Muqdisho igma aqoon badanid xudunteydaa ku asan ,Abagalna waa qabiil illahey sharf iyo cisi siiyey kaligooodna mesha ma dagneneeyn eh lakiin madameey keeni jireen Biyaha iyo canaaha waa lagu sharfey lakiin mesha xamar Hada la dhaho asal Qabiil Boqortooyo dii AJUURAN la dhaho baa daganaah markii la jabiyanah waxaa xebaha ka soo galay dad carab aha oo loogu wici jiray reer xamar,inkastoo magaca laga biliqeystay lakiin markii meshii la magaleeyey oo GUMEEYSTIHII ka dhigteen meel eey ka gumeeystaan umada Somaliyeed. Waxaa iskugu imadey oo soo dagay nin walba oo dhiig Somaliyeed oo gumeysi diid ah ineey isku weheshadaan oo halkaa kala dagalaan gumeysta ah wana sababta eey Casumada umada u noqtey. Abagaalka Saxdaana waa kaa Somali jecelyahay oo ka dun macaan yahay qabiilo badan oo Somali ah lakiin waxaa ka xoog batay moryaan magacoodii ka afuubtay. Wana kuwa tareelayaasha looga soo aruuriyey duurka iyagoo casumad waxaba ka aqoon iyo waxbaa umad ka dhaxeeyo any way madamaa kuwo kale oo wada duur joog ah magalooyinkii Somalia kala sheeg sheegteen oo umadii Somaliyeed mid walba xaafad kaliya lagu xiray, ha socto unakaa iska leh baa dhihi karaa lakiin maninteey umada Somaliyeed oo xalshaa garato wax isku DHAAMO in la is weheshado ma leh. Markaas ee Casumadu Casumadeedii noqoneeh hadii kale magaca Somalia waa la asaah oo nin walba xafad qabildkisuu calal fulxun Haduu ka lusho dal isku magacaabin. Rip 🪦 Somalia duur joog baa dhulka ku aastey aan garsho dheer la Heyn!!!! Aniga muqdisho aan ku dhashay cid ineey iga xigtana ma amiinsani sidoo kale wilka iyo gabdha abagaal ma aminsani in meesha qabilkeeyga Somalia ka dago laga xigo. Waxaa aminsanahay Somalia Somali baa iska leh. Qof Somali ah jareer iyo jileec oo dhul Somaliyeed laga xigo ama laga shegan karo ma Jiro lakiin duur joogta dalka dhinac walba kala wareegtaa saas ka dhigey!!! I’m sorry Somalia 🇸🇴
@@deeqotahliil940 beenaale AA tahay qoralkaaga waa dheer yahay balse waxaan Ka dareemaa in aad Ka xuntahay qabiilka ilahey dhulkaas Ku beeray Somalia 🇸🇴 dhulkeeda waa lakala dagaa qabiil walbo degaano ayuu lee yahay mudolood na waa qoomiyad Somalia 🇸🇴 dhulka ugu badan ugu qeeraad Ka badan ilahey ayaa Ku beeray mudolood Somaliada nala soo dagto waan soo dhaweynaa waan wanaajinaa balse degaanka nalama leh taasi maskaada Gali muqdisho iyo shabeelooyinka mudolood ayaa leh Somalia 🇸🇴 mar walbo majorati ayaa madax Ka noqdo inta kale waan ku sharafnaa
Sheikh umul cimrigiisa Allaha Dheereeyo cilmigisana cilmi naafican Ah Allaha ka dhigo.hadalka u yiri Sheikhu wax dhiba uma arko wala jiid Jiiday maahane
Abaayo qaali wallahi isagama darsana ee waaku qabsado ku qadi mayside maanta waxay uga dhigyaan afkoodi caadi si bari jiilka kale u amino lkin abgaal waa inusan dhayalsan
Muqdisho hadii ay umada dhan ka dhexeeyso maxaa diidayo magaalooyinka kalane iney umada oo dhan ka dhexeeyaan muqdisho qof loo diiday iney ku noolaadan ma jirto oo hadabo waa lagu noolyahay laakinse maxeey dadku ku dhibsanayaan anuga iskaleh markii la dhaho maxaa yeelay deegaan somali oo la sheeganin oo dad leheen ma jiro kuli sidaas ayay dhahaan hadane dadku dhib uma arkaan
