FILO PART 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +427

    Farta taag hadaad ka mida tahay dadkii daawan jiray filmkii hore ifurtaye maxaad faiday Ee ku xidhanaa thanks liketa hila dhaafin Please 👍

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  ปีที่แล้ว +17

      Thanks Walal

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +3

      @@AbukarMahdi waxaan ku wadiiyay horto imisa Cisho Ayuu weekend soo daynaysaa Insha Allaha thanks

    • @muctasimkafi4628
      @muctasimkafi4628 ปีที่แล้ว

      Haaa

    • @katroabdirahman8241
      @katroabdirahman8241 ปีที่แล้ว +6

      Qootoqooto ilaa filo ❤daawanayaa alx

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +1

      ​@@katroabdirahman8241waan daawan jiray lakiin si xidhiidha umaan daawan jirin thanks 🎉

  • @maxamedibraahin03
    @maxamedibraahin03 ปีที่แล้ว +7

    Wow filimka filo Waa filim laga Shaqeeye waxa oo Taabanaa wabada Nolo afrika iyo yurub inta aa ku xirnaa 4 ta sano in kabadan filim waaqici ah ka wanaagsan ma arag hamballyo Abukar mahdi team gurmad shaqo wacan aa qaba teen❤❤❤❤❤

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 ปีที่แล้ว +26

    Allow cafimadka nogu bilowdey nogu dhamey ❤🤲

  • @fatmaasad5371
    @fatmaasad5371 ปีที่แล้ว +50

    Welcome ilahey waxan ka rajayna sida uu inogu bilowday in uu ilaahey caafimaad noogu dhameeyo insha alah dhaman teamka waa salaamantihin 🤚🤚🤚

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  ปีที่แล้ว +3

      Aamiin yaa Rabi Thanks Walal

    • @quen.farta_33
      @quen.farta_33 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaa rabbi

    • @queenmaryam
      @queenmaryam ปีที่แล้ว +1

      aamiin yaa rabi

    • @samiiro
      @samiiro ปีที่แล้ว +1

      Amin

    • @UmalkharAbshir
      @UmalkharAbshir 7 หลายเดือนก่อน

      Hadana waxay Marasaa 73 kawaran😢

  • @sacdiyaaxmed9852
    @sacdiyaaxmed9852 ปีที่แล้ว +3

    Faynuus sheikh daahir mumo cimriga illahy hku dheerayo iyo cafimaad hkugu daro teamkeeda one love

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 ปีที่แล้ว +2

    Mansha,Allah nolasha soomaaliya iyo daayrki la fadhisan jiray dariskii waan u xiisay Allow wadankeena no hagaaji oo cadoowga noga qabo yaa rabi

  • @farhiamahamed6950
    @farhiamahamed6950 ปีที่แล้ว +6

    Anigaa ugu hormaray filimka cusub like tii ugu horeysY anaa saaray

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +61

    Waa film shidan hadeyba faynuus kujirto😅Wad mahadsan tihin Team gurmad iyo Director Abukar Mahdi👏😊

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  ปีที่แล้ว +4

      Thanks Walal

    • @naimaabduqadir9906
      @naimaabduqadir9906 ปีที่แล้ว

      ​@@AbukarMahdiruwayadan sidi tii udanbeysay no shida plz

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 ปีที่แล้ว +7

    Markii iigu horeysey oo ruwaayad Abuukar mahdi I dhaaftay 3 days aa salaan sare kooxdeena sharafta leh ❤❤keep going Injineer abukar ❤

  • @umuraashidhassan6973
    @umuraashidhassan6973 ปีที่แล้ว +2

    Saligii Maliiqadqha ahaa waan uxiisay mansha Allah. Wlh nolosha somaliya aad farxad laheed lacagkastoon shaqeyno mafaraxsanin. Ilahow dhulkeena najecleysii

  • @kinsimahamoud
    @kinsimahamoud ปีที่แล้ว +4

    Waan filanayey inoo Filimku cajiib noqonayo merci beaucoup the best director abukar mahdi iyo kooxda gurmad Dhaman 😍🙌🏽 karaamo Alle korkina 😊 2 xalaqadood pls 😅

