#farxiyotawakal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 94

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 10 วันที่ผ่านมา +6

    Allah wllo cimran haku boga dhalo istiqfarso saliganabiga akhri sallalu calehi wasalam

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 10 วันที่ผ่านมา

      allah haku boga dhayo wllo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 10 วันที่ผ่านมา +3

    Gabadha rabi ha u naxariisto Cimraan gabadhu way kuu samirtay oo wax badan bay ku sugaysay reer fiicana way dhaleen oo adoon waxba haysan ku yiri waan ku siinay laakiin adigii baa ka gaabiyay waxaa la rabay inaad shaqaysato hadana ilaahay intaad isku xirtid wixii hore ka gudub oo shaqayso 2014 waa xili aad u fog horay u soco gabar dambe hadaad heshidna ha is raacin qofka la isma raaciyo jecaylka qof bi’aadam ah waa inaad xad u yesshaa ilaahay hakuu gargaaro.

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 10 วันที่ผ่านมา +6

    Wiilkaas 🎉waxan kula talinayaa naftisa iyo ciyaalka uudhali dono darteed shayso balwada yaree🎉jacalkuna wuu iman donaa inshallah meshana kahajir gabadhasna alaha u naxariisto hooyo wacan ayaa dhashay qalbiga alaha uqabijiyo😢

  • @haawomohamed-jx9sm
    @haawomohamed-jx9sm 10 วันที่ผ่านมา +4

    Wa qiso xanun badan runtii ilahay haunaxariisto gabadhii dhimatay isagana qalbiga alle hauqaboojiyo gabar wanagsan allha siiyo

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 10 วันที่ผ่านมา +1

    Cimraan habadiyo Astiiqfarta iyo laaxawla wallaaquwata illaabillaah iyo saliiga nabiiga Scw ❤❤❤

  • @Xabiiboibraahim-em8ys
    @Xabiiboibraahim-em8ys 2 วันที่ผ่านมา

    Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin yaarabi

  • @nooriyahassan5506
    @nooriyahassan5506 10 วันที่ผ่านมา +1

    Asc cimran waxaan dihi lahy marxumada Allah unaxristo janatul firdowsa al aclaa ugu bishareyo midikale wax calaf iskumalehen intaas oo mtixan waxaad umareyso illahey qurankisa ayuu kushegey wacasaa antakrahuu sheyan wahuwa kheirulakum wacaa antuxibui sheyan wahuwa sharun lakum kheir kugu majirin marka iska cafi adna illahey qalbiga haku qabojiyo Allahuma amiin amiin amiin abayo farhiyo tawakal adbad umahadsantahy cimran wankusalamey

  • @saladaawed6283
    @saladaawed6283 9 วันที่ผ่านมา +2

    Maansha Allaah habo sheekadan waa murugo.jecelkana waa jiraa Cilmiboodhari waa kii yiri Caashaqa haween waa horaa caadil soo rogaye. Aamiin dhalinyada waa i la caawiyo waa in la aas aaso meelo laga caawiyo dhalinyada aan garabka haysan waa islaanimada. Hadii aanu wiilku masuulnoqon karina waa inuu iska soomaan.ilaa ilaahay irid u furaayo qof biniaadana layskuma haleeyo.waa k xumahay in uu saaxiibkii been u sheego waa lugooyey subxaana laah

  • @malyuunmaanka586
    @malyuunmaanka586 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhi waa xanun alle ha ku siyo gabar wanagsan l.a

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 10 วันที่ผ่านมา

    Wcs farxiya xbbti Allah ha u qaboojiyo qalbiga cimraan gabar wanagsan Allah ha siiyo

  • @xaawopuntlander7169
    @xaawopuntlander7169 10 วันที่ผ่านมา +14

    Team farxiya tawakal salaama ❤berhyahan waa maqnaaye shekoyin badan ii dagsan manta dhagysan raba qadka iga go aya😂😂😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 10 วันที่ผ่านมา +6

      Meqa sheeko kudhaftay ani waligey hal xataa ima dhafin😂😂

    • @xaawopuntlander7169
      @xaawopuntlander7169 10 วันที่ผ่านมา +4

      @@Gosha-rercarale wlhi ima dhafan ee mashquul.galay beryhan 5 sheeko isugeesa hda daawan rabaa khadka iga go.aya.mar dhow waa.ii dajidanyihiin

