SHAADIYO SHARAF IYO ABDIFATAH YARE | BEST ROMANTIC SONG | DHAMEYS JACEEL | 2020 OFFICIAL VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • SOO BOOQO FILASHO STUDIO
    Welcome To Aflaanta Studio
    Home of Somali Music Video
    * Update 24 Hours
    * Quality Videos
    * Reliable Ideas
    If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
    And Check Alert Icon 🔔
    Contact Us What's Up
    +254722258310
    Contact Us Mobile
    +447724113129
    Instagram: @Abdijabar Ali Mohamud
    Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

ความคิดเห็น • 237

  • @farhaankaliif9257
    @farhaankaliif9257 4 ปีที่แล้ว +111

    Ninkii rajaynaayo mustaqbalaka nolol macaan oo sidaan okale like haiitaabto somali qalbigooda in uu wanaagsanyahay ayaa eegayee hamigooda intuu dhan yahay 7 saacadood dhan ayaan dhagaysanaayaa shadiyo iyo samigayga hadana waxaa lamarayaa todobo saac habaynimo

    • @maryanhani9706
      @maryanhani9706 4 ปีที่แล้ว +2

      Nolol diin ka maqan tahay qiimo maleh

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 3 ปีที่แล้ว +1

      Somali ilaahey quluubtooda haka dhigo hal mid ah. Amiin yaa rabi

  • @bidhaanqurax7693
    @bidhaanqurax7693 4 ปีที่แล้ว +223

    Shaadiyo iyo cabdifitax hadaa taageero like hali agmarin

    • @cabdimahadi8795
      @cabdimahadi8795 4 ปีที่แล้ว +2

      Badal khyr qaba ayan RABI ka ga baryay wlo

    • @Somaali215
      @Somaali215 4 ปีที่แล้ว

      AbwaN jacayl wadani ciid mubarag

    • @Somaali215
      @Somaali215 4 ปีที่แล้ว

      Walaashay iyo walaalkay sheer dhaha

    • @hanidek8710
      @hanidek8710 4 ปีที่แล้ว +1

      Allow isku daa shadiyo iyo wllo cabdiftitax isku wara

    • @cumaraxmed470
      @cumaraxmed470 3 ปีที่แล้ว

      @@Somaali215 ĺ

  • @nafisaosman4052
    @nafisaosman4052 4 ปีที่แล้ว +46

    Laamano kastoo isjecel wlhu social media wan uga cabsadaa waayo iskuma waaran
    Alle cadow ga ha idin ka qabto
    Iskuna waaro abid 😘😘😘

    • @ibrahemahmed2571
      @ibrahemahmed2571 4 ปีที่แล้ว

      That true wlhi😍😍

    • @filsanaxmed9471
      @filsanaxmed9471 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa run waxaana ugu wacan mrka laga sii badbadiyo oo ay bataan videoyada ay soo sarayan hdii 15kii cishaba mar la arkayo ama 3 cishaba video way dhami lahayeen lkin dad saacii la joogaba hortagan camerad waa dhib

    • @ShukriAbdirahmaanAfjar
      @ShukriAbdirahmaanAfjar 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax

    • @waawwatasongbksimpleyutheb9340
      @waawwatasongbksimpleyutheb9340 3 ปีที่แล้ว

      Nafiza Isha bill Adam Aya ba halis ah allah ka hayo il cadow inti is jecel

  • @hodanali3000
    @hodanali3000 4 ปีที่แล้ว +81

    Iduceyaa wll inu illahay murdkayga oo mabcasi lahayn isiyo amiin🤲🤲

  • @sahrosheikh487
    @sahrosheikh487 4 ปีที่แล้ว +23

    Eid Mubarak All umada soonaliyeda meel kasto ad joogtan

    • @sacdiyosiman4494
      @sacdiyosiman4494 4 ปีที่แล้ว

      alle haysku kiin daayo isha xaasdkana haka qabto

  • @hoodomahmed5888
    @hoodomahmed5888 4 ปีที่แล้ว +28

    Shadiya iyo abdifatax way xoraysteen muqdisho inta igu racsan like saar

  • @sabrinelmikhalif9364
    @sabrinelmikhalif9364 3 ปีที่แล้ว +2

    2020 ,Desember27 qofkii dawanayow lakta dhac iku zii🤦‍♀️Sanadkan Sanadkiza alle Nbd hanagu Karziiyo Aamin🙋‍♀️

  • @najuuqalbi1663
    @najuuqalbi1663 2 ปีที่แล้ว +1

    Hestaan waaba iska jeclahay lamanaheyga nolol farxad leh ayaan idiin rajeynayaa guleyta shadiya iyo abdifatah❤🖇💐