  • @salmabashiir2147
    @salmabashiir2147 11 หลายเดือนก่อน +2

    Boqortoya waa ine tageera salaan sharaf leh iga guuduma ❤❤ keyboard ka hadal ideen qalma waa ka wayay wlhi jilinka na 100/100 siyay ❤😊

  • @jawahirshcabdulahi8555
    @jawahirshcabdulahi8555 ปีที่แล้ว +12

    Welcome back teamka aan jeclhy❤ QootoQooto kaaf iyo kaldheeri xujo i furtaye midna xalqad igama dhaafin filo na caawa wan daawanooyo inaa dhameystana wan rajaynaa

  • @roukyadajiya-gz4ou
    @roukyadajiya-gz4ou ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah sodhaawada My people bilow wangsan inshaAllah guurmaad thanks❤❤❤from djibouti

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah abuukar mahdi howl adag ayaad nooheysaa illahey haku barakeeyo wacyigalinta iyo madadaalada aad noosoo agasintay wadkumahadsantahay adiga iyo kooxda gurmad ay maama feynuus uweyntahay❤

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf663 ปีที่แล้ว

    Filo koobki waaka qaaday filimaanti hore oo dhan. Jaceyl waalid, mid romance, naxariis, xin, xaasidnimo, xoolo jaceyl, naxtin iyo murugo, kuli waa isku darsaday. Ani 1 ilaa 24 waa fiirsaday and I'm hooked. Waxaa sugi la ahay 25. Thanks for the right entertainment for me 😊I can't thank you enough

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah 😍 Filo Aduun Wax Walba Ka Filo Thanks Abukar Mahdi And Team Gurmad 💖

  • @ayanabdi1822
    @ayanabdi1822 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waxan idin leeyahay soo noqod wacan waan idin xiisnay
    Illahay ha idin ku garab galo dadalka iyo shaqada culus eed noo haysan waxan idin leeyahay guul iyo horumar wacan halka kaa sii wada
    Aadbaad umahadsantihin❤❤❤

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 ปีที่แล้ว +3

    Somali yey filmkaan hala fahmo wlh qeyma ayu leyahay❤❤❤❤❤

  • @YaasmiinYaasmiin-j7h
    @YaasmiinYaasmiin-j7h ปีที่แล้ว +1

    Walaahi bilaahi filimkaan wax ween ayaan ka faa iiday wuuna idhiiro galiyay abuukar mahdi thank you so much wacyika maanta daagan ayuu karunsheegay aad iyo aad waxaa uuku mahad celinaayaa kooxda gurmad dhamaandood special maamo faynuus sheekhtaahir

  • @osman.b.b
    @osman.b.b ปีที่แล้ว +40

    Welcome back Mahdi Abuukar and Kooxda Gurmad❤🎉

  • @ahzaabibrahim7951
    @ahzaabibrahim7951 ปีที่แล้ว +20

    Much love and support from Djibouti 👏👏 merci pour ce jolie travaille... Guuleysta 🙏

  • @Rahmomohamed3931
    @Rahmomohamed3931 ปีที่แล้ว +16

    Welcome back Abukar mahdi and Team gurmad we miss you ❤❤❤❤❤

  • @farhiyaadan9764
    @farhiyaadan9764 ปีที่แล้ว +6

    Walahi filinka cadimahan waqtiga iyo wayahan somarnaty iyo wadankeni sooxasutey😢😢😢😢😢 ilahoow nabad ngusocli❤❤❤❤❤

  • @sucdiofficial8935
    @sucdiofficial8935 ปีที่แล้ว +22

    Team Gurmad we miss you welcome back salaan igagudooma damaantiin ❤❤❤❤

  • @Ayaaana21
    @Ayaaana21 ปีที่แล้ว +1

    Mamo Faynuus siqaas ban ujeclahay❤️❤️hooyoaday mcn bay uqaab egtahay oo aan 3 bil kahor waayay😢 iigu soo duceya asxaabta. Abukarow iigu salaa maamo Faynuus🥰.

