WAXAN KUHESHIINAY FURIIN BENBEN AH LKN MAOGAYN MASIIBADA KADANBAYSA!!Q.2/

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

ความคิดเห็น • 70

  • @hodanxuseen8053
    @hodanxuseen8053 ปีที่แล้ว +4

    Ready waiting already

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 ปีที่แล้ว +9

    Subhannah laah runtii ilma ayaa indhahayga ka timid.waxaan aad u layaabay imtixaankaas adag ee soo maray sida uu ugu guulaystay.qisooyinkaas dhamaadka fiican leh rejo ayey ku gelinayaan ilaahay wanaagiisana way ku barayaan.

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว +4

    JAZA KALLAA KHAYREN WA JAZAA AMEEN 🤲

  • @MaymuunMaxamed-k7r
    @MaymuunMaxamed-k7r 18 วันที่ผ่านมา

    Wallaahi waa qiso cajiib ah sawarka iyo cafinta waa wax fiican

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah my dear abaayo sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +5

    انما يوفي الصابرون اجرهم بغير حساب))

  • @rukiyamohamed5091
    @rukiyamohamed5091 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso tusale mudan ❤

  • @ruqiyahadi7261
    @ruqiyahadi7261 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib Mansha allah ilaahayow sabar nagu arzaaq❤❤❤

  • @MaryanMaxamed-gm5ku
    @MaryanMaxamed-gm5ku ปีที่แล้ว +3

    Waku Salamy sowda Qurux MashaAllah illah haku barakeyo Qiso layaab Leh runti

  • @user-en7uw6vn9b
    @user-en7uw6vn9b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa alllah sabirku waacajiiba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alle hakuxafido qisoo cajiba

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +4

    سبحان الله 😢😢😢😢😢

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey

  • @fatimahodey
    @fatimahodey ปีที่แล้ว +3

    Alla sabirku cajiibsanaa mirihiisu❤❤

  • @DucoElmi
    @DucoElmi ปีที่แล้ว +3

    Allaahu agbar Maasha allaah

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi waa qiso qiiroo badan 😢😢😢allah saabarka nagu arsqoo

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +3

    Habo qali qeybata kale wali madaaa wan mar kaadaawo ayaan qeyb taan kale daawaa in sh allah aad baa ujeclahy qisoyinkaaga alle ha nookaxifdiyo

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +11

    Seygeygii oo iga dhintey iyo koriimada afar caruur oo aan dhaley baan iyo shaqadeyda oo dhib bdn baan ad ugu murugsana, lkn qisadaan cibro ayeyba ii noqotey 😢😢😢

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +12

    اللهم ارزقنا الصبر 😢😢😢🤲🤲🤲🤲

  • @xalimokhaliif2408
    @xalimokhaliif2408 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah
    Waa qiso cajiib ah
    Runtii samayn teeda
    Leh allaah haku xifido
    Abayo

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @naimaiidle428
    @naimaiidle428 4 หลายเดือนก่อน

    Mash allah ha wa ruun samirka ayaa laying tusya inu wax wlba ku hagagyaan marka alle darti ad u samirto

  • @Mohakisumu6036
    @Mohakisumu6036 ปีที่แล้ว +5

    Subhanaallah it's painful history 😢 😫 and the best lessons for the others learning about teaching you through and the rest I will be standing 🧍‍♂️ 💙 ❤️ for you sister less go 🚶‍♀️ the next inshaallah

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +5

      My pleasure thank you for watching

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 7 หลายเดือนก่อน

    ⁹waa run samirku waa cajiib❤

  • @nastexa6091
    @nastexa6091 ปีที่แล้ว +1

    m.a❤❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah waa masiba xuun Inna liliahi Allow xanun badanaa

  • @aminanur3754
    @aminanur3754 ปีที่แล้ว +1

    Mesha allah wallhi waan ooye ilaahayow sabar nasii

  • @NadaNood-xv1yz
    @NadaNood-xv1yz 3 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله تبارك الرحمن ربنا يسهل الأمور يارب ويحفظك مرحبا كيفك وكيف العيال

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 ปีที่แล้ว +2

    Manash allaah❤❤❤abayo qaali❤❤❤

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 ปีที่แล้ว +2

    Sowdo waan ku salaamy

  • @yasminmohamed9019
    @yasminmohamed9019 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك الرحمان

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 ปีที่แล้ว +3

    Xabiibtii sowda maxamed salan sare

  • @faraxitah3831
    @faraxitah3831 ปีที่แล้ว +3

    Wa la ilmeyey qisadan sudu samirkisi iyo cafiskisi ugu hely wuxu wyey oo dhan
    Allahu akbar