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 10 วันที่ผ่านมา

      @@xaawopuntlander7169 haaa

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 10 วันที่ผ่านมา +1

      Dhageysi wacan 😂😂

    • @IkraanAbdi-v1r
      @IkraanAbdi-v1r 9 วันที่ผ่านมา

      Iney ibadate saan ujeclhy leee 😂😂 shaqada kuqabsana kolba mid damesana habo Farxiyo illahy hanodaayo ❤️

  • @xaawopuntlander7169
    @xaawopuntlander7169 10 วันที่ผ่านมา +3

    Ax qalpiga ilahow unxriiiso gabadha yaa rabii qalbigana ilaahow u qabooji wiilkas

  • @ayshamohamed4254
    @ayshamohamed4254 8 วันที่ผ่านมา

    Qalbiga ilahay haku qabojiyo cimran farash kher qabana ialahay haku furo

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 10 วันที่ผ่านมา +3

    Cimraan Alla qalpiga ha ku qapojiyo Digriga padi cimraan saliga napiga scw scw padi

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir 10 วันที่ผ่านมา +4

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer

  • @BakarXaajiganeey
    @BakarXaajiganeey 10 วันที่ผ่านมา +4

    Allaha qalbiga u qawojiyo wankanaxay runti

  • @FarduusMohamud
    @FarduusMohamud 10 วันที่ผ่านมา

    Amiin hbo alle hauqaboojiyo cimraan

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 10 วันที่ผ่านมา +3

    Wcs maamii mahadsanid horta Aniga waxan leeyahay sheekadu waa qalbi taabad qofka haduu mar tegay looma laabto inkasto qorneed wlhi🥹Aniga hodan ahaan jacaylka Waan aminsanhy Lkn marba qof haduu tegay waa siduu u tegay qalbiga inuu kaga dheelo sidii hore ku noqon waa waajib qofkas qofkagi hore cml ma noqonayo somaliya horay u dhahday mar idegi allaha dego mar labad idegana anees degay marka qof marba hadii lagugu diri karo waa ku daayy allaha qalbiga hakuu dhowro wll Lkn isku day inaa aroostid wax uun hakaa haraane😍

  • @LayloCabdixirsi-sb1qm
    @LayloCabdixirsi-sb1qm 9 วันที่ผ่านมา +1

    Qalbiga alle hakuu qaboojiyo

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 10 วันที่ผ่านมา +14

    Sorry.cimran waa qiso xanun badan gabdhas ilahy how naxaristo😢😢😢

  • @nasteexobashiir5811
    @nasteexobashiir5811 8 วันที่ผ่านมา

    Rer farxiyo tawakal Hal gabar oo wanagsan iska soo saara cimraan alle ha kuu qaboojiyo 😢😢❤

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 10 วันที่ผ่านมา

    Alle haunxristo gbdha wiilkas ilhy qalbiga hauqabojiyo 😢 ilhy ha siiyo guur xalal ah iyo xoolo alal ah

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 10 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh hoyo ficn ahed 🎉🎉❤😮

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 10 วันที่ผ่านมา +1

    GabadhA alaha ubaxariisto

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 8 วันที่ผ่านมา +1

    qof dartii in qof isku baxdilo oo nola shiisa galaafto waa qalad alle xagisa ayaa lonoqda istiqfarta iyo saliga nabiga labad sadaa

  • @CaashoYuusuf-c8m
    @CaashoYuusuf-c8m 2 วันที่ผ่านมา

    Amiin yarabii 🤲

  • @FaadumoMahamuud-mw5tu
    @FaadumoMahamuud-mw5tu 9 วันที่ผ่านมา

    aamiin aamiin aamiin yarabi🤲🤲🤲

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wiilka qolka ku xiran oo farxiya asaxaabteeda wax ii waydii leh waxaan oran adoo caafimaad qaba oo wiil dhalin yaro ah weligaa haka sugin inuu qof wax kuu qabto xataa wixii aad baratay hadaad shaqo ku wayday shaqa kale raadi ilaahow makhaayadaha cuntada ka kari xataa sababtoo ah hadaad qof sugtid weligaa horay uuma soconaysid dhidid kaaga wax ka fiican maleh waana iga talo walaalnimo in shaa allaah waxaan rajayn inaad qoraalkaan aragtid