ilahay kabaq adigu culimada lama dabagalo muqaladoda midakale fiyuska lagama radiyo culimada midakale ma waxbad saxaysaa hada ma shek umal ayad saxaysa adigo waliba siqaldan uga hadlaya midakale mar hore ayad kahadlaysay shekhan ee ma wax ba kala dhexeya shekha war xisho nin waynbad tahay culimada cebahoda lama radiyo wa qayb munafaq nimada kamid ah ee dib isku sax ader
Sheekh see camal Casimad qado lakin Moqadisho anaga isakale may sheekh Moqadisho anaga leh ee sheekh gobolad dhan dad baa leh maxa moqadisho dowalad baa naga dhexeso mahee banadir waa gobol dad dego ee reda lehi tadan kula lehii didanay sheekh waka qadanay
@@nuuraabdalla5927 jaahil waxaa ah qofkii ilahey cilmi baray aana Ku camal falin si qaldan wax u sheego culimada daacada ah social media ma isticmaalan
Sheikh warkaada wa sax waxa xamar ka jira wa waxaad afka ka shegtay wa sax unukaa leh xamar wey ka jirtaa wana waxa aay u diidanyihiin nabad iyo kala danbeyn
Sheekha malaa'k maaha teeda kale dadka dhanba wey isticmaalaan kelmadaas sheekha maxaa kalmadiisa sumad loogu yeelay war ka fuqa sheekha hadaad kheer leedihiin kheyrkiisa faraha badan ayaad fiirin laheydeen ee hal kelmad kuma dhegteen ee rabigiin ka baqa
Somalilaan Ayay markii hore loo hedhiiyey lakiin qofkii faraha la soo gala faraha way eedan Somalilaan lagama macaasho wayo cida ma dulinto hada kuwii Somalilaan u heshioyay iyaga is wada haysta 😮😮😮
Unukaa leh maxaa ka danbeeyay like saar & subscribe
Asc unukaaleh maxaalagawadaa iimacnee buskuday
@@umucabdalereehabarwaa3673 Xamar inay hawiye yidhaahdo unukaa leh
War allah ka cabso waxa lagayaba in aanu shiekhu waxas ka wadin culimada halaga xishoodo subxanallah
Shiekh waa macalinkeena hadaa nahay reer muqdisho allaha noo xafido
Waad namageteyee lakiin sheekhna oon jeceelinahy aatahyee cafii iyo masamaxee ❤❤❤
Sheikh Umal Cimrigisa Allah dheeriyo
Waa ruufyaan ummada isku dira qabiilada isku dira
Sheekh waa naguqalidantayee lakiin sheekhna tahaye waa kaqadinayee
Waa runten waa gofkena lakiin waa casimada umada somaliyed waan oogolinahyee inayee nagadaxeyeso wayo illahy anagu nuguberyee ❤❤
Aad iyo aad unuka leh mahaas 💯🙏🤲Allaah ayaaku mahadsan oo na siiyay
Allah ha sharfa Sheekha sh Umal
Kelmadaasna Sheekhu waxba ulamajeedin Allah hanoo xafido
Loma bahna sh.kha in aad kadaba hadasho ama wax utilmaamto unuka leh waa lahjad Un lakiin ibnu aadamka xumaanta ayey iska jecelyihin
Sheikh Umal❤ illahey ha xifdiyo markuu arko dad caqli Xun oo casumadii umada isku koobey inuu fikirkiisa ka dhiibto xaq buu u leyhay inuu raali galiyaana maha lakiin MARKAA aragto doqon waxaa la iska dhiga inuu kaa caqli badan yahay. Culmada illahey ha noo xifdiyo waa isha👁️kaliya qaladkeena noo iftimiyeeh. Hadii sheikh yasha ka amusaan xaqa yaa iftiminaayo reer caqli xun?????
Sheekha magaciisu maahan umul ogoow waa umal bal adigu isbarbardhig umu iyo umal waa 2 magac marka sas ogoow qeer ale haku siiyo
Waa sheikh social media umul oo 5:27 make qadan karo dhulka xamar qoomiyad 🆎ah baa ilahey Ku beeray lahjad gooni ah siiye cilmi ilahey baray sheikh iyo culimo leh lagana cilmi badan yahay
Muqdisho igma aqoon badanid xudunteydaa ku asan ,Abagalna waa qabiil illahey sharf iyo cisi siiyey kaligooodna mesha ma dagneneeyn eh lakiin madameey keeni jireen Biyaha iyo canaaha waa lagu sharfey lakiin mesha xamar Hada la dhaho asal Qabiil Boqortooyo dii AJUURAN la dhaho baa daganaah markii la jabiyanah waxaa xebaha ka soo galay dad carab aha oo loogu wici jiray reer xamar,inkastoo magaca laga biliqeystay lakiin markii meshii la magaleeyey oo GUMEEYSTIHII ka dhigteen meel eey ka gumeeystaan umada Somaliyeed. Waxaa iskugu imadey oo soo dagay nin walba oo dhiig Somaliyeed oo gumeysi diid ah ineey isku weheshadaan oo halkaa kala dagalaan gumeysta ah wana sababta eey Casumada umada u noqtey. Abagaalka Saxdaana waa kaa Somali jecelyahay oo ka dun macaan yahay qabiilo badan oo Somali ah lakiin waxaa ka xoog batay moryaan magacoodii ka afuubtay. Wana kuwa tareelayaasha looga soo aruuriyey duurka iyagoo casumad waxaba ka aqoon iyo waxbaa umad ka dhaxeeyo any way madamaa kuwo kale oo wada duur joog ah magalooyinkii Somalia kala sheeg sheegteen oo umadii Somaliyeed mid walba xaafad kaliya lagu xiray, ha socto unakaa iska leh baa dhihi karaa lakiin maninteey umada Somaliyeed oo xalshaa garato wax isku DHAAMO in la is weheshado ma leh. Markaas ee Casumadu Casumadeedii noqoneeh hadii kale magaca Somalia waa la asaah oo nin walba xafad qabildkisuu calal fulxun Haduu ka lusho dal isku magacaabin. Rip 🪦 Somalia duur joog baa dhulka ku aastey aan garsho dheer la Heyn!!!! Aniga muqdisho aan ku dhashay cid ineey iga xigtana ma amiinsani sidoo kale wilka iyo gabdha abagaal ma aminsani in meesha qabilkeeyga Somalia ka dago laga xigo. Waxaa aminsanahay Somalia Somali baa iska leh. Qof Somali ah jareer iyo jileec oo dhul Somaliyeed laga xigo ama laga shegan karo ma Jiro lakiin duur joogta dalka dhinac walba kala wareegtaa saas ka dhigey!!! I’m sorry Somalia 🇸🇴
Reer Unnukaa leh maxaay oga dideen wax jira marka la sheego!