  • @ismahansky8832
    @ismahansky8832 4 ปีที่แล้ว +12

    shadiyo sharaf iyo Abdi Fatah lamane aan jeclahay ❤❤❤🙏🙏🙏👊👊

  • @yuusufaxmedyuusuf6674
    @yuusufaxmedyuusuf6674 4 ปีที่แล้ว +11

    Esh calaa hees queen tayda iyo boqorkeda waan idin tagera

  • @Foss77
    @Foss77 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalah, great "love" song for lovers who have built a family with affection and great confidence. Wish you my favorite singers all the best...

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah ku waara farxad aan dhamaan best song, I love you guys from London

  • @sadiaibrahim9389
    @sadiaibrahim9389 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilxun idima aragto shadiyo iyo sayigeda ❤❤

  • @cqadirsalad7312
    @cqadirsalad7312 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah abdifitax iyo shadiyo lamanaha isdoortay inolodo weligey Eid Mubarak ķuligeynba yar iyo weynba waxan idin leyahay allaha ikaa xafido

  • @abdifatahabdulahi6578
    @abdifatahabdulahi6578 4 ปีที่แล้ว +4

    waar maanta ana xoreystay ciid mubaarik

  • @hanipea9807
    @hanipea9807 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ilahow iskudaaa oo maxamed wlalo badan siii oo kubii isku gaboba ilahy hakadhigo

  • @MaryanRuunofficial
    @MaryanRuunofficial 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah lamaanaha mugdisho nolaada ❤️

  • @drsifrah8081
    @drsifrah8081 3 ปีที่แล้ว

    Jacaylka dhexdeenna yaal
    Rabbibaa dhaxalkiisa iyo
    Dheeftiisa na siiyayoo
    Dhexdeenna ka beeray ubad🥰
    Ubadku waa naxariis allow ubad baarriyaan ku weydiisanney🤲😘

  • @xidiigtamuqdi3987
    @xidiigtamuqdi3987 4 ปีที่แล้ว +1

    mashalah ciida wanaagsaan ciideeda kale nabaad iyo cafiimad ilahayo nugaarsii amiin

  • @Jeceel
    @Jeceel 4 ปีที่แล้ว +2

    ILLAHOW jeceelka yan la idiinka Cayuumin
    Tageera buuxa idiin ahy
    Viva lamana nimo

  • @fatushabdullahi3961
    @fatushabdullahi3961 4 ปีที่แล้ว +6

    Am the first person , wow intantagereaa abdifatah iyo shadiya

    • @adnaanmohe1290
      @adnaanmohe1290 4 ปีที่แล้ว

      ana adan ku taageeraye kawrn yacni lve dhac so dheh❤

  • @maxamuudqooshe9833
    @maxamuudqooshe9833 4 ปีที่แล้ว +8

    Emotional voices mazhalah cute couple shadiyo sharaf iyo abdifatah yare farxad ku noolada wxan dhaman umadda zomaliyed u leeyahay iiD mubarik farxad iyo reen reen ku ciida dhamantin 🙏♥️

  • @bidhaanqurax7693
    @bidhaanqurax7693 4 ปีที่แล้ว +13

    First coment

    • @nuurodaahir5826
      @nuurodaahir5826 4 ปีที่แล้ว +1

      Oooooooooooooooooooooo9oooooooo8oo8ooo8o8o9o9i

  • @yurubbellamohamed6394
    @yurubbellamohamed6394 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah FAMILKEYGA QURUXDA BADAN alaha IDIN dhowro ISKU wara ABID Thnk you Atlanta dadaalka alaha kuusiyasho Hormar wacan

  • @ahmedyaasir2157
    @ahmedyaasir2157 4 ปีที่แล้ว

    Lamane antageero wee kor uscda
    Idin jecelhay keep giong song macan from hargaysa salan sare

  • @clipsjacayla3115
    @clipsjacayla3115 4 ปีที่แล้ว

    Manch Allah wlhi wxan dagaya marka helo wiilkan is jeclnhy illhy in uu noloshiisa iguh simo aamiin idhaha😢💋😘😘😘

  • @xamdaabdi945
    @xamdaabdi945 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiya iyo Cabdi fadaax lamaane aan taageero allow il xun ka dhowr wll waad mahasanthat heestan waan su gayey

  • @Xilgute
    @Xilgute 4 ปีที่แล้ว +12

    Heesta sow uma eka heesta sucdi oo qaaday musfta karaama

    • @asiyamoha9183
      @asiyamoha9183 4 ปีที่แล้ว +2

      Haaaa markii hore iyadan u hyztay

    • @Xilgute
      @Xilgute 4 ปีที่แล้ว +2

      @@asiyamoha9183 isku laxan waye

    • @fartunali965
      @fartunali965 3 ปีที่แล้ว

      Laxanka ayay isaga egyihiin malaha laxanka mustaf karama leh

  • @FANKAAL
    @FANKAAL 4 ปีที่แล้ว

    Guud Romantic Song thanks bro Abdi Jabaar.

