Sugaantii iyo Abwaan Galayax wariye Idaajaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Sugaantii iyo Abwaan Galayax wariye Idaajaa

ความคิดเห็น • 69

  • @mahadow1
    @mahadow1 5 ปีที่แล้ว +19

    In kast oon ahay H/Gidir Cayr ah, oo Galayax gabay nagula dagaalamay, hadana waan jeclahay! Cabdi Galayax Allaha u naxariisto

    • @haboonmohamed6494
      @haboonmohamed6494 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaale dadku way isla dhasheene shaydaan iyo jahilnimo ayaa isku kaaya direeso waligeena ma kala tageeno mana kala maarmeeyno laakiin nabadii iyo. nasiinadii ayaan isu diidney. aakhiyo aduun midna ku liibaani meeyno

  • @Achraf_2002
    @Achraf_2002 หลายเดือนก่อน

    Allha unaxaristo adeer Cabdi galayax afmaal cabqari ah buu ahaa❤

  • @Hw15243
    @Hw15243 5 ปีที่แล้ว +5

    Allaha unaxariisto Abdi Galaysx Caawa waa uun Askharo illaahow kuu naxariiiso Maashaa allaah I know this guy; s history very very well ( wonderful)!!!!!
    Sarmaangarow

  • @idilcabdi3785
    @idilcabdi3785 2 ปีที่แล้ว +5

    Alloow aabahay u naxariiso aamiin aamiin yaa rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @hamdiaabdalla4772
      @hamdiaabdalla4772 ปีที่แล้ว

      Illahay hownaxariisto abwaanka

    • @abdiganiolujog9020
      @abdiganiolujog9020 ปีที่แล้ว

      abaaayo alle haunaxariisto aabe

    • @mohamedbashir9046
      @mohamedbashir9046 7 หลายเดือนก่อน

      Alla ha u naxariisto. Waan jeclahay suugaantiisa in badanna facebook ayaan ku qaybiyay

  • @abdikariinhashiculusooweng3833
    @abdikariinhashiculusooweng3833 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto abdi galayax yaraanteeydii ayaan maqli jiray suugaantiisa geela ubadneed alle ha unaxariistee aabaheey ayaan ku xasuusanayaa inoow adeegsan jiray amaantiisii geela la xariirtay

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 ปีที่แล้ว +1

    Abdi galayax allah unaxariisto his have good history thet man hem loved camel masha allah

  • @mustafemahamoud7492
    @mustafemahamoud7492 3 ปีที่แล้ว +2

    Qabiilbaadka fekeraysaane idaajaa xigmad somaliyeed oo dhaxalgal ah buu sheegaa hadii awoowayaashiin aan ilaahyba barin qaabka maansada ale ucarooda dee

  • @KhadarKy
    @KhadarKy หลายเดือนก่อน

    Barbaarnimo Ma Fiicne Waxan Buul U Gali Wayay
    Oo Aan Dumarka Baal Uga Maro Baarid Iga Yeelay
    Basar Kale Maa Fiirine Hashan 🐪 Baaji Leyahay😂

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix1677 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxaristo aaammmmiiiinnn

  • @laylohabonofficial6222
    @laylohabonofficial6222 3 ปีที่แล้ว

    Ilhy ha unaxaristo aderkey cabdigalayax amiin

  • @abdiganiolujog9020
    @abdiganiolujog9020 5 ปีที่แล้ว +1

    alle ha,unaxariiiisto wlh Geel yaqaaan ayuuu ahaa

  • @manforall1796
    @manforall1796 6 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxariisto awoowgay galayax

  • @khadermohamed9795
    @khadermohamed9795 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa ragii geela waxkayaqaaney

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +4

    Idaaja iyo Qabyaalad maxaa kala haystaa

    • @abdirasakali8074
      @abdirasakali8074 4 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad ku tiri sxb?

    • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
      @cabdiraxmaanmaxamuud2487 4 ปีที่แล้ว

      Sxbw waxaa oo uu gabyaa soo tebiyo reerka Idaajaa ma wada ahan umana badna ee la soco

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxmaanmaxamuud2487 Darodism is mental deases*

    • @saedibrahim3485
      @saedibrahim3485 4 ปีที่แล้ว

      @@mahamedaden7237 hadii reerkiinu gabyo dee orod doono nin idiin faafiya

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      @@saedibrahim3485 *Adigu doqon ayaad tahey aan ogayn waxa laga hadlayo ama doodayo Laxay fooqal laxay*

  • @HibgaradNuura
    @HibgaradNuura 8 หลายเดือนก่อน

    Alle ha kuu naxariisto awoowe😢

  • @sharmaakecalixaarato3768
    @sharmaakecalixaarato3768 6 ปีที่แล้ว +2

    Halkeen ka helaa gabayada abwaan maxamad guuleed oo looyaqaan waalane

    • @ahmedabdulle7304
      @ahmedabdulle7304 6 ปีที่แล้ว

      Sharmaake Cali xaarato Ninkaas gabaydisa Aniga xata waa radinaya

    • @chalonassir2964
      @chalonassir2964 2 ปีที่แล้ว

      Wll aabehey ayaa hayo omar galayax ilahey haunaxriisto awoowe

  • @jamhadjeego8518
    @jamhadjeego8518 5 ปีที่แล้ว +1

    Miyeynu iloobi karnaa cabdi galayax ilaahow unaxariiso

  • @nasiryusuf576
    @nasiryusuf576 2 ปีที่แล้ว

    Awoowgey abdi galayax

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdigalayax waa ree Qoraxeey gaar ahaan ree Qudhac shir isku dagaan baan nahay.