@@deeqotahliil940 beenaale AA tahay qoralkaaga waa dheer yahay balse waxaan Ka dareemaa in aad Ka xuntahay qabiilka ilahey dhulkaas Ku beeray Somalia 🇸🇴 dhulkeeda waa lakala dagaa qabiil walbo degaano ayuu lee yahay mudolood na waa qoomiyad Somalia 🇸🇴 dhulka ugu badan ugu qeeraad Ka badan ilahey ayaa Ku beeray mudolood Somaliada nala soo dagto waan soo dhaweynaa waan wanaajinaa balse degaanka nalama leh taasi maskaada Gali muqdisho iyo shabeelooyinka mudolood ayaa leh Somalia 🇸🇴 mar walbo majorati ayaa madax Ka noqdo inta kale waan ku sharafnaa
Maxay dadku u Fahmi la’yihiin in moqdisho Ilaahay dadku beeray sida Bosaso Garso gaalkacyo oo ay u xanaaqaya Haddii ay dhulkooda sheegtaan
Sheikh umul cimrigiisa Allaha
Dheereeyo cilmigisana cilmi naafican
Ah Allaha ka dhigo.hadalka u yiri
Sheikhu wax dhiba uma arko wala jiid
Jiiday maahane
Shiiqa wuu yaraaday masha Allah
Dadka waxaa iskaaka darsan dowlada iyo magaalo dadleh war waxaa naga dhaxeeyso dowlada nimada ee magaalo dad leeyahay dhaxees magasho nin walbo magaalo ayoo lasoo jeedaa ee makaala deena ku imaan qaba
Asc waa runtaa cajiib dadra wax baa iskaga darsan qolloba dhu aa alla ku beeray llaakiin sheeqa hadow raali galin ka baxshay waan ka gudoonay
Abaayo qaali wallahi isagama darsana ee waaku qabsado ku qadi mayside maanta waxay uga dhigyaan afkoodi caadi si bari jiilka kale u amino lkin abgaal waa inusan dhayalsan
Sheikh maahan waa qabiiliste Xamar maxaa ka galay.
iisoo tiri imisa guri oo xaaraana ayaad haysataa
@@nuuraabdalla5927 inta allah ii qoray 🤣🤣🤣 ee adiga maxaad uga carartay ?
Muqdisho hadii ay umada dhan ka dhexeeyso maxaa diidayo magaalooyinka kalane iney umada oo dhan ka dhexeeyaan muqdisho qof loo diiday iney ku noolaadan ma jirto oo hadabo waa lagu noolyahay laakinse maxeey dadku ku dhibsanayaan anuga iskaleh markii la dhaho maxaa yeelay deegaan somali oo la sheeganin oo dad leheen ma jiro kuli sidaas ayay dhahaan hadane dadku dhib uma arkaan
Unukaaleh cabsicabswaaye 💪
Waryaa culimada afka halagin adigoon baran sida baarada la isago dhaqo, hadii kale gurigaada iyo lafahaada ayey cuqubadoodu kuugu iman.
Unuka, Anaga, Aboowe, Waaryee, Aga, heedhe, aryaa iyo kuwa kale. Waa lahjado aflagaado ma ahan.
Shiiqaan wax qalada uu galay maba iimuuqato aniga soomaali waa kala lahjad
Alle ha caafiyo omaar yaa rabbi.😢😢😢
War Culimada. Ha laga xishoodo Ayaan lagu radinaya veiw
Sheikh qabyalada jooji farmajo waa fans jirtee anukaa leh waa sax hee anukaa leh waa unukaa leh xaa badali kartaa sheqow xamarna wakugu soo dhaweyneyna hada imatid anuka lwh ankugu so dhaweyneyna sheqow hee lkuma cay karno
ilahay kabaq adigu culimada lama dabagalo muqaladoda midakale fiyuska lagama radiyo culimada midakale ma waxbad saxaysaa hada ma shek umal ayad saxaysa adigo waliba siqaldan uga hadlaya midakale mar hore ayad kahadlaysay shekhan ee ma wax ba kala dhexeya shekha war xisho nin waynbad tahay culimada cebahoda lama radiyo wa qayb munafaq nimada kamid ah ee dib isku sax ader
We do accept your apology sheikh jazakallahu khair
No we do not. He will suffer the consequences very soon!
Waa run dadka dhan bay kadhexeysa muqdisho waa caasimada ee waxaa qalad ah in dad gaar ah ay dhahan unukaa leh.waa in caasimada laga bedelaa muqdisho.
