@@KadanAliIsa aad iyo aad bal yaa naagaha ka qibyaalad badan dabka aay shidaan na damo markaa baa Raga kaliya eeda la saarayaa Soomaaliyase ma dagaalbaa hada ka jira nabad iyo Nimcaataal wadama badan oo inaga amni xun ayaa jira maanta
Waa meel wanaagsan.Somaliya waxaan ku nacay.Nabad la aanta. Waa ku qasbanahay.In aan jeclano Wadamada shisheeye.Dhulkeeni Mooryaan ayaa qabsatay.91,laga soo bilaabo.Somaliya ñabadii ayaa loo diiday
Gabaryahay waxaan kugula talin lahaa in aad joojiso Buunkan aad isku daba wado ee aad Soomaali ugu qayli dhaamineeyso in aay deegaanka aad joogto soo degaan! Soomaali haddii aay Sharaf leedahay dalkaa quruxda badan ee uu Rabbi siiyey ayaay ku heshiin lahayd, dibadana waxaa xaqiiqo ah in aay kharibaan meeshii aay ku bataan! From walaal kuu naxaya from Gedo
Mama somaali waxaan fiirsadaa video aad leedahay walaahey waan jecleystey dhulka banaan meeqo ayaa lagadaa hadii aan rabo in aan ka dhisto guri meel xeebta agreed ah imisa ayaa lagu dhisan karaa meel n laguna gadan karaa mama isoo wac wasab waxaan rabaa in aan kenya imaado neyrobi ayaan kuu rajeynayaa in aan kuu imaado sida wax looga sameyn karo
Asc baayo meel kasta oo kenya 🇰🇪 ah waxaa la sheegaa dhul hadaad ka gadatid amaba guri ka dhisato 50 years kadib adiga ma lihid dowlada kenya ayaa la wareegeeysa bal ka soo hadal waxaad ka ogtahay
Mama soomaali waad na dhiiri galisay runtii waxataha hooyo kudayasho mudan rag dhaan baad tahay aniguba mambasa ayaan dagan 17 sano waxan kasoo guuray maraykan alaxmdulilah walahi waan kufaa iidnay idinana waydu ku faa iidi insha alah wan kudawadaa
Nabad baa naas lanuugo leh waa run.
Inshalah Afgooye illaa Jamaame iyo inta somali dagtoo dhan nabad hanoga dhigo aan beeraha iyo xoolaha ku dhaqano
Aamin
Abaayo, I am on the way anigaa jecel inaan daris kula noqdo
Kenya 🇰🇪 maadi iyo diini fiican bayleedahay waana xor shacabkeeduna wa dad wanaagsan oo lalanolankaro Africa ayadan ugu jecelahay
Waa maansha allah 💖 hada
Manshallah mama somali guuleyso
Maanshaa allaah ❤ guul allaah ha kuugu dhamays tiro aaamiin
Waan kula soo degayaaaa
mashaallah tabaaraka Allaha waa meel qurux badan😍
Masha Allah abayo so beautiful city
Oo walaaleey yaa dhulkeenana ka dhisanaya lamu ma inagaa leh
Masha Allah
Maashaa Allaah Tabaarakallaah.
Meel ladego meelaha ugu quruxdabad ayay kamidtah, laakiin meelaan Soomaaliya ahayn qalbigaygu Kuma dego kumana nasto. Waa kud kaguur oo qanja waddan aadan lahayn kasoo guur oo waddan aadan lahayn uguur.
Soomaaliya waa dalkii hooyo laakiin rag baa nabad u diiday
Hbo telkada isoodir inshaa wax badan kaa rabey In aan kaa waraysto@@mamasoomaali
@@mamasoomaaliha eedayn raga xaajiyo.
Shalay waataad lascaabo qawlalada uga xumbaynaysee
Naagaa wadanka nabadda u diiday
Oo colaada gaas u ah illaay haydin hadeeyo.
@@KadanAliIsa aad iyo aad bal yaa naagaha ka qibyaalad badan dabka aay shidaan na damo markaa baa Raga kaliya eeda la saarayaa Soomaaliyase ma dagaalbaa hada ka jira nabad iyo Nimcaataal wadama badan oo inaga amni xun ayaa jira maanta
Mama Somali
M’a 🥰🥰
Masha Allah 🥰 🥰
Walaley xld
Masha allah waye kenya siyay katirsantahay mise somalia iisharax walal adoo mahadsan wan kahelay
Kenya ❤❤❤
Beryahan wax ba maad soo duubin
MashaAllah ❤
Waa meel wanaagsan.Somaliya waxaan ku nacay.Nabad la aanta.
Waa ku qasbanahay.In aan jeclano
Wadamada shisheeye.Dhulkeeni
Mooryaan ayaa qabsatay.91,laga soo bilaabo.Somaliya ñabadii ayaa loo diiday
Waarun halmar ayaan tagay cabsi cabsi
Habo dad qoryo wada Sita caruurtayda u geyn maayo
Asc sister
Su,aalo ayaan hayaa
1 biyo ma la helaa 24/7
2 kaneeco ma leedahay
3 hospital caruurtaa ma leedahay iyo habeenkii
4 dhulka maran waa imisa
Thanks
Biyo children hospital way leedahay dhulka beeciisu waa kala duman yahay
Waa meeqa kuwa dekeda u dhow
Haa kaneeco wayleedahay Lakin MA dhib badna
Dhulka waa imisa habo . Qiimaha Hada how muc???
