Alaikum salaam Masha Allaha million thanks my dear teacher qofkii 70. Ee casharkan daawada lakiin maxaad cashkii dhaqtarka ku saabsana iigu soo share garayn wayday🎉🎉🎉😢
Naa dee ani waan ku jecelahay gabadh yahay islaameed mashallh😂 Wlhi aduubka inaa carabiga barto u jecely adna waa iga caawisay alle ha ku xafido boqorad😢 Waayo dadka ugu fcn waa kuwa umada anfaca
Macalin cashar klena nogu soo dhaqso allekhyr haku siiye🎉🎉
Wcs jimce Mubarak macalimiinta kabarta halkan carabiga walaalayal
يسلموووو والله
Alaikum salaam Masha Allaha million thanks my dear teacher qofkii 70. Ee casharkan daawada lakiin maxaad cashkii dhaqtarka ku saabsana iigu soo share garayn wayday🎉🎉🎉😢
wcs maclimadeyna sidee thy qeyr allah ku siyo
alx abyo wan ficanhy
Macalimadena cashirada noocaan noo soo badi xiwaarka gaagaaban naga daa fadlan
wan iskuwadaya insha allh arday bilow ah ayaa jira
شكرا يا قلبي ❤
Sheekoyin kale oo taxane ah noo soo gali macalimadeena🎉
Amaal Bayo Macan Dar IlaaHy Ba Ku Jeclahay Marka Bayo قصص الاطفال isku day ina qaar kamida marmar nooso qabatid madama bilow ubadanhy❤
haye abyo insha allh
جزاك الله خير الجزاء
Alle janada hakugu Casuumo wll
Wll talo isii xaga luuqadda ah
Wxn ahay qof dhex dhexaad ahi
Waan kaa sugayaa wll
muqal aya so gelinya tloyin ah insha allh
Abayo shekoyinkan camal nosobadi please 🙏
hye insha allh
السلام عليكم يااستاذ كيف حالك
وعليكم السلام الحمدلله بخير
Naa dee ani waan ku jecelahay gabadh yahay islaameed mashallh😂
Wlhi aduubka inaa carabiga barto u jecely adna waa iga caawisay alle ha ku xafido boqorad😢
Waayo dadka ugu fcn waa kuwa umada anfaca
shukran baye ♥️