FULL DAY ROUTINE KEYGA DUKANKA MANTA IYO MALMAHA KLE EE SHAQADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @Amiira489
    @Amiira489 11 หลายเดือนก่อน +7

    Mashaallh keep going sis routine ka sobadi aniga magaceyga youtubeka igu qoran waa magac will lkn waxan ahay gabar routinekaaga waan kuhaysta😅❤❤ soobadi

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alla maxad gabr midebkeda alle siyay ku qanacsan fasahidineysaa alle kala xisab tami dona waxa hada adi marsto adi isko koob gabr ka maqashey iscde oois cadeysey danbiga wala wadagta lacagta kaso galaysana waxey ubadan thy inay xaran thy adan kaso xajin karin xtaa marka ale kabaq

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 11 หลายเดือนก่อน

    M.a dukanka wx ka mqan mlhn illhy gnacsigaga hku prakeyo pyo yristna dhlasho wcan leyhy cimri dheer cfimad io cibdo subn mama🎉❤

  • @muhyadinibrahim153
    @muhyadinibrahim153 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah wllo kareemka haraha halken kahelnaa wan jogaa itoobiya ?

  • @Samialucky5
    @Samialucky5 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mashllah sister

  • @wanagsanmahamed5035
    @wanagsanmahamed5035 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Love ❤🎉

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 11 หลายเดือนก่อน +1

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll 😂

  • @AshuAsha11
    @AshuAsha11 11 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masallh habo❤❤❤

  • @Amiira489
    @Amiira489 11 หลายเดือนก่อน +5

    Gurigaga magacis abayo dabaqee abayò waxan ahay gabar iskakaa taagerto

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 11 หลายเดือนก่อน

      Wah marka iney kuushegto masugeesana 😂😂😂

    • @Amiira489
      @Amiira489 11 หลายเดือนก่อน

      @@indhouronindhouron7992 haa maxa ani micnaha mashukansanoyaa aniga iyo iyada gabar ayaa islanahay kaliya magaca youtubka iiguqoran aya magac nin eh 😆 😄

  • @FadumoAdan-zh7nu
    @FadumoAdan-zh7nu 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allh xbbti qalbiyan allh dartisa ku jecelahay I.n Nairobi inaan imaado rajayn

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 11 หลายเดือนก่อน

    Customerkadha ehey oily cream maraka abayo qasaab hakadhigin inlaiskugato setka wayaho maska iyo sabunta mar qaar madhabanayo dhaqso creamka kahordhamani isojawaab

  • @Happ147
    @Happ147 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo uk noo keen inshallah

  • @zakariasalahali5763
    @zakariasalahali5763 10 หลายเดือนก่อน

    Mahwah sister

  • @ubaxsiyad1922
    @ubaxsiyad1922 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wlly maad iso jawaabtid creamka finankaan ubaahnaa

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah quruxey ❤

  • @umumuslimah5651
    @umumuslimah5651 11 หลายเดือนก่อน

    Abyo macaan quraanka ha ku dul shekeyn hadaa hadleysid iska damii

  • @kowsarabdimumin6072
    @kowsarabdimumin6072 11 หลายเดือนก่อน +2

    Iscadeeyo laga xishodan ogeyne
    Hada miyaa leysku waaninayaa 😅😢

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 11 หลายเดือนก่อน +2

    Salama Caleykum rayaq ❤❤❤ 6:25

  • @hamdiabdi3475
    @hamdiabdi3475 11 หลายเดือนก่อน +2

    Noso badi ❤

  • @kowtharbakal-ll7og
    @kowtharbakal-ll7og 11 หลายเดือนก่อน

    M.a my wlalash qali

  • @asmacuddoon5111
    @asmacuddoon5111 11 หลายเดือนก่อน

    Wlhi inyar kama boodin muuqaalkan love you abaayo riyaaq

  • @FatumaAdan-we5uj
    @FatumaAdan-we5uj 11 หลายเดือนก่อน +1

    MashaaAllah abayo❤❤❤

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 11 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @munafaarax753
    @munafaarax753 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allha abayo waxa ku wedina karenka adigo ku marsan miya dukaney waan yawaye iye sheka

