Mhdsanid ustaad cumar happy teacher's day every time 😊😇 Waxa notahy maclin dhirigaliye, iyo sida wanga iyo hormarka nola jeceshahay qofki hal kalmad ku shega waa maclinkaga.........❤🥰👑 Maclinka nolosha📑🥀 hadiyada kaliya aan kusin karo mar walba waa ducadayda🥺 rabi haku xafido aduun iyo aakhiraba🤲💭
@@mohamedadan4291 aad aad uqaldantahay ma ogatahay in dhibatada iyo amni darada kajirto mogadishu at imtixaan ay tahay loona bahanyahay in lagu sabro waayo fursad aad uwayn baan haysana allah umahad cili wax walbo imtixaan waa in ku sabartaa ogaaw wax sidooda ahaana majirto haday dhibaato tahay Mar uun magalada igu vcn noqonee amni barwaaqo insha allah 🤲
Cilmiga aan kaa faa'iday iyo sida maskax ahaan iigu dhistey heer wxan gaare mrkasta aan soo fiiriyo inaa wax soo galisey guulayso wll dar alle kuu jeclahee🥺👍❤️
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Qadar ayad ka maqnaneysa isma laheyn koobka aduunka blze wey dhacday wan dareensa qruxdas iyo wanagz qadar 2018 ki😥 Waxana daremayy in koobka aduunka lagu qaban somalia meel kamida taasina wa muslimnimada
Senegal islam miyaa 😀dadku haday dhafan carab iyo Somali ma aqaano in Muslim yihin iyo In kle African ka dhan waxn u haystaa in somalia iyo wax yr oo kle yhin Muslim
Wlhi farxadeyda ma qiyaasi karin xaly mansabka iyo meqaaamka sharafed ay Qadar u muujisay diintena islaamka iyo ka umad ahaanba Qadar cizi iyo sharaf ku noolada waa taariikhd lama ilaaban ah💯🙏❤️❤️
Mashallah Qadar waxey soo bandhigtey wax aad uu wangsan, oo ka Turjumeysa dhaqanka fican ee islaamka, ee saxda wana wax ku dayasho mudan Ha dhacan qashinka reer galbeedku ee xumanta wada!!!
Allah yacisak, Barnaamij Caaqibo leh ayaad suu gudbisay, waxaan ku leeyahay meesha adigaa jooga dhacdooyinka ugu muhimsan iyo waxwalba o diinteena Saliimka ah kor uqaadaya oo meshaas ka dhaca inta uu socdo Koobka Aduunku, Sxbow noo soo gudbi. Weliba waxaan si gaara udanaynayaa Dadka so islaamaya ee ka imanaya Latin America ama yurub. Mahadsanid Cumar Inshaar Waxaan kasoo Salaamayaa Bremen Germany. ✌️🖐
Gaalo dacwo islam ☪️ way gartay waxaa ugu dambesay dacwadii ugu dambesay Ee walalaheen Qadar garsiiyeen tuseena Islam ☪️ awoodiisa iyo soodhaweentooda big respect ✊ walaalaheen Qadar waxaa rajenaa wadama kale Dariska ah inaysan dhaqankooda katagin ay baraarugaan kuna daydaan walalahood Qadar
بسم الله ما شاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك دولة قطر والمسلمين من كل مكان اللهم صل وسلم وبارك وأنعم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين
Qatar 🇶🇦 way waynaysay walee diinta islamka imaradka hdii lagu qaban laaha wayna ceebayn laahaayeen one love qatar 🇶🇦 ♥ 😀
Taas been eheen imaratka dinta kuma adka
kkkkkkkkkkk yaaab badana somali
Ezactly u r right if uae prepare may be we were be shocked and see shadow of Hindu and Jews.
