MA DHABBAA IN MAREYKANKU UGU HANJABAY SIRAAIIL INUU LA BAXAYO MARAAKIIBTIISA..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • MA DHABBAA IN MAREYKANKU UGU HANJABAY SIRAAIIL INUU LA BAXAYO MARAAKIIBTIISA DAGAALKA?
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

ความคิดเห็น • 76

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 7 วันที่ผ่านมา +5

    Waa ismahadshen yahuud nacaladi ha kudhacde goorkasta iyo goobkasta waab iga soboden guul iyo gobanimo waarta reer Falastiin❤️🇵🇸❤️💪🏾

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 7 วันที่ผ่านมา

    Legend reer Urdun waa geesi shahiidey allah u naxariisto waa geesi in laku dayado ayu ad u fiican yahay waa nin reer Urdun mujaahid ah ❤❤❤❤❤❤

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 7 วันที่ผ่านมา +2

    Allah haguuleeyo muslimint

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 7 วันที่ผ่านมา +1

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdulejidhaan
    @Abdulejidhaan 7 วันที่ผ่านมา +4

    Guul wariye sida noogu tifatirteen wararka dunida

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 7 วันที่ผ่านมา

    Asc Sxb Mowliid Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @khadarcabdi4815
    @khadarcabdi4815 7 วันที่ผ่านมา +3

    Khadar abdi khaliif
    ❤😢

  • @doog880
    @doog880 7 วันที่ผ่านมา +1

    Illahow xaqa u hiili aamin

  • @AxmedcrashidSheekhsaalax
    @AxmedcrashidSheekhsaalax 7 วันที่ผ่านมา +2

    Guul guul yaan o rajeey naya ninka

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 7 วันที่ผ่านมา +2

    Mareykanka Baxaya Waa Beentodii
    Wana Qayamadodii Waa Wada Yahuud Cadawga Allah Wa Cadawga Ummadda Muslimiinta Rabiyoow Midey Rabiyoow Xooji Rabiyoow Alla Carabu Dogonsanaa oo Fullaysanaa
    Waa Ciil waxaan Arkeyno

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 7 วันที่ผ่านมา +3

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @AsliOmar-rc4gk
    @AsliOmar-rc4gk 7 วันที่ผ่านมา

    Shacabka carbeed ilaaheey hakukiciyo madaxda camiiliintaa. Ee yuhuuda iyo mareykanka ushaqeeya oo islaamka gumeeyey

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 7 วันที่ผ่านมา

    Allaahu Akbar

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 7 วันที่ผ่านมา

    Cadawga barigahexe waa yahuudda iyo xulufadooda oomeelwalba weeraraan allahaqabtee inshaa'allaah aamiin

  • @MustafeAhmed-n5r
    @MustafeAhmed-n5r 7 วันที่ผ่านมา

    ❤waa geese islaama

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 7 วันที่ผ่านมา +2

    islaamka waa inuu is difaaca oo aan la dulaaysan

  • @asha3777
    @asha3777 7 วันที่ผ่านมา

    Allaha siiya Nasriga iyo guusha, uma reer Falstiin, ee xasuuqa lagu hayo sandka

  • @MACALINFADUMO
    @MACALINFADUMO 7 วันที่ผ่านมา

    Guuleysta Guuleysta Guuleysta reer falastiin ❤❤❤❤❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 7 วันที่ผ่านมา

    bismillah asc horta anigu waxan leyahay xataa haduu ku guuleeysto turam oo sidaan ku taageero anigu masheegin haduu ceshado kufartan naceybka islamka uu madax maray lkn hadey dhiciweydo oo uu horboodo isaga ayaa burburkooda iyo dhamaatkooda intaba usabab noqon doona

  • @user-fl6ey7nb2c
    @user-fl6ey7nb2c 7 วันที่ผ่านมา

    Insha Allah hakalatagaan

  • @NuriaAhmed-pp7qy
    @NuriaAhmed-pp7qy 7 วันที่ผ่านมา

    Wa Ben,hos ayu hubbaka kasiiya lugubabinayo rer falastin Dan nabad Ayan radinaya ayuleyahay,maraykan iyo Israel marlaaminayo majorto ee Allah ha babiiyo.

