Oday waayo arag ah "Qabiilkeyga waa la iga saaray" Wareysi Xiiso badan.

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 174

  • @bashirhassan9529
    @bashirhassan9529 8 หลายเดือนก่อน +16

    Ninkaan waa Haldoorada dhif iyo naadhirka ah ahna nin wax badan og marka sifiican ha loo waraysto .

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 8 หลายเดือนก่อน +15

    War ninkaan odeyga ah waa ubaahnaa hadii qabiilka laga bixi karo waa kawada baxeenaa meelna waa dageenaa hanala dhaho kuwaas waa kuwii qabiil laawayaasha waa kaaley iska arag waa taaas.

    • @Wadaniga.dahsoon
      @Wadaniga.dahsoon 8 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhhhhhhh qabyaalada waaba ay ina wareerisey qurunkeeda in laga cararo waaye.

    • @Abdirahman-o1f
      @Abdirahman-o1f 8 หลายเดือนก่อน

      Qabyaaladi iyo qabiilki baanad kla fahansaneyn kkkkkkkkk war qabiilku ma xuma ee qabyaalda baa xun qabyaaladunne waa qabiilki oo si xun loo adeegsaday hadii si fcn loo adeegsado qabiilka waaba mida uu islaamku ku dhismay qabiilka maxumo e in laxumeeyo ayaa qalada sidaa u fahan oo hada hadaad ka baxdo oo aad meel isugu tagtaan maxaad isu sheegaysaan kkkkkkk kan aad ka dhalatay maxaa kaa waday

    • @mowtrucker3921
      @mowtrucker3921 7 หลายเดือนก่อน

      @@Abdirahman-o1f adiga ayeey macno kuu kala leedahay hadiiba leeyska wada dhaafo caano miyeey kusiisaa sxb ileen midaan aad rabto still somali ayaanu nahay hadii aan wada joogno Muslim, African,Somali ka ah wax kabadan maa kuudhiman intaa lee ciyaalka soo koraayo hala baro yaanan wax kale loogu darin hadii aad dhaafto howl kale ayaa wadataan.

    • @shaahidaskar8789
      @shaahidaskar8789 7 หลายเดือนก่อน

      De aabaha u tag o ku dheh garacban ahay ee imaad dhalin wa intaasune ma si kala lagu so gala ama lagaga baxa kumananba joga imikaba cid ay ku abrirsadan iyo qabil ay kaso jedanba garanayn o gidaar laga heladera ku biir markas

    • @mowtrucker3921
      @mowtrucker3921 7 หลายเดือนก่อน

      Raali noqo mar hadeey aflagaado tahay aqoon guud iyo qaraaxo ayaan kasheekeeyneeyney ee aflagaado keento bartaa ayaa lagu dhafaa raali noqo walal.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 8 หลายเดือนก่อน +6

    Qabiilkaygiiyo Left ma idinka qaataaa 😂😂
    Odaygay Mohamed Legend weeeye

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 8 หลายเดือนก่อน +7

    Waa odey legend ah 😂😂

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 8 หลายเดือนก่อน +4

    My god bless you brother umada somaliyed ku walal ah

  • @hassaanaden4480
    @hassaanaden4480 8 หลายเดือนก่อน +4

    Wlahi waa jecelahy adeer mxamed gaabane qof wanaagsan oo qiima badan wye 😂❤

  • @omarilkur4082
    @omarilkur4082 8 หลายเดือนก่อน +8

    My brother you're born in Jammu same as I you have you have very very important experience as a farmer if I follow For You interview you have experience need all our country please brother come there for you experience the farmer the Farmer of the Land that they learn from you what you know for hot and cold what our animals needed to be protected thank you very much stop talking Clan. You are hard work man stay the Circle of name of Somali I want to say to you thank you very much again

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah adeerkaan qaxbadan buuw u soo joogay