    • @mubarakabassabdikheir
      @mubarakabassabdikheir 3 ปีที่แล้ว

      Awoowgey allah unaxariisto Quracshir iyo alibari qiyaano meeshan geela kuhayn jiray ayey aheed.

  • @mohamedcali1492
    @mohamedcali1492 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha naxariisto abwaane

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 2 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariiso wuxuu ahaa halyay

  • @xadiiscabdiraxmaan7826
    @xadiiscabdiraxmaan7826 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @bashkaali4980
    @bashkaali4980 5 ปีที่แล้ว +4

    idaajaa waa qabyaaladeeste weyn oo cidiise mooyee aan cid kale u ogoleyn taariiq iyo waxtar taasoo ku kalliftay inuu soo guuriyo waxyaabo aan faa'iido laheyn
    ninkaan hada uu sheegayo asagey isku laf yihiin oo waa wada marreexaan saas darteed waad aragtaa inuu xitaa sayid muxumad ka sara mariyay oo ogaadeen ahaa inkasuu daaroodka kaliya suugaantiisa aruuriyo mararka qaarna siiyo waxyaabo eysan laheyn hadana markey jinfadiisa hoose soo gaarto xitaa daaroodnimada wuu ka tegayaa
    Qabyaalad iyo daarood allaa.
    Qeyb isugu beegay.

    • @jamhadjeego8518
      @jamhadjeego8518 5 ปีที่แล้ว +3

      Cuqdad ayaa kuhaysa ilaahay hakaa saaro hadaysan jifadaadu taariq lahayn mxd ugu qaraareysa idaaja

    • @abdiganiolujog9020
      @abdiganiolujog9020 5 ปีที่แล้ว +8

      qabiiilkaaagu haduu murti lahayn ma asagaaa rabtay inuuu u alifo wax lasheeego Hala imaaadan beeshaadu sxb Hhhhhh

    • @abdiganiolujog9020
      @abdiganiolujog9020 4 ปีที่แล้ว +3

      Bashka Ali adiguna maad adeeradaa aruurisid mise adeeradaa xaga suuganta waa loooga fiicna idaaja waa dadaalay kulamana qabo inuu qabiil qofna ugu iiisho lkn hadayba sidaa sheegayso wuu yahay wax xun muuu sameeen ee taariikhdii awooowayaashi ayuu nooleeyay adna awooowadaa soo bandhig hadaaaad awooodin idhagaysigiisa unbaa ku huran 👌👍

    • @shueibabdi612
      @shueibabdi612 4 ปีที่แล้ว

      Bashka Ali adr dee yaa kaloo tariikh leh oo laga shekeeyaa dadka tariikh da leh waa darood oo kaliyee

    • @sahalbaladkagaaazsahalbala286
      @sahalbaladkagaaazsahalbala286 4 ปีที่แล้ว

      Bashka Ali xishoood zhp

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว +1

    Iska gawrac mooyee hawiye guul ku faan ma lehe.AUN

    • @hassanmohamedahmed3785
      @hassanmohamedahmed3785 3 ปีที่แล้ว

      Geerida cayr baa dhaanta gaal lazoo dilaye 🤪😜✊

    • @ahmedyussuf8598
      @ahmedyussuf8598 3 ปีที่แล้ว

      geerida ayanla ka roon gala sodilaye

    • @abdallaawil
      @abdallaawil 3 ปีที่แล้ว

      Intii danbe ee uusoo xajiyey wuxuu codsadey in lajoojiyo isticmaalka gabayadiisii qabyaaladeed.

    • @gulleddaahir6594
      @gulleddaahir6594 2 ปีที่แล้ว

      Allah u naxatiisto

    • @gulleddaahir6594
      @gulleddaahir6594 2 ปีที่แล้ว

      Allah u naxatiisto

  • @caydiidjaamac3391
    @caydiidjaamac3391 4 ปีที่แล้ว

    Alow gabay yaqaan dhe

  • @dalkatv1757
    @dalkatv1757 6 ปีที่แล้ว

    gabayadii WAALANE waa laga waaye meesha scml inte laga helaa

  • @yuusufcabdi4958
    @yuusufcabdi4958 6 ปีที่แล้ว +1

    Sxb

  • @mohagurdanshe2304
    @mohagurdanshe2304 6 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAHA ALLAHA u naxariisto