  • @Duceysan7
    @Duceysan7 ปีที่แล้ว +4

    Inteen sugeynay inta lasocatay filimaanta
    kaaf & kala dheeri
    Xujo
    Ifurtayee Maxaa faaiday ❤️
    Keep up team Gurmad

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 ปีที่แล้ว +2

    I am First person🎉❤ Welcome back Teamkena mxn idin sugeyney🎉

  • @runige6608
    @runige6608 ปีที่แล้ว +7

    Welcome to team gurmad. Happy to see all you old ,middle, and young everyone is important.

  • @maryamaahmedkulane1370
    @maryamaahmedkulane1370 ปีที่แล้ว +2

    Waaw masha allh waxbadana sugeynay oo samraynay alx hada wuu noo soo dhacay mahat sanidin walalo abukar mahdi waaat mahat santahay dhamaantiin hormar wacan

  • @osobabdirahman2119
    @osobabdirahman2119 ปีที่แล้ว +15

    Welcome back team guurmad, I was about to cry when I saw the character that Mama Feynus is acting on Mama feynus may Allah bless you and the entire team. Very interesting film.

  • @naciimafaarax1240
    @naciimafaarax1240 ปีที่แล้ว +2

    Suliga magaca illahay ha ku sheegin plz😢😢😢

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +3

    Salaam Alayakuma masha Allaha thanks my team qofkii 143 Ee video gan daawada thanks 🎉

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  ปีที่แล้ว +1

      Thanks Walal

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว

      @@AbukarMahdi You are most welcome my brother 😍

  • @ZeinabDaud-g3p
    @ZeinabDaud-g3p 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sidey kudacde filin saan u mcn inan hda le arkayo😫😫♥️i swear it's a 10/10 film

  • @IfrahIftin-xy1yt
    @IfrahIftin-xy1yt ปีที่แล้ว +7

    Welcome back 🎉 team gurmad 😊
    Lkn Mogadisho iyo London ayaa isbar-bardhigteen calool xumo la daawan la'ahay😢 waa taas aduunyo wlhi iyo filimka magaciisaba ka garo

    • @PastosyasserPastos-td6cm
      @PastosyasserPastos-td6cm ปีที่แล้ว

      Dhoulki hoyo ma mel ka wanagsn ba jirta qurbe waxa lagu oranaya so galaytigi african ka aha hadad fal dambiyed samaysana loma oyan bad tahay inkasto dalkenuba intas iska leyahay oo ragan siyasiyinta iska dhigaya ay dilen wadanki hodan ka aha

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abukar Mahdi madaama aat dalkena Hooyo noguso jisheen ruwaayad ❤🇸🇴❤

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 ปีที่แล้ว +3

    Iam so glad to see baas baas in this film thank you Abokar mahdi ❤

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 ปีที่แล้ว

    Filimka waa la is wada badalay feynuus oo faqiir ah , roomeey iyo amaara taajiriin ah , nasteexo iyo geeesay malaayiin macaashaya , boss baas isaga weli waa ku wareersanhy waxuuna u egyhy gangs , dafle isaga weli waa fuleygii oo feynuus dhashay , inta jilayaasha dhiman waan sugi doonaa inshaAllah filimka waa another level mahadsanidiin

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 ปีที่แล้ว +5

    Jimco wanaagsan walaalaha soomaaliyeed caafimaad iyo qeyr ayaan idin rajeynaa kooxdeena gurmad soo laabasho wacan!!

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim ปีที่แล้ว +2

    Wakhtiga ad galiseen in aad dib noogu soo gudbisaan film kale oo waaqica ka hadlaya wad ku mahdsantihin dhamantin❤

  • @hafsasulaymanyusuf2442
    @hafsasulaymanyusuf2442 ปีที่แล้ว +13

    Waad mahadsantihiin sidaad markasta noogu hagar maxdaan team gurmad😊😊

  • @NadraIbrahimAli
    @NadraIbrahimAli ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much kooxda guurmaad from Djibouti

  • @Blue_Ocean_003
    @Blue_Ocean_003 ปีที่แล้ว +4

    Waad samaysay, aad baan kuugu faanayaa! Rabitaankaygu waa in aad dhoola caddeyso oo aad noloshaada ku sii iftiimiso had iyo jeer. Guul weyn. Hambalyo! Team GURMAD 🎉🎉❤❤🎉🎉

    • @Saharcabdi
      @Saharcabdi 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @Marco-8u
    @Marco-8u ปีที่แล้ว