  • @noahD1636
    @noahD1636 8 หลายเดือนก่อน +3

    WAA RUNTii ODAYGAN, DASTUUR WAA IN EREY-BIXIN AF SOOMAALI AH LOO SAMEEYO👍👀

    • @IlhaamAdam-hv7yk
      @IlhaamAdam-hv7yk 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa afsoomaali la sameeyaaba wadanka madaxdiisiiba markey hadal jeedinayaan 10 kii ereyba 7 waa af Ingiriis

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc cali xaraare iyo soomaali wayn waa ni salaamay aniga magac ayaan hayaa ku haboon dastuurka soomaaliya si ay dadka ugu dhaqmaan oo shaqada laga leeyahay looga baaro oo lagu dhaqmo markii warkiisa loo Baahdo waxaa u bixin lahay aniga XOGHAYE QARAN ama haloo bixiyo waa runtiis odayga waa waayo arag ❤ mida kale wadanka lacagtiisa haloo cusbooneysiiyo cash nadiif ah oo cusub ayaa loo baahan yahay dadka iyo dalka aan la shaqeyno inshaallaah.

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 8 หลายเดือนก่อน +3

    Adeerkey Maxamed Gaabane waa nin Buubaal Caagane Loobage ah , waa nin ka horeeya Soomaalida hadda nool, sababta uu tolka ay isugu dhaceen waxay tahay inuu diiday lacag qaaraano soo noqnoqday oo tolka ay ku soo qorteen, hadda waa da' Ilaahay caafimaad iyo cimri barako leh ha siiyo Aamiin

    • @Dhinbils
      @Dhinbils 8 หลายเดือนก่อน

      Beenta jooji ninkan waa idinka baxay oo waa geesi xabsiga qabiilka kabaxay

    • @verygoodboy5724
      @verygoodboy5724 8 หลายเดือนก่อน

      Loboge shiiqaalaa?

    • @rahmaosman7946
      @rahmaosman7946 8 หลายเดือนก่อน

      Dad qaaraan bixiyaba kama dhalan ee waxa reerkiisa looga saaray ha inoo sheego

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 8 หลายเดือนก่อน

      @@verygoodboy5724 haa walaalkiis

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 8 หลายเดือนก่อน

      @@rahmaosman7946 odey wax aadan aqoon ulahayn baad ka hadlaysaa

  • @azizarap7244
    @azizarap7244 หลายเดือนก่อน +1

    Qanuun = xeer
    Dastuur??

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 8 หลายเดือนก่อน +3

    DASTUUR WAAA AXDI QARAMEED MACNAHEEDA

    • @omarali4265
      @omarali4265 8 หลายเดือนก่อน +2

      Laakiin 😂cahdi waa af carabi

  • @abdiqanibaarbe1546
    @abdiqanibaarbe1546 8 หลายเดือนก่อน +4

    Nosoo badi wareesigaan cml ❤

  • @CismanAdan-cv1dc
    @CismanAdan-cv1dc 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dastuur afsoomali waa xeer

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wow wow thank you adeer waa runtaa fariid waaye walaahi ❤

  • @AhmedAli-kk4og
    @AhmedAli-kk4og 7 หลายเดือนก่อน +1

    Baarlamaan isna af somaali ma ahan ee eray bixin afsomaali ah ha loo raadiyo.

  • @HussianOmar
    @HussianOmar 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ali waxan ku waydina golaha shacabku ma afsomaliba ado iga ralia

  • @Qiimochannel
    @Qiimochannel 8 หลายเดือนก่อน +3

    Indheer garadkii umado ciilan weeye . Adeer ilahay towbada ha Ina wafajiyo cimriga inta hadhayna alle haku barakeeyo. Kuma aqaan lkn waxa ideeqay fikirkaga saliimka

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 8 หลายเดือนก่อน

    Waa xeer qarameed. Dastuur.

  • @haaruunmacalincusmaan9289
    @haaruunmacalincusmaan9289 7 หลายเดือนก่อน

    Xeer waa macquul

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 8 หลายเดือนก่อน +3

    Odayga waxan moodayay qacda hore markaan arkay, xildhibaan dhaban cad.😊

    • @cabdimaxamed2106
      @cabdimaxamed2106 8 หลายเดือนก่อน +1

      Oo hadda dhaban cad ma ahan miyaa, anigaba Dhaban cad inuu yahay Baan u heeystaahe

  • @mohamedabdullahiismail7524
    @mohamedabdullahiismail7524 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dastuur afsoomaaliga wuxuu ku yahay XEER. baarlamaankana wuxuu la mid yahay XEER BEEGTI..

