MURTI IYO MAAWEELO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @taariikh.6870
    @taariikh.6870 4 ปีที่แล้ว +5

    Waligay ma arag qof bilu adam ah oo ka ixtiram badan shimaali waa nin dad jecel somali jecel run badan xaqiiqda ayuu ka hadlaa illahay cimrigiisa ha dheereeyo

  • @mustedahir6070
    @mustedahir6070 6 ปีที่แล้ว +6

    Shimaali axmed shimaali somali legend waa in la ixtiraama
    Pure somali dad waa dadkii hore dabeecada dadnimada iyi dhaqanka suuban ee somalida example u ah

  • @SharmaarkeHassan
    @SharmaarkeHassan 5 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamij aad u qiima badan
    Kama daalo dhageysiga barnaamijkaan.
    Shimaali Axmed Shimali👍
    Mr. Cumar👌
    🎺🎸🎻 🎤🎼👌👍

  • @xuseengeedi9828
    @xuseengeedi9828 5 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi aad iyo aad ayaan ugu helay barnaamijkan sida quruxda badan ay nooga so bandhigen fanaanka lajinka ah shimaali axmed shimaal waxan u bagayba sida codka macan o u qaaday heesaha

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว

    SHIMAALI AHMED SHIMAALI DAWAARKA AMA HARQAANKA SHARAFOOW STYLE

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 4 ปีที่แล้ว +1

    Shimaali A shimaali waanin culus fanaan weyn

  • @ajaj3007
    @ajaj3007 6 ปีที่แล้ว +6

    Wariyaha waa professional
    Iyo 3 macalin iyo fanaanka caanka eh shamaali mashallah qaran dumay im sorry for my country

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +5

    The wariye is profesional❤❤

  • @elmnycollin1508
    @elmnycollin1508 6 ปีที่แล้ว +2

    This is marqan style.

  • @updallamohamuud7263
    @updallamohamuud7263 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad omar seerbiya

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 5 ปีที่แล้ว

    Aniga Dadka heesaha mahi laakin runtii wax ay manta kuwa fanka sheegta fashilay Axmed shimaali. Hadii aad dhageyso hesahaan dhamaantood xigmad ay ka hadlaayan had mid uu leyahay waxaan ahay nin ehelkii inti faac kasugaaye ha iseejin ayahah was ay kahadkeysaa waqtiga oo in adan kulimin wax aan wax ka soo baxeyn

    • @hamzeyacqub901
      @hamzeyacqub901 5 ปีที่แล้ว

      shimaali

    • @allahadoonkiisiiayaanahay27
      @allahadoonkiisiiayaanahay27 5 ปีที่แล้ว

      Ma arag sxb dadkii somali ee hore xigmad ayey wax kasta ku dhisi jireen Marka kuwaan hada qaaqaawan ee naasaha luxaayo mahan shimaali waa Oday soo daalay ilaa bari samaadkii aniga heeso ma dhageysto laakin markii aan arko waa fiiriyaa qaasantan dadkii hore

  • @Hashi9910
    @Hashi9910 6 ปีที่แล้ว +1

    Goobjooog waxbadan ayaaan sugeeynay barnaaamijkaanoo kale Guuleysta SOMALIYANA HANOOLATO

  • @cabdiyuusuf32
    @cabdiyuusuf32 ปีที่แล้ว

    😊

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 6 ปีที่แล้ว +2

    Khadiijo Hiiraan

  • @ibrahimmuse4729
    @ibrahimmuse4729 6 ปีที่แล้ว +2

    Shimaali Axmed Shimaali Somali pure Waan ka helay barnaamijkan

  • @hajiabdi9908
    @hajiabdi9908 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah Jalaqsane Shimaali Axmed Shimaali Maxay ka kasaayaan heeee Allow Nala Jooji Jaahiisaan Jeclaadee aan Xsuustaa Ilaahow Noodaa Wax yar Aaka Haray Fanaaniinteeni

    • @filsenali8300
      @filsenali8300 5 ปีที่แล้ว

      Allow. Caafimaad iyo cibaado suiban iyo cimridheeraameen

  • @filsanxuseen9214
    @filsanxuseen9214 6 ปีที่แล้ว +1

    Barnaaamij loo baaahnaa mahad iyo mudnaaaan

  • @mahadhashi3485
    @mahadhashi3485 6 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamij aad uqiima badan inkastoo dabeyshu ay badantahay lkn mashallh aad ban uga helay

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 6 ปีที่แล้ว +1

    Great alfanaan

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 4 ปีที่แล้ว

    original
    sha/ax/sh

  • @hajiabdi9908
    @hajiabdi9908 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxb Waa Taageere Abdibalad Sln asre anolow Ilaa Xd????

  • @barduuro
    @barduuro 4 ปีที่แล้ว

    wariyaha fanaan bu ku dheelay.maxa yeelay heesihiisa mid mid uqaad inuu yiraahda laga rabey sorry.islamarkana heesahaasi taarikhdooda kawareysto.maxa yeelay shimali heesihiida taariikh bay leeyihiin

  • @nimcoquen5636
    @nimcoquen5636 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimco