Asc qamar binti amiin magaca laga maskimoah adigoo Somali jooga ayaa ogaa shimee imaatay buufo iyo caloley ma laga shakeyan karo waa ku mahad san tahay
adiga naktaas xunte eh maa afayeen utahay uf dheh aduunka difoso nimada aa ukuxun adiga iyi nagta stress ka waalay ee mardeed ka ordoyso daneesta qamar wee niga sharf badantahay
Maasha alllah xbt allah kuu barakeeyo gacantaada❤
Sxbey adna reer maanafay maa ku biirtay qeerto hoos kanool runta u sheeg fadumo has haka leexdaan iyada tan kaloo malaysia joogto
Nasra wan ku salamay walashey
Maasha allah macaankiisa inta kadareemoya 😋
Waaaw cadi mahan wlh waan kahelay aniga muufada aad ayaan ucajlahay mansha alaaah abaayo qamar cadeey. kujeecliyah
Reera maanafaay alle kacabsada oo ka leexda fadumo haas
Adna iyo qamar walaalayow walsheen faaduma has iyo adinka ilahay ka cabsada xumanta aad isku direysan jojiya ifkaa walaal lagu yahay ilahay wuxuu dhahay mu,mininta waa walaalo marka ilahay ayaa idin walaaleyay ilahay kacabsada gabdhas mar dhow ayan dawaday ayadana wan wniyay adinkana hadad wada jogtane iska dhafa gabdhas walashen ah waxan idin kla soo hadli doonaa janalkeyga mar dhow insha alaah adinka dartin ayaan uso galaa please ilahay ka cabsada abayoyAl
Adna wan ku salamay walashay
Mundo Reer Kismaayo lee udaa Cidkasta Tinaarkeyda leet u Duran MashaaÀllah keep going Qamar burti Miir
Masha Allha quen manta aniga u horeyo ilhey ha ino ka xafido🤲 ❤️💋💕🌹♥️
Masha allah ❤️❤️
Waaww m.a qeebta kur aa qurxoon sida soomaliya aa sooxasuusti than you aby qamar waan sameynaa
Masha Allaah Ilaahey ha kuujeclaado sidaan kuujeclahay walaashen mcnto 😘
Maasha Allaah qatar waaye muufada boqorada quruxda Keep going.
Masha allh my qaali dumar hormar wcn abid insha allh
Maasha alah qali waan ka helaa waxaad soo galiso noo soo badi cunada caafimadka leh
Masha allaah xabiibti allaah kubarakeeyo macaanka mufada inta kadaremooyaa😘😘
Mashaallah jecliyaa muufo tinaar wan ku soo koray
Masha allh muufo macan inkaston dhadhamin Uma bahna in la dhigo xogaha si uu uqamiro
Waw aniga dhoormar ayaan ku weydiyay mufo tinar waan kusoo koray waan jeclahay mardhow macunin mahadsanid xabibti
maaashaa allaaaah xbbti Qatar wye alle haku xifdiyo
MashaAllah cadi ma aha muufo tinaar ❤❤
Qamar walaasheey waa mahadsantahay. Waa ku tageernaa from Denmark
Masha Allah abyo qamar Allah ku barakeeyo
Mansha Allah illahey ha ku barakeeyo gacantada xabiibti
Masha Allah abaayo illehay qheir hakusiiyo waso barobeyna insha Allah thanks quraxey
masha allaah qurux qamar cadeey maanta anaa u horeeyo♥♥
Asc wr wb abayo Allah kuu barakeyo gacantada birta maxan kudubay mufo somaliya &Yuruba xasus igadheh mufo gadis aaladhahaa mansha Allah
Asc abaayo waxaan jeclaan leheen in aad muffada kala goysid sida aan dhexdeeda u aragno
Maasha Allaah Qamar Luula cfmd ku cunna
Mashallah tawarakalah waa figrad fiican Aalaha ha ku barakeyo 😋😋👌❤️❤️💕💕🌹🌹👏
Masha allah xabiibti cadi mahin baahi aa iqawatay Luulu xayati😋
Lulu waxba kama ogee kaleexda fadumo has
Masha allah yummy allaha idin barakeyo qali
Masha Allah lizayada Mar so gali qamar cadey
Masha Allah jizakalaha kheeran abaayo
Masha Allah xabiibti qatar
Mahadsanid abaayo 👌👌🌹💓
Maasha alaah Abaayo jabiibo WAAYE alaabtaan
Asc qamar binti amiin magaca laga maskimoah adigoo Somali jooga ayaa ogaa shimee imaatay buufo iyo caloley ma laga shakeyan karo waa ku mahad san tahay
Dhuxul maakudubtay muufo qurux maashaa Alaaaah dhuxul mahaaaysano jileeec 😍😍😍👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈🏼
Muufada anaa kusoo weydiiyan u malaynaa! Qeyr Allaha ku siiyo Qamarey
Maasha Allah xppti qamar hore usoco
Guulayso
Asc xbbt waxaa ku weydiya dabkan aad ku duboysid dhuxul ma ahan gaaska amo dhibkeena
Masha allaah
Masha allah xabbti wlle xasus ayad igalisay qali
Masha allah abayo dabka mid korontada miyaa plz ii so jawab wan u dharerowyaa
mufo xageed maleeyga soomaro mahad sanid quruxeey💝💝💝💝💝
Ana sidoo kale wallahi suqaar markey leedahay iyo kaluunka mar mar baa quraacda ugu tuura
Masha Allah qamar luula
Masha allah 👍
Masha allah tabaarakallah
Masha allaha qamar luula xabibti cadwka cakta ka hos 👌👌
Masha allah abayo ilaah haku barakeyo .gacmahaga mcn
Asc abay qamar mansha alah alaha kuu barakeyo gacantada
Mash alaha gacanta alaha kubarakeeyo abayo
Mash’Allah 👑❤️❤️❤️👌
Masha 'allah u dhaha caafimad ku cuna
Asc Maanshaa Allah 😋😋😋 Saliid ma lagu Daraayo Miyaa?
