kacaanka Dowlada ( 2/2 )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 359

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 3 ปีที่แล้ว +91

    Lkin wllo xamada aad ayaad umahadsantahy lkin halmid ayaan kugu darsan lahaa waliba vedio gan maanta kusaabsan anigaa taasi bari hore ayaan kafakiray oon is idhi miyaydaan dhiiglahayn maxaa idiin diiday sida Rwanda oo kale intaad is cafisaan maad horumar gaadhaan lkin 😓😓 iyaga intii danbiga gaysatay maanta waa danbiilayaal dhamaana kii loo gaystay iyo kii gaystayba way usimanyihiin dambiilayaal waa dambiilayaal wayna iska qabteen iyagoo wada jira lkin inaga 😭😭 maanta kuwii xasuuqyada gaystay qaar ayay geesiyaal agtooda kayihiin oo dhabtooda kufadhiyaan....... kuwii musuqmaasuq sameeyay hanti umadeed dhacay maanta waa sharfanayaal magacleh oo dhab libaax kufadhiya ..... maanta kuwii islahaa dalkan guul gaadhsiiya oo dhiiqada kasaara qabyaalad darteed uma hadli karaan aqoonyahanku aqoontiisa waxba kuma qaban karo maanta dalkeena aduu hadal badan haan mabuuxshee bulshadeen waxa ubaahantajah in waxlabaro oo labaro sharciga dawladnimada bini aadantimada sinaanta iyo cadaalada kaliya dadku inay halmid yihiin qabiil aanh qabiil waxba dheerayn qof aanu qof waxba dherayn taasaynu ubaahany inaan fahano horya wllo ilahyna quluubteena ha imdeeyo oo xiqdiga iyo nacaynka aan iskuqabno haksaaro aamiin aamiin ilahow kasar aamiinta raaciya waa habeen jimce ahe 🤲🤲🤲🤲🤲🤩

    • @mohameddeeeqocali1880
      @mohameddeeeqocali1880 3 ปีที่แล้ว +3

      Sxb waxa la yaabanahay maxuu gumeestah Ku sameeyay Qabiilada Somalida sidu usku diray 🤔🤔

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohameddeeeqocali1880 somalidu xitaa gumaystaha hortii ayay qabiilka iskudili jirtay oo xoolo lakala.dhici jiray gumaystuhuna tii uunbui sii balaadhiyay oo dab dhexdhigay

    • @mohameddeeeqocali1880
      @mohameddeeeqocali1880 3 ปีที่แล้ว +5

      @@mahamedaliyi4308 Maya maya Sxb Dunida oo idil Qabiil weey iskudil jireen lSidaa ee tahay Meena us ku dil jireen sida Markii oo gumeestaha ka tagay oo us ku direy Ma jiro Wadan Si xun us ku dile Gumeestaha hortisa Dib oo idil Gumeestah ingiriska iyo Taliyaniga iyo Faranciska aya ka dhambeeyay
      (NACLAD KOR KOODA A AHAATE)

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohameddeeeqocali1880 haa bro waa run taa laftarkeedu aniguna sidasunban ku idhi thanks

    • @AMIIR42
      @AMIIR42 3 ปีที่แล้ว

      Riwaando hhhh wllhi waxaan ahyafrican hhh baan ahy carabta aygaa inecab

  • @walalkym8432
    @walalkym8432 3 ปีที่แล้ว +39

    youtuber-ka kaliya ee somali ah ee had iyo jeer sameeya macluumaad naga caawinaya inaan waxbadan ka ogaano adduunka. Mahadsanid walal🙏

  • @ahmedjazzry8614
    @ahmedjazzry8614 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro 15000k

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 3 ปีที่แล้ว +15

    Once upon a time I was representing that country in model united nations and it was absolutely amazing, I did research alot of information about that country and am really proud of myself for doing that work and I wish I will visit that country oneday insha Allah🥰🤟 and thanks for this beautiful information, we always support you and get benefit information about something 😍

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 ปีที่แล้ว +1

    Salan sare wax kasto xal ayu leyahay thanks bro

  • @Ogoow143
    @Ogoow143 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @amiinhassan2943
    @amiinhassan2943 3 ปีที่แล้ว +1

    Videoyada so badi please

  • @Abdallah_matta
    @Abdallah_matta 3 ปีที่แล้ว +1

    Big FuN hamada, soo Baddi

  • @zulthantaherzulthan7683
    @zulthantaherzulthan7683 3 ปีที่แล้ว +19

    Keep going big legend xamada Ibrahim

  • @xafsacabdiraxmaan4047
    @xafsacabdiraxmaan4047 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha ku xafido tussle fiican o Somaliada tussle u noqdo Aya wadaa wana helidona nin wanaagsan su asha aad waydisay madaxda Somalia aad baan ula dhacay