  • @ikraamnuur4079
    @ikraamnuur4079 4 ปีที่แล้ว

    Www cabdi fatax yare iyo marwadisa shadiya sharaf axsan fananiin cod qurux iyo daganan isku darsaday allow isu kiin daa

  • @armaanmodel911
    @armaanmodel911 4 ปีที่แล้ว

    Wow ligen Aflaantanteena
    VIDEOGRAPHER Top

  • @ayaanqali5966
    @ayaanqali5966 4 ปีที่แล้ว

    Zhadiya zharaf iyo abdifatah yare lamaanaha qarniga waan idin taageeraa waana idin jeclahay waliba zaai,d ciid Mubarak aflaanta ztudio horumar wacan💞💞❤❤💗💗💖💖💜💜💘💘😘😘😍😍💕💕

  • @soomaliwayin5972
    @soomaliwayin5972 4 ปีที่แล้ว

    Mash alh waa labo qof oo mar walba farxadi ka muuqa to runti mash alh tabarakalh intii jecel love buran

  • @HARGEISAAWI1122
    @HARGEISAAWI1122 4 ปีที่แล้ว

    Janta Xapip oscar
    Wn ku hzta pro and ziz
    Wee wee dhararo hdaan ku arag
    Farxada wxpa ka dhiman lee
    💟💟💟🤲

  • @queenhamdiina2501
    @queenhamdiina2501 4 ปีที่แล้ว

    Mnshalh abwe abyo kuwii isku waaraa ilhy haidinka yeeelo mcnto waan ku jeclhy mcnto sgadiyo

  • @sumayakhaliifkadie9460
    @sumayakhaliifkadie9460 4 ปีที่แล้ว

    Waaw axsan xidigaha muqdsho sigaaara mhdsndiin teaam aflaanta studio

  • @highrisk7685
    @highrisk7685 4 ปีที่แล้ว

    Jaceylka dhexdeena yaalkalsooni lagu dhisee nacabka dhakafaarsanee waxba u a dhobi karaan 😎💕👩‍❤️‍👨

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 ปีที่แล้ว

    Shadiyo sharaf iyo xajigrda cabdi fitax wada jiro nad gala 😍❤️🎤❤️🎤💍👫👑👸 🌹❤️👪❤️isha cadawga alla idinka hayo family farxada ❤️😍 macalka music kada mustafa karama❤️❤️🌹 dhal fanan ❤️🌹

  • @asiye717
    @asiye717 4 ปีที่แล้ว +13

    Shadiya io abdi fitax hada ragerti like isar ♥️🌡

  • @bintuasha8663
    @bintuasha8663 4 ปีที่แล้ว +3

    Shadiyo abayo nolol warta ayaan ilahay inagii baryaya mcnto qalbi xabxabey

  • @munaindhoofficial234
    @munaindhoofficial234 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan islahaa yaa ugusohoraysiya ayaad sohoraysisay mhdsanid walaal

  • @wehliyeatoosh4039
    @wehliyeatoosh4039 4 ปีที่แล้ว

    Esh calaa hees waa xidigaha ugu shidan muqdisho cfitaah iyo shaadiya shidan

  • @fartuuncabdi439
    @fartuuncabdi439 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxaan sugaa ayaan wadni iyo c/difitaax hesta isla wadaayaan iyo mida shaadiyo dad is raaco intaas nogu so xiji pls

  • @nimcomuse183
    @nimcomuse183 4 ปีที่แล้ว

    heesaha oo dhan soo wada gali dee wlo heestii shaadiyo iyo xaajigeeda ee kale ayan rabaaaye

  • @sihammoha2912
    @sihammoha2912 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw hees ayaad igu toogaten wlhi masha allah lamanaha qarniga horay u socda

  • @zamuadan8070
    @zamuadan8070 4 ปีที่แล้ว

    Lamanaha ujeclhy wlhi lamano somaliyeet hdi ladhaho aad iyo aad nitagera lamanaha jafowga🤣🤣❤️💯🙏🏻💙

