Abgaal kismaayo idinkuma so weerarine xasan shiikh iyo xamse waxa rabto ka sheeg, nin 15 sano kismaayo wax ka baxsan argagaxisda ka xoreyn haku daba lumin
wadanka masin ba lagu fiirsanaya xasan wuu waashaye sidan kuma fiyoob oo xata ciidanki uu isagu dhisay bu sas kaqaaday xasuuqi raba sidi kuwi hore wa calamadaha buufiska
If shame or embarrassment kills, Mr Uluso would have long been dead. But in Mudug, where he hails from, they even brag about it, saying that cheekiness is an inheritance trait of the common ancestors.
Hamze iyo axmed oo lagu laray acor rada dariska ah waxay frame gareeyey jabka ku dhacay ciidinkii qaran hamze waa nin reeer abdilaha marka laga rago wadaad nkmadiisa wuu lashaqeyey axmed madoobe ninka qasaray waa hassn dhiiqo
xasan hadu ssc khaatumo kadego xalay dhalay bu noqonaya war qof dadkas taageeray oo an guuleysan ba majiro wa dhulki gobonimada iyo xoriyada wana qalbiga wadanka💙💙💙🇸🇴🇸🇴
Waxa aan maqli jiray, "xeradayadu waa wada ul, oo ul laqaato malaha!" Siyaasiyiinta maanta Jamhuuriyadda horboodaysa (lawyacaddo illaa Liboye), wax laga tago mooyaane wax laqaato malaha (jaajuusiin ganacsato ah). Waxaase mar la arkaba ay eeddu dul taallaa ninka markaa villada fadhiya, ee ku magacaaban madaxweynaha jamhuuriyadda. Tani faallo way dhaaftay
wariye markee aad tahay waxaa kula quman inaad wadankaaga waxa ka socda inaad dhex dhexaad ka noqotid loogana fahmin inaad qabiilkaaga la safantahay aniga waxaan fiirsadaa waa adiga,maracade, nadaara, cabdi xaafid, somaali media, dagaalkan dhacay dhamaanteen qabiiladeena ma aqaano laakiin hadda waxaa ii cadaatay adiga iyo cabdi xaafid inaad tihiin axmed madoobe isku cid tihiin laakiin sadexda kale inay ilaa hadda cida ay yihiin ma aqaano ee waa la doogiye yaa la dacaroon madaxda somaaliya maanta u talisa dulmi badan bay sameeyeen ee kaaga dulmigiisa ha ka dhigin xaq mustaqbalkaagana ha ku ciyaarin
Your channel does not seem to contribute positively to the progress of somalia.i believe it could do more to support development and unity rather than promoting divisive or unhelpful content.
Qof iyo qori dalka ka dhigaya halaga qabto dalxaraashe 🙏🇸🇴
Jabka xasan shiikh waa ku raaxeysanaayaa inkaartii shacabka soomaaliyeed uu barakiciyey baa ku dhacdey yaa is gaarey dheh
Alhamdulilah USC dii Mooryaanka Abgaal Uu Hoggaaminaye In Puntland iyo Jubbaland Ee Afka Ciidda U Darreen. Masha Allah Ya Sallaam.
Abgaal guul kena inte kunaragtey
Abgaal kismaayo idinkuma so weerarine xasan shiikh iyo xamse waxa rabto ka sheeg, nin 15 sano kismaayo wax ka baxsan argagaxisda ka xoreyn haku daba lumin
QASAARIHII NA GAARTEY WAA MIDAAN QIILNA LOO HAYN ❤🇸🇴
CEEBTII NA GAARTEY WAA MIDAAN DHAQMEYN.
Dorood 2 dagaal oo ay kaso qadeyn Snm iyo USC waanu ka adkaaney Ee Ingiris inoo balamiyaa daroodow 😂
Madaxwayne hasan waa u fashilmay ha is casilo qabkii qaranka somliyeed iyo sharftii umada somaliyeed dhulkuu ku jiiday
Jubaland waxay tustay maamul beleedada somaliya inay iska celin karaa Maamul beleedka Muqdisho....Somaliya is finished
Wlhi xasan siyaasada wuu ku gablamey😂😂😂
Ceeeb waynaa.. Dawlad ciidankeedii dawlad shisheeye iska dhiibeen, hubkii ka dhigtay.