Sacudiga hda jira kwrna 😁
Subscription ii saar walaal qaali mahadsanid
يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَٰكُم مِّن ذَكَرٍۢ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَٰكُمْ شُعُوبًا وَقَبَآئِلَ لِتَعَارَفُوٓاْ ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ ٱللَّهِ أَتْقَىٰكُمْ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ
@@hannamoalim5108 subxana Allah quraanka laguma qoslo
Wllo
ILAHAY ka baq
@@hannamoalim5108 maxa waye qusulka subxanah
manshaAllah walahi Aayadaas aad baan ujeclahay suratul xujarat
Wuxuu ahaa naxariis badane
Ilaahay caalamka usoo diray
Nabigeena muxamed scw
Scw scw🥰
Maashaa allah guul umada islamka
Qadarta sharafta islamka waa ilaalisey carab badan oo UAE 🇦🇪 Saudi Arabia 🇸🇦 hadey ahaan laheyd ceebaa kadhici laheyd allah akbar ❤
Qatar 🇶🇦 ❤
somalidu ma ilaalisay talow
@@adamsaciid4919 Haa lkn somalida dhanka aqlaaqda ixtiramoa 😂😂
Walaal ku sali suubanaheena muxamed scw❤️
Sallalaahu callayhi wasallam🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤
Scw scw
scw❤️
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
Scw
Mhdsanid ustaad cumar happy teacher's day every time 😊😇
Waxa notahy maclin dhirigaliye, iyo sida wanga iyo hormarka nola jeceshahay qofki hal kalmad ku shega waa maclinkaga.........❤🥰👑
Maclinka nolosha📑🥀 hadiyada kaliya aan kusin karo mar walba waa ducadayda🥺 rabi haku xafido aduun iyo aakhiraba🤲💭
aad io aad wlhi ale ha inoo xifdiyo🥰
ماشاء الله تبارك الله الحمد لله على نعمة الاسلام
Waa kahelay
Keep going pro from Mogadishu somalia team 🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Meel fiican majoogtid
@@mohamedadan4291 aad aad uqaldantahay ma ogatahay in dhibatada iyo amni darada kajirto mogadishu at imtixaan ay tahay loona bahanyahay in lagu sabro waayo fursad aad uwayn baan haysana allah umahad cili wax walbo imtixaan waa in ku sabartaa ogaaw wax sidooda ahaana majirto haday dhibaato tahay Mar uun magalada igu vcn noqonee amni barwaaqo insha allah 🤲
@@mohamedadan4291 Adi Xage jogta marka xooolo😡
Comment xittaa kuma heshiin karno miyaa Soomaaliyey? qofkan aad waxa isaga qorayso kuma yaqaan waxbana kaama qaadi karo laakiin ma ogtihiin hadalkan aad iska qoraysiin in maalinta xissaabta lagu soo hordhigi doono?
Cunsri ha noqon
QadaR inaY diintena uHiilisaY ayaa inooGa qiimo badan inay koopka qaado 😢❤
Alahu akbar Qatar Waa dal ku dayasho mudan go.aan fiican ayee qaateen hada igu raacsantahay like iisaar
Alx diintena islamka qatar kor ayy uqaday illhey hasharfe guul insha Allaah qatar wadan mislima inu ku guleysto cupka adunka ayn rjeynyna insha Allaah 🇸🇴🇶🇦🇸🇴🇶🇦
Runtii waxa soo muuqata guushii muslimiinta 😢❤️
inshallah 😘😘
Qadar wxay abaal ween oo taariikhiya ugashay diinta islaamkna iyo dhamaan shucuubta caalamka islaamka allaha Ka abaalmariyeee🇶🇦❤️❤️🙏
Qatar calamka waxay tustay quwada islamka ♥️♥️♥️
