NAAG TIKTOK CAAN KA AH OO DIINTA ISLAMKA KA BAXDAY OO DIINTA SIXUN U CAAYSAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 133

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  ปีที่แล้ว +4

    Fariin ureeb qoftaan? Like & Subscribe saar welcome thanks

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

      سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

    • @lulali6059
      @lulali6059 ปีที่แล้ว

      Maxaa fariin lagu reebayaa, wax diinta ka baxay.

    • @Honey_iyo_chocolate
      @Honey_iyo_chocolate ปีที่แล้ว

      Wijiga inteed dambas marsatay maxaa isla qolqaloocineesa buskudoow

    • @farhiyoawale6199
      @farhiyoawale6199 ปีที่แล้ว

      Illahay ha ku soo hanuniyo

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 ปีที่แล้ว +19

    Diintayda macan oo Muslim nimada Allah igu dilo.

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 ปีที่แล้ว

      🤲🤲🤲 adiga iyo anigaba

  • @isha_somali6296
    @isha_somali6296 ปีที่แล้ว +8

    Naagtan marhore qofki aqli leh waa u dareensana iney Gaal tahay waayo fadaro iyo jahli isku darsatay Subxannalah

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 ปีที่แล้ว +11

    Subxaanallah illaahow qatumada khayr nogu qatin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 ปีที่แล้ว +2

    Somaaliyey diinta hala barto waqtigii Nabigu scw uu sheegey ayaa lagu jiraa

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 ปีที่แล้ว +15

    Kusaliya rasuulkeena mohammed scw❤❤❤❤❤

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanalaah Laailaaha ilalaahu muxamedu rasuululaahi salalaahu caleyhi wasalim

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd ปีที่แล้ว +2

    Awalba ayaan alkulistey ehed 60 jir bey gal kunoqotay acudubilahi minasheydhami rajim ilhow qatubada nagu dil amiin

  • @Caliya7
    @Caliya7 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallaah, Yaa Allaah taqwada iyo towxiidka nagunoolee oo nagu dil Yaa Allaah.

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah allah diinta xaqa islaamka nagudilo nagu noole calanka somaliland weyku qaladabtey ❤❤

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 ปีที่แล้ว +2

    Warya Busut waxan kadhaf waxan umada hatisin acudhu billahi

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 ปีที่แล้ว +2

    In aad soo ban dhigto ayaa ah in aad ku caawinayso waxa ay aaminsantahay

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 ปีที่แล้ว +1

    Salim yaa rabi waqti adagaa lugu jiras

  • @abdullahihassan6223
    @abdullahihassan6223 ปีที่แล้ว

    Wallaahi Aannan ka naxeyn tan waayo Aniga oo wanageda oo dhan jecelbey igu xad gudubtey tan hada ey ku jirtana tan Aakhirro Ayaa uga sii darran Abaal marka Allaah sw❤Alxamdullillaah ❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey ปีที่แล้ว +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +1

    Naa Noodhig Calankayaga Bahalyahay

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 ปีที่แล้ว +2

    Hooyadeed at caan jirtey diinta mey u daahee subhaanalaah

  • @inasayidabdule
    @inasayidabdule ปีที่แล้ว +1

    ALLAH hayow qaatumo xumo ha nagu dilin INAA ILAAHI WA IN ILEYH RAJACUUN

  • @sumayo2093
    @sumayo2093 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahayo muslimnimo igu dil

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954 ปีที่แล้ว +1

    Qofkan oo kale bulshada lama dhex keeno kafiirso wll hada kadib,

  • @muunamahamed6140
    @muunamahamed6140 ปีที่แล้ว

    Subaxan allah illahow khatumada khayr noogu khatin illahow fidmada dadkan diinta islamka ka baxay e afadu ku dhacday nooga badbadi inta dicifka ah o iimaanokdu hoseyo ama dhalin yarada an caqligoda iyo diinta an aqon ku filan an lahayn illahow nooga qabo intii naga halawdayna nooso celi o xaqa tus illahow xaydamka diinta kuso celisubxan allah

  • @ahmedmoalim
    @ahmedmoalim ปีที่แล้ว +3

    Walaalkey naagtaan gaalada ah fiyuus haku raadin waayo in aad soo bandhigto qof aflagaadeynaya illaahey swt adigane waxey kugu foolxumo ayadane waaba sida eey rabtay in la buun buuniyo marka adiga waxaa la shaqeynoysaa ayada lakin ma ogid marka Iska ilaali in aad faafiso dadka nuucaan oo kale ah waa nasiixo ma dhageysan mana dhageysan doono insha allaah lakin waxan arkay ciwaanka qoraalka

