Fahiima Quujoy raali ka noqo iyagaa is ceebeeyey kuwa caayey anagaana kaa raali gelinayna 2 nin ama 3 nin oo qaldana reer tolkaa oo afka u marin wax qaldan oo aan xishoonina cid walbay ku jiraan waadna aragtaa oo commentigii waa wada raali gelin kuwa ku caayeyna raali gelinta waa ka sugeyna in shaa Allah
Fahima hada ka sharaf badan Waxadey uu ba tahe , qof sharaf badan haya tahe qalasad nimada inta ku cayeydey waa cawan , ducaqabdu edoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dani waa madaxweyneheeday ma ooga soo jeedikara ma jiri Ee xaal mariya gabadha waa ceeb in gabadha lacaayo mahan.naciimoo dadku reer mudug waa waad hiyiin laakiin ciday ku cayday Ee aad magacoowday ku ekoow geesiyad sanadka baa tahay Ee horay usucu ❤❤Love
fahiimo Majeerteen waa tolkaa ee ka har kol na mw Dani kolna Jaranaal ayuub maxaa ka rabtaa niman tolkaa iidoor hadeey ku caayaan ma Majeerteen ayaa ku caayey hadaba dhigan raga Majeerteen isaga har ma arkin gabar Majeerteen oo dhulbahante madaxdisa caayeysa lkn fahiima quuje madaxda Majeerteen ayaad caaydaa faraha ka qaad gabdhaha Majeerteen la xifaalran lkn ragooda faraha ka qaad waa ceeeeb siyaasadooda reer Puntiland ka dhex bax maxaa u dhex galeysaa waa khalad iyo gardaro from juboland VIVA
Fahiimo Ayadaa majeerten kagardaran in ay nagu soo canbaxdo bayna rabtaah naagtas ayadoo halgan lagu jiro oo xiligii wax la iska sheegi laha aysan ahan bay caynogu dhaqaaqday waana naag horgalad Ah oo cabsan
Fahiima hala daayo. Waa Geesiyad Harti ❤❤❤❤❤. Walahi waa ceeb in gabadh rag la tirsado oo wax ka sheego. Xaaraam calaik. Subxana allah. War tolow hala xishoodo.
Walaahay caawa dhiigaad igu kiciseen war heedhe sheekadu Fahiimo quuje iyo Cumar maxamud ma Aha 1 Fahiimo quuje saan filayo nin baa caayey ama 2 caayey ee Cumar maxamud ma caayin c marka ninka ama 2 cayday baan laxisaab tamayna iyo cidii ku taa geerta gafka intaas waxaa iidheer Fahiimo quuje cay maleh sharafta iyo Geesi nimada waxay udhiganta1000 nin. Marka ninka gabadha caayey wuxuu caayey guud ahaan gabdhihii Daarood alla ugu og halkaas baan taaganahay gogol Daarood baana lagula xisaab tami si anay dib dambe udhicin in Ey suuraada raga leh gabadh dambe ucaayin from Geri Koombe Garloogube
Social media lama xakamayn karo, laakiin qof kasta waa ogyahay inaad tahay HALGAN BILA, waxaa u qalantaa in lagugu sawiro lacagta Soomaaliya. Guul Fahiimo Quuje.
Kkkkkkkkkkkkk Waan sugeyney in harti isku dhacayeen walibo iyagoo isleynayo ayaan sugeynaa. Harti hiiladisa xaarbaa ka danbeyo.kabtan ayuub wa duli qurun ah .marki horebo mj wixi soo dhawesto ayaa ka xun
Fahiimo majeerteen aad bey kuu jecelyihin cuqdad ha is gelin abayo
Waaa. Cabtooy. dabaal ah
Fahiima Quujoy raali ka noqo iyagaa is ceebeeyey kuwa caayey anagaana kaa raali gelinayna 2 nin ama 3 nin oo qaldana reer tolkaa oo afka u marin wax qaldan oo aan xishoonina cid walbay ku jiraan waadna aragtaa oo commentigii waa wada raali gelin kuwa ku caayeyna raali gelinta waa ka sugeyna in shaa Allah
Ascww
Fahiimo waa gabadhayadii waana gabar qaaliya .daaya gabadha.
Macaanto anagaa Cubara karaalina ka ahayn in lagu caayo.
Dhulbahanto iyo majeerteen waa mataano iskubaahan.
Ssc guul
Xaasha lilaahi fahiimo ciyaalku macaayi karaan garaadada haweenka harti waana run markii c.laahi xamargalaa laascaano laqabsaday
Halganto Fahiimeey qofkii ku caayey sida uu Rabbi inoo sheegay wuxuu galay dambi weyn , waana faasiq ehlu naar ah e ha dhegeysanin oo haka daawanin meelaha uu ka hadlayo, ilayn ceeb aadan lahayn kugu dhegi meysee, caayna caws kaa soo korbixin meysee, dulqaad adag yeelo , wa billaahi tawwfiif.