  • @Supr93
    @Supr93 11 หลายเดือนก่อน

    The I’m only a not going away intermediate class 😢

  • @azarkhalidhussein486
    @azarkhalidhussein486 11 หลายเดือนก่อน

    Guleyso mcnto

  • @user-xv2ss9zb5f
    @user-xv2ss9zb5f 11 หลายเดือนก่อน

    Aniga abaayo mugdisho ayaan Jooga xageey kahalikaraa❤

    • @sharmarkeahmed7933
      @sharmarkeahmed7933 10 หลายเดือนก่อน

      ma rabto inaad hesho iyaduu ku koo ban yhy.naagaha badh baa xaasidiin ah😮‍💨😏

  • @ubaxmacalinmuuse6174
    @ubaxmacalinmuuse6174 11 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @hadiyamohamed6794
    @hadiyamohamed6794 11 หลายเดือนก่อน

    Hargysa wll wan doneyn no keen pls qli❤❤

  • @user-vv8kf7yu2s
    @user-vv8kf7yu2s 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo sabunta raba kampala joga siden kuhela

  • @Samialucky5
    @Samialucky5 11 หลายเดือนก่อน

    Keep going hargysa maxaad ku aragtay mad keenta alabtada

  • @dekanoura5502
    @dekanoura5502 11 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo djibouti usodir crème

  • @user-gs7on5gv1v
    @user-gs7on5gv1v 11 หลายเดือนก่อน

    M.a quruxay❤

  • @Wankooshow
    @Wankooshow 11 หลายเดือนก่อน

    Continue more language.... I am from Ethiopia

  • @user-xv2ss9zb5f
    @user-xv2ss9zb5f 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo❤❤

  • @teamfunnyofficial377
    @teamfunnyofficial377 11 หลายเดือนก่อน

    Cream ka inu wax tar le yahay ana og wlh

  • @Queenjiija
    @Queenjiija 11 หลายเดือนก่อน

    Reer kenaya hadana marecan miyaa is caday gayseen gacanaa idin taagay ani😂😂😂

  • @safaahmed465
    @safaahmed465 11 หลายเดือนก่อน

    masha alah❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @aaminaxasan6963
    @aaminaxasan6963 11 หลายเดือนก่อน

    Adoo dawa kuumarsan malagu duko karaaa 😂😂

  • @ifraaxmohamed4034
    @ifraaxmohamed4034 11 หลายเดือนก่อน

    Gacmo inay cad yihin ma u maleysa😂

  • @jisooismybiasandsoisyours4299
    @jisooismybiasandsoisyours4299 11 หลายเดือนก่อน

    Toronto malagahela ?

  • @anisofarax804
    @anisofarax804 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @amiiraelmi
    @amiiraelmi 11 หลายเดือนก่อน

    Noso badi

  • @aishoabdullahiaden274
    @aishoabdullahiaden274 11 หลายเดือนก่อน

    Creamka layzku cadeeyo malagu tukan karah neh 😳

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 11 หลายเดือนก่อน

      My ban umlen wyo wa wax kimiko ah

  • @jisooismybiasandsoisyours4299
    @jisooismybiasandsoisyours4299 11 หลายเดือนก่อน

  • @fadumomohamud6373
    @fadumomohamud6373 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo finka baxdinka cml ah ano idhibay sidada cml abayo karemkaga ubahna iso jawab abayo

  • @SUPERHERO-oq3ev
    @SUPERHERO-oq3ev 11 หลายเดือนก่อน

    Sapuntan tii tonta somaahan 😊

  • @hayaatahmed3529
    @hayaatahmed3529 11 หลายเดือนก่อน

    Mnsha alla riyaaqey snap bankalaso hadlay jawab kama hayee number WhatsApp iso qor qali