal waxaad falaysid

  • @Fifiyale
    @Fifiyale 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂 Shiikhi hadalkisa ayey rabaan iney badalaan. War wuxu ka hadlayo sa Maha ee waa sida jeceshihiin

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow maad noogu naadisid inay ganacsatada somalida ay maraakiibta ganacsiga ku keensadaan ee u kiraysan inay ku daabulaan dhalinyarada somalida qaar bada baa diyaar u ah inay falastiin u jihaad tagaan

  • @CafifaCali
    @CafifaCali 7 หลายเดือนก่อน

    Dhulkan ad dhegsysan idinku malihidine isaaq baaleh wad haysataa hawiye muqdisho od mooryaan kuthy ishiush

    • @Vivo34700
      @Vivo34700 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa u kala sareesa Somali Oromo xun baad tahay Somali waa hal dhulkeena jigjiga waan soo cesheneynaa dhawaan Insha Allah

    • @CafifaCali
      @CafifaCali 7 หลายเดือนก่อน

      Jijiga mahoyadabaleh

    • @Vivo34700
      @Vivo34700 7 หลายเดือนก่อน

      Hooyada siikeeda maa ku leh jigjiga Oromo uraayo baad tahay nacalad ah oo gaajo ah

    • @CafifaCali
      @CafifaCali 7 หลายเดือนก่อน

      @@Vivo34700 war rersool isdajiya xadkiina hagudbina rer somalilan dhulkodi way utashten idinkuna wad haysatan wixiinii ee isdajiyakk

    • @Vivo34700
      @Vivo34700 7 หลายเดือนก่อน

      Awdal state weeye meeshu Oromo xun baad tahay waxba kala garaneyn anigu Dire Dabe iyo nasareet baan qabsan dhawaan Orom waan ka Awood badanahay taas ogow