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 8 หลายเดือนก่อน +1

    Udagaan, waxuu wadaa , qas ( shaah iyo sheeko). Adeer Shaqeysoooo

    • @Mari-zs1sv
      @Mari-zs1sv 8 หลายเดือนก่อน

      Ninka dhaheesid shaqeeyso bareeha Minnesota ugu weyn mid ka mid ah uu leeyaha

    • @1000ZXCVBN
      @1000ZXCVBN 8 หลายเดือนก่อน

      Wali waxaan leeyahay, shaqeyso. Waa rèer shaah iyo sheeko. Dealin yarada hanooniya, ee kabaxa Barlamaanka.

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 8 หลายเดือนก่อน +2

    Baarlamaanku waa xeer beegto
    dastuurkuna magaciisu waa
    xeerka qaranka

    • @الحمدلله-ج4ه7ك
      @الحمدلله-ج4ه7ك 7 หลายเดือนก่อน

      Somaliya barlaman wax layirahdo ma jirto ayaga dhan waa wada calooshood u shaqeysta yaal

  • @abdi5852
    @abdi5852 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Xeer

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 8 หลายเดือนก่อน +1

    Carabi ma aha. Waa Persian ama Irani. Carabigu wuu oo amaahday.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 7 หลายเดือนก่อน

    Lahjadaha odayga sheegay intuu ka tagay waxaa ka mid ah:
    AF DABARE
    AF GELEDI
    AF BEGEDI
    AF REER BARAAWE
    AF TUNI IYO WIXII LA MID AH❤

  • @abdirahmanismail1191
    @abdirahmanismail1191 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wxi laiskuheeste lee siibadiseen, isqabsiga hala baalaariyo waaye shekadaan😂

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 8 หลายเดือนก่อน +2

    AXDI QARAMEED
    WAA DASTUUR

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wareysiggan aad ayuu qanciyay aniga iyo DUQA asaga ayaa horay u codsaday in DUQ loogu yeero sdia wareysigiisa hore uu ku sheegay. waxaa ka simanahay in inta lacag qaaraan la aruuriyo kadibna hub lagu gado kadib dad masaakiin lagu laalaayo iyadoo la leeyahay qabiilkaa lagu difaacaa.

  • @waydiistoreonline2019
    @waydiistoreonline2019 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib wllhi odaygan waan jeclaan lahaa inaan la kulmo haday adkaato inuu marara kale aan dhagaysto

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 8 หลายเดือนก่อน +3

    Odeygu magac fiican bu leeyahay Mohamed

  • @akfamily7916
    @akfamily7916 8 หลายเดือนก่อน +1

    XEER DADKA SOMALIYEED

  • @runkasheeg9317
    @runkasheeg9317 8 หลายเดือนก่อน +4

    Odayga qabiilkisa ma waxaa looga saaray qaraan diid😂😂

    • @sultan__xasan8761
      @sultan__xasan8761 7 หลายเดือนก่อน

      What’s app group ka tolka ayuu left ka qaatay ani macal waaye😂😂

  • @cumardiiriye4905
    @cumardiiriye4905 6 หลายเดือนก่อน

    Adeer hadalkiisa inta ugu muhiimsan waa in dib loogu noqdo daganada laga yimd waana sax arintaas

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 7 หลายเดือนก่อน

    Odagan wa legend. 😂😂😂

  • @alimahamud9824
    @alimahamud9824 8 หลายเดือนก่อน +1

    Murti dhamaatay

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soo jireen walaahi waa dadka u baahan in wax la waydiiyo. Waayo aragnimadu waa tan.

