Wallaahi aad baan u qiirooday markii Cazaam uu ku yiri Aabe ma i garanaysaa oo aabihii uu ku jawaabay wiilkeygii sidee kuu garan waayay. Jazaakallaahu kheyran Sawda qisooyinkaada mar mar waxaan is dhahaa muxaadaro ayadaa ka muhiimsan waayo waa practical dulmi inuu yahay mugdi
Dad ka si fudud bey ku dhahaan iska cafi lkn qof markuu ku dulmiyo ama wax qalbigaga saameyn weyn ku reeba kugu sameeya wey adagthy inaaa cafiso iska key cafi bey kugu dhahyan waxey kaa qaldeen eey kugu dulmiyeena ma saxayaan فمن عفا واصلح فاخره على الله Cafiska uu ilhahey ajarka adoomadisa ku siiyo waa kan wixii la qalday mrku qofka dib ka wanajiyo aad cafiso kaas baad ajar ku helysaa❤
Wa qofki ugu horaysay an ku farxo qofka la dilay habarta waxa ku dhacay wan ku farxay sababto ah waxay gaysatay ciqabtedi ayaa ku dhacday ayaduba ilmo yar miskina hooyadi dhimatay ayay ciqabtay baga
Ustaad sowdaay allaha ku barakeeyo qisada qeyb tii kowad saaka canjeero ku duwanayey qalbigey iga taabtay wiilkas sida lo dulmiyey💔😢 Afkiina iyo adin kiina waligiina qof bani'adam haku dhibaateenina🥹
Maasha allh abayo sawda qali alle haku barakeyo sida ficane aad naguso gudbiso qisoyinkaga aadka u qiimaha badan ee waxna laga faaidayo aad ban u mahadsantahay tagerahaga kobadan ahay❤❤❤
Gabadhey Sawda, waa gar waa gar hilaac qof waliba wuxuu geestay baa laga gudayaa! ( اللهم احفظ اهلنا وأموالنا وبلادنا من جميع الآفات والأمراض ) يا سودة جزآك الله خيرا وبارك الله فيك.
Alaa sawda qisad casam waa qisad kali ah ee ohin iyo farxad
Iga keenta qeebtii shalay oohin
Ta maantana farxad
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Intaasina waa dameerkii murugad
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wallaahi aad baan u qiirooday markii Cazaam uu ku yiri Aabe ma i garanaysaa oo aabihii uu ku jawaabay wiilkeygii sidee kuu garan waayay. Jazaakallaahu kheyran Sawda qisooyinkaada mar mar waxaan is dhahaa muxaadaro ayadaa ka muhiimsan waayo waa practical dulmi inuu yahay mugdi
Alla dhiiga ikari rabay cazaam inu dili rabbi modaay waxan farxay gacanta in ka dhawac may😢😢😢 wa noo faa ideysay sowda illahey ha ku barakeeyo 😊😊😊
000000😊😅😮
⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰@@KhalidHashi-b8b
Yaa😅
Alla Illahy Dulmiga majeclo wlh Caazaam Edadis iyo Abihii way dacayeen oyna Dulmiyeen😢😢😢
Masha allh Wan sugayay wlhi qisada cazaam shukran wllshey qaali sowda bilan
Qisadan waxa kaliyo ka bartay ilaabina doonin waa in dhibaato walbo kusoo marta wanaag kaga danbeynayo iyo in ciqaab walbo qof marsiiso cuqubiisa mareyso weliba sida ugu foolxun 💔
@@sumayowehliye-tz4hv walaal0 idhageyso aduunkan waa imtixaan qofkaztoo lazoo dulmiyey khazab maaha inuu wanaag HeLaYo qofku haduu qof jecLaadana khazap maaHa inuu heLYo qofkiizi
Markaa dad waxa jira lA duLmiyey o dhinty iyagon xaqoodii HeLin dadkale o wx dulmiyey o dhinty lkn kuwaa aakhiro ciqaabta u taaal markaa walaal aduunkan waa imitixaan hno ama Halagu dulmiyo ama wx dulmi muhiimadu wa inaad aduunka wax ka zhaqeezataa
Ilaaahy kheyr hena waa fajiyo amiin
Yaa😅
Saaan usugayayleee waxay itahay 12:25am baris subaxna shaqa ijirta xiligan masexena wlh wan sugayay qisadan ❤🎉thnx abyo sowda