Waa kutageraa
Qatar vii quluubina sharftii islaamka 🥰❤✊
Mashaa Allah Qatar 🇶🇦 waxay inadhigtay meel sare hadaynu nahay umada Islaamkaa iyo ku furitanka kalaamulaah guul baan urajaynayaa Islaamka oodhan
Cilmiga aan kaa faa'iday iyo sida maskax ahaan iigu dhistey heer wxan gaare mrkasta aan soo fiiriyo inaa wax soo galisey guulayso wll dar alle kuu jeclahee🥺👍❤️
The best person ever The most knowledge able and the most shine all Allah created prophet Muhammad
scw scw🕋🕋🕋🕋🕋🕋❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕
mashaAllah ماشاء الله
May Allah SWT help us and guide us through the right path. Amiin امين يارب العالمين 🤲 🤲❤❤🤲🤲
Guul iyo Gobanimo 👏
آمين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Qatar 🇶🇦 wadan wadan dhaafay mash'alaah
This world Cup Is a History 😍
Subscription ii saar walaal qaali mahadsanid
Mahadsanid ustad
Qatar tallaabo lama filaana ayey ku dhaqaaqday quwanimada islamkana way muujisay
Alxamdulilah 🤍🥰
Xogaha nooguso dhaqso ustad👍🏽
Wa guul uso hoyatay Islam ko dhan masha Allah ❤🇶🇦🇸🇴
ماشاء الله تبارك الله 🇶🇦🇶🇦❤
I’m so proud of my religion islaam ♥️♥️
Qatar Waxaan Ku Jeclaaday 28 kaas Bari Ee Koobku socdo waxaa Ka Go,an In Dad Badan La soo Muslimiyo diintana Loo soo Bandhigo✊
28 bari muu soconaa
@@fathiakasim4113 haaa
Viva Qatar🇶🇦🇶🇦
Viva ogansho🇸🇴
Masha allah Tabaraka Qatar ilaahay ha barakeeyo waxay muujiyeen qiyam aad u sareeya, casharo qurxoon ayayka bixiyeen Islamnimada, wayku amaanan yihiin reer qatar. ❤️
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Ustaas cumar wax badan baan ka faiiday alle abalkaga janada haka dhigo😘
Mazha Allah qadar hamigeega waa uhir galey ilaahey waxaan kabaryaa inuu Soo hanuuniyo intii uu alle hanuun la doona
Allah mahay qadar taariikh bahal dahab kagashey islaamka🥰🥰
Waa kutageraa
What's app isheeg noh
Mase anaa kusheega
Mansha allaah qadar sharafta muslimiinta kor ayaa u qaadeen 💪💪💪
Qatar waxay muujisay islaamnimo dhaba ❤
Viva Tunisia waa in aan taageerna wadamada islaamka si aan umuujino qadiyadeena islamiga ah
حُمَاةَ الحِمَى يَا حُمَاةَ الحِمىَ ... هَلُمّوا هَلُمّوا لمَجْدِ الزّمَنْ
لَقَدْ صَرَخَتْ فِي عُرُوقِنَا الدّمَاءْ ... نَمُوتُ نَمُوتُ وَيَحْيَا الوَطَنْ
لِتَدْوِ السَّمَاوَاتِ برَعْدِهَا ... لِتَرْمِ الصَّوَاعِقُ نِيرَانَهَا
إلَى عِزِّ تُونِسْ إلَى مَجْدِهَا ... رِجَالَ البِلاَدِ وَشُبّانِهَا
فَلَا عَاشَ فِي تُونِسْ مَنْ خَانَهَا ... وَلَا عَاشَ مَنْ لَيْسَ مِنْ جُنْدِهَا
نَمُوتُ وَنَحْيَا عَلَى عَهْدِهَا 🇹🇳
Long live Qatar you sincerely got my outmost respect indeed you have shown a good example to rest of the Muslim countries
Subscription ii saar walaal qaali mahadsanid
Qadar ayad ka maqnaneysa isma laheyn koobka aduunka blze wey dhacday wan dareensa qruxdas iyo wanagz qadar 2018 ki😥
Waxana daremayy in koobka aduunka lagu qaban somalia meel kamida taasina wa muslimnimada