Sheekh see camal Casimad qado lakin Moqadisho anaga isakale may sheekh Moqadisho anaga leh ee sheekh gobolad dhan dad baa leh maxa moqadisho dowalad baa naga dhexeso mahee banadir waa gobol dad dego ee reda lehi tadan kula lehii didanay sheekh waka qadanay
Sheekha hanoo daayo waxa uu yiri sheekha kale ayuu ujawaabaayey adiga naftaada daa sheekh umal waxa uuyahay waa la ogyahay
Anaga sheikh noo matihid culumada kaa badan waxaa no ah sheikh shibili sheikh mustafe iyo culumada kale
Unukaa leh waaladhahaa oo dadbaa yiraahdo maxaad ka xanaaqeysaa.
adi manta ma sheekh ayaa ka baxsan wayay o rod so dhamayso maxadarad sheekh ha so jar jarine
Sheikh somoow iyo qabiilkiis ayuu ugu danleeyahay .Umul waa sheikh social media waxaan Ka qasuustay markuu dhahay nabigeyna scw markuu dhahay injir ayaa Ka buuxday 😢
Jaahilnimo looma baahna iyo hadal si qaloocan loo fahmo
@@nuuraabdalla5927 nabigeyna scw ilahey ayaa doortay nadiif jirkiisa caraf asxaabtiisa ayaa nooga shekeysay soo sax maahin adiga
@@nuuraabdalla5927 jaahil waxaa ah qofkii ilahey cilmi baray aana Ku camal falin si qaldan wax u sheego culimada daacada ah social media ma isticmaalan
Shiiq umul waa bili aadam hakudanbaabin
@@MohamedJimcale-i9t sheikh umul ayaa dinbaabay anogo caadi ah maxaa diiday in aan dimbaabno Allahu waclam balse umul Ku fikir maahi
Labada muxarado isma lahan ee meel kale views ka raadi
Sheekh ugu qabyalada badan culimada soomaaliyed calooshada ayaad ka hadashey lagu ogaa waxaad tahay
Warya afkaga kaleexi sheekha
Waa runtii muxuu raali galin ubixinayaa unukaale waxa dhahaaya dhan waa wax 91 soo galay muqdisho oo xoolo xaaraana kufadhiya sheekhu haduu xishooday komment layada ayaan runta kaxishoonayn tuug lee kalmadaas dhibsatay dhiiqaduu galay ood adana sheegaysaa waa maxay turtaba magashay umadaad aflagaadaynaysid muu qaldamin ee runtuu kahadlay dadkuna runta majecla ee sheekha dib uuga dag
Casumadu macnaheeda gurigaada anaa leh
Asc waa layaqaan dadka is kaleh hargaysa gaarisa garowe caasimada haka guurto muqdisho xamar reerxamar jareer unukaaleh intaas baaleh
Sheikh umul waxyaabo ka mudan aya jirta inu ka hadlo intu unuka leh la so istaagi laha unuka leh Lock ku xiran 😂😂😂😂😂😂
Wadaadka qabyaalad baaqaatay
Kan wadaad wuxuu u yahay waa dad alle ka furtay maxaa yeelay waa ninkii dhahay warabe waa xalaal😮 kaas shiiq ma ahan kan alle u noqda
Shiikha maxa abgaal
Ugeeyya
War yaa culimada iskadaa shiikha wadaad bu lahadlayaa ee qabiil mahayasto .maalin horena shiikh Abu dalxaa haysataa oolahayd daawashuurabaa
Mas alo meey noqotay unuka leh 😂
Wey walaan dadka kuwaan baraha bulshada ka qowleystaa dadbadan ayey walen waxa ugu horeya hani iyo kuwo kaloo badan kuwo fiyow ayaa kuwalan doona sidey u qeylinayan ilmahana in laga qaato qatar ugu joelraan
Shiekh emulated ma.qaldamin ee inta qaladka ku jirta maatida laysa dhacda hala baacsado
Muuqaalka video ka iyo codkaaga ismalahan 😂 waad saartay codka xariif baatahay aniga lkn kaaxariifsan salaan sare
Daarodku dhulkoda ma jecla inay dadka dhiban ooy dhulkoda ku doontan ayay raban hadhawna wax ka sheegan