  • @MaryanXasanisxaaq.123
    @MaryanXasanisxaaq.123 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @ahmedmoustache729
    @ahmedmoustache729 7 วันที่ผ่านมา

    Asc xabeen wanagsan mowlid

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 7 วันที่ผ่านมา

    بسم الله إنا لله وإنا إليه راجعون شهيد حق الشهيد شجاع إبن الشجاع اللهم ارحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 7 วันที่ผ่านมา

    HBN molid press well come 🫴🏻 Hamas réer Palestine wayguleisan Donan Inshallah gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran gull gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 gull gobonimo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 วันที่ผ่านมา

    Geesigaa reer urdun ee shahiiday ee kurka ka jaray sadex yuhuudi ee argagixisada ah alle janatu fardawsa haka waraabiyo waayo waa tusaale fiican oo ku dayasho mudan

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 7 วันที่ผ่านมา

    Asalaamacaleykum masha alaah

  • @NuuxIsmaacil-su9zd
    @NuuxIsmaacil-su9zd 7 วันที่ผ่านมา +1

    halyeygii shalay beegsaday ciidamada yuhuuda kantaroolkii laga soo galayey Jordan ee daata galbeed wuxuu ahaa shahiid reer Jordanië ah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 7 วันที่ผ่านมา +1

    Maka bixi karo Mareykan yuhuuda ayaa xukunto nimankaan la yiraahdo lobiga oo ah maalqabeenada yuhuuda ayaa si dadban u xukumo wadankaan

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 7 วันที่ผ่านมา +1

    Shekadaas waabeen mareeykanku kamabaxaay hadaalkaas waasarbeeb waana hadal lafasirikaro

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ready m.h wn ku slamay wlloh

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 7 วันที่ผ่านมา +1

    Suriya maxay sida xisbulah isugu adkayan laadahay daciifnimada ku dhacday waa maxay

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 7 วันที่ผ่านมา

    Mawliid 2 sano kadib hambalyo

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mayeli kartaan inad xayey siinta naga yareysaan 2 jeer waxii kabadan waa niyad jabin

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 7 วันที่ผ่านมา +1

    Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa beentiis mareykaka kumana dhaco mareykanka inuu yahuuda taageeri waayo.
    Waana laga yaabin.
    Mareykaka yahuuda asagaa waar diyeeya haddey jiri laheyn xamaas ayaaba mar hore kala bixi lahaayeen.
    Yahuudu saacadaan wey jabi laheyd insha'alah wey jabi.

  • @AxmedcrashidSheekhsaalax
    @AxmedcrashidSheekhsaalax 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa nasiib daro in ay iska beeg satu gomey siga israa il wada mada carab ta maxa ka Qaaday dhiigi iyo fiiciilki wada mada carbta naf to marbey bixi laba mabax du

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 7 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤✌✌✌

  • @bashirsaidally8824
    @bashirsaidally8824 7 วันที่ผ่านมา

    اللهم إن نسألك أن تأخذ الظالمين أخذ عزيزٍ مقتدر وأن ترينا فيهم ما يُسكن من نار قلوبنا.
    اللهم إنا نرجوك أن تضرب الظالمين بالظالمين، أن تنتقم منهم يا منتقم وأن تردّ لنا حقوقنا منهم في الدنيا والآخرة
    اللهم اشغل الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين"
    .
    اللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من أيديهم سالمين
    اللهم أضرب الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين

  • @Kilaas121
    @Kilaas121 7 วันที่ผ่านมา

    Asc hbn galab wanagsan

  • @khadarcabdi4815
    @khadarcabdi4815 7 วันที่ผ่านมา

    Khadar abdi khaliif🎉
    Ok
    😊ppp I

  • @user-fl6ey7nb2c
    @user-fl6ey7nb2c 7 วันที่ผ่านมา

    Insha Allah hakalatagaan 🤲🤲🤲

  • @Ibraahim-e1c
    @Ibraahim-e1c 7 วันที่ผ่านมา

    Geesi ayuu ahaa muusiln a

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 7 วันที่ผ่านมา +1

    Reer urdun waa inay gurigiisa ugu daataan boqor cabdala xuseen

  • @TommieBishard-f2w
    @TommieBishard-f2w 4 วันที่ผ่านมา

    Willow Stream

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 7 วันที่ผ่านมา

    Dimuqraadigu wuu guuldaraysanaya.