Fahima hada ka sharaf badan Waxadey uu ba tahe , qof sharaf badan haya tahe qalasad nimada inta ku cayeydey waa cawan , ducaqabdu edoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dani waa madaxweyneheeday ma ooga soo jeedikara ma jiri Ee xaal mariya gabadha waa ceeb in gabadha lacaayo mahan.naciimoo dadku reer mudug waa waad hiyiin laakiin ciday ku cayday Ee aad magacoowday ku ekoow geesiyad sanadka baa tahay Ee horay usucu ❤❤Love
Waa runteed haladhaafo gabadha ❤ Dani kamaxigtaan ssc na layfankama xigo
Gabadhu waa geesiyad xaal ha la siiyo ❤❤❤
FAHIIMA QOOJE KUWA COMMUNITY KU CAAYNAYA MA AHA MAJEERTEEN EE WAA IIDOOR ISKA DHIGAYA MAJEERTEEN FROM AFMADOW JUBALAND SOMALIA 🇸🇴 ❤❤
ADIGU REER WAAMO DHAGA LA' KA AHOW SHEEKADAN, WAXAAD OGTAHAY MA LEHEE
@@mowlidG munaafaq baad tahay IDIOT
We love Fahiima QUUJE iyo Dhulbahanteba viva Goojocade Viva Iron Lady Dhulbahante waa naga adkaaday.
Na. Deihacan. Wageesi. Daarood
Wani kii. Axmad madoob. Uhiiliyay. Hanoolaado
Subxana Allah
Viva Fatima Viva daad Diano down kelabta waskhda aaha
Haladilo Qofkii caayey fahiimo iyo rahmo yare meelkasta oo uu jooggo
Adiga maad disho abdiyow😂😂😂
Fahiimo Yahweh’s in asn guru Sade basnrabaa
Guuleyso weriye siwacan baad udhigtay thanks
GENERAL AYUUB KUMUU CAAYIN EE KA XISHOOD LIBAAXA DAAROOD 🦁🐎
Fahiimo quuje waa qaldan tahay tolka ka xishood,qof ku magay cumar mohamud haku afla gadeen
Fariid fariid dhalay runtaa❤
Raali noqo walaashayo waa khaldanyihiin waa xaalkeenay raali noqo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fahiimo Waa madam halal daayo haladaayo
Maatana ma sikhir baa laguusoodhiibay ookaa hadlinaya yaahuu alaahu akbar
Markhaati ceeb baan lafadhila Ajay wax daran allaha kujirabo wixii waxkasheega akhas caleeg cumar maxamuud baa fahiimo caayay aa lnaalilaahi wainaa ileehi raajicuun allow ceeb hanoodilin
Fihiimo xaalmarin baan ku siiyay ani goo ah abwaan abshir aadan maxamad gaas raali noqo walaale qaali
Walaahi reerkaad udhaxtay iyo abtiyaasha kumacaayan
Fahiimooy cumar oodhan kuma cayin raga dumarka cayanana mamatalaan cumar ee rali ahaw oo xaal iyo xumeenba qadi baayo❤
You guys wa inad deysan dadka wada dhashay fahima you are queen of harti darood
fahiimo Majeerteen waa tolkaa ee ka har kol na mw Dani kolna Jaranaal ayuub maxaa ka rabtaa niman tolkaa iidoor hadeey ku caayaan ma Majeerteen ayaa ku caayey hadaba dhigan raga Majeerteen isaga har ma arkin gabar Majeerteen oo dhulbahante madaxdisa caayeysa lkn fahiima quuje madaxda Majeerteen ayaad caaydaa faraha ka qaad gabdhaha Majeerteen la xifaalran lkn ragooda faraha ka qaad waa ceeeeb siyaasadooda reer Puntiland ka dhex bax maxaa u dhex galeysaa waa khalad iyo gardaro from juboland VIVA
Free Khaatumo Girl
Dhulbahante waa Wada halyeey
Hartiga waa ugu horeeyana
Fahiimana hablaha waa ugu horaysaa
Ninkii hadal yiraahdaana
waa midaan habeenjirine
Caruuraha hadraayiyo
Haawayda nooceliya
Hablahana waa ceebe
Hadalka bixiya xaalkiisa
Fahiimooy hooyo wacan baatahee hooyoo xaalqaado
Dhulbahante baroorta waa walaaalo
Ina adeer kabtan ayuub magaciisaa rag iidoor isricmaalayaan sidaas la soco fahiima ina adeer
Wallaahay Ninka Fahiima quuje Caaya Anigaa Aakhiro u diraya meeshuu joogana ugu tegaya
Waa qaalad in gabadh la caayo
Fahiima. waa. CaaN dooN Kabtan bax dhe❤. my kabtaN ayuuuub. da only one ❤
ayuub saaxiibo xaal iyo raaligalin baa kugu waajib tay.
