afka lagu qabay idam ale rabi qabo ninkaas iyo kuwa la midka ah ee xasuuqay caruurta gasa rabi ciqaab yuhuud oo sida maraykan holac daba ku shid oo masiibo ku maanshee yaa rabi talaabiib holaca naarta ka shid aamiin yaa rabi
Waa wax dhici karo haddii raali lisku yahay. Illaahay waxaan ka baryaa in heshiiska Xamaas iyo Israel inuu hergelo! . اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك الله خير.
👍 waaa ogyahay in aw meel kale helayn aw ku nool yahay A47 Afkiisa Waayo Hadii xukumada Israel 🇮🇱 Dhacdho Ragaaan Aduunka aaa ugaaarsi ku ah tel aviv ma deeqdo
Sheekha ka Waran Xassan diirato ee caadeystey dal dhan Wixii uu lahaa dhacaya oo daaraha ka dhisanaya Egypt Tanzania turkey Kenya emirate dadkii danyarta ahaana buulashodii duminaya ee banaanka la taagan ilmaheey Jaamacado bey ka bexeen kaas Nocaas ah Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Maxaad kula talinlaheyd Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa barlamaanka Somaliya Waxaa laga Rabaa Sida Madaxweynihii South Korea Waa In Xassan diirato loo Soo xiraa oo lala xisaa tamaa Waabaa Nin doqon ah dhumey Markii la Soo heley buu yiri Maxaad iga heshaan beritaan dhumiye Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Nocaas, Waxaa kaa yaabinaya group ka Xassan diirato ee Shaley Ethiopia dad'dhan u jaa'ifeynayey Waa tey lahayeen oo dheheen dadka beydhabo Waa Wacaladii Ethiopia ay ku dhaleen ??? Maantey Xassan dhiiqo baa Ethiopia jogaa oo leef leefayee Maxey Maantey Umada Somalida u Sheegi donaan Mise Xassan dhiiqo'na Ethiopian baa dhaley ??? Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey Ma ka heley ???? ileen Xassan diirato Waa Nin Ku caan baxey hab dhaqan ka balan baalista bal Adiguba dhageyso khudbadii Xassan diirato oo dhahaya Ethiopia Waxey diidey iney Na Aqoonsato ??? War ninku Ma aqoon Raadis baa??? Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??????
Uguhorayn arooskaa waxaanleeyahay habalyo Marka labaad waxaan soo jeedinayaa raga soomaaliyeed in ay uguursadaan hablaha sadex sadex iyo afar afar maxaayeelay waxaynu nahay dadyar marka laynoo eego dunida markaa waa in aynu taranta badino
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
binkafiir waa sheydaanka ugu weyn ee masjidka allaha dul taagan balaayo allaha ku ridee
Walaal ilaahay ayuu Dagaal kula jiraaye
Walee wuu khasaari doonaa akhiro iyo aduunba
afka lagu qabay idam ale rabi qabo ninkaas iyo kuwa la midka ah ee xasuuqay caruurta gasa rabi ciqaab yuhuud oo sida maraykan holac daba ku shid oo masiibo ku maanshee yaa rabi talaabiib holaca naarta ka shid aamiin yaa rabi
Amiin amiin
Ilahay haburburiyo yuhuud innsha alah allhu akbar❤❤❤
Inasha allh isra iil way dumaysaa oo way bur buraysaa ilaahay Idamkiis
Waa wax dhici karo haddii raali lisku yahay. Illaahay waxaan ka baryaa in heshiiska Xamaas iyo Israel inuu hergelo! . اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك الله خير.
Amiin
Mnsha allah mnsha allah mnsha allah mnsha allah guul guul guul caruuska
@@SayidKheekh You
Iahay haw gargaro alahayaw adaawan manajiro cidkale o awodle majirto alahayow qalbiyadi islamku waykala jedane ilahow islamka gule yaraxman yarabi yaqahar yawadud😢😢😢😢😢😢😢
Amiin
In shaa Allah
Waa kala yaacayaan
Mahasanid walaal waa ninka Kaliya aan warkiisa ku kalsoonahay isaga iyo. Nadaara
Asc dhamaantiin Somaliyey meelkasta oo aad joogtaanba, Sida ay Mufasiriintu ay sheegaan Ninka Islaamkaa waa uu Guursan karaa 4 Xaas ama 4 Dumara , Laakiin Xaquuqdii Caruusada ayaa larabaa in la ilaaliyo oo Hadii ay Gabar tahay 1 koowaad waxay leedaha Usbuuc, hadii Y Carmalad ama Garoob tahayna 3 maalmood, marka waa in uu Caruusku gabdhihiisa uu mid walba usbuuc siiyaa waana 3 Usbuuc oo aan lagu xadgubin, Wabilaahi Towfiikh.