  • @ONeilConrad-m2s
    @ONeilConrad-m2s 4 วันที่ผ่านมา

    White Jason Garcia David Williams Jennifer

  • @Hussain-s9t
    @Hussain-s9t 7 วันที่ผ่านมา

    Werrarka suriya wan kaxumahay wain laga jawabo

  • @mabdulahidahir862
    @mabdulahidahir862 7 วันที่ผ่านมา

    Allaha ugargaaro ree phalastiin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 วันที่ผ่านมา

    Dhamaan dadka muslimiinta ah ee dunida ku nool waxa la gudboon in ay yuhuuda maraykanka iyo ingiriiska oo duulaan ku ah islaamka waa in arag lagu beegsado waayo af kale wax Kuma fahmaan

  • @BrendaPage-x5w
    @BrendaPage-x5w วันที่ผ่านมา

    Talon Forks

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 7 วันที่ผ่านมา

    Aniga wx kstood sheegtaan ma yeelaayi mareykanka ayaa Israeli u hanjabay

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 7 วันที่ผ่านมา

    Ascm suaal baan qabaaye xagee idinkala soo xidhiidhaa

  • @JamaalXareed
    @JamaalXareed 7 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @KennethHoward-r2q
    @KennethHoward-r2q 4 วันที่ผ่านมา

    Rodriguez Melissa Robinson Elizabeth Johnson Frank

  • @jamesesnashasa9071
    @jamesesnashasa9071 วันที่ผ่านมา

    Lee Michael Rodriguez Timothy Taylor Paul

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 7 วันที่ผ่านมา

    Waxaan idiinrajaynayaa hbn 2sanokadib

  • @CabdiWaduud-t7m
    @CabdiWaduud-t7m 7 วันที่ผ่านมา

    Waligay maan arag dal ka xun ethiopia
    Waxay qaban qaabinaysaa mudaharaad lagu tageerayo abiye axmed kaas oo dadka lagu qasbayoo ayaa laa rabaa inuu bari ka dhaco magala jigjiga
    Lkn shacabku ma jeclaa in latageero ethiopia lkn waxaa qasbayaa mamulada qabalayaasha

  • @abdilahihassan2611
    @abdilahihassan2611 7 วันที่ผ่านมา

    MAWLIIDDAW MARAYKAN KAMA GONA INUU BARIGA DHEXE DAGAAL KABAAJIYO WAAYO MARHORE AYUU JOOJINLAHAA WAXAAN UMALAYNAYAA INUU HADLKAN HADA FOOLXUMADA AYSAMÈEYEEN ISAGA ITO XULAFADIISU HADANA AYKA WADAAN GEYIGAA UUKU MASTUURANA IN ISRAAIIL KU DHEGA ATKAATAY LAAKIIN ILAMA AHA INWAXA MARAYKAN DOONAYO ISRAAIIL DIIDIKARTO

  • @suleekhamakhtal3770
    @suleekhamakhtal3770 7 วันที่ผ่านมา

    Siday ila tahay way is ogyihiin Dadkay na marin hababinayan lkn Rer falastiin iyo inta ka damqanaysa dhiiga maatida daadanaya Aya sheekada lo alifaya

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 7 วันที่ผ่านมา

    Saxeha maraykan waa Beenta

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 7 วันที่ผ่านมา

    Taraam waa nin waalan weyna wada halaagmi doonaan

  • @abdiraxmanmaxamed1557
    @abdiraxmanmaxamed1557 7 วันที่ผ่านมา

    Nanaj

  • @Mahametthasan-h7q
    @Mahametthasan-h7q 7 วันที่ผ่านมา

    Uma baanin tacliinta beenta iyo isqaadqaadka kufaarta waawayn

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 7 วันที่ผ่านมา

    Yoof galan halafi banga fiir natana yahu horsog iyo qaarkale o yuhuuda o qaar ladilo waxba kama suurto gali doo naan israel na wey ku dhamaan maxaa biista na malin ba qayb ayey duqayn ku dili gudaha israel na kac doon iyo mudah raad uun baa socon

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  7 วันที่ผ่านมา +2

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 7 วันที่ผ่านมา

    Wa war iyo been

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 7 วันที่ผ่านมา

    Faruur naxaa bar bara kugeeyay markii hore maxageyay Gaza insh Allah baqtigod ayalaga slqadi muslinka waa shahiiden
    lkn kufaartas waa baqtiyen 😈😈

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 7 วันที่ผ่านมา

    iiraan wa waxey sugeysey iney goni u cunto israiil markey rabtey iney ka arsato oo mareykanka mujiyey tagero hubkiisa iyo ciidankiisa melkasta geyey ayey iiraan gadal u degtey handadad keliya la so farisatey iiraan cadadiska israiil mareykanka wa laba midod oo gul ah wada hadalada qasa iyo dagalka iiraan ku qadi donto israiil

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 7 วันที่ผ่านมา

    Kama go,na waa beentiis

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 วันที่ผ่านมา

    Yuhuud nacaladu haku dhacdo meel ay joogtaba allaw ku salid mid sidii fircoon iyo hitler kurka uga jaro

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 7 วันที่ผ่านมา

    War beenta naga dhaf maraykan yaa xukuma yuhuud maahino lama bixikaro ayadoo fasaxda mooye