Ugaas Faysal Siciid ayaa lagu caleemo saaray deegaanka Siigo-Dheer ee Gobolk Sanaag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @abdisaeed5275
    @abdisaeed5275 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alla haku fududeeyo xilkaas ugaas

  • @IbrahimDobbaje
    @IbrahimDobbaje 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ugaas Alle xilkaas kii cadaalad ku hoggaamiya hakaa dhigo
    Danyartiisana daadeheeya..

  • @abdisaeed5275
    @abdisaeed5275 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa soo dhowaynaynaa ugaas faysal

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaan xasuustaa 24 sano ka hor hal jiif caaqil, maantana 9 suldaan iyo boqor iyo 2ba jiif caaqil😂 ayaanu maraynaa

  • @abdisaeed5275
    @abdisaeed5275 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ugaas soo dhowoow

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SALDANADA GARXAJIS GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM