ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

JACELKA DHABTA AH WUU RAAGA■SHORT FILM BY MIZBAH OFFICIAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มี.ค. 2020

ความคิดเห็น • 170

  • @abdullyare7571
    @abdullyare7571 4 ปีที่แล้ว +10

    Filim oo xasus dheer igaliyey wlaai 😭😭😭😭😭 keep going asxabey

  • @kzfamilychanell7280
    @kzfamilychanell7280 4 ปีที่แล้ว +10

    Filinkaan dib ugu noqda
    Waa khalad sidaad usamatseen
    Labada qof ee taleefanka kuwada hadlaya,
    waxaan islahayn ayay kuwada hadlayaan,
    Gabadha taleefanka wayjartay
    Wiilkana hadalka wuusiiwadaa.

  • @aishappe2575
    @aishappe2575 4 ปีที่แล้ว +11

    Whi tan anigey iqabsatey ayado run ah😢

  • @mohazdiinym7866
    @mohazdiinym7866 4 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah Lov you Gyz keep up Alwyz 💞💞💞👈

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 4 ปีที่แล้ว +10

    Falan misbaax iyo qaliif filinkaan musal kadhiga qaybo kale dara ilaa guur ha gaaro isla ciwaanka sheekadaan noo dheereeya fadlan pleac pleac pleac

  • @najmabahar19
    @najmabahar19 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤😥😥woow i like wlhi waan ilimeyay runtiii😥😥❤❤

  • @yuusufmaxamed92
    @yuusufmaxamed92 4 ปีที่แล้ว +10

    Anigu hore umaaan daawan jirin filimaanta yuu lkn waan ka helay kooxda mizbah iyo amiiin.yuusuf

  • @mohedshakir2901
    @mohedshakir2901 4 ปีที่แล้ว +20

    Lkn naagtii saas igu samaysay way igu soo laabatay iyadoo la soo furay anigu lkn waqtigaa reer baan yeeshay markay igu ful oysayna waan la yaabay kabacdi jawaab gaaban uun baan siiyay waxaan furay mobilekayga ka dib sawir baan tusay waxay wa ayo markaasaan ku waa xaaskayga iyo wiil ay iidhashay oo hal sano jira ka bacdina way u qaadan waysay anna maxaan u qaban karaa waan ka dhaqaajiyay waayo maalintay iyadu igu daadisay tay igu dhigtay walaahi calool xumadiii ay i dhaxalsiisay ilaa hadda maan ilaawin asxaabta waxaan ahay nin qisadani mizbaax ay jilayso ay ku dhacday

    • @zuuriabdirahmaan1475
      @zuuriabdirahmaan1475 4 ปีที่แล้ว +1

      Moh'ed wll nabzi ayaad heshay ilaaayhakuu barakeeyo reerkaaga

  • @muniramohamed4351
    @muniramohamed4351 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow that a video keep going guys 👍

  • @suleysuley3510
    @suleysuley3510 4 ปีที่แล้ว +1

    Good job khalif and mizbah

  • @shugrimohamuud7368
    @shugrimohamuud7368 4 ปีที่แล้ว

    WII qli mizbax is da kuwad

  • @mohammedadem7879
    @mohammedadem7879 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi mizbah and khaliif they are my heroes reall actors and this is the absolute possible

  • @fooscali591
    @fooscali591 2 ปีที่แล้ว

    Waw waan ka helay jiliinkiina

  • @Hadibalad
    @Hadibalad 4 ปีที่แล้ว +2

    Cunugtaaan jilitaankeyda waa top 🔝 💯💯💯

  • @abdirashidtifow4531
    @abdirashidtifow4531 4 ปีที่แล้ว +6

    Wht nice move❤

  • @azhaarhassan6107
    @azhaarhassan6107 4 ปีที่แล้ว +7

    Edaday been haka sheegin qofna kuguma Darin misbaax😅😅😅😅😅😅

  • @abdaasiis8894
    @abdaasiis8894 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waan ilmeeyeey sidey ujileen baa iigadaran!!!!!!

  • @karimmoustapha1494
    @karimmoustapha1494 4 ปีที่แล้ว +1

    Mizbah first beautiful machallah

  • @samsamyusuf7183
    @samsamyusuf7183 4 ปีที่แล้ว +1

    Mocha Allah mocha Allah kooxda You official keep going

  • @alikhersomo7267
    @alikhersomo7267 4 ปีที่แล้ว +7

    It touch my feelings
    I remember my past 😪

  • @habonomar8211
    @habonomar8211 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah mizbah I love you mysisters❤️❤️❤️❤️❤️

    • @abdikadirnikelyrics419
      @abdikadirnikelyrics419 4 ปีที่แล้ว +1

      Habon wll Subscribe Igu sharaf cawa walaley

    • @sakiyare6146
      @sakiyare6146 4 ปีที่แล้ว

      .....