  • @Luulahmed-t2k
    @Luulahmed-t2k ปีที่แล้ว +1

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @naimahalsomali4895
    @naimahalsomali4895 ปีที่แล้ว +5

    استغفر الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @maslah345
    @maslah345 ปีที่แล้ว +1

    Lacag ayey diinta uga baxday waxa diinta kabaxa oo dhan lacag ayey uga baxeen oo iimankoodii ku iibsadeen SUBXAANA LAAH

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +2

    Naagtaan Ayaan laleyahay awal ban
    Iska ogaa inay Tahay naag qawmuluud ah diintaa baxaday mar ay
    Ay culumada aflagadaynaysay
    Dad badan ba u sacabo tumaayey
    Naagtaani somalida way isku dhex
    Qarinaysay ayadoo yar bay diinta ka
    Babaxday subxanallaah Allaha so
    Hanuunsho

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 ปีที่แล้ว +1

    Subxanllah war Ayaan maxaa ku dhacay

  • @halimoa4348
    @halimoa4348 ปีที่แล้ว +2

    Xawiyeh aya watan naagtan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +1

    Calakeenay Kudhuumanaysa Akhas Nacdali kukortay

  • @aishaabdi9897
    @aishaabdi9897 ปีที่แล้ว +1

    SubxanaAllah 😢😢😢

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض ปีที่แล้ว +2

    استغفرالله العظيم الذي لاإله الا هو الحي القيوم واتوب اليه

  • @inasayidabdule
    @inasayidabdule ปีที่แล้ว +2

    SUBXAN ALLAH

  • @لارا-ق5ش
    @لارا-ق5ش ปีที่แล้ว +4

    حسبي الله ونعم الوكيل 😢

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 11 หลายเดือนก่อน

    Allaah yahdiig allaah ha soo hadeeyo waxan ayadoo way gadaal ulaabatay uduceeya

  • @YassinAmigoAhmed
    @YassinAmigoAhmed ปีที่แล้ว

    Subhanallah 😢😢😢😢

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah allahu Akbar

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 ปีที่แล้ว +3

    Subhanallah

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg ปีที่แล้ว +1

    Scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah ayaan xasan qaasim miyaa 😮

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 ปีที่แล้ว

      Taas mar hore ayan ogaa inaay tahay kafirad.

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 ปีที่แล้ว +1

    Waxan layabanahay maxamadow maxad u soqadatay wacan

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga ปีที่แล้ว +5

    اللَّهُمَّ يَا مُقَلِّبَ الْقُلُوبِ، ثَبِّتْ قَلْوبَنا عَلَى دِينِكَ

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +1

    Wx waye dadka diintine Islamka an si ficn u baran marky gal yar la shekeystan bey iska raacaam aqoon lan ba ugeysey war diinta Islam barta

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว +1

    Diin ta waa qalad in la caayo aaway maama malyuun iyo ayuub karlo

  • @FarhiaAhmed-w2y
    @FarhiaAhmed-w2y ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว

    Ehlu who????? 😂😂😂😂
    Istaqfurllah Naanadhig Fadlan

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw🤲🏻🤲🏻🤲🏻♥️

  • @FaadumoMaxamed-x9n
    @FaadumoMaxamed-x9n ปีที่แล้ว +1

    ☝️❤❤❤❤❤❤🎉❤

  • @anis7544
    @anis7544 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalaah

  • @inasayidabdule
    @inasayidabdule ปีที่แล้ว +1

    ALLAH baa hayo hanuunka

  • @foosabdull3197
    @foosabdull3197 ปีที่แล้ว +1

    Subaxanlaah 😳

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah

  • @queensocial
    @queensocial ปีที่แล้ว +1

    Subaxanallaha

  • @ZAKYOFFICIAL6
    @ZAKYOFFICIAL6 ปีที่แล้ว +1

    Allah akbar❤❤❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 ปีที่แล้ว +1

    Subahan Allah

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 ปีที่แล้ว

    Waa maraykan iyo shiinaha iyo ruushka waa badanyihiin

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m ปีที่แล้ว +2

    Ayaan waa naag habaran oo hooyadii dhashay cayda diin iyo aqlaaq midna malaha ilaahay gaal nagama dhigo