  • @mustafemiig7804
    @mustafemiig7804 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamada mahadsanid Geesi

  • @mustafmuxudiinaxmad204
    @mustafmuxudiinaxmad204 3 ปีที่แล้ว +3

    Hal heyskagii away😂😂😂👍🖐

  • @cabdiqanicalishire7742
    @cabdiqanicalishire7742 3 ปีที่แล้ว +2

    horey u soco

  • @hassanmodel25
    @hassanmodel25 3 ปีที่แล้ว +1

    Pig fan wlhi Hamada iprahim wax badan ka fa.iday Thnz wllkei 🙏🙏

  • @sharuuyoung8726
    @sharuuyoung8726 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamada wllhi wan kutagera my brother

  • @mahamudmahamed8602
    @mahamudmahamed8602 3 ปีที่แล้ว +1

    waan ka hely barnaamijadada walai

  • @hassanediting7890
    @hassanediting7890 3 ปีที่แล้ว +7

    1:24 waxaan moodayey ethopia 🇪🇹 lknse waxay noqdy wdn kle, lkse hal rayi aan kugu darsado youtubekaga u samee chapters wxay aad iyo aad noogu fududaynysa inaa aad loo fahmo keeeeep going aw dheere 👌❤💯

  • @dustymaniter31roblox90
    @dustymaniter31roblox90 3 ปีที่แล้ว

    Best TH-cam👍

  • @omarabdullahi5246
    @omarabdullahi5246 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks awdhere

  • @abdirahmansaed2066
    @abdirahmansaed2066 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere aad iyo aad umahadsantahay

  • @abdirahmaan1233
    @abdirahmaan1233 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle wadankeena nAbad ha'inoo ga dhigo 🤲

  • @RooblezzJr
    @RooblezzJr 3 ปีที่แล้ว +1

    legend

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @zakiosman3280
    @zakiosman3280 3 ปีที่แล้ว +9

    Awdheere nin an reactionada io prankiyadi kaga marmay waxbadana kabartay
    Xushmad bankuhaya my diga🙏🙏

  • @mohamedburhaan4910
    @mohamedburhaan4910 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada wllhi maalin dhawayd ayaan cashar ku qaadanayay ruwanda .

  • @Kolkoliyow
    @Kolkoliyow 3 ปีที่แล้ว +5

    CONGRATULATIONS 15K PRO HAMADA 🖤

  • @faraxitah3831
    @faraxitah3831 3 ปีที่แล้ว +2

    Kigali soo maha casuumadooda,caadi maha Africa ma moodeysa

  • @siman927
    @siman927 3 ปีที่แล้ว

    From hosow pro🤞

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Awdheere macluumaadkan waa muhiim jiilka soo koraayo inay ogaadaan make more thanks 🤩 subax wanagsan 😍😍😍🤩🤩🧿👍🏿

  • @awilabdullahimohamed4898
    @awilabdullahimohamed4898 3 ปีที่แล้ว

    Awdheere✋👌

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 3 ปีที่แล้ว +6

    Awdheere. Waxa bilawday xiliga ad naga waali laheyd bro. We are one DD

  • @ahmedabdullahibarre10
    @ahmedabdullahibarre10 3 ปีที่แล้ว

    Ow dheere salaman 🙋‍♂️🙂

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada horumar wacan wllkei

  • @abdiking4902
    @abdiking4902 3 ปีที่แล้ว

    Salan sare sxb guul

  • @sarahyusuf7790
    @sarahyusuf7790 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @dhaqanerk134
    @dhaqanerk134 3 ปีที่แล้ว +2

    DD waa ku leenahay pro keep going lile na haka hel maamin

  • @saciidhilowle4929
    @saciidhilowle4929 3 ปีที่แล้ว +2

    15k HAMBALYO hamada ibrahim 👏

  • @cmant__kudhigle4622
    @cmant__kudhigle4622 2 ปีที่แล้ว +1

    Owdhere pls come back 👍🙏

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa laga maarma hadaad carab tahay oo la hubaa 😂😂😂 Mr nopel salaama

  • @halwaddo7584
    @halwaddo7584 3 ปีที่แล้ว +3

    Hamada weldone and congratulations for 15k subscribers.
    5 Soomaaliyeed waxa heysta waa Carro eebe oo ku dhacday markii qof islam ah somali ah ey dhaheen waa laangaab oo nama guursan karo anagana ma guursan karno. Somali islam ka waxa uu farayo iyo dhaqankooda ayaa kala fog. Eebe wuxuu baneeyey markaad xaaran ka dhigto adoo islam sheeganaya Noloshaada waxey noqotaa mid duli aad ku waarto aduuna silic aakhirana wixii aad xarinay ayaa nooga horeeya. Somalida waxaa u furan iney roobdoon sameeyaan iyo is cafis dadka boqolaal sano soo dulmisanaa in cafis la heysdisto. Markaas alle quluubta somali wuu isku furi.hadii taas ey dhici weyso somali waxba ma dhamaan umadihii hore ee eebe yiri noqda sida daayeerada oo kale Dad nool hadana Caqliga Daanyeer kala Mid ah.