    • @sakiyare6146
      @sakiyare6146 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc quruxey xage Bal thro and the same way that are not ♥️🎎

  • @zakariaadam-1445
    @zakariaadam-1445 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah
    Film Kan waiga gadanyahy
    Nio
    ♥️♥️♥️

  • @asiyoahmed3204
    @asiyoahmed3204 3 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa Mis Soor QapTaa aaskiriin KuMa Lahoo

  • @jamalmohamed2527
    @jamalmohamed2527 4 ปีที่แล้ว +1

    well done move forward. Mizbah ina abti muna ha la iigu sheego waan jecelahaye

  • @Samir-ns7ft
    @Samir-ns7ft 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah mizbaax beautiful 😍😍😍

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waaw kilib kaan waaiga gadan yahay walaahi waadhabaan umaleeyi

  • @abdirahmanmoalim9259
    @abdirahmanmoalim9259 4 ปีที่แล้ว +2

    Hor mar wacan sii soco taa lanti fican ayaa leeydahay

  • @cumarcali6916
    @cumarcali6916 4 ปีที่แล้ว +2

    Mizbax jilitaanka kuwacana

  • @abdirahmanmohamed5632
    @abdirahmanmohamed5632 4 ปีที่แล้ว +2

    True love is not worth dollars or dinners but the reality is the outcome of this film believe it or not 👍👍👍

  • @maryanadan3010
    @maryanadan3010 4 ปีที่แล้ว +2

    Mmashallah mizbax qurx💓💓💕💕💓👑👑👑🔥🔥😘😘😘💋💋💋

  • @yahyayusufali2346
    @yahyayusufali2346 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa markii iku horaysay ee an dareemay qiiro xaqiqdii qalbika Ayaa ikilgilmay 😢😢😢

  • @abdinormohadinabdulle9228
    @abdinormohadinabdulle9228 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a wan idin taageeraa keep going farxd ku waara

  • @MultiPublic
    @MultiPublic 4 ปีที่แล้ว +1

    Abooy mar hore xgeeh ku mqnayd
    Wrkiina waaa iguh socdaah 💞💞

  • @bahjocadey9695
    @bahjocadey9695 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha aalh sister hore usoco qaali

  • @shukrixasanosman718
    @shukrixasanosman718 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaaAllah hormar wacan huno qurux

  • @saharosaharo6372
    @saharosaharo6372 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah ilove you my walashay❤️💓💋

  • @yassinahmed2705
    @yassinahmed2705 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah, waan ka helay qaabka aad u jisheen.

  • @mohame9528
    @mohame9528 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my sister misbax ❤❤❤👌👌

  • @sharmarkeali2915
    @sharmarkeali2915 4 ปีที่แล้ว +5

    This is emotional 😭😭
    Good sh*t 🤩🤩

    • @aadamjamaljesto5535
      @aadamjamaljesto5535 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah www good jecel kan waigaga danyahy runtii horoy usocda

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 4 ปีที่แล้ว +1

    Anaa wlhi cadi u ilmeeyay

  • @gaarebouyofficial6644
    @gaarebouyofficial6644 4 ปีที่แล้ว +1

    Mizbahdeyda caashaqa 💋💓💑mydream qween👰

  • @abdulahiqasim9953
    @abdulahiqasim9953 ปีที่แล้ว

    Mizbah aniga waaye qofka sida dhabta kuujecel

  • @Mohamed-nh1gk
    @Mohamed-nh1gk 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah mizbax Cadey dhoola cadeyntaada jeclahay❤🙏

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 4 ปีที่แล้ว

    Nice waan kahelay inoo soo badiya

  • @abdulahiqasim9953
    @abdulahiqasim9953 ปีที่แล้ว

    Mizbah wiilka saan maxaa ugugalee miskiin

  • @rushka6527
    @rushka6527 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah guys keep going

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 ปีที่แล้ว

    Nolosha way so jabtaa

  • @abdirahmanmahamed1022
    @abdirahmanmahamed1022 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah misbax

  • @mohamedhassanhassan1385
    @mohamedhassanhassan1385 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah misbah

