#Xoolaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • waxan inoga duubaya manta barnaamij aan ku eegayno ( Marka xoolaha la kala iibsanayo gacanta la isu dhiibo ee faraha wax lagu kala iibsado aqoonta ku jirta inaan barano iyo gacanta maxa ku jira ee loo qariyaa ).
    #Sayladda #xoolaha #hargeisa #somaliland .
    #عيد #الاضحية #الغنم #الصومال #الابل #البقرة #أضحية_العيد #2023 .
    #subscribe #share #like ‪@caalinAbyan‬

ความคิดเห็น • 20

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 ปีที่แล้ว +1

    Waa ka faiaday muuqaalkaan mahadsanid inkastoo xoogaa wax yar iga dhimanyihiin wax badan nooga soo diyaari saa wax badan ugu faaidno 🤝👍

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid sxb aniga laftydu wax badan ayan ka faiday intan wax duubayay. Waliba gacanta si fcn ayan u fahmay wixi aad fahmi waydo instegram ka #Caalin Abyan ku qor iga so waydii

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 ปีที่แล้ว +1

      @@caalinAbyan ok wll

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hada ayaa fahmey qaabka lookala iibsado xoolaha somalia thanxs for showing us

  • @maadh4321
    @maadh4321 ปีที่แล้ว

    great vlog nature is best

  • @hamsekosar1196
    @hamsekosar1196 ปีที่แล้ว

    Waa Barnaamij xiiso badan, aqoonina ku jirto

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid xamse Waad ku mahadsanty dhiirri galinta

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 ปีที่แล้ว

    Waaba. Xalad.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  ปีที่แล้ว +1

      Wali wax ma dilaashay

    • @khadaribrahim6418
      @khadaribrahim6418 ปีที่แล้ว

      Mya. Si. Fiican. Buu. Inoo. Fahansiiyey

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  ปีที่แล้ว

      @@khadaribrahim6418 ha sax mahadsanid

  • @mulkicadey8472
    @mulkicadey8472 ปีที่แล้ว

    Waa kuugu day waakaagedy baarid

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  ปีที่แล้ว

      Igu so celi qoraalka mulki?

    • @mulkicadey8472
      @mulkicadey8472 ปีที่แล้ว

      @@caalinAbyan waa kuugeday waa kaageday baarid

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  ปีที่แล้ว

      Iga gad iyo kaa gadi maayo miyad ka wada ?

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 ปีที่แล้ว

    Kkkkk Somali cadi ma ahan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  ปีที่แล้ว

      Caadi ma you fiicnayd mise you xumayd?

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 ปีที่แล้ว

    ilahow balayo idin ka haay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  ปีที่แล้ว

      Amin amin dhamaanteenba