Maanshaa Allah Gacanta Nuur Allaha kuu Saaro.😋
Masha alaah qamar
Hadaan sameye waa mcn abyo qer Allah kusiiyo waa kafaa iidnee
Mash’s allah 🥰🥰
maasha Allah aqoonta Allah kuu siyaadiyo
Masha allah abayo xoogaga laxaw alle kama geliyo midka dabka ayaa icaja🥰wiyay😍
Qeerto binti amiir waalagu sheegay qoray hooskanool tahay fadumo haas kaleexda adi iyo teamkaaga kartideeda u quura
adiga naktaas xunte eh maa afayeen utahay uf dheh aduunka difoso nimada aa ukuxun adiga iyi nagta stress ka waalay ee mardeed ka ordoyso daneesta qamar wee niga sharf badantahay
Ascww walaal waad mahadsanid mansha Allah
Allahuma baarik tan dabka looks delicious
Mash alaah mufada dabka ayan kuhestaa qaali
Asc abayo binti amir cuntada gubaan ama burnd food cancer ba laga hela
Mashaallh
Asc wallaal qamar hadaan rabaa inaan sameyo waana markii u horaysaye soo ducee awal ma aqoon clipkan ka daawanaya iinsha allah
Masha allah xabibti cadi mahan🥰🥰
Masha Allah sister
muufo tinaar ma ahan ee waa muufo birtaawada lagadiyo
Manshaallah wallal xogada illahay.hakuubarakeeyo amiin
Qamarey aniga xita kan dabka lagu gadinayo aa buufo tinaar u eg kaas Ku heesta mahadsanid qali
Masha alaah keep going sister 🇸🇴🇸🇴💕🎉
Abayo keeg aroos masamaysa Allah hakuxiftiyo
MAASHA ALLAH MACAAN BABANA
Maash Allah qurxwaaye qaali
Masha allah qamar qurux
Masha allaah muufo tinaar lagu dubo iyo kalaankal aan hada cuni rabaa wnku soo niyeysanaa qamar
Yaa imuslima ani gas ⛽️ wakudubi wayay dhuxule aqaan sifican notus abayo
M.a waa muufa qurux bdn
maasha allaaah Qurux abaayo ❤👈
Abayo stove mad isticmashe mise korontada
Masha allah wn ka helay wllhi
Aat iyo Aat Ayaay
U qurux badanyahay.
Muufo tiinaar mahaan muufo bireed waaye
Maasha allaah muufo tiiraan oo somaali a isoo xasuusisay xabibti yummyy
Muufadan tuun iyo basal shidan lagu dari jiray si ay u carafto
Masha allah yummy 😋😋😋
masha allah
asc maasha allaah qamar binta amiir xabiibti
Mashaalh ilahey hani barakeyo
Macan kisa inta ka dhameroyah😋😋😋😋
Birta non stick hadaan ku dubo mey iga soo dhacee.muufadaan wan u xiisay si kasta iskugu dayay.plz iso jwb
Fornada ku dub
Aniga kan dabkaa ila fiican waa ku farxay muufadan maanta muraadkaaga Allaha sahlo muufo awalba howl waaye
masha Allaah wll mcn
M.a abayo qatar waaye lkn muufo tinaar ma ahan midan muufo gambis aan u aqaanaa
Abaayo stovekaga electric miya mise has?
Gas
Weelka waal wanba laga qaata isticmalkagunba layarasta ama labadiya😋
Asxaabta ku xeran mama Qamar plz subscribe igu caawiya from muqdisho 😓😓
Masha allah allaha Odin daweeyo
شكرا حبيبتي
Mashaallah qali hore usoco
Cop kaas kugu jclhay qayas fican waye lisaanyada nosogali ani wali ma arkin hade kujirto isheeg plz abayo m.a muufo
Masha allah qurux ❤️♥️😘🌹😍😋