    Ilaahey noo xafid hooyo mcn iyo aabe ❤😢wlhi iida oo jiliin ee tahay xadane wee I dhibee xaalada Jilin ee feynus sh daahir cimri dheer iyo caafimad cidaabo suban I.a ku rajeena ❤hooyo mcn

  • @ramloaxmed6513
    @ramloaxmed6513 ปีที่แล้ว +3

    Ooh my goodness mnta dhana sugye thanks abuukar mhdi 😇😇

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 ปีที่แล้ว +1

    Hadeer aan arkeye gacalo Iyo qalbi furan ku soo noqoda🥰🥰🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏👏

  • @BLACK-SUGAR
    @BLACK-SUGAR ปีที่แล้ว +6

    Yaa salaam welcome back my favorite team gurmad ❤ mashaa allah film cusub muqaal qurxoon well done abukar Mahdi The legend ❤ we miss you so much ❤

  • @Queen-Ruu
    @Queen-Ruu ปีที่แล้ว +1

    Wa markii uhoraysay aan dawanaayo waan ka helay wax somali jilayso

  • @zaadozahal1374
    @zaadozahal1374 ปีที่แล้ว +4

    Alxmd anagoo Nabada iyo idinkoo Nabada hadaan isku soo noqonay well come back kooxda gurmad ❤❤

  • @banaatshxasan2152
    @banaatshxasan2152 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw maasha allah aad iyo aad baan ufaraxsanahay maanta 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤الحمد لله على كل حال

  • @SPORT-ENTERTAINMENT-YNot
    @SPORT-ENTERTAINMENT-YNot ปีที่แล้ว +4

    Hollywood of Somalia 🇸🇴
    Love it ❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhacyeey kooxdeena waan daalnay saan idiin sugaynay ❤️ salaan sare Abukar mahdi iyo kooxda dhamaantiin

  • @hamdahaaji8257
    @hamdahaaji8257 ปีที่แล้ว +4

    Yes we're waiting Long time thank abukar Mahdi big legend.❤😊

  • @abdidahiradandirie17
    @abdidahiradandirie17 ปีที่แล้ว +2

    ❤Filo,Adiguna Filo,oo aan wada Filano wanaag,daawawasho wacan❤

  • @Luluu205
    @Luluu205 ปีที่แล้ว +50

    Asalamu Alalikum. May Allah put blessings on this hard work you guys have made for our entertainment ❤

    • @ibrahimhusien9350
      @ibrahimhusien9350 ปีที่แล้ว +4

      Wcs. Mahad. Sanid. Abuukar. Mahdi. Iyo. Kooxda. Gurmad.

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  ปีที่แล้ว +5

      Thank you so much

    • @AmalAlasow-rg7oz
      @AmalAlasow-rg7oz ปีที่แล้ว

      Really good 👍 himagn

    • @cadedaadir
      @cadedaadir ปีที่แล้ว

      Www​@@AbukarMahdi

    • @cadedaadir
      @cadedaadir ปีที่แล้ว

      Ww​@@AbukarMahdi

  • @fardosahassan3766
    @fardosahassan3766 ปีที่แล้ว +1

    Subhalla wankahumaha inay kaltun iyo indo deq isqawiyan😢😢 congrate team abukar keep it up

  • @Gata_only77
    @Gata_only77 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw 4:00 o galabnimo ayu i so garay Kenya team gurmad shukran guys

  • @Taazy951
    @Taazy951 ปีที่แล้ว +5

    Welcome back guys really missed ❤😢

  • @sisibella6436
    @sisibella6436 ปีที่แล้ว +1

    Miss all team gurmad and director abubaker mahdi nice work mashallah I liked keep going my team

  • @NASIBLAY
    @NASIBLAY ปีที่แล้ว +5

    Walalayal 2carur ban hesta iga xanunsan blz ha ley cawiyo😭😭😭

  • @maariyaosman7986
    @maariyaosman7986 ปีที่แล้ว +2

    Omg I was waiting for this for soo long it’s final here thank u abubaker let’s see if it’s beter than b4

