HAF MALINTENA KA MID AH IYO MORNING BREAKFAST IYO MALINTENA MANTA QABKA E EHED

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @Isdiharadde
    @Isdiharadde 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Walaaley qof Muslim ayaa tahy mxaa ugu qeeb galeey waxaas oo kale dabi ayaa kaa soo gaaraayo ilmahana waxaas oo kale lama baro

  • @amaarakorhaan9922
    @amaarakorhaan9922 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    gaalada xafladahooda chirstmas qof muslim ah haduu ka qeyb galo waxay lamid tahay asagoo ku qancay in ilaahey kale jiro marka walaashey sifiican fahamkeeda u raadi hadiyadahaas hadaa kamaarmi kartid iska fogeey dabaaldaga ilaahooda dartiis ee kuu siiyeene🙏👍

  • @ima6291
    @ima6291 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sumxanalah walashey caqidadada waa la ilashta imanka tiir ah hadhowna ilmahaga caadi bey unoqoneysa ee bal culimo weydibal tan hadey kula fcnthy waxa ilaheey kusiyay haku ixtiramun xasuso ale inu kaga sooqaday farxadodana run ha umalayn wxy kudadalayan sidi wxd aminsantahay inay kasoo jiitaan marka taxadar beeloy

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc,caruurta meelahaas ha geenin waan dareemi karaa dhul gaalo saad isku dhoortid waxey u baahan tahay dadaal ,habo caruuta u darran sida qalbigoodo loo xado wey ku taqasuseen,waa anigoo ah hooyo yurub caruur ku dhashay oo gaalada caqliyadooda soo aragtay,Allah ha idin xafido❤

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Oo cuntadoda baa so cunte ma xalaal baa sow xaraan mahan oo xalaal mahan.mxa qaldan ilmaha xita waa waaday miya dhaqankas ilmaha ha baarin mel ficaan uu waad melahan cml ma ficna😢

  • @RashiidOmer-dq5tg
    @RashiidOmer-dq5tg 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    No wllo muslim bad thy xafladahan inaa kasoo qayb gasho waa qalad aad ban ugu xumahay😢

  • @raniitamoha
    @raniitamoha 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Keep goin🎉

  • @hassna4251
    @hassna4251 13 นาทีที่ผ่านมา

    Dadkan waxba ka siya hadi xafladoda utagto taas micnahedu ma gala somaliyay jahilnimada iska daaya pls ilahayba idhi qofkasta waxu aminsanyahay ku ixtiram

  • @hawaabdi8027
    @hawaabdi8027 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Inaaa lilaaahi wa inaaa ileyhi raajicuuun maxaa kugu dhacay abayo qof islaam ah oo imaan leh miyaad ahayn 😢

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hada waad sameeysay lkn mar kale ha sameen. Adiga qof ween ayaa tahay lkn ogaaw ilmahaada raad ineey ku reebayso. Gaalada ha u maleeyn ineey waxaan iska sameeynayaan. 20 sano ka badan ayaan ku noolaa gaalna waligay wax kama qaadan kumana darsan. Hadii aad xafladooda ka qeeyb qaadato kama duwana inaad la dabaal dagtay.

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    30 joogna qurbo waligay ma gayn caruur and my self. Allah wayn

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naayaa maxaa dhacay miyaad waalatay bisinka wallee maanta igu kaa danbeyso maxaadsa calaamada baas uso saaratay

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallah 😢

  • @MuniirafeeyMuxidiin
    @MuniirafeeyMuxidiin 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Noooooo noooooo mariyo halis waaye

  • @Basm025
    @Basm025 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maantaa igu kaa dambeyso dambe kuu daaban maayo wxana kuuma fiicno abyo eee kahar qof islaam ah baa thy inan aadi karaa aamin sanahy maxay thy oo cuntadoodi xitaa aad soocunty subhanallah abaayy bal waxaa mafiicnee iskadaa waanaa igu leedaheee

    • @rahmaosble8514
      @rahmaosble8514 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Canaaan hanjabad waano secml gawadhan wadanka wey ku cusubtahey weyna u baahantahey ee kaleexo diintana waa nasteexo

    • @maryanmohamett6947
      @maryanmohamett6947 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Hdee ku cusubty wadanka muslin nimada neh mku cusubty sheeko

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Christmas is Haram sister🚫

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qof Muslim ah mabanaana in uu ka qaybgalo iida gaalada😢

  • @wacdimedia1
    @wacdimedia1 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs wrxm wbrk allahuma barik abaayo❤ guleso saladana kudadaal I.a wax kasta we ku fududan I.a