  • @jamaaljey
    @jamaaljey 3 ปีที่แล้ว +4

    Hamada TH-camrka kali an sugo Muqaaladisa, Aniga Ahan Waxa Layab igu Noqotay Marki An Dawaday Muqalka Ad kaga Hadleyso *DarkWeb*
    Waxan jeclan Laha inad noso Badiso muqalada ka hadlaya arimahas cml Full Respect🙏

  • @abdisalanosman5303
    @abdisalanosman5303 3 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhda somalida ka soo sheekee zxp qli

  • @kaderahassen5795
    @kaderahassen5795 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk
    Xariiif walahi anaga hadaa soomali nahay nin dagan waxba nooma sheegi karo
    Keep going pro

  • @xeydarpoi7
    @xeydarpoi7 3 ปีที่แล้ว +1

    15k congratulations bro guushu ma foga keep moving forward 🔥💥❤🗣

  • @nimococo9759
    @nimococo9759 3 ปีที่แล้ว +1

    15k👀👀💞💞💞 ma sha Allah

  • @hassan_laro9069
    @hassan_laro9069 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah bless u brother ❤

  • @munaebrhim1881
    @munaebrhim1881 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll wanku salaamay ad ayan kuu tagera huno waxan kaso salamaya Ethiopia magalda 💖🏡DIRE DABA 💖🏡 Masha allha guul kurajenaya

  • @khalidsmart6397
    @khalidsmart6397 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere sharaxad fiican ayaad kabixise tatikhda Rwanda sifican ayad nh u sharaxday horey usoco kacanka 3aad nh wn kaa sugeynaa

  • @abdifatahhassan8999
    @abdifatahhassan8999 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin macquula

  • @cabdimalikcabdinuur8910
    @cabdimalikcabdinuur8910 3 ปีที่แล้ว

    In badan aa ku sugo ba waa soo labatay, keep going!

  • @abdishakuurdube1332
    @abdishakuurdube1332 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere waanku salaamay zxp

  • @nabiilyare6139
    @nabiilyare6139 3 ปีที่แล้ว +5

    15k Hampalyo Owdheeri 💧

  • @gulledhassan5225
    @gulledhassan5225 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo 15k🥇🎉awdheere kabdn u qlanta wlh legend

  • @ima5h343
    @ima5h343 3 ปีที่แล้ว +1

    Doqoni kuma salaanto✌

  • @kingmohaz1192
    @kingmohaz1192 3 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations my dear brother
    Hamaada 15k keep going

  • @apdikamal1095
    @apdikamal1095 3 ปีที่แล้ว

    Sxb awdheer shaahigi wuu dhamadey Ramadana imadey hhhhh keep going bro

  • @abucanta5569
    @abucanta5569 3 ปีที่แล้ว

    Hanpalyo owdheere 15k 🥰 ka badanne wa uqalantaa😊

  • @AMIIR42
    @AMIIR42 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa kaahelay lkn cashareyn

  • @mohamedsalahosman2877
    @mohamedsalahosman2877 3 ปีที่แล้ว

    Wa i washay lkn mar walbo am near u☝️

  • @rkzaki7053
    @rkzaki7053 3 ปีที่แล้ว +1

    History i liked pro

  • @abdullahiisak10
    @abdullahiisak10 3 ปีที่แล้ว +24

    Wan ka so horereeayay like isaar 👍🤪

  • @pdiofficial8375
    @pdiofficial8375 3 ปีที่แล้ว +1

    hye waa isskga atgy😭

  • @zultanzaid5556
    @zultanzaid5556 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajaaib 🌍🔦👌🏾

  • @mohamedsaedabshir9630
    @mohamedsaedabshir9630 3 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsantahay masuul sare. Waa macluumaad aad muhiimsan.