Mashalah tabarikalah
Hadi uu jeclaadey 3 qof qalbi ma ahan waxa ku jira ee memory card waaye🤣🤣🤣🤣
Waa caadi wax badn dhacdey xataa 4 jirto halmar Wali somaali
Waa arin geesinimo leh waxa uu muujiyey raganimadiisa iyo siday uga goantahay inuu jecelyahay sedexdaba waana ta keentay inay u raacaan rabitaankiisa
Dumaroow 3dex 3dex iyo afar 4 u heshiiya oo hal guula
Hadii uu is casilo yaa osaga iga liita
Waxaan u markaa arin ku daysho mudan gabadha soomaliyed na waxan odhan lahaa ha ku daydaan
JIGJIGA horay uga dhacday
Meeqo sana naloosheg waa kala yaaci donan yahud sanadka dadwaweyn iskadaye caruurtiba baratey sheydannibadod
Waa arin cajiiba oo ubahan kudayasho
❤🎉hbn Hormuudka Wararka Daafaha caalmka 😂😂🎉🎉😢😅😅😊❤❤❤
Kkkkkkk waxaan aad ugu qosley tolow muxuu isheeg mowliid waad iga qoslisey
Tolow muxuu u sheegy kkkk
WAA runtii taram
Mansha allaah 🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬
Allah how naxariisto intii dhimatayba iyo inta nool 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🫂🫂🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Somali baa ka horeeyey
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Allahu akbar allow yuhuud bur bur iyo halaag kurid
Yaman libaaxda kaliya ee Bariga dhexe💪💪
Waa gus adagyahay ninkaasu
Mawliid iyo hbn warkaagu waacadyahay war nadiifa waxbalaga badalin.
3 Naaga aaaaaa halhabeyan wali ig dheh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabdha somaliyeed oo diyar ah majiran waxan ahay naago Doon, waxana raba Hal mar sadax ama labo in an guursada.😮😮
@@Junanilll 🤪🤪🤪🤪🤪😃😃😃
❤❤❤
Alle islaamka falastiin ha u gargaaro
❤💪👍
HESHIISKAN TRUMP AYAA KA DAMBEEYA
Jeo wa waayeel isku dhex yaacay waxba ma'oga
Wan sodhawanyaa xabad joojinta
Waa calf iyo nasiib
Ebar xayey siin ayan wax laga dhagan san karin 😮😮😮
Insha allah kala firdhada Amiin
Naclatala yuhuud xun oo uraya
ma,intuu dadkii dhameeyey ayuu hadana diidan yahay heshiiska allaha duleeyo yuguudkan iyo inta lamawqafka ah insha.allah sidag dag ah allah ugurido cuduro aan daawo lahayn
Asc
Allah baa umaqan reer falastin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Guul xamaas iyo xuutiga
inkasto ay kufaarta maraykanka odayaashan aysan midnaba khayr lahayn hadana baydhan iyo xukunkiisi waxay ahaayeen kuwo masiibo ah oo xasuuqay caruurtii reer falastiin wax nabada oo uu kenay odaygii waalaa ee baydhan ma jirto waana beenaale hadii nabadaad ay hirgasho oo la heshiiyo waxaa keenay taraam isagaana loo diiwan galin nabadaas laakiin baydhan beenaale tug ah waayo nabad ma hayn ilaahay ma nabadgaliyo isaga iyo qoyskiisa toon idam ale
Nin saddex aroos habeen kaliya hargeysa ayayka dhacday
Nataniyahu waxba kamadhageeyana Biden
Lkn Trump khasaara ayu kujira o dabka Los Angolis madonaaya in u dagaal dambe lacag kubixiya marka wu qasbaya
Tolow muxuu u sheegay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Isr_L Gaza ka bixi mayso inta xoog looga saarayo
Binqafir waa in laqabto.xabsiga loo dira.
Guul Mr trump😂
Layaab😊❤
Nataniyahu waxba kamadhageeyana Biden
Lkn Trump khasaara ayu kujira o dabka Los Angolis madonaaya in u dagaal dambe lacag kubixiya
Waxan u arkaa dookhii oo lagu shurakeeyey iyo ilbaxnimadii oo lagu dabaqay shareecada, waa waan damacsnhy insh a,.
Asc mauled for sure that is not easy three ladies 😅😅😮😮
Kalla yaaca
Cabdi malik al xuuti walhi waa geesi geesi dhaley guleyso dheh
Asc 🎉🎉🎉❤❤❤
odayga Net,,,,,,,,,,,,,,,,, cid uu uroonyahay maba jirto lakinse hadda Trump u yimid aan aragno waxaa is bedela!!!