fahiimo waa gabar hal yeya,
ILLAAHAY HA IDIN XIFDIYO HARTI YAAN HOOS LOOGA DHICIN WALAYAAL HALADIGTOONADO TOLOOW
Cumar maxamad wuu wasi wayey
Fahiima raali ahaw waa lagu jecelyahay dheemaneey xaal qaado
Cku majeerten war xishoodaaa maalinwalaba manasheegshada daaaa midgo
Fahiimo quuje qofkii wax kasheega waa horgal waana edabdarro. In astaanta harti la aflagaadeeyo waana khalad toosa
La
A Dheere sharafeey Anaa kusoodoonaya baby girl
War xishooda oo waxaas hala imaanina Cadowgiina ayaa ku farxaaya Xishooda Si hoose u wada hadla
Waa labba qashin f iyo ayuib
in gabadh is caayo waa khalad laakiin fahiima waa inay ka dhex baxdaa siyaasadaha puntlan
Majeerteenka hooyadoodba midgo aheyd taas waa hubaal
Fahima wlle gob gob shay baatahay raali ka noqo...
war gabadha daaya ilaahey kacabsada.
Waryaada gabadha noo dhaafa fandarayahay aan xishooneyn cadawkiina iska celiya xoogad fahiima ugu soo yaaceysaan walaahi waa ceeb in maanta gabadha walaashiin ah aad caaysiin lkn fahiimo caay ma lihin waa geesiyad daaroood ku faano masha Allah
Fahiima waa Gob Garnaqsine taqaan waxan dhilahaa ragoow xishooda
HARTI WEYNE GUULAYSTA INSHA ALLAAHU TACALLAA AMEEN YAH RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
walaahi waaceeb inlacayo gabar dadkaan gabdhaha waxma yaqaanaan abaayo anaa kaa xalmiryey sori raali ahow
Fahiimo ayada anagaa taageerna oo garabtaagan laakiin waxaa iga yaabiyay waxa gabadhaa siciidani iyo ina diyaano dhaxtaagay ileyn umadii kalaba wey aamusanyihiine
Asc Inaadeer RALIGEN AYAAD .UDANTAHAY
Anigoon Harti ahayn waxaan idanleeyahay fahimo quuje dhamaan harti cidaad doonto baalaha karif kii kuujawaabana ee harti ah nasab ma aha
fahiima quuje wa geesiyada ssc xoreysay oo runta sheegta laakin dadku runta majecla
Ayuub u sheega in rag ku maqan yahay.
Naa puntland idiinma baahna orod meel fariiso urtayahay
Legend ayaad tahy cadun
Fahima kuwa ceynaya wa shurun shuur magacyada wala bedasha , indr you are our queen ❤
Cumar maxamuudow dumarka kuwa wax ka sheegayo qabqabta kaliya agtiinu ha ka ahaato dumarka baayo sharaf waana in gabdhaha harti aan madaxa saaranno
Baroorbay kuu soo dhiibeen yaahuu alaahu akbar allaahu akbar
Habaryar fahiimooy xaal baanu ku siiney hadaan nahay mohamed harti qaado xaal gobeed habaryar
Kkkkkk ku dhaqaaji fahiimo ciise dhuux oo ugu badan baa garabkaaga ah karbaash cumar iley cidina kaama xigtee
Waa ka xumahay
Fahiimo Jaadka dhacay ha iska deeyso
war gabadh haiga caayina fahiimo waagaraadad qaali ah boqol nin ayay udhugantaa in adeer cay malihid
Fahiimo abaaye runta u sheeg. Munafiqiinta mj....wa ceeeb in gabar harti ah mse gabar kale wax laga sheego....by from ufeyn puntland....
O hada adigaas mj munafaqeysanaye mj ma waanisay mise wad aflagadeysay jama ufeynow😂😂😂
Hayey fahiima quuje xaal xaal ina adeer plz raali noqo anagaa majeerteen ah plz
War yara Mj gabadha rali geliiya oo xishooda
Wllo anaga hadaan reer puntland nahay kuma kaftaano deni iyo kabtan ayub ssc waa nabad maxa qaldan gabar baa tahay ka xishow ragan tolkaga ha magmagin waxad wax ku tahay waa deni adeec deni ka hor waad ogeed xaalka
Thanks Darwiish 🥰🥰🥰
Waa sax
Ilama adeerayaalow gabadha daaya waa ceeb in dumarka lacaayo
Ninka Harti ee mana sheegtaa waa Naag Naagi dhashay
Cisman Fagase waa ey asal ah
Cumar maxamuud waxaa looga fadhiyaa Magtii Fahiima Yuusuf Quuje Adiga cunug yar ayaa kaatahay ISLAAN BASHIIR ayaan uga Fadhinaa 100 halaaad oo xaal iyo xumeyn ah.