Asc abaayo do have Geel and Canó Geel.
Yes you can have Lo,Geel
Ari
Meshan waa Hollywood Mansha Allah
Mareexaan malex meshu wamel somali
Waa xagee habo
Lamu kenya
Masha Allah, what a beautiful place, congratulations mama Somali 🎉🎉
Masha Allah mama qaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MAmo how much your house imisaad kudgisatay
Gabaryahay waxaan kugula talin lahaa in aad joojiso Buunkan aad isku daba wado ee aad Soomaali ugu qayli dhaamineeyso in aay deegaanka aad joogto soo degaan! Soomaali haddii aay Sharaf leedahay dalkaa quruxda badan ee uu Rabbi siiyey ayaay ku heshiin lahayd, dibadana waxaa xaqiiqo ah in aay kharibaan meeshii aay ku bataan! From walaal kuu naxaya from Gedo
Meeshu Soomaaliya ma,aha wixii dhaqan xumo la yimaado
Dalku Dowlad ayuu leeyahay
Khayr kuma arkin meel aay Soomaali ku badatay oo khayr leh oo aanan Soomaaliya ahayn, Soomaaliyana isha aay leedahay waan aragnaa:
Gabadhan waan la hadlay haddii aay leedahay dhego wax maqlo:
Khy🎉😢😮😅😊😂upoifrechygbbbbnbnnkmmkk
Asc
Walaal Nairobi iyo Mombasa meeqa kilomitir bey u jirtaa Lamu,, Oiimaha dhulka iyo dhismaha ?
Mahadsanid
Nairobi to Mombasa is 488.1km.
Nairobi to Lamu is 466km you can get short diraction.
Mombasa to lamu is 240km
Magasladaan magaceed❤
Mama somaali waxaan fiirsadaa video aad leedahay walaahey waan jecleystey dhulka banaan meeqo ayaa lagadaa hadii aan rabo in aan ka dhisto guri meel xeebta agreed ah imisa ayaa lagu dhisan karaa meel n laguna gadan karaa mama isoo wac wasab waxaan rabaa in aan kenya imaado neyrobi ayaan kuu rajeynayaa in aan kuu imaado sida wax looga sameyn karo
Eeeeeee Macha"Allah Mom🤲🤲🤲❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Qosolkaadi Ayaan U Xiisay Habo 😂Hadii Xusuuusatid Vidéo Yaallka Qaarne Waan Qosli Jirnay..............🤲🤲🤲🤩🤩🤩😍🌹😘😘😘😘😘
Mahadsanid 💕 💕 💕 💕 💕 habo
Mamo nummer kaagan u baahanahay please
Walaal boosaska meeqaa lagadayaa tank yuo
Waa raqiis
Walaal boosaska. Meqalgadaa
Muna
Makawi miyaa
Furaha nugusorogte maama wan iman inshaAllah
Furaha waa ku jira
Asc habo please dadka xushmeey korkiisa Maanta dhan ha ka kor hadline soo duub ee hadana codka saar Tala bey iga tahay
Asc baayo meel kasta oo kenya 🇰🇪 ah waxaa la sheegaa dhul hadaad ka gadatid amaba guri ka dhisato 50 years kadib adiga ma lihid dowlada kenya ayaa la wareegeeysa bal ka soo hadal waxaad ka ogtahay
Waa been warkaasu hab0
@@mamasoomaali mahadsanid baayo dhulka qiimihiisa nooga soo waran ari iyo lo mooyee geel ma joogo miyaa mashaallah ❤️
@@daganabdulahi7588 geel ma joogo abaayo
Mama Dhul iso ibi
Hbo lanbarkaaga rabaa
Ila hada qimaha .jagada
Noma sheeted
Wa meeqo
Adaa ayaad u mahdsan tahay. Walaal qaali hadaad noo soo dheegi karto beeraha ka bixi kara meesha.
Asc maama isooqabo
Asc
Canabay meesha dad ma leh
Why Lamu? Waddankaagaa hooyo maxaa ku dhacay! Maad ka dhisato tuuladda aad ka soo jeedo?
Haduu Ogaadeen dego ma rabo. Haduu Mareexaan dego noo sheeg. I can trust Mareexaan
Ogaden ba daga
Magalada dhex bartankeda aawey
Biyaha bada ku waji dhaqo ina xasasiyada ina kaga ronata laga yaba
Meshaan qowmu luudnima lugu sheegaa
Meeshu matuulaa
Haa
Naya Gedo kulabo. Qoxooti Somalia kulabo. Nagabax.
Ma adaa kaxiga? Adigaba matihid somali sujuu yaad qaldi
Isku xishoo afkaagana hadalka fiican bar please
How far is it from Nairobi?
488.1km
Wadankayaga maad sidaan uxayeeysiisid.
Nabad allah ka dhigo
Habo Goormee Ku Soo Noqoneey Canada? Sacdiyane Abaheed Miyey La Jogtaa? Wali Weey Yartahy🤲😘 Maskiiin😘 Waa 12Jir ❤ Hadane Quruxleey Masha"Allah 😘 Adeey Kuu Ektahay😘🤲🇸🇴 ( Sympathique)🙋♂️🙋♂️🙋♂️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😘😘😘😘🙋♀️🤞🤞🤞🤞😍😍🤩🤩🤩
Abaayo canab Seetihin adinka caruurta abaayo Telefonnummer sodir
Asc