Magacaabista Asad Diyaano ma Nacayb & cadaawad Puntlnd lagu burburinaya?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 49

  • @gaaleef
    @gaaleef 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Haddii dawladda xasan sheikh ay daacad katahay. Maxay u magacowdaa oo jagooyin u siisaa inta madaxwaynaha puntland ee lafoortay kasoo horjeedda??????

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    SICIID DENI IS NOT EASY😂❤. ALAYLAHE GOD IYO HALKUU OGAA IN XASAN MOORYAAN IYO XUKUUMADIISU KURIDO PUNTLAND BUU KA HORTEGEY, IYAGIINA JAR KA TUURAY. BOHOLIHII AY U QODAYEEN REER PUNTLAND IYAGAA KU DHACAY MAANTA. MANKA WAXBA JAMACOW HANOOGA DHIGIN MALAA´IG, ISLA KUWII KU BAAQAY PUNTLAND 24 SAAC BAY KU DUMEYSA. OO WELIBA DAGAALO KA GEYSTEY PUNTLAND.
    DADKU WAA WAXGARAD AAN ILOOBIN WIXII DHACAY, IYO WAXA SOCDA.

  • @abdia9872
    @abdia9872 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asad waa Horgal loo adagsado burburinta Puntland hada ka baa loo adagsaday oo million $$ Asad maha qof ka shaqaya danaha Puntland. Xamse iyo Deni waxba iskuma hayn sabaabto ah Xamse waxba ma xukumo ee waa Marxum magac u yaal ah ee waxaa ishayaa waa Xasan xabaalo qotee iyo Deni oo in Soomaaliya dasturka lagu heeshiyeey.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    SIYAASADU MAAHA OROD RASSAS KA RID PUNTLAND. WALAAHAY UU ASAD DHOOCIL DIB DANBE DAB UGA SHIDAYN PUNTLAND.

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asad doqon maahan wa nin dhalinyaro ah aqoon iyo caqli leh jecel gobolkiisa puntland ,qaranka Somalia xil wa ka qaban kara wbt.

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    XASAN DHIIQO WAA NIN WAREERSAN ISKOO KA FAKANYA HADALKII SAID DENI BUU MADDAX DAGSIGA LA GALAY.
    INA DIYAANO JAMACOW XASAN DHIIQO CADOWTANIMO IYO NACEYB PUNTLAND BUU U MAGACAABAY LAKII CID U WAX KA QAADA YAR XAQIIQ

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ASAD NIJAAS WAA DABA DHILIF😂. ADNA NACAYBKA PUNTLAND BAAD U DHIMAN. IN AANU KU CAYNO BAAD GEYDA YAA MUNAAFAQ😡

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkk. Boolisku xaguu ka hawlgali karaa Bakaaraha masoo dhaafee. Magacaabistaasi waa magac u yaal.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    BEENAALE😂. NIJAAS CADAWGA PUNTLAND AH BAAD TAHAY. ALOW SHARKAAGA IYO ISKU DIRKAAGA NA DHAAFI. BAX ULATAG UGAADEENYA XUMAANTAADA

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jamac Aragtida ah Asad oo lamagacabo Ma'ahan mid Deni iyo HSM eey goamiyen Ma'ahan balse waa deeq Rabiga weyn uu bixiyay,Asad In uu noqdo Taliya poliska Somaliyeyd waa fursad u soo hoyaday Somaliya,Midka uu kala waregay xilka waa is ku heyb wadago Dal ehelnimo wadaniyadd,Puntlaand horay iyo Maantaba iyadaa xukummadda jirto soo dhistay,Asad waxa uu qaaday masuliyad Somaliyed dhibatadii isaga Iyo Deni kadhaxeysay waa mid daciif ah,Deni HSM isaga ayaa soo dhisay HSM maal.iyo muruq badan kubixiyay,Sulub maxuu u geystay Puntlaand,Sidas ayaa eey lamid tahay Asad oo xirfad u leh Amniga balse shalaybo musan werarin Doorashadii Puntlaand oo eey u wada tartameyn.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    XASAN TOXOBEY IYO DADKUU MAGACAWDAY WAMAR HAKA TALIYAAN😂. HADA KOLEY DAWLAD UMA HAYSANO. WAXBA DURBA HANAGULA SOO ORDIN NINKII TUU PUNTLAND KA DHIGAY LA WADA OGYAHAY😂. JOOG OO KU EKOW WAMAR BAANU LEENAHAY. ALE NOOMA KAA KEENO😂