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 8 หลายเดือนก่อน +1

    Odayga waxksta oo uu soomaalida kasheegay iyo qaab dhaqankooda waan kuraacsanahay balse tan dastuurka yuusan isku mashquulin luqadaha waa lakala deynsadaa weeyna is dhax galaan siiba kuwa dariska ah

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dastur af carbed ma aha, waa farisi, la carabiyeyay

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah ader Maxamed Gaabane Waa Nin Geesi ah oo isaga oo Wayeel ah America Wax Ka Qabsaday Waxaan Dawaday Vedio Abdisalan Hereri uu Ka Soo Duubay Meesha uu Dagan Yahay iyo Warshada iyo Beeraha iyo Xoolaha uu dhaqso Waa oday Waaya arag ah allaha Cimri Dheer iyo Cibaado Suuban iyo Caafimaad Ha Siiyo Waraysiga Ader inoo Soo Badiya Wariye Ali Xaraare iyo Warbaahinta Xogmaal Waad Mahadsantihiin
    Aderna Wuu Mahadsanyahay Guulaysta

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 หลายเดือนก่อน

    arrinta soomaalidu u qaadatay soomaaliddii hore afkoodu carabi buu ahaa bowolkii 90

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaad uga bahan tahay qabiil hadaad tahay muslim soomaaliweyin ka dhashay waana arkay iyado lawaraysanayo cagmadhige uu kugu yimid waxaa tahay nin shaqayista oo bero iyo xoolaba dhaqda Masha Allah.

  • @saidmohamed3941
    @saidmohamed3941 7 หลายเดือนก่อน

    Cali yow dastuur WAA iiraani

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849 8 หลายเดือนก่อน +2

    Gar uguba
    Gar curada

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 8 หลายเดือนก่อน +1

    Odeygaan waa yaqaanaa wax badan laakiinse waa uu isku qasayaa all of it
    Oh my Allah he make me crazy kkkkkk
    Adeerkiis uu leeyahay wuu bakhtiyey kkkkk
    Subxaanaka Allah

    • @mohamedkajiado8820
      @mohamedkajiado8820 7 หลายเดือนก่อน

      Most probably adeerkis kaas wax uu suubiyay soo ogoow intaadan subxanallah Aadan dihin listen to the story from both side

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps 7 หลายเดือนก่อน

    Maashallaah waa aqoonyahan odeygu😂😂

  • @SalaxMaxed
    @SalaxMaxed 7 หลายเดือนก่อน

    Waa oday aduunkii katagay ma.ogidoo ma.ogidoo

  • @Calqaran
    @Calqaran 8 หลายเดือนก่อน +4

    Dastuur haduu ka hadlay odaga baarlaman haka hadlo afsomali miyaa

    • @nuraliahmed4918
      @nuraliahmed4918 7 หลายเดือนก่อน

      Golaha Shacabka waaye taas

  • @Zuhaybosmanomar
    @Zuhaybosmanomar 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsh allaha

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 7 หลายเดือนก่อน

    Duqaan faceu waaye❤

  • @abdukadirfarah9984
    @abdukadirfarah9984 8 หลายเดือนก่อน +1

    Odayas Inaa la kulmo waaye sida qabiilka looga baxo baan rabaa inuu igalataliyo waa qashin qabiilku Walahay qofka ka baxaa wax noqdaa

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 7 หลายเดือนก่อน

    Dastuurka = xeer

    • @azizarap7244
      @azizarap7244 หลายเดือนก่อน

      Qanuun = xeer
      Dastuur ??

  • @sahra4091
    @sahra4091 8 หลายเดือนก่อน +1

    Odaygaa waa qabiilkee?

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 8 หลายเดือนก่อน +1

    I hear about Adeero Aka Fky Ova seas legend bihh hah

  • @mohamedabdullahiismail7524
    @mohamedabdullahiismail7524 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qabiilka waa laga bixi karaa xitaa soomaalinada waa lagaa saari karaa..

  • @sultan__xasan8761
    @sultan__xasan8761 7 หลายเดือนก่อน

    Dastuur afkeena waa
    Kala dambeyn Sharcina waa Xeer, balse Qanuun maxaa lagu dhahaa?