AWAY DADKII DIHI JIRAY KENYA 🇰🇪 IYO ETHIOPIA 🇪🇹 WAXAA KA ADAG GORGOR ,HARMACAD😂😂😂,600 BOQOL KENYA ISKU SO DIÌBTAY .
ciidanka maamulka jubland guul iyo gobanimo dulmigi xasan waad soo afjarten wayo wuu sii fidi laha oo puntland iyo koonfur galbed ba hawiye qabsan laha inkasto puntland dowlad adagtahay
Axamad madobe wu adkaday e xasan dalim ha is casilo
Axmed Madoobe xoog buu ku fuliyey Amarkiisii
wadanka masin ba lagu fiirsanaya xasan wuu waashaye sidan kuma fiyoob oo xata ciidanki uu isagu dhisay bu sas kaqaaday xasuuqi raba sidi kuwi hore wa calamadaha buufiska
Hawiye ku haayo maahoo villada
Xasan dhiiqo waa fidmo qori dable la wareegaya wana 10 wajile khaa in wadani
Wax walba oo uu qabto
Waa ku fashilmeen
ceebti qarniga kudhacday qaranki soomaaliyed oo jubaland ilaayo hader firxadki iyo bayhoofki maleeshiyadki xamar u ruurinayan war daarood wa gob iskukalsoon
AF ciida loo darey xasan sheikh maxamuud siyaasadda xun dhiig baxay.
ciidanki jabay ee xasan qayb ba waalatay oo lacel celinaya oo naftu un kujirto oo moodaya inay xamar dhex ligeynaya ileen 5 cisho bay cidla joogen iyo gaajo war xasan inkaar hakudhacdo
Xasan Sheekh Somali jar buu ka tuuray! Ceeb Joogta ah dalka gudihiisa iyo dibadiisaba!
Hawiye 😂 maanta sagxada buuu taagan yhy badiina iibih ethiopia waa garabka darood😂
Guul guul guul soomaaliya and gaylan
Warkii ugu fiicna ee aan maqlo
Xasan sheeekh.. Raaskaanbooni oo Nabad ah maxaad u weerartay?
Dhiiqow ku jira gurguurte
Al xaqiiqa
Xasan gurguurade wa afkudhiigele iyogacan kudhiile iyoqalbikudhiigele
Ninkii Digir cunay, bello ayuu ka dibiray
Waxaa tahay cadowga dalka Somalia 🇸🇴 insha Allah Qaranka wuu guuleeysan
Xaqiiq ✅ iyado Dani io axmed madoobe andadku ujedin jeclaynna waxa jeclaysiyey olabadaba uhiliyey
Xasan gurgurte taladisa io siyasadisa guracan.✅
Asc Gaylan sodhawow waa kusugaynay oo kusadalinaynay
If shame or embarrassment kills, Mr Uluso would have long been dead. But in Mudug, where he hails from, they even brag about it, saying that cheekiness is an inheritance trait of the common ancestors.
WAA RUN❤. XASAN TOXOBEY DALKA WUXUU U HAYSTAA MID UU LEEYAHAY. WAA JAAHIL CIIL DAAROOD QABA❗️
Xasan dhiqo damerkisi ha ku noqdo😂
Dowladnimada xitaa waan nacney wllhi😂😂
😂😂😂 hortaada nacy aniga xitaa
Puntland dolwada madax banana weye boqortooyo weye guuleyso ameen hamaplyo welcome back my home iyo jubland
Tii ankara aya kadaran
Somaliya weligeed dowlad noqon meyso intay qabyaalada u dhexeyso labada saqajan Hawiye iyo Daarood
ADIGAN CAYTAMA BAA QABYAALADAYSTE AH. DENBIGA NINKAA LAHAA DUSHA KA SAAR AMA ISKA AAMUS😂. NINKA TUUGA AH EE CIDNA IYO QABIIL NA U ROONAYN, WAA XASAN SHEEKH. ISAGAA DALKII DHISNAA OO LUGU WEREJIYEY GATAY OO DUMIYEY. DAGAALADA WADA OO GOBOLADA DAAROOD KU DUULEY, MUDO KORORSI UU RABO IYO IN UU SII JOOGO DARTEED. BOOB, DHAC, BARAKAC, HANTIDII DALKA XARAASHEY, HADANA BADII IYO DHULKI BIXIYEY. SHALAYNA SHIDAALKII DALKA BUU SHIRKADO U SAXEEXAY. INTAAS OO DEMBI AH MA JIRTO MADAXWEYNE SAMEEYEY. CIIDAN DALKU WUXUU LAHAANA WUXUU KA DHIGAY IN UU XASUUQO IYO IN MAANTA QAXOOTI NOQDAY. ADIGA MARKAA HA ISKU DEYIN IN AAD XASAN BAAHANE CEEBTA IYO DEMBIYADIISA KA MAYRTID OO AAD QABIILKA DAAROOD OO DHULKOODA DAAFACANAYA, DULMIGA IYO WAXAAN RAALI LUGU WADA AHAYNA DIIDEY AAD AFLAGAADO ULA TIMAADO. MUNAAFAQADA WAA LAGA FIICANYAHAY. XASAN NA ILAAHAY BAA FASHILIYEY OO JABKA IYO CEEBTIISA SHARACA KEENAY. CID HADAAD CAAYEYSID OROD HANTIDA DALKEENA IYO BADA DAAFAC OO XASAN AYAX KA QABO
Hamze iyo axmed oo lagu laray acor rada dariska ah waxay frame gareeyey jabka ku dhacay ciidinkii qaran hamze waa nin reeer abdilaha marka laga rago wadaad nkmadiisa wuu lashaqeyey axmed madoobe ninka qasaray waa hassn dhiiqo
waaa wax laga xumaada
insha allah faraj ayaa iman doono
Subxaanallaah Illaahoow Wadanka Noo Badbaadi Waan Wareerney Allow Sidii Roon Noo Jaheey😭🇸🇴🙏 madaxdana Maskaxda U Soo Toosi 😭🇸🇴🙏
Waa siday tahay
Kkk waryaha ugu mucaaradsan
Duhur wanaagsn wariye sare
Galy waa inay kaqayb qadataa Dhisida dadka lakin bur burinta shacabka waa ka xunyahay xitaa hadii umadaxwaynha noqday cado qaate gaylana inay noqoto waa laga ficanahay
Qaarkamida deegaanada soomaalida waxa geela loogu heesaa hawgakaranti iyo hilaacyada Bari iskumaheshide mid uun kuhagaag markaa xasan waxaan leeyahay dawlad adag lacag badan iyo ninjeclaysi iskumaheshide mid uun kuhagaag
Maashaa allaah weriye heer caalami❤❤❤❤❤❤
Hassan waa kii naagu caalaan weeleeyaay ee caagaahaa ayaa dhuulkaa loo dhiiigay ayaan oo dhaankaaraa dee 😂
Xasan garguutheh Iyo teamkisu mou Somaliland iyo Ethiopia dhexamay turkey ayaa ku yidhi waa sharci hungi madhan kala soonoqdeen kooxdii ankara
Somalland waa Qaran.