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah allahu akbar

  • @QaliIbrahimMahamud-go7wr
    @QaliIbrahimMahamud-go7wr ปีที่แล้ว +3

    dinta Macan ilaahowo nobarakey

  • @miskiabdi2632
    @miskiabdi2632 ปีที่แล้ว

    Muslinka diinta islaamka ka baxay naar ayay galeen gaalada muslimaysana illhay janno u doorta#

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey ปีที่แล้ว +1

    Bisinko subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 subxallah

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว +1

    Yaan inkaar ayeey Qabtaa Qof hoo ya Dey’s la hadlin ciyaal suuQ waaye waa run aqlaaqxmaleh

  • @ZeinabDjbril
    @ZeinabDjbril ปีที่แล้ว +1

    Subxanall 😢😢😢😢

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط ปีที่แล้ว +1

    Soomaali. Siwalba. Waa. Ubaa eene. Yaa. Alah noo gar gaar

  • @sammie1163
    @sammie1163 ปีที่แล้ว

    Alle ha laga cabsado

  • @myyga261
    @myyga261 ปีที่แล้ว +1

    Naagtii waalataba diinta ha kuwaalato.

  • @maslah345
    @maslah345 ปีที่แล้ว

    Ayaan xasan qasin waa caasiyad hooyadeed caynjirtay

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 ปีที่แล้ว +1

    wallahi waxa ka doqonsan kuwan dadka so hadal qadayayo ayaa diin iyo iman lahayn waayo diinta qofna malahan illahay ayaa diintosa ilaalinayo nacasin baad tihiin sorry

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 11 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah fadarada halahadlina evaded galaay ah ciise kutilnantay allaah adoon allaah maryama binticimraan ayaa dhashay amarka allaah awgii wana nebi galada nacalad hakudhacdo

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว

    Maraykanka death penalty way jirtaa Texas baa ugu badan qaar baa toogasho ku dila qaar baa electric chair ku dila, qaar baa iyaguna irbid ku dila inta badan USA 27 ana 28 states baa death penalty ka jirtaa

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว

    Ayaan waa islaan wayn caasi waalid inkaartii hooyadeed iyo culumadii caayi jirta baa ku dhacday

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 ปีที่แล้ว

    Iyada ku dhib qabta haday diinta ka baxday . Lkn anaga maxa naga quseeya oo isugu wareerinaysin idinku. Soomaaliyeey cml la'anta idinka badatay runti.

  • @maryammohamed4692
    @maryammohamed4692 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢😢☝🏻

  • @nimcoyusufyusuf
    @nimcoyusufyusuf ปีที่แล้ว +1

    SCw scw scw

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 ปีที่แล้ว

    War gabadha waaniya ha caayinine

  • @gaajodiid24hours
    @gaajodiid24hours ปีที่แล้ว +1

    Maxa isku xiray calanka somaliland iyo diinta masixia …..

  • @saaam6896
    @saaam6896 ปีที่แล้ว +1

    Mxd u faafinaysaa markaa

  • @suban974
    @suban974 ปีที่แล้ว

    Habartan waligeda sas ayii aheed kuwan warka badana walamid makaroofiyiin

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 ปีที่แล้ว

    Gabadha culumada ha luga xariiriyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    somalia dhuka hoostiisa la qpteen meeelo ay dadka ku gaaleeyaane ka soo saraa horta dunidan qof walaba wixi loo qoray buu noqonaya habalahi cadanka iyo madowga iyo cid walaba way soo muslimayan waxa jira masajido cadan muslimay miidhan aduunkiiba dadkiiba diinta islamka soo gelayan somalidan qaar baa galoobaya qaar wa oromadi afka baratay ee isku dhiibtay somali passport runtii kaniisadaha intay tagan bay yidhahdan somali bay ileen isku dhiibeene waanu gaalownay bay ugu sheekeeyaan laakiin maha iyago gaalo ah ayay passport somalida ku yiamden isku dhiibeen qaar baa khniisnimo ku jooga magaca somalidana sitaa wax walaba aduunkan jira ogada taas naagtan mar hore dadku ogaday mucatabka xidhan idinku wax u shega haday idinka diidan isaga taga waaxay tarayanbaaba jirine

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge ปีที่แล้ว +1

    Subaxnalah 😊

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @halimaomar7967
    @halimaomar7967 ปีที่แล้ว +1

    Tan awal a qaab malahen

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 9 หลายเดือนก่อน

    War way xanuun santahay waa deprisive😂

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว

    Soo tii ma aha inna Qasim? Taas marki hore baa nacalad baa Ilahi kuriday

  • @BisharaAbdull
    @BisharaAbdull 11 หลายเดือนก่อน

    Gaashan kahadal

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 ปีที่แล้ว

    Waxaan naag maaha waa Fuad Blue makeup oo bleach gareeyay!