  • @sakarieupdy6500
    @sakarieupdy6500 3 ปีที่แล้ว

    Hamada ibrhim

  • @khalidabukar5600
    @khalidabukar5600 3 ปีที่แล้ว

    Ow dheere maasooniyada part 2

  • @nuuraraaid69
    @nuuraraaid69 3 ปีที่แล้ว

    First view

  • @AliAhmed-bb8zi
    @AliAhmed-bb8zi 3 ปีที่แล้ว +4

    16 jiraa waana fiirsanaa😂😂

  • @maxamedjoon8780
    @maxamedjoon8780 3 ปีที่แล้ว +1

    💙💙🇸🇴🇸🇴

  • @saedcabdiqani4942
    @saedcabdiqani4942 3 ปีที่แล้ว

    Zxp wadan kle noo soo smee plz🤩🤩

  • @mohamoudomar7792
    @mohamoudomar7792 3 ปีที่แล้ว

    fist bro 1 ☝🏾

  • @hiigsishow5717
    @hiigsishow5717 3 ปีที่แล้ว +15

    15000 kow ayaan kasoo bilaawnay walhi ilaa 1billion ayaan sugeynaa horey usoco sxb Hamada

  • @badramuhammed3582
    @badramuhammed3582 3 ปีที่แล้ว +1

    Hero hamdan keep going 💪 🙌

  • @ipnucajep9933
    @ipnucajep9933 3 ปีที่แล้ว +2

    16 years mcasalamo awdhere😢🙋🏾‍♂️

  • @sharmoboy5278
    @sharmoboy5278 3 ปีที่แล้ว +1

    nooso badi zxp😇

  • @hellaznaaji6018
    @hellaznaaji6018 3 ปีที่แล้ว +2

    This man is so educated

  • @sharmaboyfansofficial3764
    @sharmaboyfansofficial3764 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada maalinteyda ayaad ii qurxisaa owdheeroow🥰🥰

  • @PesChannel-er7lc
    @PesChannel-er7lc 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxpow south africa soosame

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcz guul iyo gobanimo insha allh

  • @mariaroza8049
    @mariaroza8049 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi you are funny keep going bro love you respect ✊🥰

  • @axmadkaleeley2707
    @axmadkaleeley2707 3 ปีที่แล้ว

    Asc hamaada Ibrahim mr owdheere

  • @ahmedmayenmar6092
    @ahmedmayenmar6092 3 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations for 15k oo aan gaarnay ow dheere🤩🤩🤩

  • @tigerjr8425
    @tigerjr8425 3 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wcn ayan ku rajaynaya sxb

  • @kamaaloosdaacadoos4831
    @kamaaloosdaacadoos4831 3 ปีที่แล้ว +1

    Bwe horay u soco🇸🇴🙏

  • @nimcocadceednajax7877
    @nimcocadceednajax7877 3 ปีที่แล้ว

    wow that's amazing really
    wadankena hooyo sidas u bahanyahy wlh
    🥰🥰😍🥰😍🥰😍

  • @ahmedcali5182
    @ahmedcali5182 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsanthy owdheere

  • @fatuuxcade8655
    @fatuuxcade8655 3 ปีที่แล้ว

    Thanks awdheere!

  • @zakariyeabdulle9698
    @zakariyeabdulle9698 3 ปีที่แล้ว

    Mr Hamaada aad baan uga helay wax soo gudbintaada horumar wanaagsan kuu rajeyn.

  • @c.raxmaangaariye5150
    @c.raxmaangaariye5150 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere

  • @inamohamud3677
    @inamohamud3677 3 ปีที่แล้ว +2

    Mabaxdeen kuwiina Aaminsanaa somali waa Arab,were gonna have a moment here gooya marka awdheere guuleyso Paul kagame heena waa adi. 😎

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 3 ปีที่แล้ว +1

    awdheere guulayso lkn videoska todobaadkii 2 jeer ka dhig lagaa maarmi maayeee

  • @kingrk9663
    @kingrk9663 3 ปีที่แล้ว +1

    Ow dheere Geep going Tliye 👤🤦‍♂️🙏

  • @halimamukhtar2594
    @halimamukhtar2594 3 ปีที่แล้ว

    Keep going hamada 👏

  • @kastaro4485
    @kastaro4485 3 ปีที่แล้ว +1

    Omg wax badan ayan dhagaystay Muqaalo ka hadlaya Ruwanda lakin sidan oo kale wax uma sheegin dhamantood

  • @madhax1270
    @madhax1270 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamada ado mahadsan barnamij kaso same
    Technology hubka iyo wax soo sarka droneska iyo electric helicopters ka ✌🥰

  • @mosalat22
    @mosalat22 3 ปีที่แล้ว

    Somali allaah ha mideeyo

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 3 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah wllka macluumaad qataros ah 😅

  • @cumarkumaandoyare497
    @cumarkumaandoyare497 3 ปีที่แล้ว

    Legand hamada waan ku wataa keep going

  • @firdousa_Ahmed
    @firdousa_Ahmed 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax soomaali carab mahan
    Cidii aaminsan waa ayada iyo carabnimadeda🤣