  • @halimaahmed6710
    @halimaahmed6710 8 วันที่ผ่านมา +1

    Illhay ha u naxariisto marxumada Cimran illhay faraj kheyr qabo Allaha u kaso run ahatii wa qiso xanun bdn walahi Subahan’Allah calaf ayaa jiro calaf ay isku la hay sorry walahi 😢. Ninka raga ah uma wanagsana ciil axay aax…. Ameen Yaa Allah 🤲🏾🤲🏾

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah sister farxiyo ❤❤

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 10 วันที่ผ่านมา +1

    Bedel qeer qabo inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BakarXaajiganeey
    @BakarXaajiganeey 10 วันที่ผ่านมา +5

    Farxiyo abayo wilkas qalbada alle hauqawojiyo tankale shekadisa intasbis meku egtahy😢

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy 10 วันที่ผ่านมา +3

    Qadar dhacy canan ma lehe❤❤

  • @rodajamayusuf6282
    @rodajamayusuf6282 8 วันที่ผ่านมา

    Amiin amiin

  • @FilsanMohamed-d3t
    @FilsanMohamed-d3t 5 วันที่ผ่านมา

    Amiin Aamiin

  • @najmaabdi3685
    @najmaabdi3685 7 วันที่ผ่านมา +2

    Qisadan qiso u eg ayaa wiil zhp nahay oo reer hargeisa iga sheekeyey lkn gabadha wanooshay azna zida wiilka logalay u gashay ka arooztay kuzoo lapatay 😢

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allah unaxariisto😢😢😢

  • @FartunAhmedUmuzakir
    @FartunAhmedUmuzakir 10 วันที่ผ่านมา +10

    Amiin yarabi

    • @diiriyefaadumo5587
      @diiriyefaadumo5587 10 วันที่ผ่านมา +2

      ❤❤❤😅😊😊🎉🎉🎉

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 8 วันที่ผ่านมา

    Alle haw naxariiso gabadha

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 10 วันที่ผ่านมา +2

    Wsc abayo ax. Alle qalbiga ha uqa booojiyo amìin 😢😢 wlashena alle ha una xariisto aamiiiiin farxiyay wiilkas dhalin yarada ah wan caawin karnaaaaa walhi manta wa adun birise waa waa aqiro oo marka team farxiyo hadan nahey hadan isku deyno wax un wan sameyn karna hayaraado habadnaaayo walhi wakan kean shaqo la aan allow wadan kena amuuri hiisa noo hagaa ji amiiiin😢😢😢

  • @samiyamahamed8080
    @samiyamahamed8080 9 วันที่ผ่านมา

    Alla how naxaristo

  • @maidaabdinor7597
    @maidaabdinor7597 10 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs❤

  • @Haakimka
    @Haakimka 9 วันที่ผ่านมา

    Ilaahy haku qaboojiyo qalpigag wllkey

  • @Mlgfdgli824
    @Mlgfdgli824 10 วันที่ผ่านมา +3

    Barnaa mishka umushi aawday
    Farxiyo

    • @FarxiyoTawakal
      @FarxiyoTawakal  9 วันที่ผ่านมา

      Maata ayaan sodhigay qaali

  • @Sacdieee12
    @Sacdieee12 9 วันที่ผ่านมา

    Allah yarahmah😢qadareey eheed

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 10 วันที่ผ่านมา +1

    Qalbiga ha uqaboojiyo

  • @NimcaHilowle-i7q
    @NimcaHilowle-i7q 10 วันที่ผ่านมา +1

    Jeclko wa xanun 😢😢

  • @FaadumoMohamed-wv5qh
    @FaadumoMohamed-wv5qh 10 วันที่ผ่านมา +3

    Weligey maantaan usoo horeeyey

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 9 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay qalipga hakuuqapoojiyoo😭😭😭

  • @maryama55
    @maryama55 7 วันที่ผ่านมา

    Marwo saalixad ah allah haku siiyo iska guurso awlaad bari ah haquusan horey usoco😢

  • @HiboJamac-h3w
    @HiboJamac-h3w 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allha qalbi haw qabojo😢😢

