' Jaadka iyo Tubaakada dalkan soo gasha, ayaa ka badan sonkorta ay cabaan" Sheekh Mustafe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 11

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf 8 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALILAND SOMALIA IYO DJIBOUTI GUUUL SADEXDA WADAN EE SOOMAALI AH❤

  • @SomaSooooda-dm7vs
    @SomaSooooda-dm7vs 8 วันที่ผ่านมา +1

    Daadka waaye inaye ilahaye kaa baqan oo ninka qaadka cuna waa inaa laa takora oo hadu tukan Haye waxaba laga ibsan oo aan logurin oo aan wax laa siin ilahaye waxu yiri malkin kuwa sufahaga haa sinina safiha waxa laa dhaha kuwa malka ku ibasada waxan wqnagsanayeen

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 8 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliyeey maxaa inootala ah reer hebal iyo siyaasad halkaa iga dhig isku doon beeynu saaranahay maxaa inoo tala ah

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 8 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliyeey toosay waad qalibateene this is national security issue

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 8 วันที่ผ่านมา

    Somalidu way dhimantahy. etooopia markaad dhaqtar u tagto dr ku wuxu ku odhnaya qaadka ma cuntaa hadaad dhahdo haa wuxuu odhnayaa iska noqo dawo waxba kuma tarayso. hadii aanad cunina soo dhawow waa lagu daweynayaaye.
    inaga ayaa gacmeheena isku tooganayna😂😂😂

  • @TewodrosBethlehem
    @TewodrosBethlehem 9 วันที่ผ่านมา

    Sadexda wadan ee Djibouti 🇩🇯 somaliland 🇮🇹 iyo somalia 🇸🇴 qaadka ugu badan wxay kasoo ibsadan dalkanaga 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 guul Ethiopia 🇪🇹

    • @Ahlamabdiraxmaaan
      @Ahlamabdiraxmaaan 9 วันที่ผ่านมา

      Hooyada cun

    • @gavenblsn4753
      @gavenblsn4753 9 วันที่ผ่านมา

      Hooyadaa siilkeedi uraayay was. dhiladii kusoo kaadiday nacallaa ku yaal.

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@gavenblsn4753 kkkkk sidaad u cayday ayaan qoslay ilaahay haynaga qabto qadhmuumka darooga inagu baabiyey

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@Ahlamabdiraxmaaan way ina baabisay Ethiopian anigabaa cunay ilaa 50 kg qaad ah sanad ilaahay naga drawee isoo duceen wllo

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 8 วันที่ผ่านมา

      Eey Af Soomaali bartay