  • @johncena-xn6st
    @johncena-xn6st 3 ปีที่แล้ว

    Waqtiga malma xun ayuu ku qariyaa💟

  • @ahmedkorane2906
    @ahmedkorane2906 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi waoye Ben haumalenin khalif

  • @asmaahmed2336
    @asmaahmed2336 4 ปีที่แล้ว

    Kippp gogin my sister

  • @abdimohamed3163
    @abdimohamed3163 4 ปีที่แล้ว

    Adikow koor diyar ookoahen
    Haa jaclani gabadh

  • @doctormorioofficial7679
    @doctormorioofficial7679 4 ปีที่แล้ว +1

    Mizbaah adunkan jogo dumarka wax kaqayaN0 bdn ama ka ben..bdN mlxn....ilhy ha nii so hanuniy0 runtiiii....inkst0 waxn film iska blse wa metaal....sida gabadha u ben bdn yihin ama uqiyaaM badn yihiiiN ayan example kaqadani

  • @moha6321
    @moha6321 3 ปีที่แล้ว

    Ma ashalah team mizbax

  • @aishappe2575
    @aishappe2575 4 ปีที่แล้ว +9

    Lakine aniga ima so lawan 😢

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed ปีที่แล้ว

    Hada waa film balse waxaa run ah inay saan malin kasto kadhacdo bulshadena dhexdeeda it,s sad

  • @mustafasaid3356
    @mustafasaid3356 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah true walhiii Nice one appreciate your great and supper idea

  • @amiiraali8239
    @amiiraali8239 4 ปีที่แล้ว +1

    Koop going

  • @liyoza3852
    @liyoza3852 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw ish cala jacel waxkale qalbigeyda ayaad dagtan guuul wacan ruwaayad kale kamac halasameyo

  • @cabdifitax9904
    @cabdifitax9904 4 ปีที่แล้ว

    M.a allh mizbaah ilove you mysister

  • @mohamedcabdikariim2646
    @mohamedcabdikariim2646 4 ปีที่แล้ว +1

    Muzbax waan kugu hystaa my baby and khalif my friend

  • @faqrudiinmedia8539
    @faqrudiinmedia8539 4 ปีที่แล้ว

    Mashll quraleyda keep going wakutagera

  • @mohamedaxmed828
    @mohamedaxmed828 4 ปีที่แล้ว

    Waliga qof bila adama naftad Ha uwada Hibeyn wayo qofku wabila aadam lasoco sxb qalia

  • @SalahAhmed-le8sp
    @SalahAhmed-le8sp 4 ปีที่แล้ว

    Go forward pro and sister

  • @gmcofficialchanel2740
    @gmcofficialchanel2740 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rajeyna mizba filinka kale inaan kula jilo balse adiga warka sugaa

  • @munnamoha7831
    @munnamoha7831 4 ปีที่แล้ว

    Keep going 😗

  • @nabiiljaylaani3148
    @nabiiljaylaani3148 4 ปีที่แล้ว

    Midaan Aniga wey igu dhacday walina waan sugaya jecylkega insha allah lkn uma malenayo midaa inay dhaceyso Qaliif Aad baan kuu tageraa pro mizbah Adne sidoo kle sister marka horey usocda wllaha qaaliga ah anaan idinku soo biiro waan jeclan lahaa my wlllahyga

  • @aamiinalihassan1675
    @aamiinalihassan1675 4 ปีที่แล้ว

    zup xaanalaah alaah lacapzada gapadha alaah kapoqo zupxaanalaah ilaahey hanizoohadeeyo wlaalyaal

  • @Madadaaliye.
    @Madadaaliye. 4 ปีที่แล้ว +3

    Asxaabta misbaha iyo yuu offical
    Waxan jogo canada hadan talo idinsiiyo muuqaalada aad marwaliba sodhigeysan joojiya ,
    Waxaka wanagsan muuqal aad juhdi galiseen isbuuc ana 2laba isbuuc sodiyarisen keentaan waayo macno masameyneyso ina 24saac 4afar muuqaal sodhigto

  • @fartuunmahamed9072
    @fartuunmahamed9072 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan kahelay jiladada misbah

  • @gkmanze1239
    @gkmanze1239 3 ปีที่แล้ว

    Waaa niwata misbax family

  • @user-tq3sy8np2b
    @user-tq3sy8np2b 5 หลายเดือนก่อน

  • @mohedshakir2901
    @mohedshakir2901 4 ปีที่แล้ว

    Sheekadani anigay igu socotaaba tanoo kale way igu dhacday run ahaantii waqtiga tagayaw salaama sxbyaal xaalladdaa waxa ka dabaalan nin rageed kaliya walaahi