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 ปีที่แล้ว +2

    Qiso cajiiba sawda wlhi

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 หลายเดือนก่อน

    Qiso qurux badan

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว +4

    Subxnallah Bal kuwi dad ugu dhawaa ba khiyaamay lkn Hadaa illaahy SW haysato mxaa ka maqan cidna wxba kuma yeeli karto

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว +2

    WCS SAWDA MAHAMOUD 👋

  • @nasracqadirjamac3109
    @nasracqadirjamac3109 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wa sifican walahay

  • @ridwanhassan9370
    @ridwanhassan9370 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ❤❤

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 ปีที่แล้ว +1

    Mashaala ninfiicanbuaha

  • @axmedobsiiye4179
    @axmedobsiiye4179 ปีที่แล้ว +3

    Maasha ALLAAH wall sowda mahadsanid sida aad noogu dedaaleysid

  • @zaynabibrahim3279
    @zaynabibrahim3279 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh ilahaw nagu arsaaq sabar jamiila

  • @Ahmedmohamed-jn6om
    @Ahmedmohamed-jn6om ปีที่แล้ว +1

    Xafidulaah wll sawdo

  • @ifrahmaxamed7436
    @ifrahmaxamed7436 ปีที่แล้ว +1

    انالله مع الصابرين

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah wallahi waa qiso cibra qadasho mudan allahu akbar kabiira sowda qaali mahadsanid xayaati❤❤❤

  • @munamaxamed9740
    @munamaxamed9740 ปีที่แล้ว +1

    Subax allha

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว +1

    Aduunka wax aan la arkayn malaha subxana llah

  • @nimconimco7203
    @nimconimco7203 ปีที่แล้ว +1

    من ترك شي لله عوضه الله خيرا الله أكبر

  • @user-fk4sc4dz8l
    @user-fk4sc4dz8l 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanHassan-xr6jo
    @AbdirahmanHassan-xr6jo 9 หลายเดือนก่อน

    Waqisa. cajib. ax❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-de4go2cn9w
    @user-de4go2cn9w ปีที่แล้ว +3

    Aniga malin walbo waxan ka murugooda shaqa la anta i hayso balse markan qisadan dhagaystay ooyin ceshan waaye 😢😢qof miyey wxas oo dhan ku dhaceen😢😢😢😢

    • @monamandeeq3059
      @monamandeeq3059 5 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢 waxaas iyo wax ka badan ba dadka ku dhaca wll 😭 markasta o aad is culeyska aduunka ka walwalto qiso aad ka subaxan alleysato uun bad arkysa 😢 subaxan alllah

  • @HassanMadey
    @HassanMadey ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم يااختي

  • @raxmodeeq188
    @raxmodeeq188 ปีที่แล้ว +2

    cajiin wlhi aduunka intaa jogtid malin walba wax cusub oo layableh ayaad arkaysa waa mahad santahy marwo qaliyey

  • @nastexonalka3617
    @nastexonalka3617 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wa qisadii iga cabsiisay😢😢😢😢

  • @amiinaali4920
    @amiinaali4920 ปีที่แล้ว +1

    Wa qiso xanun badan marka hore lkn dhamaad fiucan leh qisadan waxaa laga baranaa cafis ka iyo sabar ka

  • @user-pm6pm1fu6j
    @user-pm6pm1fu6j 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @NadaNood-xv1yz
    @NadaNood-xv1yz 3 หลายเดือนก่อน

    Alxmdulilh ❤❤❤

  • @TalishaTalisha-ik1fs
    @TalishaTalisha-ik1fs หลายเดือนก่อน

    walhi waa cajiib

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว +2

    HALQADII HORE BAAN KASHAKIYEY NAAGTA MARKAY DHAHAYSEY AYNU ISFURNO .SAYNU LACAG U HELNO .INAY NAFLAHAYN OO AY TAHAY DOQON HHH HHH

  • @user-vi2vs8ns8i
    @user-vi2vs8ns8i 8 วันที่ผ่านมา

    😢😢

  • @Sharifohaxan-th6mx
    @Sharifohaxan-th6mx ปีที่แล้ว +2

    Wan lasocdey ila qeybta labad lkn waxey icuntamiweydey markad dhahdey ilmahey so turtey ma hoyo imaheda turta deris udhibta iyado weliba gajo ugeyn wa macqul iney ikhiyaman o sheydan kashaqeyo lkn ilmaheda maxey itureysa

  • @ifrahmaxamed7436
    @ifrahmaxamed7436 ปีที่แล้ว +3

    ‏واستعينوا بالصبر والصلاة

  • @zaynabibrahim3279
    @zaynabibrahim3279 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Fadumo-kn9mb
    @Fadumo-kn9mb 10 วันที่ผ่านมา

    Scwscwscwscwscwsc❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-fe3pt3yi1d
    @user-fe3pt3yi1d ปีที่แล้ว

    Masha Allah