Hawiye iyo qaar-ood may sheekadu u badashay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ISMACIL CUMAR GEELE ba dadkan ugu Shekeyey DAROOD hala gumeeyo (SHIRKI DJABOUIT) ee Urursamale Waxana Waxas sahlay wa LUGADHEER marxuum Hamza
mustaqbalka somalia 🇸🇴 waxay noqon doontaa hanti ay kala qaybsadaan Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ama si toosa waxa maamulkeeda ula war
xasan hadu ssc khaatumo kadego xalay dhalay bu noqonaya war qof dadkas taageeray oo an guuleysan ba majiro wa dhulki gobonimada iyo xoriyada wana qalbiga wadanka💙💙💙🇸🇴🇸🇴
Dumarbaad ka tahayoo
Waxba dunida kama ogid
Ssc 😂 ma somaliland buuu ku doorsanayaa waa maya😂😂😂
ALOW XASAN TOXOBEY SSC HAKE3NIN😂😂😂. CEEB IYO INKAAR UMA AY BAAHNA😂
@SarahWarsama-o8u hadu idin yimaahdo xabbad dabada kuso geliyay
Xassan waa qaldamay ciduu ku duulaa ciidankiisuna ciduu ku duulaayay ayuu madax ugu dhigaa
XASAN AYAX DAN KAMA LAHA UMADA SOOMALIYEED 😢. HAWIYE BA DULMI XOOGAN BUU KU HAYAA. CIDNA UMA ROONA TUUGU
Ahmed maxamed islaam. Inta kaliya een ku tageero. Waa yaqaana sida markay rag isqabtaan u dharbaaxo. Hasan sheekh toos teenadi ayuu aaday
Waxa aan maqli jiray, "xeradayadu waa wada ul, oo ul laqaato malaha!" Siyaasiyiinta maanta Jamhuuriyadda horboodaysa (lawyacaddo illaa Liboye), wax laga tago mooyaane wax laqaato malaha (jaajuusiin ganacsato ah). Waxaase mar la arkaba ay eeddu dul taallaa ninka markaa villada fadhiya, ee ku magacaaban madaxweynaha jamhuuriyadda. Tani faallo way dhaaftay
Xasan waa jabay soomaaliyana waa jebiyey😢😢😢😢😢😢😢😢
Dadkaan waa wada maangaab, markii ciidanka soomaliyeed la jebiyo waa jab dalka iyo dadka soomalyeed oo dhan, waana farxad cadowga soomalyeed, codowga waa isagu mid daarood iyo hawaiye iyo isaaq.
😂😂😂 suasha waxa waye ya jibiyay yay ladagalamayeen
miyaydin arkeyn ciidanki firxaday oo duurka laga soo uruurinayo oo qaarkod naftu uun kujirto weliba moodaya inay muqdisho dhex joogan oo laga karila'yahay war habowba batihine joogsada oo weliba dagaalamaya
daarood wa dadka ugu gobsan soomali bal ciidanki loog keenay inay jubland daarood kaqabsadan bay hadana badbaadiyen oo niyad udhisen oo gurigodu sifiican ugu sagootiyen war ma dadkasa laxumeya waba cuquube
Mahad.warye.sida.aad.warka.uqashay
Fiirsasha la, aanta fillable soomaliya ee siyaasad ayaa afka ciidda udadhay
Dhalan yaridi lagu laayee yaa lo racana xassan sheeq
Ama Ahmed madowe
Midaa kaa so hadal wll
Xasan gurguurte jabkii gaadhay masoowaaqsandoonaa weligii
Layaab soomaali
La Yaaaab.. aduunka oo dhan ayaa la yaaban caqli xumida Soomaali.
Xasan ceeb ma makarto
Guurguurte 😅
asc asxaabta kusaliya nabigena nnk scw scw thanks my friends
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
3sadaxdooduba.qayaano.qaran.ayey.ku.heshiiyeen.cuquba.mudane.farmaajo.ayaa.kudhacday
Afwayne kacaankiisi oohinta hadaayan 😂
WAAN SOO DHOWEYNEYNAA JABKA HAWIYE SOO GAAREY MARKUU DAGAAL QABIIL DAAROOD KU QAADEY.
HA NOOLAATO PUNTLAND IYO JUBALAND
Laangaab kan maaxa deni iyo madobe ka galay
Qabyalada kafogaw xirfadada xendabkeda hakabaxen ,politics are based on interest, see positive sides building are a country recovering from War.
Xasan.munafaq
Adiga lee weeye xasanow
Xasan sh bye 😂
Hassan sheikh Wuxu ogada Ahmed madhobe ineey aqoon isku qawan ciid ugali kartana jirin cidamaada digooda yusan dathiniin ,Ahmed islam seesftisa weey afeeysantahay Hassan sheikh iyo Hamza iyo xulafadotha wax eey kaqabani Karan malahan
Guul.falastiin iyo xulufadeeda kusaliya suubanaha scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw
Xaywaanow dowlada maiyadaaba dagalantay
Stop attacking dfs
❤kusoco
Hawiye is attacking Darood but always they lost.
