MUXAADARO CUSUB 2017 | Bisha Ramadan Iyo Ka Faa'idaySigeeda - Sh Mustafe Xaaji Ismaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 103

  • @dulmididjamaalodaway4049
    @dulmididjamaalodaway4049 7 หลายเดือนก่อน +9

    Ilaahow naga yeel kuwo ka faa,iideesta
    Muxaadiradan waxaan daawanayaa maalinkii koowaad ee soonka suxuurta ka dib waxanaan sugayaa salaaada subax dusha sariirta yurup dalka spain gobalka saville magaaladiisa dos hermanas ayaan ku dhageeysanayaa inta iga dambeeysa ramadaan kareem
    Salaama❤

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 6 ปีที่แล้ว +7

    Msha allh Alloow wxn markhaati ka ahay maalinta qiyaame
    sheikh mustafe inuu nasoo
    gaadh siiyay diintaada.
    Alloow ku barakeee
    Aakhiro iyo Aduunba waxky dhiba Alle kuma tuso

    • @ZaraMoha-q2v
      @ZaraMoha-q2v 6 หลายเดือนก่อน

      Fidrada bisha dhexdeeda malabixinkara

  • @abshirxuseen3095
    @abshirxuseen3095 6 ปีที่แล้ว +3

    maasha allah sh mustafe haji ismaaciil xafidulah ustaad.
    wax badan kaa faaidaysanay.
    alle miisaanka xasanaadka ha kuugu siyaadiyo.

  • @hamdamohamoud6202
    @hamdamohamoud6202 7 ปีที่แล้ว +3

    mancha Allah xafidakallah.sh mustafr x ismacil haruun.illaahay haynagu gasdhsiiyo,caafimad,nabad iyo cimri barakaysan,ramadan incha Allah

  • @mumtazmohed1945
    @mumtazmohed1945 7 ปีที่แล้ว +17

    Yaaa Allaah naga yeel kuwa ka faaidesto bisha barakeesan
    Jazakallaah shikh mustafe
    Aaad ban u jeclahay muxaadroyinkada Allaah hanoo kaa xafido adduun iyo aakhiraba

  • @sunnyrose6601
    @sunnyrose6601 7 ปีที่แล้ว +9

    Raboow Bisha Ramadoon nagu gaadhsii caafimaad qab iyo nabad galiyo Amiin.

  • @ahmth167
    @ahmth167 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha naga aqbalo soonki iyo saladahi an soo soomnay ilhy ajar iyo xmxasanad ha siiyo shekh mustafe sheekhbismaacil haaruun

  • @SafaJannadoon-wk5ig
    @SafaJannadoon-wk5ig 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey ajarkeeda ha nasiiyo 🤲🏾❤

  • @themillionaireguy7985
    @themillionaireguy7985 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shaykhuna alle janatul firdowsan kaagabaryaya amiin yaarabbi

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaaaahay ha inaga aqbalo acmaaasha wanaaaagsan soonta salaaada khayrka masha allaah shiikh mustafe jasaakalaaah khayr

  • @asamadomar517
    @asamadomar517 7 ปีที่แล้ว +4

    masha allah sheakh mustafa allah ku xafido akhii aad ayaan kugu farxaa markaan dhageysto muxarada jezaka allah 100000 khear

  • @mariamadawe8700
    @mariamadawe8700 7 ปีที่แล้ว +22

    اللهم بارك لنا شعبان وبلغنا رمضان

  • @wwedffaasfg487
    @wwedffaasfg487 5 ปีที่แล้ว +9

    ماشاء الله جزاك الله خيرا غزيرا يا شيخ الإسلام وشيخ الشيوخ

  • @SafayoIbrahim-xi3ig
    @SafayoIbrahim-xi3ig ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah sheekh mustafe Akhiro Aduun Liibaan

  • @liibaanothmanzalah5766
    @liibaanothmanzalah5766 2 ปีที่แล้ว

    Jasaka AllaH Sh.mustafe ismcil Haruun wacdiga wanagsan ee ad nagu bararujisey Fadliga Ramadanka Uu Le yahay

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 7 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu khyral jaza sheikhanaa
    Allah caafimaad ha inagu gaadhsiiyo cibadadeedana ha inaga aqbalo

  • @ahmedawmuse7977
    @ahmedawmuse7977 7 ปีที่แล้ว +2

    mansha alla Rabow nagayeel kuwa ka Faa, idaysta bisha barakaysan .ilahayow nabad qabna nagu gaadhsii yaa allla

  • @Abshir65
    @Abshir65 7 ปีที่แล้ว +2

    Allaha naga aqbalo soonka iyo cibaadada allaha nagu daro kumanaanka naarta laga xoreyo bisha ramadan.