Sheikh warkaada wa sax waxa xamar ka jira wa waxaad afka ka shegtay wa sax unukaa leh xamar wey ka jirtaa wana waxa aay u diidanyihiin nabad iyo kala danbeyn
Markee sheeqa kukacayaan mee carabta habeen iyo maalin wadanki intee tagan caytamayo mee iskaceliyaa shale miit saan ween oo muqdisho joogo oo kuhayo nagaha somalida weurayaan baan arkaye wasaq baa tihin
Daarodku waa dad dhib badan ama culimo ha ahadan ama caamo
Sheekha malaa'k maaha teeda kale dadka dhanba wey isticmaalaan kelmadaas sheekha maxaa kalmadiisa sumad loogu yeelay war ka fuqa sheekha hadaad kheer leedihiin kheyrkiisa faraha badan ayaad fiirin laheydeen ee hal kelmad kuma dhegteen ee rabigiin ka baqa
Somalilaan Ayay markii hore loo hedhiiyey lakiin qofkii faraha la soo gala faraha way eedan Somalilaan lagama macaasho wayo cida ma dulinto hada kuwii Somalilaan u heshioyay iyaga is wada haysta 😮😮😮
Harta burukada maa iskadeesid inaa bidaar leedahay waa lagu og yahay waa xaaran buruka iskaadaa😂😂😂😢
Unusable waa maxay
Was runtiis Muqdisho dad key u dhaxeysaa why dad gaara u sheeganayaan teeda kale dadka muqdisho way dhahaan unukaa leh waa run way dhahaan.
Soomaaliyey walaale wiilkaan Xaaskiisa Abusey imankana culimada afka la galayaa unsubscribe u taabta, Maadaamo culimadii Ulil-amriga afka la galaayo
Belaayo kugu dhacday ee sheikha kaleexo wax aan micno lahayn habuun buunine dhiiqo taa kujirtaa kuugu filan
Sheyqow rali walagayahay hadalka wa margi hadba mesha lojidmo ujidmaah 😂sheyqa sheyqkalo ayuuh uwaday dadka umuuh wadin
Waryaa culumada wey kudaamaaneh kadamaaw sheikha magartide oo burukada iskadaaf waa xaaraame viewska meelaha kale karaadso
😂😂😂😂
Hhh sheikh waxaas hanaga dhadhicin ujeeda ayaa kaleheed cidna kaa qadameyso xamarna unukaale. Meeg ayaa naga dhexeeyso ogoow mama khadiijo diriye markaad miga laqadaneysey sheikh fudud cid cafimeyno sey kugu tahay shabadaas waa kugu dhegtay Shariif sheq axmed waa ogaa markaad galeysineysey sheikh fudeed badanidaa ma deer ayaa dhalatay
First an ahay
His racist full stop but we accept his fake apology 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Subhanallah
Unuka leeh kkkkkkkk
😂😂😂😂😂😂 adigu ma Hawiye ayaad tahay? Xamar baad ku nooshahay? Hadii adiga Soomaali oo dhan isku mid ku tahay walahi waan arkay qaar yidhi car xamar kaalay Uunake leh kun jeer in badan! Markaa sheekh horta wa hoos martay laakin waa runtii
Ma been buu sheegay xamar somali oo idil baa leh mideeda kale wadaada marna hadla yaan la.oran marna yaan la eedeeyn
Xamar, ma wada lahan Soomaali, balse caasimaddii Soomaaliyeed baa ku dhex taal oo magacaa caasimadda baa naga dhaxeysa, waana midda dowladda dhexe ku shaqeynaysa xarumaheeda!!!
Iyadoo somali kasoo jeedo degaamo kale ayeey wada dhisan jireen oo wiil iyo abti iyo adeer ba isu yihiin marka somalida xanuunsan ee waqtiga hadeer joogaan bal sideeisu ka saarayaan waa adiga leh so.ali waa caasimad ianagama wada dhaxeyso marka guurkana yuusan ka.dhaxeyn
Maxay dadku u Fahmi la’yihiin in moqdisho Ilaahay dadku beeray sida Bosaso Garso gaalkacyo oo ay u xanaaqaya Haddii ay dhulkooda sheegtaan