DAAWO DADKI KA GANACSADA KALUUNKA INDHO TOOSHLAHA OO WALAAC KA MUJIYAY AMARO LAGU SOO ROGAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @DeeqaAhmed-rw3uo
    @DeeqaAhmed-rw3uo 6 ปีที่แล้ว +1

    Danyarta hoos halo eego

  • @naasirgaas288
    @naasirgaas288 6 ปีที่แล้ว +1

    Ha loo tixgaliyo dadka Waxyaalahay tabanayaan
    Sida in bedel loo sameeyo oo shaqo kale la sameeyo

  • @MUKHTARGAADE-l6j
    @MUKHTARGAADE-l6j 4 หลายเดือนก่อน

    Dalka soomaliland waa qani lkn dadka maamulaa waa cudur xun oo ummada hortaagan 30 sanno halkii khayraadka badda looga faa'iiday lahaa ayaa madaxa lagag taagan yahay

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 ปีที่แล้ว +2

    Dalku waa barwaaqo .. dalalka Jaadka inoo keenaya ha loogu badalo kaluun

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 6 ปีที่แล้ว

    Kaluunka indhatooshle maxaa loo mamnuucay

  • @sacdiyofooljaawe5459
    @sacdiyofooljaawe5459 5 ปีที่แล้ว

    Kooto ayaa qolo loogu xirirabaa