  • @mb94fa40
    @mb94fa40 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shekh Mustafa jasakalah illahow naga dhig kuwi ka faidaysta bisha ramadan

  • @bukhaarimuxammad9838
    @bukhaarimuxammad9838 6 ปีที่แล้ว +1

    Jasaaaka Allah sh. Mustafe.
    Allah ha ku xafido aduun iyo aakhiroba

  • @نجحمحمد-د6ج
    @نجحمحمد-د6ج 7 ปีที่แล้ว +3

    jaazkallaah sheikh mustafe walhi Alle dartiisa ayaanku jaceylaahay

  • @farhanmahamed7882
    @farhanmahamed7882 6 ปีที่แล้ว +1

    masha alllaaaaa shiik mustafe barakoow oo liibaan aakhiriyo aduuunba

  • @muktarosmanafrah8174
    @muktarosmanafrah8174 7 ปีที่แล้ว

    masha allah sh.mustafa jazzakallahu kheyr wan jeclahay muxaadirooyinkaada allaha ku barakeyo

  • @mohamedhussein1531
    @mohamedhussein1531 6 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallh sheekh mustafe xaji ismail

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว +1

    calayhi salaaaatu wasalaaam allaahuma sali cala muxamed wacalaa aali muxamed kama salyta calaa ibraaahiima wacalaa aali ibraaahiima inaka xamiidun majiin ilaaaha xamdiga leh ee ducada ajiibaaa tahee

  • @abdinasirsulub3881
    @abdinasirsulub3881 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah jazakalah khayr ilahay haku dhawro sh mustafe

  • @amazingtranslator8234
    @amazingtranslator8234 2 ปีที่แล้ว

    Allaha na haleeshiiyo kheyrka bishan. inshallah

  • @khalidsaeed639
    @khalidsaeed639 7 ปีที่แล้ว

    jazaakulahi khayran sheekh. Allena ha inagu simo bishas fadliga badan.

  • @mohamedahmed-sw4uc
    @mohamedahmed-sw4uc 4 ปีที่แล้ว

    Baaraka Laah Fiik Sh.Mustafa

  • @xaqudirir9113
    @xaqudirir9113 7 ปีที่แล้ว +2

    masha alah ramdanka alah Kuwi ka faaideysto alaha naga dhigo

  • @m.kaytoonamxed9949
    @m.kaytoonamxed9949 7 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay dartii ayaa u jeclayhay sh mustafa

  • @najmi4100
    @najmi4100 7 ปีที่แล้ว +3

    baraka'Allahu fiik ustaad

  • @mashaallahtafo5410
    @mashaallahtafo5410 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah sh.mustafe alleh hakajasakalhu khayran

  • @barkhadali2968
    @barkhadali2968 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah allow nagu hanuuni jidkaada waanagsan qaatumadana inoo hagaaji

  • @moaden9630
    @moaden9630 7 ปีที่แล้ว +1

    SCw Sheikh Mustafe allah haku barakeyo

  • @abdulahiabdi1054
    @abdulahiabdi1054 7 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah khair sheekh mustafe x. ismail haaruun

  • @amaniligey8969
    @amaniligey8969 5 ปีที่แล้ว +1

    Man sha Allah

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah . Ilahay ajar hakaa siiyo

  • @hudhudman1144
    @hudhudman1144 ปีที่แล้ว

    ASC INTII RABTA INEY QURANKA KUDAMEYSO 18HRS ISORACA I.A

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 7 ปีที่แล้ว +3

    mancha allah jazakala allah kheyr

  • @nastehaosman3789
    @nastehaosman3789 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah Alle haku xifdiyo

  • @lilbobgangshit8366
    @lilbobgangshit8366 6 ปีที่แล้ว +2

    Bisha ramdan e inagu so dhow alow na wafaji

  • @zaragold1681
    @zaragold1681 6 ปีที่แล้ว +1

    Jzk khayr sheekh Mustafa

  • @abdihakemahmed673
    @abdihakemahmed673 6 ปีที่แล้ว +2

    Lixden jeeer Bishi hadi quranka la dhameen karo Anagana 30jeeer xita ma awoodno

  • @naasircadanweyne197
    @naasircadanweyne197 7 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خير شيخ مصطفى

  • @abdirahmanqurbawi298
    @abdirahmanqurbawi298 7 ปีที่แล้ว +1

    msha allh sheekh mustafe allha kuxafido

  • @ibrahimadanabdi6801
    @ibrahimadanabdi6801 6 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu kheer sh.mustafe

  • @cumarcalifanexey8928
    @cumarcalifanexey8928 6 ปีที่แล้ว

    shikh waa mahsantahay ajir allaha kaa siiiyo

  • @abdihakemahmed673
    @abdihakemahmed673 6 ปีที่แล้ว +3

    BARAKALLAH

  • @fatimanuur4499
    @fatimanuur4499 6 ปีที่แล้ว +2

    رمضان مبارك

  • @hamzehugur5830
    @hamzehugur5830 7 ปีที่แล้ว +5

    Machallah Jzakalah Y Zhiekh

  • @fathiyusufkabax5666
    @fathiyusufkabax5666 7 ปีที่แล้ว +2

    ما شا ءالله جزاك الله خيرا شيخ مصطفي حاج اسمعيل وبا رك الله فيك

  • @sadiyalove7908
    @sadiyalove7908 7 ปีที่แล้ว +4

    sheeqow jazakallah khair

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sheikhul faadil

  • @salmasiman5973
    @salmasiman5973 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah jazaakalah sheeikh mustafe

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 7 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah.