  • @suuubebz5644
    @suuubebz5644 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Walashy shadiyo iyo xajigeyda abdifatah ilayhi xaidhin dayo.....nice couples

  • @user-zx7wo6mm6m
    @user-zx7wo6mm6m 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlhi ben kumanan shegina somarbar habo maxaded yare hobal waxa tahay ubax qorox badan habo

  • @fartunxusen2101
    @fartunxusen2101 4 ปีที่แล้ว

    Wow way igu socota heesta mhdsndin sharaf io fitaax yare

  • @HARGEISAAWI1122
    @HARGEISAAWI1122 4 ปีที่แล้ว

    Wan idin wata sacdiyo iyo Abdifatah nacabka wxba uma dhibi karaan wooow 💟💟💟💯💥

  • @ubahhussien3557
    @ubahhussien3557 4 ปีที่แล้ว +3

    Kuwaan ilaaco jeclaa meeqo qof ayaa fiirin haayso war nimcada Alle idin siiyay qarsada oo dadka aanan haaysan ha fasirina

  • @aish_Abdi_mohamed
    @aish_Abdi_mohamed 8 หลายเดือนก่อน

    Fav song 🥺❤

  • @mio629
    @mio629 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaaaaaaah ish calaa hees 🌷🌹💖💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @YahyeSalebanmuse
    @YahyeSalebanmuse 4 ปีที่แล้ว +2

    Wali wxba mahayo aniguye ya ila mida😊😊

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 4 ปีที่แล้ว +4

    𝐄𝐢𝐝 𝐦𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 𝐢𝐨 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐨 𝐧𝐚 𝐚𝐧𝐟𝐚𝐜𝐚𝐲

  • @Inaomer4466
    @Inaomer4466 4 ปีที่แล้ว +3

    shadiyo sharf inta ila aragty
    inay wadato mar kaste
    labiska rer hargaysa 😍😍😍😍
    mxaad su gaysaan like ta ku qabta😁

    • @fartunali965
      @fartunali965 4 ปีที่แล้ว +2

      Anaa kula arkay
      Shaadiyo bacwaneyaasha kuwa ugu quruxda badan bay ayantan danbe xirata oo kuwii rer hargayso u qab eg

  • @ruqiyoiisedahir6981
    @ruqiyoiisedahir6981 4 ปีที่แล้ว +1

    thanks my dears abdifitaax yare &shaadiya sharaf nolol wacan abdifitaax yare

  • @samisfamily5703
    @samisfamily5703 4 ปีที่แล้ว

    Lamahan waxy dib uso noleyen fankii muqdisho inta ila aragty like ta💃

  • @samaranur442
    @samaranur442 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi been mahan Aniga iyo xaajigay miya loo naqaday horta💉❤️😜

  • @maryamomustaph7282
    @maryamomustaph7282 4 ปีที่แล้ว

    hada shadiyo hal mar arki laha waxahy noqon lahd malin an sanado badan xusilha🥰❤️

  • @cumarnuur-fi9dy
    @cumarnuur-fi9dy 7 หลายเดือนก่อน

    Fav song ❤🎉

  • @hindanuura8298
    @hindanuura8298 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi adunka ayan kugu jeclhay lamnaha qarniga shadiya abdifatah❤👑

  • @deqomohamed2092
    @deqomohamed2092 3 ปีที่แล้ว

    Esh calaa hees igadheh

  • @najma8198
    @najma8198 4 ปีที่แล้ว

    Xiddigda xamaar shaadiyo shaarf🌹🌹 iyo xiddidka abdifitaax 🌹🌹👏👏muqdisho 👏👏

  • @niceabiib8950
    @niceabiib8950 4 ปีที่แล้ว +1

    Fatima qalbiga allha kuqaboojiyo midbaariya qoorqaba ally kusiiyo waailmeey wlhi

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ashcsla love Allah ha idin siiyadiyo ha idin xafido♥️🌹

  • @g.khalidahmed6178
    @g.khalidahmed6178 4 ปีที่แล้ว +1

    Fankii muqdisho ilayskiisaa daarmay

  • @nasroshariif834
    @nasroshariif834 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo shariif illahay haku xifdiyo mcnto ina adeertey💋💋💋💋💋♥️❤👌

  • @ramlaaxmed3097
    @ramlaaxmed3097 4 ปีที่แล้ว

    Heestan wxay u egtahay heesta sudci ee uu mustafe karaama qaado ♥️

    • @shaarkeysrk7770
      @shaarkeysrk7770 4 ปีที่แล้ว

      Haa wa sax laxanka heesta ayuu isaga sameey anba wan islahaaa

  • @nagadabdillahi9463
    @nagadabdillahi9463 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Mubarak 🥰🥰🥰