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +8

    Jumma wanaagsan walaal ha somalida dhamaantiin ❤

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw welcome back kooxdayda wlhi wan idin jeclahy marka laga reebo Hal qof lkn adinga wan idin jeclahy jacel an idin qabo dartii ayan u dawanaya filimka 😢😢😢😢😢

    • @Hanmor3412
      @Hanmor3412 ปีที่แล้ว

      Wake qofkasi😂

  • @mahdisaidguirreh2009
    @mahdisaidguirreh2009 ปีที่แล้ว +6

    Machallah kooxda gourmad ❤

  • @maanomuxumad7524
    @maanomuxumad7524 ปีที่แล้ว +1

    Saligan ey mamo feynus kufadhiso ayeyadey kuso xasuste alle haunaxaristo mamo adna alle haku xafido

  • @ubaxabdullahi216
    @ubaxabdullahi216 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back kooxda gurmad wan ku farax sanahy ina so desan filim ki an muda badan sugene Thanks wll Abukar Mahdi ❤💯💯🙏

  • @warsameahmed585
    @warsameahmed585 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan Abukar Mahdi mahad saniid Wall guuleyso

  • @ifrahmusesheikhabdulahi7615
    @ifrahmusesheikhabdulahi7615 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh tnks abukar kan flin wa dhafy🥰🙏 yaa ila fahmay gabadha Romio iyo Amara inee tahy Muna xafiis😂

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back my family masha allha tabarikllha waa filin qadar way mahad sanadin keep going ❤❤❤

  • @barwaqomoussa2570
    @barwaqomoussa2570 ปีที่แล้ว +3

    Waww finally ❤ I was waiting thanks my best team 1:48

  • @siraadcabdi8172
    @siraadcabdi8172 ปีที่แล้ว +2

    Inbadan aa sugaye❤❤❤allaahi mahadsanid koxda gurman❤❤❤

  • @balbalarkaandistakiin3567
    @balbalarkaandistakiin3567 ปีที่แล้ว +3

    Ku sali nabigena scw please 🙏 🕋🕋

  • @neimanura9583
    @neimanura9583 ปีที่แล้ว +1

    M.a team gurmad welcome back wn ini xisne illahy bn ka rajaynayna inan cafimd qab ku dhamaysano thanks adna abukar mahdi iyo teamkaba

  • @nimcomaxamuud3465
    @nimcomaxamuud3465 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walaalhayaga kooxda gurmad kujira waan idi salaamy ❤🎉

  • @isahilabdifarax8854
    @isahilabdifarax8854 ปีที่แล้ว +1

    Welcoome sodhawaynta filimka filo
    Dharaktar abukar mahdi

  • @zahraa.ismail390
    @zahraa.ismail390 ปีที่แล้ว +9

    Team Guurmad is back on track. Sending my ❤ from Djibouti. Cant wait to be entertained

  • @hodanhuseen2971
    @hodanhuseen2971 ปีที่แล้ว +1

    Welcome anago nabada iyo idinko nabada inti dhimatayna allah ha u naxaristo inti xanunsana allah ha cafiyo

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 ปีที่แล้ว +2

    Waa daalnay sidaan idin sugeynay mahadsanidiin kooxda gurmad aan jecelnahay

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 ปีที่แล้ว

    Maamo faynuus ookiyaalaheeda caadi maahan ilaahoow cimri dheer iyo caafimaad noo sii maamadeena 😂😂😂🤲🤲❤️❤️🫶🏻🫶🏻

  • @muminali7208
    @muminali7208 ปีที่แล้ว +39

    Welcome back 🙏

    • @hakaaruura577
      @hakaaruura577 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤bos bas walalkey salan sare

  • @AliHassan-sg8cw
    @AliHassan-sg8cw ปีที่แล้ว +1

    Asc jimco mubaarak kooxda gurmad waaniixiisnay soonoqosho wacan walalayaal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v ปีที่แล้ว +4

    Storyline is interesting and captivating ! BRAVO

  • @DrabdirashidDayax
    @DrabdirashidDayax ปีที่แล้ว +1

    Welcome kuwi hore waa dhamaysty Alx kanah waxa rajaynyah inaa dhamaysto haduu alle idmo 🖐❤️

