Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan - Taariikhdiisa, Suugaantiisa iyo Sooyaalkii uu u soojoogay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2025
  • DHIGAAL: U taagan madal ama Kannaal lagu kaydiyo Afka, Dhaqan, suugaanta iyo Sooyaalkii hore iyo dhexe ee Soomaalida.
    Halkan waxaan si joogto ah idinku soo gudbin doonnaa, gabayo, taariikh iyo Sooyaal lasoo xulay. Haddaba daawade ku mahadsanid daawashadaad, si aad noola socotid na fadlan nagu soo biir oo naga mid noqo.
    Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan - Taariikhdiisa, Suugaantiisa iyo Sooyaalkii uu u soojoogay.

ความคิดเห็น •