M.a sowdy sidan marwalba kudhageysnayay baa xafadi oidil kubaraty waa saxibadaa ba ligu dhahaa 😍😍😍
Dad ka si fudud bey ku dhahaan iska cafi lkn qof markuu ku dulmiyo ama wax qalbigaga saameyn weyn ku reeba kugu sameeya wey adagthy inaaa cafiso iska key cafi bey kugu dhahyan waxey kaa qaldeen eey kugu dulmiyeena ma saxayaan
فمن عفا واصلح فاخره على الله
Cafiska uu ilhahey ajarka adoomadisa ku siiyo waa kan wixii la qalday mrku qofka dib ka wanajiyo aad cafiso kaas baad ajar ku helysaa❤
Haqiiq ❤
Kusaliya nabigena scw scw❤❤❤
Wlaal sawda qaalib mahdznid sheekoyinkaaga saan ula socdo xitaa anoo shaqynaaaya ayaan dhagystaa ima dhaafan alle haku barakeeyo adigiyo ubadkaaga iyo xaajigaba
Wllhi marka dhola cadayneyso xitaa waa kula qoslaa bilaa sabab farxadaada wn jclhay abaayo no faraxsanaaw ❤ ❤ ❤
Qisadaan waxbadan ka baranay Mhdsanid Xppti
Wlhi kule mida ahay sowda alle hano dayo ayada iyo walid iyo ilmaheda zowjkeda alle ha xifdiyo adun iyo akhiribo Abe alle hau cafiyo cafimad tam
😂😂😂😂 anigu gabadhasi marky qososho anoo suqa dhexdisa maraya xatta waan qoslaa ilahy amarkii wlhy way naga kasbaty wanagas aan u hayno oo anigu aad wax yabaha an ugu qadariyi waa asturnanta dagananta masha alla ilahy ha usiyadaho
Yaa😅
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Sowda janada allh hakuugu bishareyo galbta unbey sodeynibaan islahaa qadada kukarsanaa❤🎉😊
Apapayyy manto kale wa malintan qado mcn karinayyey jasakala hunoyyy 🫶🏻😂
Sheekadu hadayba dheertahay qadadi adunka waye❤❤❤
Kkkkkkkk Kkkkkkkk 😂😂
Yaa😅
@ dee qado mcn kariyey intan qisada dhagaysanayey 🫶🏻😂
@ dee qado mcn kariyey intan qisada dhagaysanayey 🫶🏻😂
Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw ❤❤❤❤❤❤
maasha allaaha wll sawda walaahi waan sugeye qeybii labaad kheyr ilaahay haku siiyo
Wa qofki ugu horaysay an ku farxo qofka la dilay habarta waxa ku dhacay wan ku farxay sababto ah waxay gaysatay ciqabtedi ayaa ku dhacday ayaduba ilmo yar miskina hooyadi dhimatay ayay ciqabtay baga
Aaniga xita wan kufrxy inkarqabtadas
Ala qisoyinka dulmiga iyo cadalada kuwas saan u jeclahy ohin ban ku bilaba o ku dhamaystaa sawday wll noso badi kuwano kle🥺♥️😅
Manta dadka uhreyo ku jira qeybta hore dawde takle ano radina hda arke thanks samide sowda ❤
Sanda allha ku barkeeyo wlhi waan calool jilicsanhay intaan dhageeysanyay waan oyaye wlhi dulmigu ma fiicna
Hooyo harumartay ayaaa tahay wllhi mashllH habo sawda keep going 200k soon inshllllllH sandka cusub kuu rajeenaaa channelkaga Viewskiisa Horumarkiisa lagama sheeken karo manshallh intaas waaa dadaalkaga adoo shaqeynaaya hadana🎉🎉🎉🎉🎉Keeeep Up alwys Congrats for 200k wanba kuusii horumariyay anigu
Maanta waan oyay wllhi 😢😢😢qisadan way itaabatay
Mashallah tabarakallah sawdo ilaahay haku barakeeyo walaal
Subxaanalaah walih wa qiso naxdiin badan dulmiku wa khaddar wa Ku dhactay inkaarti wiilka yar cizaam
Sawda xppti aadba umahadsanthy waa sugila a qaybta 2 aad alle janatul firdawsa rafiiq ha inagag dhigo❤❤
Aameen dhamaantaanba❤❤❤
Barakallah fykum. Walalo shukran. I like your stories.
Allaah caafimad taamah hakusiiyo ❤❤❤❤❤❤❤
@@XaaCasha-yb9bb امين ارب العالمين
Xasbunalaha wanicmal wakiil rabiyow nodabi dhaf yarabi 🤲🤲🤲🤲
Wlahi qisada wa cimri qadasho mudan wlahi dulmiga ma ficno yarabi yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
Wcs wr wb Allahu yaxfadaki ukhti qalia
صلي الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤
Allah cazaam qisadiisu qalbiyey iga taabatey 😢😢😢😢
Ustaad sowdaay allaha ku barakeeyo qisada qeyb tii kowad saaka canjeero ku duwanayey qalbigey iga taabtay wiilkas sida lo dulmiyey💔😢 Afkiina iyo adin kiina waligiina qof bani'adam haku dhibaateenina🥹
Wlhy waa calool xumo wll qisadisu marna waa farxad inta danbe
Hye wll mcne ❤😢😢
Dubanayey
Ku saliya nebigeena udgoon Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sawda walaashay qaali waanku jeclahay
Subxanllah ayaa allah ha nagu kenin bal kwrn cukubada waxkadaran majiraan allow hana ga dhigin kuwa cuquba gala gala hanaga dhigin Subxanllah
Qisa ka ma caan waligey ma arag wallahi😢❤❤❤🎉🎉
wan kujecelhy wllshy sawda allaah ha kuxafido huuno ❤❤❤
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ❤❤❤❤
Runtii qiso xanuun badan bay ahayd qisoo yinka noocaan oo kale ah aad ban ujecelahay jasakallahu khayr wllshy
Mashalah abaayo alle haku xifidiyi wakhtigaaga aad nasiisid
جزاك الله خيرا يا حبيبتي
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allaah abayo illahey haku xifdiyo aduun iyo aakhiro adi iyo familkaaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤l
scw scw
maasha allaah qisadan wan sugaayay ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💙💙💙💙💙💙💙
Goor fcn baad soo dhigty ❤
Sawda queen Wan kahelnay shekada wayna cajabisay❤❤❤
Ala haku barakeeye qisoyinka dulmiga noso badi abaayo❤🎉
Haa wallahi qisoyinka dulmiga waan codsanaya anigana adunyada waxa uguxuun in lagudhibateeyo adigon hooyo leheen ama aboo ollahay walidiintena geriyoddey illahaay haunaxaristo kuwey unolyihina faaista walaahi wanimco dhamantoot walidiintena allkaha uwada naxaristo amiin ya rabi
@@halimaali5305 aamin abaayo
Scw scwscw scw walal sawda from maman djiboutian
Walalo qolomad Tahay sawda
Yaa qabiil halkan baa la imaatay miyaaa
اللهم امين ما شاء الله تبارك الله القسم مره عجيبه الظلم ظلمات يوم القيامه
Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah
Qisadan marna weyiga oohisaa marna wankufarxey😢😢😢
Fiii amaniilah macasallaamo wow ilove you sadra qalib❤
Sawdaay maanta waan soomanahay waan kuu duceeyey,Alle wax walbood jeceshahay hakuu sahloo gacaooy❤
Kkkkk maashaa Allaah my sister sheeko qurxoon.
Illahey haku xifdiyo sowda qaalib❤🥰
وَعَسىٰ أَن تَكرَهوا شَيئًا وَهُوَ خَيرٌ لَكُم ۖ وَعَسىٰ أَن تُحِبّوا شَيئًا وَهُوَ شَرٌّ لَكُم ۗ وَاللَّهُ يَعلَمُ وَأَنتُم لا تَعلَمونَ
Subhaana Allah 😢 😢 walaahey qowlka eebe waa xaq
allahu manajaynaa dulmigu waa halis
Shukran qalbiyeey waan sugayay walaaahi❤❤❤❤❤
SubhanAllah 😢❤❤❤❤❤😊
Alla waan qiirooday wlh allaha u danbi dhaafo maamada😢
Dulmigiii ba ksobaxay tas
Yaa😅
Alla yaa ka fcn yaa sawda qali waa kuso dhaqsatay shukrn xppti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wallal kusaliya nabiga scw❤❤❤
Salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam
Salalahu caleyhi wasallam
Masha allaah allaah ku xafido wllshy sawda qaali❤❤❤
Qofkii ugu horeya bana ahay❤😮😂