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO ปีที่แล้ว +2

    Waw filimka filo maanta waan lakowsaday dhamaadka ila qiyaas 🎉

  • @madinaamoud
    @madinaamoud ปีที่แล้ว +1

    Nolow abukar alaha ku xiftiyo Walal Filim ki waa dayare ❤❤❤❤

  • @fardowsanoor9930
    @fardowsanoor9930 ปีที่แล้ว +12

    Welcome back team GURMAD

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  ปีที่แล้ว +2

      Thanks Walal

    • @MaryanCali-ci9sx
      @MaryanCali-ci9sx 8 หลายเดือนก่อน +3

      Soobadiya😍😘👄💚💙💜🖤💘💝💖💗❤️💛💓💕💌💟♥️❣️👍🤛🌙🥀🌷

    • @ConfusedAlpineSkiing-uk3mt
      @ConfusedAlpineSkiing-uk3mt 8 หลายเดือนก่อน

      😅7yoje
      Au​@@AbukarMahdi

    • @sahraszz407
      @sahraszz407 5 หลายเดือนก่อน

      Joke man 😂😂😂

  • @sahracadanxubey1929
    @sahracadanxubey1929 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww masha alaah❤❤❤ mahad sanidin koxda gurmad qasatay abukar mahdi❤❤

  • @adarmahat7395
    @adarmahat7395 ปีที่แล้ว +3

    Waaw finely filo waa lasodayey alxamdulilah

  • @hodanishaismanmahamed
    @hodanishaismanmahamed ปีที่แล้ว +1

    😢thank abti bukar gacanta alle Haku barageeyo ❤🎉

  • @unknownh7969
    @unknownh7969 ปีที่แล้ว +15

    Been waiting for this , also the last series the whole of you guess the ending right you get a reward was a lie no offense but I still didn’t get no reward . But keep the good shows coming

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  ปีที่แล้ว +1

      Thanks Walal

    • @unknownh7969
      @unknownh7969 ปีที่แล้ว

      @@AbukarMahdi where’s my reward for guessing last seasons ending thoe

    • @kuu617
      @kuu617 ปีที่แล้ว

      ​@unknownh7969 marki hore ba wy ciyaryeen i guess😂😂

  • @salmaali8162
    @salmaali8162 8 หลายเดือนก่อน

    Wow MashaAlh qabka lo dubay inaba caadi mahan❤ manta bilabey Aniga Musalsalkan 3/2/2024🎉 ina dhamestana waa rajeyna INSHAALLAH

  • @hafsahassanali3915
    @hafsahassanali3915 ปีที่แล้ว +2

    Msha allh kooxdaydii gurmad guul iyo gobanimo♥🔥😍💖💗💞

  • @fadumaiman6535
    @fadumaiman6535 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah walaahi filin aad ii qiireeyay waaye abukar horey u soco walaahi waa wax jira oona dhacaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  ปีที่แล้ว

      Allayacizak Fananadeena Weyn Waad Mahadsan Tahay

  • @NaciimoJano-bz7wp
    @NaciimoJano-bz7wp ปีที่แล้ว +3

    Team gormad wan idin xiisay wna sugi la aaa mnta mhdsnid abukar mahdi abukar ❤🎉

  • @maymamohamed8987
    @maymamohamed8987 ปีที่แล้ว

    Masha alh waxaan ku farxsanahay daawashada filimka cusb waxan idin rajaynaya mar wlba guul team gurmad
    Thnks our directer abubakar mhadi

  • @fartuunaxmed6154
    @fartuunaxmed6154 ปีที่แล้ว +2

    Waanba idiin xiisnay welcome back kooxda gurmad🥰

  • @ubaxkooshin170
    @ubaxkooshin170 ปีที่แล้ว

    Wlh waan sugeni waaa filim shidan abukar mahad thanks walalkye ❤❤❤❤❤

  • @faadumoxasan248
    @faadumoxasan248 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah team gurmad welcome back ❤

  • @Naiimodagan
    @Naiimodagan ปีที่แล้ว

    Masha alah 😢😢😢😢hade Ayan sodhacay 2bo isbuuc safar ah Ayan ku jiray alxamdulilah ❤❤❤❤

  • @mssrania7400
    @mssrania7400 ปีที่แล้ว +4

    Ayyyy masha allah welcome back my team ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