Fahiimo Ayadaa majeerten kagardaran in ay nagu soo canbaxdo bayna rabtaah naagtas ayadoo halgan lagu jiro oo xiligii wax la iska sheegi laha aysan ahan bay caynogu dhaqaaqday waana naag horgalad Ah oo cabsan
War daaya gabadha ma caayi jirin daarodow maxa dhacay xaal hala siiyo ❤❤waa sidee ayub ma dhici karti xaashaa wujuu qalad baa jira iyo isku dir
General ka cumar maxamud dadba kaxun o magacisa kuqarabanaya😂
Shaki kuma jiro dhulbahante inay yihin tol jira. Inadeer Cabtooyda Internetka ka caytama warkoda Tolkaga ha uqaban.
War gabadha noo daya wamaxay xagee lagu arkay gabardh rag cayaan miyaasan ceeb ahayin?
KABTANKU MALAHA FAHIIMA MACAAYIN DADKAKALE WAA DIXIRI BALSE KABTANKU GABDHAHA IYO DUMARKA 😎😎
Maxamuud saleebaan waa uskag Nacala ah anagay waxba noo ogoleyn oo majeerteen ah
Fahiima hala daayo. Waa Geesiyad Harti ❤❤❤❤❤.
Walahi waa ceeb in gabadh rag la tirsado oo wax ka sheego. Xaaraam calaik. Subxana allah. War tolow hala xishoodo.
FROM WESTERN COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵🐎🦁 HOME TOWN LASANOD SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯
Fahima hadee damiirleedahay lama dhaheen tan anaa xoreystay ee taada xoreeso laguma dhaheen. From og
Ayuub oo laangaaba sarkhaana oo rer aadana qabiilka ah umada ka ceshda
❤❤❤❤❤❤❤
Fahima hadii ay tolkeed jeceshahay maxay wixii ay iidoor siisay u soon weydey Cumar Maxamud oo ahaa guur
She is publicly available 😂
Asc ssc xaashaa fahiima quuji boqorad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nagtan,Dhulbahante & harti. Iska ilaaliya.Yeesan kale jabinin. Jamahirta. Iidorkey u shaqeysah.
Wa jajusad cadowga u adegeysa miyad leedahay😂😂😂
ASC guule insh allah khatuumo state Ssc of 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Walaahay caawa dhiigaad igu kiciseen war heedhe sheekadu Fahiimo quuje iyo Cumar maxamud ma Aha 1 Fahiimo quuje saan filayo nin baa caayey ama 2 caayey ee Cumar maxamud ma caayin c marka ninka ama 2 cayday baan laxisaab tamayna iyo cidii ku taa geerta gafka intaas waxaa iidheer Fahiimo quuje cay maleh sharafta iyo Geesi nimada waxay udhiganta1000 nin. Marka ninka gabadha caayey wuxuu caayey guud ahaan gabdhihii Daarood alla ugu og halkaas baan taaganahay gogol Daarood baana lagula xisaab tami si anay dib dambe udhicin in Ey suuraada raga leh gabadh dambe ucaayin from Geri Koombe Garloogube
Fahiimo ❤❤❤ Australia love you somalida joogto salaan sare
Geesiyad iska dhici Baran barooyinka ma wax dhaqan somalinimo leh maaha
Hadey labo nin iscaayeen macumar maxamuud oodhan miyaa caayey Nimanka gabadha caayey waa edebdaran yahey
fahiimo xalqado oo abus. Waxatahay qof qiimoleh. Yesan kuwasaqen sharaftada
Social media lama xakamayn karo, laakiin qof kasta waa ogyahay inaad tahay HALGAN BILA, waxaa u qalantaa in lagugu sawiro lacagta Soomaaliya.
Guul Fahiimo Quuje.
Kkkkkkkkkkkkk
Waan sugeyney in harti isku dhacayeen walibo iyagoo isleynayo ayaan sugeynaa. Harti hiiladisa xaarbaa ka danbeyo.kabtan ayuub wa duli qurun ah .marki horebo mj wixi soo dhawesto ayaa ka xun
Ilaahay ma dhaho I
Ina adeer gacalo rali noqo nin gabar caaya waa xaaraami ha ku dayan inadeer boqorada harti ❤❤❤❤❤❤
Siil Quuje Siil Qarmuuna Nooga Waran