  • @mediaonelive6702
    @mediaonelive6702 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhu wasakh badana wajigeeda lalabada ah iyo afka sida Kala ah akhas

  • @laysaanharuun6750
    @laysaanharuun6750 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw

  • @sharafqaliif9383
    @sharafqaliif9383 4 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤👌

  • @daadirofficial4243
    @daadirofficial4243 4 ปีที่แล้ว +2

    Musbaax maxa dhacay wajiga kob miyaad ku garaacday

  • @saidlibanali3526
    @saidlibanali3526 4 ปีที่แล้ว

    Waa kutagersanahay bella

  • @abdiraqibhassancadedrawing7786
    @abdiraqibhassancadedrawing7786 4 ปีที่แล้ว

    Situation like this nimepitia na mumenisaidia tnx asxabta

  • @deeqosaladxassan8325
    @deeqosaladxassan8325 4 ปีที่แล้ว

    Team misbaax keep going

  • @mayoung9901
    @mayoung9901 4 ปีที่แล้ว

    Keep it up guys

  • @kiinmahammed5867
    @kiinmahammed5867 2 ปีที่แล้ว

    Sxb nin ajaniib ah kurkaga Yuna tabanin iskailali

  • @cabdifitax9904
    @cabdifitax9904 4 ปีที่แล้ว

    Waxan kuujeenaa inaa hamigaaga heerka gaarto keep goin

  • @sulubfilms4374
    @sulubfilms4374 4 ปีที่แล้ว

    Team MiSbah Horumar wcn,Waa iga Gadanyahy Short Film👏👏👏

  • @omarhassan9028
    @omarhassan9028 4 ปีที่แล้ว +1

    Hora waxa ladahay firi qaf kujacel ee hafirinin qaf as adi jaceshhy wayo qof kujacel kalix aya farhad kusini kara sidan an filayo

  • @fatxiofficial3208
    @fatxiofficial3208 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan oyaaay wlhi jcylka anuuba i hayaaaa😭😭😢

  • @muuminsaid8160
    @muuminsaid8160 4 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢 wlhi waa dhibato hawshan ay gabdhuhu ku jiran

  • @kaka.8298
    @kaka.8298 4 ปีที่แล้ว

    Wan la dhacay qabaka u jilesan fimlkan hure u sacad

  • @abdirahmanhassan5170
    @abdirahmanhassan5170 4 ปีที่แล้ว

    masha.alh waa ruwaayad aan ka helay horay usoco

    • @abdikadirnikelyrics419
      @abdikadirnikelyrics419 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe ii Saar bro

    • @awjaamac4759
      @awjaamac4759 4 ปีที่แล้ว

      Misbah qaab jiliinkaada wu fcnyahy lkn yarkaan atooraha ah hadad helysaan qof booskiisa gala raadsada
      Runti malahn qaab jiliiiin io waliba soojiidasho midna waa IGA talo intaas YUU TEAM

  • @libanclaahi2915
    @libanclaahi2915 2 ปีที่แล้ว

    Waba

  • @kaafiyagobaadofficial4232
    @kaafiyagobaadofficial4232 4 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkk Aqaaas wxn filin miya reer somalilaned filinkay madalaan cid gadhi karta ma jirdo 😄😄😄😄

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 4 ปีที่แล้ว

    Ya Allah, iyadho jilitan aytahay, lakin markan arko jacel lagu cayarayo, wadnaha aya ixanunaya, runti jacel waan udabac sanahay

  • @hassanabdikadir7051
    @hassanabdikadir7051 4 ปีที่แล้ว

    hhhh dayaaradu saranyahay ku qoslay

  • @xanafyare496
    @xanafyare496 4 ปีที่แล้ว

    Jacayl adag waa isoo marry

  • @usamecabdi5993
    @usamecabdi5993 4 ปีที่แล้ว

    Misabax hore usco abaayo

  • @narsacanbdilahi961
    @narsacanbdilahi961 4 ปีที่แล้ว

    Ax ax😭😭

  • @faadilahmed2455
    @faadilahmed2455 4 ปีที่แล้ว

    It's great

  • @ahmedkalgacal1411
    @ahmedkalgacal1411 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow musbax oohinta ayeey kuqurux bdn tahay hhh🤣🤣🤣

  • @amiirqorane3764
    @amiirqorane3764 4 ปีที่แล้ว

    Team shidan a tihin