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maxaa ka raadisey abayo adigaba taada ma yimadan ahmiyadna ma siiyaan adigu qofkii ayaga sixi lahaa ayaaba tahay ee qofkii khaldaan inaad aado ma fiican😮

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waxan wax caadi ah bay berina ilmaha u arki doonaan xitaa inaad u kaxeysaba iska dhaafe ilahow ha i geyn anaga iyo intii muslim ahba xitaa waxas la cunayo xalal iyo xaram maxaa weeye waayo waa wax diin ku saabsan waliba dabaal dag

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Gaal diin ma heysto meel kasto oo looga waco waa cawaanin wey tagaan. Laakinse anaga dad diin heysto aan nahay waana naga mamnuuc in dhaqankoodha raacno. Waxbo gaal ha ka xishoonin runta usheeg in diintaadha ku ogoleen. Period qof xoog kuugu leh ma jiro.😢😢😢😢

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @ haa aad iyo aad walal nabiga scw baa yiri yahud iyo nasaro xitaa god abeeso hadii ay galaan idinkuna waad gali doontaan yacno waa adoo og qofkan inuu khaldan yahay xitaa asagu is og yahay lakin wixiisa iska walaaqanayo inad adna la walaaqato umadii daawashadii baa meel xun ka gashay inay isleedahay baa laga yabaa halagu daawado oo qofkii youtuley ah oo ugu horeyey noqo lakin ma oga lacagta muqalkas ka soo galeysaa xitaa inay xaram tahay🤷🏽‍♀️manta aakhiru samaan baa lagu jiraa qofku inuu diintiisa ilaashado weeye gabar kale oo muslim ah baa ii ka xeysey kulahaa oo gabadha kale hadii khaldan tahay adna ma kadaba khaldamin walal mise inad saxdo bay aheyd

  • @haliimoosmanahmed2810
    @haliimoosmanahmed2810 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaha haskainkirin ee kufangarabkada waye adoyaradhashe dadka qurbaha kaligodjogo oo dadkodalajogin estaresakudhaco abayo kufan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SowdaAbdi-ic4ji
    @SowdaAbdi-ic4ji 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    You're not allowed 🚫 😢

  • @NawalMohamud
    @NawalMohamud 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    7:31 vedio gftyada lasoo dhaqso waaba sugi la'ahay wlhi😂😂😂

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxbunalah apyo maxaa ku helay waxas ma'fcno ee mar kale ha'isku tagin

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abayo inaa soo duubto ma ahayn waayo ilmaa ku daawada waxay umalayn karaan in ay iska caadi tahay in xafladahaas laga qayb qadan karo oo caadi thy

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan umalanaya inaad kucusubtahay oo adaan ogayn in aanan laxafladeen karin ee caruurta umaficna in aad geeso melahaso kale waxuu waadin eemaha hadyad cadii lagu siyey saa ugow

  • @Amalahmed-cf4uu
    @Amalahmed-cf4uu 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mxa ka qaldan xasbunallah abayoy

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abyo diinteena mcn ma ogoshahay inla aado meeshaas

  • @FatmaAbukar-z3y
    @FatmaAbukar-z3y 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Msha Allah ❤

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abaayo ❤❤ diintu maxay ka qabtaa gaalada kirismaskooda in la aado

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naa maxaa ku heley waa xaaraan waxaan yaa lagu gaadin balasyoo ku fan naayaa iska jir lagu qaad

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I'm sorry in aad caruurtaada meeshaas geysay. Aniga caruurteidha oo dhan halkaan aan ku dhalay weligoodhana Christmas invitations ma tagin. Bal qof weyn aa tahay maxaa kaa qaldan Subxaanaka yaa Cadiim. Dhaqan xumo ayaa ka muqatto caruurtana faraha ayaa ka bixiney 😢😢😢😢😢😢😢 Allah SWT ha ku soo hadheeyo.

    • @FitaahDheere-sq2ck
      @FitaahDheere-sq2ck 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Abaayo newzealand majogtaa waxbaa meshaa karabe

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @FitaahDheere-sq2ck Maya mcnto.

  • @araweeloibrahim3971
    @araweeloibrahim3971 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isn’t funny sister christmas it’s haraam because we are muslim

  • @sumiitaabdi7224
    @sumiitaabdi7224 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @SultanahB.sultanah-my2fc
    @SultanahB.sultanah-my2fc 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaamaad

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kasaar waa lagu soo caynaaa

  • @AmbAbdirazak
    @AmbAbdirazak 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    It's not good😢

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jah🎉🎉🎉

  • @mahadfahiyeh908
    @mahadfahiyeh908 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍👍👍👍👍👍👍