ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Nageeye Cali Khaliif & Taxanaha Suugaanta || Q 3aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ส.ค. 2021
  • Salaam. Marka laga tago gabayada sida keli-kelida ah aan idiinku soo baahiyo, laba jeer oo hore waxaan idiin soo gudbiyay taxane gabayo ah oo wada socda, waliba sidii ay u kala horreeyeen si fahamku u soo dhawaado. Mar waxaan soo baahiyay 15 gabay oo siyaasad la xidhiidha, mar kalena waxaan soo gudbiyay 10 gabay oo jacayl iyo dhalinyaronimo la xidhiidha. Intaasi gabayo ayay ahaayeen.
    maanta waxaan jecelahay inaan idiin soo baahiyo 10 maanso oo aan ahayn badda gabayga. Maansooyinkani sidii kuwii hore oo kale, waxay u kala horreeyaan sidii ay u kala hor curteen. Labada maanso ee ugu dambeeya ee Garsoor iyo Digarogasho, si gaar ah oo dareen iyo lexejeclo leh ha loo dhagaysto. Waxay xidhiidh la leeyihiin gabay kale, gabaygaas oo isaga iyo sheekadiisuba ay inoo soo socdaan. IA.

ความคิดเห็น • 1