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sulub waa dalacey waa sareeye gaas, darajada ha iskama xaasido

  • @WagedGunogedo
    @WagedGunogedo 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wayaa afmaal umbaan maqli jiray
    Kuwa samay naya eebutlaan ladagaalamayaa waxba maqarinayaane maxaad ka asturi lkn waxba kama qaadi karaan e adigu warye indha qaba noqo mise sidii laguug talagalay ha ushaqynin baad leedahay 4.5 inaad kutimid aamin baadleedahay?

  • @seed3966
    @seed3966 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan maxamud weligiiba hamagacaabo kuwa xukuumada puntland kasoo horjeeda xaalkiisu xasan waa nin daad qaaday xunbo cuskeey 👩🏽‍🦯‍➡️👩🏽‍🦯‍➡️👩🏽‍🦯‍➡️👩🏽‍🦯‍➡️👩🏽‍🦯‍➡️👩🏽‍🦯‍➡️👩🏽‍🦯‍➡️👩🏽‍🦯‍➡️

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Congratulations to Asad Diano 🎉🎉

  • @seed3966
    @seed3966 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👉👉👉. Asad diyaano iyo xasan maxamud midna puntland mategi karaan waxba sheegi meyso magacabasiis 👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadku waxay arkaan ma garankartid br waxogay soo feegaar kadib meesh soo fariiso

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkwar dani isma hayaan marxuunka ee waxay ishayaan xasan dhiiqo

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxsodhaweynayo majiro ee. Waa adeehe munaaafaq

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    PUNTLAND HADDII WIIL LA MAGACAABAY UU WAXYEELI KARO MA GAADHEEN 24 ILAA 25 SANO.BALSE MUXUU SAMEYN KARAA INA DIYAANO?

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 14 นาทีที่ผ่านมา

    Jama neef waadoqon ,munaafaq dameer ah

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XASSAN GURGUURTOW GOOJI AMA HA GOOJIN DAYRTA GEELAA LAGUUGU DARIN WALIGAABA WAX MAGCAW WAA INOO TEENDHADII AFISYOONE

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XASSAN GURGUURTOW GOOJI AMA HA GOOJIN DAYRTA GEELAA LAGUUGU DARIN WALIGAABA WAX MAGCAW WAA INOO TEENDHADII AFISYOONE

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka hcaayin ee fikirkaaga ka hadal adoon soo baashaalin unbaad wariye haweysataye agaa war ileen

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer miyi qabiiliiste ah ayaad yahay,askari waa askari sidaa ogow.

  • @dashco396
    @dashco396 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    General ka 14 Sano ka badan uu askari ahaa. Waa wadani. Madaxweyne aa loo wadaa. Deni Ethiopia ha u wacdo.

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa siyaasad cusub oo qorshihiisu Mareekanka u soo dejiyay Somalia ee ma aha wax XSHM. rabitaankiisa ah ama S.Deni diidmadiisa ah sheekadu waa FAD ama HA FADIN .

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheek waxba pland ma bur burinkaro asad iyo deni waa ilma adeer cadawga dhagartiisana waa ka dharagsanyihiin

  • @alihussrin4350
    @alihussrin4350 41 นาทีที่ผ่านมา

    Dadka adiga aya ila caqli xun

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASAD HANAGULA SOO ORDIN EE HORTA SHACABKA XAMAR EE DHIBAN WAX HA U TARO😂. MARKAAS BAANU ARKI NINKUU YAHAY IYO TABARTIISA😂

  • @MohamedAhmedjama-x2v
    @MohamedAhmedjama-x2v 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ama iska Aamusa ama khayr halagu hadlo wllyaalow

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAR BEENAALAAD TAHAY😂 MUNAAFAQADA ISKA DAA. ASAD NIJAAS WAA NINKII LACAGTA XASAN HORAY UGU SIIYEY OO DAGAAL KASOO DHIGAY PUNTLAND.