  • @fadmaqaali4373
    @fadmaqaali4373 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤love you 🎉🎉🎉🎉

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 10 วันที่ผ่านมา +10

    Shekadan putln pay ka dhacdy

  • @saladaawed6283
    @saladaawed6283 9 วันที่ผ่านมา

    Waase qadar ilaah

  • @ShukriMaxamed-j3f
    @ShukriMaxamed-j3f 10 วันที่ผ่านมา

    Aamiin. Ale hawnaxariisto

  • @NawalHussein-m3p
    @NawalHussein-m3p 10 วันที่ผ่านมา

    aamiin yarabi

  • @SacdiyoMohamed-gg1hu
    @SacdiyoMohamed-gg1hu 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs farxiyo abyo

  • @sahraidle6090
    @sahraidle6090 10 วันที่ผ่านมา

    Asc Allah kamasaxu waxi horey noluljadida

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wsc

  • @canababdulahi
    @canababdulahi 10 วันที่ผ่านมา

    Alle ha u naxristo 😢

  • @sahraidle6090
    @sahraidle6090 10 วันที่ผ่านมา

    Amiin

  • @haliimomahamed9907
    @haliimomahamed9907 8 วันที่ผ่านมา

    Cimraan illhy qalpiga ha ku qapojiyo

  • @deeqa8896
    @deeqa8896 10 วันที่ผ่านมา +2

    Abayo ninki miyaa qamrada shegayay

  • @CaashoYuusuf-c8m
    @CaashoYuusuf-c8m 2 วันที่ผ่านมา

    Ax cimran😢

  • @ifraxMahamed-l9t
    @ifraxMahamed-l9t 10 วันที่ผ่านมา +2

    𝐖𝐜𝐬 habo❤

  • @UbaxMohammed-yl3kz
    @UbaxMohammed-yl3kz 10 วันที่ผ่านมา

    Axaxaxax 😢😢😢😢😢😢

  • @Neshremy
    @Neshremy 7 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @Sacdieee12
    @Sacdieee12 9 วันที่ผ่านมา

    Horta cimraaan wllo ada khaldan becouse gabar lugu siiyay oo wax lagamarbo lugu dhahy maxaad iskusiidabari wayday😢

  • @KhadraYusuf-mw7rv
    @KhadraYusuf-mw7rv 9 วันที่ผ่านมา

    Misgiin😢

  • @SaidoHassan-y1m
    @SaidoHassan-y1m 10 วันที่ผ่านมา

    Wcs abaayo 😢😢😢😢😢

  • @fadmaqaali4373
    @fadmaqaali4373 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @NajaxAwalexasan
    @NajaxAwalexasan 10 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks 😊 🫂

  • @AminaDengad
    @AminaDengad 10 วันที่ผ่านมา +1

  • @LeylaXasan-yf7ib
    @LeylaXasan-yf7ib 10 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ma shekadi wiilkii paaa hbo

  • @SuleeqoJabriil
    @SuleeqoJabriil 10 วันที่ผ่านมา +2

    Wllhi xanuun wye 😢😭😭😭😭😭😭

  • @HanyMohammed-my2zh
    @HanyMohammed-my2zh 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @Sacdieee12
    @Sacdieee12 9 วันที่ผ่านมา

    Ma reer hargaysa wiilku😂

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 10 วันที่ผ่านมา +1

    Koley wiilkas iyo gabadhas calaf iskuma laheyn lkn gabadha waxad moda wax sixir camal inay kudhacen allah asaga ilahey iridaha kheirka ha ufuro suratul baqara manin walba haakhrista nabiga subana inbadan haa kusaliyo istaqfartana habadiyo nolashisa way isbadali donta inshaallah wiilkan cimran ulabaxney ayan kawada iyo kan kale dhibka shegtay hasameyo sidas okale inshaallah wa kuwada faidi donan dhamantod

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 10 วันที่ผ่านมา

    Dumarku waa indigo ku garaadle qarkood

  • @SalwaAbdi-g7p
    @SalwaAbdi-g7p 10 วันที่ผ่านมา +1

    Goormee gabadha dhimate

  • @AminoAwesmaxamed
    @AminoAwesmaxamed 10 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂❤❤❤❤

  • @umumuscab1706
    @umumuscab1706 10 วันที่ผ่านมา

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