Wuxuu akhrinayaa qiso ku dhacday nin saaxibkii ah || Sh Abdirashid Sh Ali Sufi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @naimanalka215
    @naimanalka215 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhoow dar Illahay baan kuujeclahay isoo ducee gabar iska yara xanuunsan baan ahaye Quraan inaa isaartaa jeclaan lahaa lakiin saan kuu helayaanan garanaynin Illahay haku xifdiyo sheikh Abdirashiid.

  • @farhiaahmed9744
    @farhiaahmed9744 ปีที่แล้ว +5

    مَـنْ أحَـبَّ لِـقَـاءَ اللهِ أَحَــبَّ اللهُ لِـقَــاءهُ❤😢

  • @kkkkku88
    @kkkkku88 ปีที่แล้ว +7

    Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว +7

    Allahu Akbar illahow Qalbigena Hanuun Geli

  • @khaalidkhadar7068
    @khaalidkhadar7068 ปีที่แล้ว +2

    Always my favourite sheikh kama dhargo waanadaada

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 ปีที่แล้ว +5

    masha allah wlhi waa qiiro illhw na cafi oo noo naxariiso oo na soo hadee😢

  • @aiderusahmed1312
    @aiderusahmed1312 ปีที่แล้ว +6

    Alaha ku barakeeyo shiikh cabdirashiid

  • @missdeka
    @missdeka ปีที่แล้ว +12

    Alla macaankaas iyo iimaankaas rabbi Raxmaan hana siiyo walaasheen Allaah unaxariisto janaatu naciim😢😢😢

  • @aminacookingandhenna7117
    @aminacookingandhenna7117 ปีที่แล้ว +3

    Masha.allaah tabaaraka laah qof iimaan leh ayow ahaay allaah unaxariisto xaaskiisa janatul firdows allaah kawaraabiyo

  • @aslinur3228
    @aslinur3228 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH akbar maashaa allah

  • @Ss53426
    @Ss53426 ปีที่แล้ว

    Illahay ha unaxariistaa gabadhaa iyo ilmaha dhintayba

  • @queenikran8707
    @queenikran8707 ปีที่แล้ว +25

    My favourite sheikh 😢wish u long life ahead ❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว +4

    Asc yaa shiikhanaa illaaheey hay noo kaa xifdiyo aduun iyo Aakhiraba. Wallahi waa qiso ku cibro qaadaasho mudan . Iimaankaasna uu siin karo qof illaaheey ugo'doomay .Umada illaheey kala nasiib fican..
    Illaaheey ha unaxariisto walaasheenaa muslimada ah .Illaahey lakulankiisa ay jeceshashayna hala kulmiya .Walaahi Mar walba waxaan ku duceystaa illaaheey lakulankiisa .

  • @Mohamedirshad114
    @Mohamedirshad114 ปีที่แล้ว +4

    لاإله الله محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم
    Allow noo siyaadi imaanka Ma Sha Allah tabaraka Allah ❤❤❤

  • @aliosmanelmi6148
    @aliosmanelmi6148 8 หลายเดือนก่อน

    حفظه الله

  • @clraxmaankhadar5980
    @clraxmaankhadar5980 ปีที่แล้ว +7

    Allow Hadaay dhab naga tahay inaan kula kulano agtaada aanu jecelnahay khayr nooga dhig🤲🤲🤲 waatad tiri من احب لقاي أحببت لقاءه

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 ปีที่แล้ว +2

      Dhmmntnb Allaaahuma Aaaameeen yaarab Allooow ducdeeena Nga aqbal

  • @ahlaamabdiaziz9106
    @ahlaamabdiaziz9106 ปีที่แล้ว +1

    حفظه الله ❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 ปีที่แล้ว +4

    Allahuma Ameen

  • @haajaramohammed7368
    @haajaramohammed7368 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabaraka raxman alle iimanka hanoo kordhiyo dhamanten jacaylka allena alle hanagu arsuqo gabadhaana alle ha unxariisto side u jecled ine alla lakulanto alle ha u jeclaado qofka ay ka dhimatayna alle iimankisa iyo nicmada u haysto ha usiyadiyo sheikhana ajar alla haksiiyo cimrigiisa alle habarakeyo wa sheikh anka bartay oo mar walba kashekyea jacaylka alle masha allah🥰

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 ปีที่แล้ว +1

      Alloow ducdena Nga aqbal dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab

  • @abdisalanaxmed8126
    @abdisalanaxmed8126 ปีที่แล้ว

    Aallah ha u naxariistoo Aamiin

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 ปีที่แล้ว

    Ameen Yaa ALLAH 🤲

  • @AyaanTasniim-ks8ec
    @AyaanTasniim-ks8ec ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow diintaada nagu sug😢😢😢

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 ปีที่แล้ว +5

    ❤ allaahu Akber maashaa allaah

  • @khubaybproductoin
    @khubaybproductoin ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว

    Allahuma barik.

  • @UmuDahran72
    @UmuDahran72 9 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢ya rabiyow kulankaga jeclahy nafta iga qad malin aad rali iga tahy

  • @DrsoFatuush
    @DrsoFatuush 11 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @Umayra97
    @Umayra97 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah shekhna allaha ku xifdiyo

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 ปีที่แล้ว

    M.a illahey hana siyo iimankas oo kale.

  • @somaliboy6040
    @somaliboy6040 ปีที่แล้ว +1

    Alaha ku barakeeyo shiikh cabdirashiid

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah,jizakallah khair Sheekheena Qaaliga ah allaha ku barakeeyo anaga Allaha naga dhigo kuwo jecel la kunalka Khaaligu Raxnaan

  • @safiyaqurux578
    @safiyaqurux578 ปีที่แล้ว

    Alhu akabar

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 ปีที่แล้ว +1

    sheekh inaad maherkgy jogto jclhy i.a

  • @aminayasin102
    @aminayasin102 ปีที่แล้ว

    Masha allh Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว

    Jazaakallahu kheyran

  • @ahmedjamac8303
    @ahmedjamac8303 ปีที่แล้ว +2

    Sheekha ixtiraama oo magaciisa sheega

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว +1

      kan laga shekeenayaa???

    • @shaxshaxlowgaxafada
      @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว

      Dhago malihid miya sheekha magaciisaa waa lashegee Adiga Xagee ku Xanunayso

  • @youngblood6606
    @youngblood6606 ปีที่แล้ว +1

    3:00 😂😂😂😂😂

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar ปีที่แล้ว

    ALLAHU AKBAR ❤

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar ปีที่แล้ว

    MANSHALLAH

  • @drsaidosman5098
    @drsaidosman5098 ปีที่แล้ว

    Waxaa jecelahay in aan sheikh cabdirasshiid in aan noqdo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +1

    AMiiN.AMiiN.AMiiN

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +1

    doqoneey maa ii malaysay.qiimobadantaan yaawaaye.

  • @youngblood6606
    @youngblood6606 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂 he say the sheikh who send me the chat talks 2 much 😂😂😂😂😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Leeeeee ttttttttt Tanaaa yartaanaa dhankayga who, yaaawaaye qiimobadan dumaroo khayrbadan yarta ooridumaroo bahyareeeey bahyareey.