  • @sahramohamed4931
    @sahramohamed4931 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hhhhh puntland hadday sida uu jilicsan tahay hadda masoo garteen waa wax lagu qoslo in la dhaho puntland lagu burbuuriyo ama burburaysaa wäa hadalada caadowga puntland waxaa sida ku hadaaqa

  • @mohamedabukar9561
    @mohamedabukar9561 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo hadii uusan tagi karin maxaa xilka Loogu dhiibay adeer jareer ama abgaal ama hg ayaa loo magacabi lahaay Waliba police fdr ayuu ka dhigayaa ogow taas

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAAMULKA MUQDISHU EE XALANE LAGASII MAAMULO WUXUU KU JIRAA MAALMIHIISII UGU DANBEEYAY WAANA NAGLACAARI . DANI WAA KHABIIR SIYAASADEED DADKA REER PUNTLAND AYUU TUSAY CADAAWADA IYO XUMAANTA REER XAMARKU U QABAAN SI PRACTICAL AH AYUU U TUSAY

  • @hodanahmedigal4777
    @hodanahmedigal4777 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asad waa caadw qaate dagaal oogje ah oo gacmaha dhiig ku lajiray kol hore iyo wifi horeba oo nagaan qarsoona asagoon iyo kii Maryaha badnaa ee Boqor isku Sheena ahaa last 6 months ay joogeen Muqdisho Puntland na waxba kama qaadi karo hayeeshee runta layskama indho saabi karo adiguna lqabiilayate cuqdad qaba ayaa tahay lian Asadwoo lamagaabay ayaad kahadlkiisa kusoo tuurtay Xamze Abdi Bare oon hadalkiiaa looga baahnayn xalqadan aad uga hadlayso Asad caado qaate!!! Kuligiin adiga asad xamze iyo Xasan ah maxamuudba waxaad aduunka ugu jeclaan lahydeen in puntland ay burburto marka waan ka warqabnaa dhamaantiin waxba kama qaadaysaan hadii loo doorto xilkasta calooshiina ayaan ognahay marna taaktiin iyo tabartiin

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhucuf qabiilista ah inaad tahay wa oga tan kale o aad ku xuntahay waxa weeye inaad taariikhda inkirtid ama ad badashid inte dagaal bu bossaso ka ogay muxu u aqbali waayay inu amarka madaxwaynaha raaco haddi u yahay nin xilkas ah xamse iyo Xassan Gurguurte warkay ku soo dhiiben bad noola imaanaysa

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    PUNTLAND ❤

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ASAD DIYAANO PUNTLAND WAXBA KAMA QAADIKARO MAN BURBURINKARO LAAKIIN WUXUU BURBURINDOONAA CIIDANKA LOO MAGACAABAY

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAAMULKA MUQDISHU EE XALANE LAGASII MAAMULO WUXUU KU JIRAA MAALMIHIISII UGU DANBEEYAY WAANA NAGLACAARI . DANI WAA KHABIIR SIYAASADEED DADKA REER PUNTLAND AYUU TUSAY CADAAWADA IYO XUMAANTA REER XAMARKU U QABAAN SI PRACTICAL AH AYUU U TUSAY

    • @adanxavi8914
      @adanxavi8914 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nacas ayaa tahay dadka reer xamar maku ogyihiin inaad noshahay iyo inaad dh
      imatay ewelbo darood xun oo uqdad qaba baad eheed 😂

  • @johnhennery5780
    @johnhennery5780 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaasad saaqiday

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhuusa weyn Maxa ka gaalay ethiopio aya tahe baasaase

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaad sheegaysid cilmi kuma fadiyaan.
    Waa xaqiiqa in Asad xumaatada puntland loomagacaabay.Adigu ja u shaqaysa .
    Caqli kuma hadlaysid e iska aamus.
    Kii jogey maxa loga qaaday?

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa run taas jamac isgoo og wax walbo ayuu iska indhatiraa anoo ogaadeen ah ayaa og xasan xoolo waa kuxumeys dani wuxuu na diidayaa wadahadal muqda wyo ninkani waa mashruuc dalka iyo dadka soomaaliyeed lagu burburinayo asad waa eey xarami ita heer uulacag kusoqaty tiro maleh balse waxaan kuseexanayaa majeerteen iyo harti intaas waa kacaqli weyn yihiin walaahuu hassan daarood naceb raxaweeyn naceeyb meelku geeyn meeyso inshaaa alaah wuu dhiman ciilkuu qabo wuuladhiman karaa lilaahi iyo laqdabo laqdabadaa dabar gui