  • @abdirahiinawil5018
    @abdirahiinawil5018 7 ปีที่แล้ว

    Sheekh jazaa ka allah ilahey hakubrakeeyo

  • @mukhtargabbar2858
    @mukhtargabbar2858 7 ปีที่แล้ว +1

    Khayr alle ha kusiiyo anagana hanagu anfaco

    • @askarfaahiye6078
      @askarfaahiye6078 7 ปีที่แล้ว

      yaa allaah iyo cadaabtada ayaan kaa magan galay

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว

    ilaaahaw danbigan cilmi darada kusameeeyay danbigan niyada ka sameeyay danbigaaan afka kusameeeyay kaaan u badheeedhay ilaaaahw noo nooo danbi dhaaaaf qafuuru raxiiim baaad taheee istaaaqfurulaaaah wa atuubu ilayhi

  • @qadaryareahmed2534
    @qadaryareahmed2534 3 ปีที่แล้ว

    sheekh mustafa waxan ku weydiiyaa qof soon lagu leyahy hadee geeriyoto kwarn sidee looga gudi karaa soonkas

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah jazaakallaah

  • @HassanIbrahim-g4b
    @HassanIbrahim-g4b 7 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah

  • @ayaanmaxamad5647
    @ayaanmaxamad5647 6 ปีที่แล้ว

    ماشا الله جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @SowdoKooshin
    @SowdoKooshin 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ❤❤❤😊

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว

    ilaaaahaw albaaaabada janada noo fur ilaaaaahaw cadaaab qabriga iyo cadaaabahaga ayaaan kaaa magan galayaaa

  • @abdirisakmohamedmohamedmoh7943
    @abdirisakmohamedmohamedmoh7943 4 ปีที่แล้ว

    ilhy hanaga yeelo kuwii ka faidaysah

  • @sadiahussein4469
    @sadiahussein4469 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @abdaleduale2169
    @abdaleduale2169 6 ปีที่แล้ว

    Msha allle jasaka khyr

  • @farhantaffo760
    @farhantaffo760 6 ปีที่แล้ว

    masha allah alow dhowr sh mustafe

  • @ayuubsaciid3157
    @ayuubsaciid3157 7 ปีที่แล้ว +2

    jazaa kal laah kheyru jazaa

  • @zakariyeabdishire491
    @zakariyeabdishire491 7 หลายเดือนก่อน

    Scw scw ❤

  • @abdallaabdalla5221
    @abdallaabdalla5221 7 ปีที่แล้ว +2

    ماشاالله

  • @samatarmahamud1645
    @samatarmahamud1645 6 ปีที่แล้ว

    masha allaah shkh mustafe

  • @idrissmohamedyoussouf5093
    @idrissmohamedyoussouf5093 7 ปีที่แล้ว

    jazakallahu khair

  • @dekobintuyusuf4061
    @dekobintuyusuf4061 6 ปีที่แล้ว

    yaa rabi nasoo hanuuni oo naga yeel kuwii aad udambi dhaafto ood naarta ka xoreyso

  • @yahyeleader334
    @yahyeleader334 7 ปีที่แล้ว +4

    Exert doing

  • @raaliyacali8869
    @raaliyacali8869 ปีที่แล้ว

    😊

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 4 ปีที่แล้ว

    jazaakalah

  • @faraxxuseen4685
    @faraxxuseen4685 2 ปีที่แล้ว

    Pm

  • @abdirahmanomer7847
    @abdirahmanomer7847 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha alaah jazaaka laahu khyr sh mustafe ILAAHAY cimriga iyo caafimaadkaba hakuu siyaadiyo

  • @hamseahmed500
    @hamseahmed500 7 ปีที่แล้ว

    masha allah sh. mustafe jazaka laah

  • @sawdasaafi2904
    @sawdasaafi2904 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @samatarmahamud1645
    @samatarmahamud1645 6 ปีที่แล้ว

    masha allaah shkh mustafe

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 7 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalaah sheikh mustafe

  • @نجحمحمد-د6ج
    @نجحمحمد-د6ج 7 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

    • @mrhassan9966
      @mrhassan9966 4 ปีที่แล้ว

      Mashaaallah, Sheihk Mustafe ilahay qabri haku nuriyo

  • @hamseibraahin9774
    @hamseibraahin9774 7 ปีที่แล้ว +1

    mzha allh jazaka allh

  • @fahadsiciidmaxamuud4354
    @fahadsiciidmaxamuud4354 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh

  • @samatarmahamud1645
    @samatarmahamud1645 6 ปีที่แล้ว

    masha allaah shkh mustafe

  • @mahamudit7470
    @mahamudit7470 7 ปีที่แล้ว

    manshlh ja.saa.alah