Maraykanku Goormuu ku dhawaaqayaa Ictiraafka Somaliland ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 29

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 11 วันที่ผ่านมา +2

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤waasax waaruntaa guuuul SLND Alloow guuuul SLND Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi cadawga SLND aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 11 วันที่ผ่านมา +1

    Guul soomaliLand ❤️❤️❤️🤍🤍💚💚

  • @xasanyuusuf-q8l
    @xasanyuusuf-q8l 11 วันที่ผ่านมา

    somaaliland❤❤❤loov❤❤❤guul❤❤❤

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 11 วันที่ผ่านมา +2

    Hambalyo ictiraaf Xasan Sheekh Washington DC u ictiraafay dowlad madax banan😂😂.
    Guul Xasan Sheekh😂😂
    Caqli IIDOOR

  • @AbdikhaalikMohamed
    @AbdikhaalikMohamed 11 วันที่ผ่านมา

    I agreed with madam and that's right Somalia will be the last country that will recognize Somaliland

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 11 วันที่ผ่านมา

    ILAAHEY ISHA FAQASH DAAROOD HA INAGA LEEXIYO WAA DAD CUQDAD QABA OO MIDGO AH OO YEMEN LAGA SOO CEYRIYEY DAAROOD FAQASH CID KASTA WEY NECEB YIHIIN WAXAA HUBAAL AH IN AY WADNO XANUUN FAQASH U DHAMAAN DOONAN

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 11 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo ictiraaf Xasan Sheekh Minasota u ictiraafay dowlad madax banan😂😂.
    Guul Xasan Sheekh😂😂
    Caqli IIDOOR

    • @Abdirizak-z5f
      @Abdirizak-z5f 11 วันที่ผ่านมา

      Hambalyo ictiraaf Xasan Sheekh Washinton u ictiraafay dowlad madax banan😂😂.
      Guul Xasan Sheekh😂😂
      Caqli IIDOOR

  • @AbdirizakAliEgalQaamus
    @AbdirizakAliEgalQaamus 11 วันที่ผ่านมา

    Waxan ad ula yabay dad doonaya federal oo waliiba ku talax tegay oo mujinaya inay qayb ka yihiin khatumo inay iidin badhan fadllan 🇰🇼 ilaliya siirtina fadlan nin an iidin furi donin yusan iidin rariin
    Dameran saran ahay dhusadiisu waxba iga tari mayso xuquqdii hargeysa burco,ceergabo xasuqeedi,bililaqdodi miyanay ogeyn inay afar gobol liqi ay lascanood ahayd maxkamad Virginia kutal ba dacwadii tala maye futadayda Virginia tall

  • @awsharre3296
    @awsharre3296 10 วันที่ผ่านมา

    Qof yara doqona baa barnaamijka daadihinaya 😂😂 waa abuur ilaahay asatqfurulah

  • @AbdullahiJama-i8c
    @AbdullahiJama-i8c 11 วันที่ผ่านมา

    Hadii dawlada A/rahman Ciro aanay doonayn ictiraaf, waxa uu ku qanacsanyahay maamul gobaleed, siday u suuragaltahay in la Ina ictiraafo?

  • @AinasheGadid
    @AinasheGadid 11 วันที่ผ่านมา

    Walal nimankan jawaabtiinu kama degayso, waayo waa Somalilanddiid, iskadhigaya somalilanders, yayna idin xiijin, wakhtina hakubixin doodooda madhalayska ah,

  • @MuuetoJopir
    @MuuetoJopir 11 วันที่ผ่านมา

    Salaad walba waqtigeegaa la tukadaa laakiin muusaa la heley iyo qurba joogta ayaa aad u mihiim aheyd xagiiney ka baaqatey

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 11 วันที่ผ่านมา

    Ina cigaal wuu sheegay waanu codsady u.n in soomaliland ku fadhisato laakiin arintu isku soo bood ma aha waa laga fiirsanyaa mudo ayey qaadanasaa hada ayaa l soo gaadhay.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 11 วันที่ผ่านมา

    What about magaalooyinkayagii la Dumiyay iyo hantidii taalay Koonfur iyo dadkayagii la xasuuqay Waar anagaaba xaqayagii Koonfur ka Rabna ilaa 60 kii 😡😡

  • @MuxuyadinSheekh
    @MuxuyadinSheekh 11 วันที่ผ่านมา

    Somaliya cid xornimo ka qaadatay lamasheegin.

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 11 วันที่ผ่านมา

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 11 วันที่ผ่านมา

    War anaga gacantayad waxa xidhay cadabta ilahay didmada dhiga islanka ee xorban nahay hadayse naga fursan weydo hora loyidhi niman waranka gelen wedha magasho mantase gacantayadan cidwalba iskaga rebayna oo wa nalaga xanaqidona markan gonka .markanka aragno hadan sikla uaragno goan wa noomel

  • @khalifhisri3067
    @khalifhisri3067 11 วันที่ผ่านมา

    Maya
    Ee waxaan ahaa Dar alliyo daraadood kuwii deeqda lagu hela

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 11 วันที่ผ่านมา

    Somaliya waxba kama sugayno ee erayga kada maqalkisaba maba arki karo

  • @DahirJama-w4g
    @DahirJama-w4g 11 วันที่ผ่านมา

    Laascaanoodba waa la aqoonsanyahay

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b 11 วันที่ผ่านมา

    Ma reer ba dowLad noqon kara wa waLi iyo idha cades

  • @khalifhisri3067
    @khalifhisri3067 11 วันที่ผ่านมา

    waxaad doonasaan somlan hadana waxaase mushkilada qof baad arkasaa qabiilkatirsan somaaland tuurta uun ku sita

    • @Qodax-x7i
      @Qodax-x7i 11 วันที่ผ่านมา

      Adigu ma hadhaagij Faqashta ayaad ahayd ??

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 11 วันที่ผ่านมา

    Waxan u kuwaydiinaya looma baahna reer hebel sidana iyo qudhun iyoqabyaalad.

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b 11 วันที่ผ่านมา

    Haka yaabin aqasin isaaq ah

  • @MuuetoJopir
    @MuuetoJopir 11 วันที่ผ่านมา

    Wuu uga sheekeeyey waxba umuu reeban

  • @nuuradiinyuusuf3528
    @nuuradiinyuusuf3528 11 วันที่ผ่านมา

    KKkkk

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 11 วันที่ผ่านมา

    Waxaas Trump ma qoro.,soomaali oo dhan waa al qaaciido ayuu yidhi. Wadamada islaamku iney gubtaan ayùu rabaaa