Allahu Akbar haday runtahay inay 800 qof soo muslimeen waa farxad walahi waliba hal maalin mar haduu joogo zakir naik dad badan ayaa soo islaamaya ❤
Runti Qatar taariikh ayay dhigtay waanan ku faraxsanahay masha allah. Anaga hdan nahay islaam wa in aanu damiir yeelana oo wadan yurub ah ama ree galbeed aynaan taageerin. Wadamada islamka ah aan tagerno siiba kuwa African ka ah sida Senegal 🥰
Senegal islam miyaa 😀dadku haday dhafan carab iyo Somali ma aqaano in Muslim yihin iyo In kle African ka dhan waxn u haystaa in somalia iyo wax yr oo kle yhin Muslim
@@maproukamahamed4464 wadamo badan muslim african ah jira
@@axmadcabdulaahi2640 MashA Allah so tiri dawladahaas
Aawey dadkii nabigeena jeclaa ❤️
Qadr wxy mudnthy bilad dahab 🥇🥇 madxa islamka ayy kor uqaden 🙏👏👏
ويأبى الله الا ان يتم نوره ولو كره الكافرون
Walaal waa mahadssantahay walaal omar inshaar alaha ku xafido
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك يا رب العالمين
Nabigeena scw aya kudaysho Mudan scw 😍
صلى الله عليه وسلم 🥰🍁
Wlhi farxadeyda ma qiyaasi karin xaly mansabka iyo meqaaamka sharafed ay Qadar u muujisay diintena islaamka iyo ka umad ahaanba Qadar cizi iyo sharaf ku noolada waa taariikhd lama ilaaban ah💯🙏❤️❤️
Ku sali nabiga scw ❤😊
Waan ku faraxsanhy inan noqdo dawadaha ugu horeya muqaalkan mahadsanid ogaansho
Mashallah Qadar waxey soo bandhigtey wax aad uu wangsan, oo ka Turjumeysa dhaqanka fican ee islaamka, ee saxda wana wax ku dayasho mudan
Ha dhacan qashinka reer galbeedku ee xumanta wada!!!
Mahadsanid cumar inshar inkastod sihabsanty waxadkusodadaashaa inaadxaqiiqada
Allahu akbar illah islaamka hais jecleysiyo qasatan umada somaliyed amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🤲🇸🇴❤️❤️🇸🇴
Guul inshallah qadar 🇶🇦🇶🇦 Maasha Allah qadar diinta islaamka way waynaysisy
Qatar maasha allah guul muslimiinta aduunk meel walba ay joogaan diinteena kor allaha ka yeelo❤❤aamiin
Qatar 🇶🇦 sida ay islaamka u ciseysey Allah u sharfo❤
Maansha allaah illaahey ha karaameeyo cid walba oo diinta islaamka kor u qaada
اللهم اعز اسلام والمسلمين
Mansha Allah Cumar war lagu farxo ayaa noo soo bandhigtay guul iyo Gobonimo Muslimiinta meelkasta ay joogaan
Allah yacisak, Barnaamij Caaqibo leh ayaad suu gudbisay, waxaan ku leeyahay meesha adigaa jooga dhacdooyinka ugu muhimsan iyo waxwalba o diinteena Saliimka ah kor uqaadaya oo meshaas ka dhaca inta uu socdo Koobka Aduunku, Sxbow noo soo gudbi.
Weliba waxaan si gaara udanaynayaa Dadka so islaamaya ee ka imanaya Latin America ama yurub.
Mahadsanid Cumar Inshaar Waxaan kasoo Salaamayaa Bremen Germany. ✌️🖐
❤️Qadar wey isbarte galada
Xasan sheekh maxamud wa liita Uhuru baba yasa waxba an ka soo qaadin marka Nin Liitana Cidi uma yeeranayso,
Maclimow cimri barakeysan oo cibaado leh Allah kusiyo
Mahadsanid omar inshaar dhankii loobaahnaa ayaad kasoo hadashay👏👏
Masha Allaaaah.
Waxaan ubogay wiilka yar ee sheekha ah.