Sowdaay qisoyinka qiyaanda iyo xaasinimada no so badi 😂😂😂
Msha allha alla haku barakeeyo wll sawdaay dar allan ku jecelahye❤🎉
Mash allh ❤❤quruxey ma timid alle ha ku barakeeyo sowda qalib 😊😊😊
Shukran abyo qisada wey igu soctah
Saw scw scw scw scw scw scw ❤
I'm first 😢isoo duuceeya asxaabey waa xanuunsanahay 😢😭
Allah ku cafiyo abayo
Sidaan usugayay xalay waan dhafaray sawada waan iska kaa jecelahay walashay
اللهم❤صل❤وسلم❤ علي❤نبينا❤محمد❤صلي❤الله❤عليه❤وسلم❤
Machallah Cazaam wuhu aha qof waanagsaan
Love u sowda bon cadiya itahy 😢😂
Mahadsanid qali shakoyinkaaga sifican oo balaaqo leh baanogisogudbisaaa codkar mansha Allaah Allaha kubarakeeyo abaayo ❤❤❤❤❤❤❤
Khyr allh haku siiyo wad nola soo dhakhsatay sawday
qisadan waa qiso cibra qadasho leh👍👍❤️
Man sha allaah ana uhoreyo wan sugayay alaha kuxafido wall
Maasha allh abayo sawda qali alle haku barakeyo sida ficane aad naguso gudbiso qisoyinkaga aadka u qiimaha badan ee waxna laga faaidayo aad ban u mahadsantahay tagerahaga kobadan ahay❤❤❤
Mashllh saan ulahaa gormaa lasoo gilinaa qebtii kle dharbaan kudhaqan rabaa thanks 😊 sowda qalieyyy😊😊😊
wcs abaayo mcn wallahi aadban ugu xumahay wiilkas dulmiga ku dhacey ❤❤❤
Abbayo waan jecelahay sowda waan ku salmayaa adiga iyo ubadkaaga iyo xajigaaga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah
wlhi waa qiso sigara ii taabaty
waxaan soo xasuustaa noloshii anku soo koray ilaahow qof qalbi adag nagama dhigo
eedooyinka aduunka ku nool maxay xaasidiin uwada yihin inyar mahine ilahow qof nasoo mutay hanagu asibin yaa allh mahadsanid sowdaay qisooyinkada niyada ku dhistaa midkastoo xanun leh wlhi waa taabataa
Asc sawda qalbiyeey in badan ayan kaa sugaye❤jasakalha khayr❤
Wad mahadsanthy sawda huuno❤❤❤❤
Wallee wa sax markay udarantahay ee aad yaabantahy ayeyba murugtu feydantaa
عائض القرني
Wakii lahaa
اذا اشتَدالحَبل انقلع.... وإذا أظلم الليل انقَشَع
Wlhi waa qiso cajiba anigaba qalbiga itaabatay❤❤❤❤
Waa qiso cajiiba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Gabadhey Sawda, waa gar waa gar hilaac qof waliba wuxuu geestay baa laga gudayaa! ( اللهم احفظ اهلنا وأموالنا وبلادنا من جميع الآفات والأمراض ) يا سودة جزآك الله خيرا وبارك الله فيك.
Maanta anaa uhoreeya sawda qurux gabiley ba kaso salamaya iigu duceeya walalkay yar baa xidhan oon xiligan ugu tagaya jeelka inta si socda dhagaysani
Alle haka soo daayo wll
Illhy ha soo daayo insha allaaaah ❤😢
Allah ku sahlo abayo
Xalayoo dhan baan sugaayay walahi sawdyy alle haku
barakeyo❤
Sawdo allaha ku bara keeyo codlaaga mcn❤❤❤❤❤
Amin ya raab
Wallahi saan isku leeyaxy qisadaan ayaa ugu hanuun badan mid ka daran ayaan arkaa Wallahi cazaam waan la murgay markuu farxona waan la farxay haqiiqdii wallahi markuu Aabihii intuu utagey ku dhaxy kaaley caazamow Aabo ii kaaley laabteyda markuuu dhaxy ilaaheyban ku dhaarte ilanta goortay i dhaaftay ayaan garan waayey mida kale eedada waan ku farax dhimashadeeda waa Abaal keeda masiibada hanuun baa hada yera qabaa waxan haqiiqsaday inaan farxi doono oo cafimad taam ah heli doono insha Allah ❤
M.a. wllzhy wllhi. Wn. Jeclahay. Qisoyinkaga
Allh ku. Zharfo. Wllzhy ❤
Masha allah. ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Sowda cadey waan ku salamay ❤❤❤❤❤
Dulmigu aadbuu xunyahay😢 baguu dilay waa abaalkeedii ❤❤
Abaalkeeda ayaay heshay ❤
masha allah thank you ❤