Interesting story I feel UNS rebels were finished atmosphere
Nio xayisiiskan naga yaree pls
War
BUKAAN BUKAAN DHALEY SOMALIA XAARAN BEY KA TAHAY ADIGA HADII AAN DHAFOORKA KAA TOOGAN WEYNO WEY INOO TAHAY
Waa kuciilay walaahi kkkkk
Maxaa toogan tamar aan cay ahay ma haysaa
😂😂😂😂😂😂😂😂
🚑
Cuqdad qabyaalad ayaa ku dilatay kana bixi meysaan adiga iyo intii ku rayi ah
Wiiloow hadag,dagin wali dagaalkii saxada ahaa ahmed madoobe lala ma galin hadeey rag rabtaa is adkeeya
CEEBI WAX IDIN KAMA DHINTO😂. NIGISKA OO LAYDIN KASAARO OO LAYDIN QAAWIYO BAA IDIIN HADHAY😂. WAR IS QARIYA ADUUNKII BAAD CEEB UGA BAXDEENE😂. BROBAGAAN DADII BEENTA AHAYD WAA SOO DHAMAATAY. CIIDAN DANBE OO WIXII KA DHACAY RAAS KAMBOONI OGOLAANAYA IN AY MUTAAN MA JIRTO. WIILAL DHAMAADA IYO HOOYOOYIN GOBLAMA WALEE MA DHACAYSO. MA OGI HADII XASAN GEYNAYO DABKA WIILAL UU DHALAY 1MA KUWO HAWIYE😂
wariye markee aad tahay waxaa kula quman inaad wadankaaga waxa ka socda inaad dhex dhexaad ka noqotid loogana fahmin inaad qabiilkaaga la safantahay aniga waxaan fiirsadaa waa adiga,maracade, nadaara, cabdi xaafid, somaali media, dagaalkan dhacay dhamaanteen qabiiladeena ma aqaano laakiin hadda waxaa ii cadaatay adiga iyo cabdi xaafid inaad tihiin axmed madoobe isku cid tihiin laakiin sadexda kale inay ilaa hadda cida ay yihiin ma aqaano ee waa la doogiye yaa la dacaroon madaxda somaaliya maanta u talisa dulmi badan bay sameeyeen ee kaaga dulmigiisa ha ka dhigin xaq mustaqbalkaagana ha ku ciyaarin
Hhhhhhb yan laga dareemin
Gaylanow falanqayntii
Adaa isku fuuqsaday oo waxba kama aadan tahin
Alyacni waa saad sheegtay
AXMED MADOBE MADAXA AYAN KA TOOGANEYNA GAYLAN MEDIA NINKA SOO DILA WAXA LOO BALAN QAADEY 1MILYAN OO DOOLAR
@@Subeyriga daroodkama adkaan kartaan ee is dajiyaa ilma adeerayaal Mar labaad ha is ceebeyninee
Waan ku ognahay meeaha kuxanuunee wasiir budland
Adigana xagee ku xanuunaysa wasiir xamar
GAYLAN MEDIA WAXAD SHANTA SOMALIYED UGU XUKUMAN TAHAY DIL TOOGASHO
Kkkkkkkkkkkk cil qab miyaa
HOOYADII SIILKA KADHUUSTEY WEY KENYATI KEYNATI DHALEY DAAROOD YAR BAATAHAY
D5 wa reerka ugu bdn ugu dhulweyn somali adiga yaa thy??
Daarood, waa dad Soomali ah, ma aha dad Xun..
Adeer Axmed dhuxuleyste waa Al shaydin iyo itobiya waxaa cidanka dowlda loo diidey ineey xabad ridan sidas Ayaa xabshida ku guleystey Ogow taaa
😂😂😂😂
Axmad madoobe, ama dhuxulaysato ha ahaado ama Al. shabaab ha ahaado. Raaskaanbooni oo ah degaan nabdoon, Colaada iyo dagaalka maxaa loo geliyay`?
@@MubYus caqli xumada xasan baa gaysey in la kla tago ma ogola reeekasta intiisa goosto in la nabdana ma ogola carab kla tagtey wataas nabada ku nool
Your channel does not seem to contribute positively to the progress of somalia.i believe it could do more to support development and unity rather than promoting divisive or unhelpful content.