Allaah haxifdiyo
keep going ustaad cumar inshaar
inbadan ayaan sugayay barnaamijkaga zxb
waxbadan ayaan kaa faa,iday
guul ayaan kuu rajaynayaa
Mashaa allah ❤❤❤❤❤❤ qadar 2022 world cup
Thankz abowe ❤Diinta Sharaftedi iyo sharafti muslimintaba qatar korbey u qaden wlhi mnzha allah subxnllh😊
Gaalo dacwo islam ☪️ way gartay waxaa ugu dambesay dacwadii ugu dambesay Ee walalaheen Qadar garsiiyeen tuseena Islam ☪️ awoodiisa iyo soodhaweentooda big respect ✊ walaalaheen Qadar waxaa rajenaa wadama kale Dariska ah inaysan dhaqankooda katagin ay baraarugaan kuna daydaan walalahood Qadar
Geesi Soomaaliyeed 💕🇸🇴👌🏾🌺
RASUULKA SCW inta JACEL farta TAAG ☝️☝️ qoraalka UGU like ta BADAN hanoqdo 🔥🔥☝️☝️
Masha allah. Waaxan u hanbalyeeynayaa. Musliminta meelkasta eey joogaN
Koob iyo waxaas muhiim ba iima aha ..hal qof oo diinta qaata ogaada xaqiiqada jirta islaamka io wanaagiisa ayaa ii daran ani ...beenta galbeedku inaka faafiyay ...xumaanta iyo mugdiga la huwiyay islaamka walhi si ka dis ah oo labo filaan ah ayuu koobkan iyo wadanka qatarba jiho kale ugu jeediyay..masha allah
Maxa taariikh is qoraysa 2022 cajiib
Sanadka cusub iyo 1m inshallah
صلو عل الحبيب(صلي الله عليه وسلم)❤
❤
Maashaallaah adaa noojoga meesha noo soo talantaali
First dawanaya muuqalkan waa ani 11 secon buu yaalaa masha allah
Qatar made us proud may Allah make them proud
Ma Sha Allaah. Adiga wiil yahow wax badan Baan kaa faaideeysanaa. Guuleeyso.
Keep going Legend🙏🙏
Subscription ii saar walaal qaali mahadsanid
Kulanti wacan cumar iyo duni cusub waankusugayay
Mansha allah ustaad mowducaan in aad kasoo hadasho aad baan usugaayay mahadsanid 🥰❤️
بسم الله ما شاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك دولة قطر والمسلمين من كل مكان اللهم صل وسلم وبارك وأنعم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين
Aynu ku salino nabig naxtiista badan ee wanag badan ee in jecla Scw Scwscw
Mansha Allah
Allah akbar
MASHA'ALLAAH MASHA'ALLAAH MASHA'ALLAAH MASHA'ALLAAH MASHA'ALLAAH MASHA'ALLAAH MASHA'ALLAAH ALLAAHU AKBAR
Allahu akbar guusha muslimiinta alxamdulilah muslimiinta dib Ayaan uso xogeysanay
Waan filayay maansha allah inaad kasoo hadasho
Jiskumulah wall wax aan xiisanaya wax ka socdo qadar waa ku mahadsantahey ee noon Soo badi in ilhey ha ku xafido
اللهم صل و سلم و بارك على نبينا محمد💞❤️
Waa arrin lagu farxo Qatar 🇶🇦 inay musliminta usoo bandhigtay calamka koobka qadar kasocda inay islamka ku faafiso
Masha Allah, Qatar waa wadan islaamnimadiisu ey sax iyo dhab tahay, Masha Allah, Masha Allah
Masha alaaaaah xafidullahi 🥰 leyahay wa alle mahadis Alxamdullaahi dalka muslinka ah
Historic. Alxamdu lillaah... maashaa Allaah
Masha Allah rabigeen ha barakeeyo walalehen qadariyiunta maraa waaxid
Aan ku salino Xabiib keena Muxamed scw scw scw
Maasha allaah qatar 🇶🇦
Mahadsanid Ustaad Omar inshaar so gudbintaada qiimaha badan
Asc wr wbr walal qali cumar masha alah waba ku dharareenay waan ku sugeenay aad iyo aad barnaamijadada ugu xiranahay insha alah maalintii hal barnaamij ino soo gali insha alah
Masha Allah ilaahay haku barakeeyo
Golden vioce
Wallahi qatar 🇶🇦 Waa dal aanku faano
Jazakallah my brother allaha ku xafido runtii waxa tahay qof kudayasha mudan
Mr Omar reel kalbeedka inta ayaa kufilan
Videoga waad nagu yaraysay bro maanta dhan waan Ku sugayeee muuqaalada maalmahan oo kale nagaga soo dhakhso oo soo badi Mintka