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 ปีที่แล้ว

      Wa naag xawiyeh aa

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 ปีที่แล้ว

      @@halimoa4348 waa kuwii malka dadoow lagu koriyay!

  • @halimaomar7967
    @halimaomar7967 ปีที่แล้ว

    Sawirka iyo naagta ismalahan

  • @BisharaAbdull
    @BisharaAbdull 11 หลายเดือนก่อน

    Kahadla mowluuca saran meshan

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 ปีที่แล้ว

    Foolxumo iyo waalid caasi & akhlaaq xumo yey Diinta kala baxdey yaa ubaahan sheydaamada bye 👋 hit the road jack you don’t come back no more.

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn ปีที่แล้ว

    Islamka dadkaa iyaga ka saraya gawdha wey dhawdahy ya diinta la necsiin

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 ปีที่แล้ว

      Xaywaan. Qof hadu deenta kaga baxaya dad marki hore ma aheen qof iman leh.
      Deenta Ilahi miya leh mise Somali?
      Mindha Adiga raba kabaxdo😂

    • @CiiseHaaji765-zl2yn
      @CiiseHaaji765-zl2yn ปีที่แล้ว

      @@blueblue5427 jahil qofka islamka lama necsiyo , saxabiga mucad aya lagu canantay salda marku dadka ku dherayay diidata miya dadka ka fitnaysa aya la dhahy , war gawdha diinta dada ka fitneyay sey cadaysay dada inacsiyay somaliyey diinta islamka dadka haka fitnaynina diintu wa nastexo wa in si dagan dadka gaalada lala hadla galka in la cayo ma fcna war qof diinta nastexdeda itusi ku leh aa caynaysa away caqliga , wan ogahy dadka galoway inay yihn dad galo ah lkn wa in si dagan lola hadla xujadoda way fududahy lkn ya cay lagala hortagin haday raban ha caytaman qof sida cml marka lala hadlayo wa in aqlaqda la ilaliya ilen diinta islamka matalysa muslimku ma aha qof af xun ku hadla ama dadka ceebeya iyaga xuna si dagan lala hadla,rasulku yahuda iyaga xun oo af xun ayu af wangsn ula hadlaye melna kuama talo rasulka oo qof gaal ah la caytamay balse wu wanjin jiray galada dadkan gaalda wa in si dagan oo cilmi iyo caqli ku salaysan lola hadla..

  • @naimahalsomali4895
    @naimahalsomali4895 ปีที่แล้ว +1

    أعوذ بالله من من الشيطان الرجيم للهم لك الحمد والشكر على نعمة الإسلام والمسلمين للهم لك الحمد كما ينبغي لجلال وجهك وعظيم سلطانك الحمدالله🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽📿📿📿📿🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว

    Reer Somaliland maaha wasakhadan taa macatabka sidataana youtuberad af xun oo bilaa xishooday ahayd iyana Somali ma matasho Ha buunbuuninina

  • @ilhaan2863
    @ilhaan2863 ปีที่แล้ว

    Acudi bilaah

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج

    Waar buskudow.kan waxaa noogu fiicneed adoo noo keeno hal fidiyow wacdi aan wax kalabaxno adna ajirkeeda ayaad heli

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g ปีที่แล้ว

    YEE DHIBEE QOFKA MISE DIINTA

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc ปีที่แล้ว +1

    Csw warnagaha iyo nimanaka oo dinta ku cayaara hala ribooda nacalada ilmaha iyo da yarta soobaxayso ayeey lacag kuqaateen inay fasahadiyaan dignin udira halaga fogaado caruutina ubaqa subxanalalaa wacabtoy gabadhaan waxa walba ayeey ka surtoobo iska jira 😡

  • @BisharaAbdull
    @BisharaAbdull 11 หลายเดือนก่อน

    Kabixi

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว

    Tuura Baastarada

  • @BisharaAbdull
    @BisharaAbdull 11 หลายเดือนก่อน

    Mowluuca way kabaxday