👍 waaa ogyahay in aw meel kale helayn aw ku nool yahay A47 Afkiisa Waayo Hadii xukumada Israel 🇮🇱 Dhacdho Ragaaan Aduunka aaa ugaaarsi ku ah tel aviv ma deeqdo
Asc walaal waad mahadsantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
run uma arko
Qaladwaaye waxas siduu waqti usiinayaa 3 qof halmar asaga xitaa wuu kuwReerayaa waxas 3 mar maakala arooso siya tu kaste 7deeda bari uu usiiyo
Xuutiyiintu dagaalka wey jojonayan hadii go.doominta iyo garacista laga daayo reer falastiin
Yaa lacna
Odayga Biden ah waaba doqon gaboobay😂😂😂
Nin dhaladhaloobey maxaa wax looweydiinaa? Daanta galbeena balaayaa ku sugeysa ordaha aada shaah cadeysa mayaalo meeshaas
❤❤❤🫡🫡🫡😇
Masllh
Sharciga ma ogolyahay?
Sheekha ka Waran Xassan diirato ee caadeystey dal dhan Wixii uu lahaa dhacaya oo daaraha ka dhisanaya Egypt Tanzania turkey Kenya emirate dadkii danyarta ahaana buulashodii duminaya ee banaanka la taagan ilmaheey Jaamacado bey ka bexeen kaas Nocaas ah Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Maxaad kula talinlaheyd Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa barlamaanka Somaliya Waxaa laga Rabaa Sida Madaxweynihii South Korea Waa In Xassan diirato loo Soo xiraa oo lala xisaa tamaa Waabaa Nin doqon ah dhumey Markii la Soo heley buu yiri Maxaad iga heshaan beritaan dhumiye Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Nocaas, Waxaa kaa yaabinaya group ka Xassan diirato ee Shaley Ethiopia dad'dhan u jaa'ifeynayey Waa tey lahayeen oo dheheen dadka beydhabo Waa Wacaladii Ethiopia ay ku dhaleen ??? Maantey Xassan dhiiqo baa Ethiopia jogaa oo leef leefayee Maxey Maantey Umada Somalida u Sheegi donaan Mise Xassan dhiiqo'na Ethiopian baa dhaley ??? Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey Ma ka heley ???? ileen Xassan diirato Waa Nin Ku caan baxey hab dhaqan ka balan baalista bal Adiguba dhageyso khudbadii Xassan diirato oo dhahaya Ethiopia Waxey diidey iney Na Aqoonsato ??? War ninku Ma aqoon Raadis baa??? Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??????
waa wax an sharecadu qabin waayo waxa meesha kabaxaya 7dobadi gabadhu lahayid
Markaan arkay qoraalada falcelinta ah ee wararkaan waa labo qeybood Raggu waxay ka falceliyeen Gabdhaha guurka wada galay, Dumarkuna waxay ka falceliyeen Yuhuuda dagaalka dhexdooda ah
#Kalamaan
Hadii aad lacag haysatid 10 naagood xataa waa la isku keeni karaaa
Is casil yaa kaaga futo xun
Mssshlaah sroosks
Dinta islamku maxay ka qabta
Xalay dhan bn sugeyney warkan xiso gaaru ilaha binaga fiir wan ujeday isqad qaad kiss 😂
Nitan yahuud yahuud uraysid
Geesi nimaan uqiray xuutiyinta
Waa raga kaliya ee carab kasoo baxay
Waa nin raga
Naag soomaaliyeg warkaas makusoconauaan Garoonka lee Horey kaso qaadanee 😅😅😅😅😅😅
Waa nin waalan
Waa yaab
Uguhorayn arooskaa waxaanleeyahay habalyo
Marka labaad waxaan soo jeedinayaa raga soomaaliyeed in ay uguursadaan hablaha sadex sadex iyo afar afar maxaayeelay waxaynu nahay dadyar marka laynoo eego dunida markaa waa in aynu taranta badino
Waa garoob yaal uu isku keenay😅
hon bedhan waa handhikaap sida farmajo oo kale odayga cam camka joon beydhan handhikap
🎉❤
is dila oo is dhameeya balaayo idinku dhacdey
Hal qol muugeeyay mise 3 qol
Ninkaan iyo naagahaan attention bay kuheleen iyo caanimo waana waxay rabeen
Waxa. Wanaagsan ninkaa waa dharagay Hana soo duceeyo
Kan dumar waxbu ku dhigey, sedax har mar aroos waa arin dumarka masqaxdooda wax ka badeli doonto, Dumarka arinkan maxay ku sheegen.
Waxa an kudur jumikaraa aniku ninkaas masrika ah in uyahay nin dhaarsan o Aad loohayo😂 sadex qof halmar jeclow Mac quul ma aha wa bintiis😂
Aniga waxay ilatahayw in raga somaliyed ay dhirigalin utahay dumarkena laga rabo in ay aqabaln ayna kudaydan sadexdan gadbhod wanaga iyo shere sameyen ragana dhibka lagadayo wayo waa idin qaybsamaan
Hal ka gabar ee xijaaban keliya ayaa guur uqalanto
Hal qol miyaa lagu wada aroosi , haday kala qol yihiin yaa habeenka u horeeya iska leh hoyaatinka, waxay u egtahay prank arintani