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha idinka hayo hodan cabdiraxman oo kale

  • @abdiazizyare8200
    @abdiazizyare8200 4 ปีที่แล้ว +1

    First miya woow

  • @nasiimyusuf31
    @nasiimyusuf31 4 ปีที่แล้ว +2

    Nabacka dhagafarsan 🤔🤗🤗👍

  • @fadumoabdullahi4819
    @fadumoabdullahi4819 4 ปีที่แล้ว

    Wow Best song iyo Ciid wanagsen ❤️❤️❤️💯💯💯💝💝💝

  • @qadrayussuf6912
    @qadrayussuf6912 4 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak mi pple

  • @wadanigadhabtaa2671
    @wadanigadhabtaa2671 4 ปีที่แล้ว +1

    What asong mustafkaraama🙏1m markedhaafto like🥰isaar

  • @xamsecabdi1612
    @xamsecabdi1612 3 ปีที่แล้ว

    Jacayl ku ha waaro

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo waanba luck garan waayey is dhiubtayaa

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 4 ปีที่แล้ว +2

    Labadan wa tilabsadeen lama qaban karo isku waara

  • @mandeckabdi8958
    @mandeckabdi8958 4 ปีที่แล้ว

    Eid moubarak sxb qali

  • @fathiaabdi2547
    @fathiaabdi2547 4 ปีที่แล้ว

    Shadiya sharaf iyo cabdifataax yare fanaan qaaliya nolow ❤❤❤❤

  • @susharafchenal5079
    @susharafchenal5079 4 ปีที่แล้ว

    Ku raaxeyta hiistiina io jclkiina my fananteeyda nolol qurxbdn idin rajynyaa

  • @muzamilabdulle7578
    @muzamilabdulle7578 4 ปีที่แล้ว +12

    Absolutely episode of the your right sister nice love is an Italian chandelier you are beautiful darling

  • @barwaaqomedia
    @barwaaqomedia 4 ปีที่แล้ว

    Allaah ha kuu boogo dhayo naka gudub wixii tagay

  • @zunduscadey2582
    @zunduscadey2582 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah isku waara lamaanaheygii

  • @saalaxsanaagofficial9452
    @saalaxsanaagofficial9452 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay Dartii Bal Nio Ii Soo Kiciya

  • @sunaritalove992
    @sunaritalove992 4 ปีที่แล้ว +1

    habo mcn allaah ha isku kiin daayo

  • @salmaanbaala7295
    @salmaanbaala7295 4 ปีที่แล้ว +1

    Www hees ika dheh

  • @farhiowarsame8652
    @farhiowarsame8652 4 ปีที่แล้ว

    Heestan waxaya ku quruxoneyta xeebt liido Ina lagu qaado

  • @ceynishamsi820
    @ceynishamsi820 4 ปีที่แล้ว

    Shadiyo iyo c Fitax adaaaan ujclahay 💓

  • @mandeqahmed93
    @mandeqahmed93 4 ปีที่แล้ว

    Basti hees macaan waad ma hadsan tihin

  • @saxarlasaxarla9314
    @saxarlasaxarla9314 4 ปีที่แล้ว

    Qoyskii farxada isku waaraa abid❤❤❤❤

  • @zeyruqadan5502
    @zeyruqadan5502 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo sharafa kamad dal dawshded runtii ❤

  • @somaalishow_2398
    @somaalishow_2398 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw muqaal qurxoon iyo lamaane shidan
    🔥🔥

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 4 ปีที่แล้ว

    Mustafa karama salaan sarw
    Lkni heestan Qaw qaw aa ku jirto clean maha

  • @daacadxasan8173
    @daacadxasan8173 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a lamanha sanadka isku waara

  • @samiiramaxamed1026
    @samiiramaxamed1026 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo abdi fitah keep going❤❤❤❤🙏

  • @ahlamajamac7974
    @ahlamajamac7974 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh lamanahan jecla hees mcn😇❤👏💑👫

  • @ilwadqurux2879
    @ilwadqurux2879 4 ปีที่แล้ว

    Yusuf Xaybaro Iyo Bilkhayr Ahmed Soo Fasax Abdijabarow

  • @ciiisecolow7933
    @ciiisecolow7933 4 ปีที่แล้ว +1

    Shaadiyo sharaf ❤❤❤❤c.fitaax