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maxu yiri dhamamaantin 😅😅😅 real

  • @ayanali4976
    @ayanali4976 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkan waa ka shakiyey allah ha soo hanuuniyo qofka af carabiga neceb waxbaa ka dambeeya wax xikmad ah uu nno sheegay maleh

  • @abdijamal1884
    @abdijamal1884 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dasruurku micnihiisu waa DARKATUUR waa waxa aan faadido lahayn oo aan umada faaiido ugu jirin waan waxa aan inta koro aan dhaafsiinayn

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 7 หลายเดือนก่อน

    Abgaal udaa❤

  • @worldvoice101
    @worldvoice101 7 หลายเดือนก่อน

    Waa sirdoon mareekan waaye. 😂😂

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 7 หลายเดือนก่อน

    Oday maxamed, Cali xaraaraare ayuu aqoon yahan u yaqaanaa 😅😊

  • @عائشه-ط8ط
    @عائشه-ط8ط 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc adeerkan wuu iga qosliyey qabiilkii waa la iga saaray

  • @abdoshMo
    @abdoshMo 8 หลายเดือนก่อน +1

    Odaygaan lama waraysan karo😂😂😂😂

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dastuur ma ah sharkicyen dawlad ama Xeer dhaqmeedka dawlaad,marka angiba wa rab in aan afsomaali ku fahmo so sheega.

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 7 หลายเดือนก่อน

    Malaaq❤

  • @abdallasalxan846
    @abdallasalxan846 7 หลายเดือนก่อน

    Baatlamaan waxasn dhihi lahaa Hoyga Sharciga yaa igu raacssn

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 7 หลายเดือนก่อน

    Waar ma odeygii wacnaa ee beeraleyda ahaabaa?

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 8 หลายเดือนก่อน +1

    BARO ANNAGA WAA KU BAREYNO DASTUUR MACNAHIISA WAA AXDI QARAMEED INBADANNA WAA YAQAANAA N

  • @bashirkarinle6474
    @bashirkarinle6474 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkii waa bakhtiyay kulahaa ma neef baa

  • @MahadKilaas
    @MahadKilaas 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll ama sxb markale wareyso

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi waligey cominti cali xaraare umaqorin laakiin odaga wareysigiisa l like

  • @DoPeMaN60
    @DoPeMaN60 8 หลายเดือนก่อน

    Sidoo kale waxaa la iga saaray qabiilkaygii, waxaan raadinayaa qabiil cusub fadlan waxaan rabaa inaan ku biiro qabiil cusub waxay noqon kartaa qabiil kasta fadlan caawi.

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة 8 หลายเดือนก่อน +1

    Anagu xeerbaanu nidhaa

    • @IbrahimMohamed-ti1nx
      @IbrahimMohamed-ti1nx 8 หลายเดือนก่อน

      Xeer= is jury
      Dastur is constitution
      Xeer dastuur manoqon karo

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 8 หลายเดือนก่อน

    Saar Cali xadhaadhe, ma kula tahay in aad Ku soo noqoto, xaafaddii Axmed Gurey Iyo Laynkii Hadee waad I garan, waxaan ka hadlaayo, kadib Ceerigaabo Iyo barigeeda Iyo W.Labihii Iyo Iyo Iyo Iyo ka war doon. Kaftan. Walaahi Oday Maxamed igu salaan, waar Xaaji Maxamedoow Hargeysa kaalay, bal ii waydii labadan gobol Ee la qaatay afkoodu waa Kuwee.

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 7 หลายเดือนก่อน

    Waa nin naadif aa

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 7 หลายเดือนก่อน

    wlee waa arin wanaagsan in qabiilka laga baxo

  • @ALIAHMED-bn9ii
    @ALIAHMED-bn9ii 8 หลายเดือนก่อน

    Lagend Qaraan diid😂

  • @MahadKilaas
    @MahadKilaas 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc iga gadh sii

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 8 หลายเดือนก่อน +1

    AF ha dhihin ee Dialect dheh!!

  • @Abdirahhman
    @Abdirahhman 7 หลายเดือนก่อน

    Odeyga waad is fahmi weyseen Abdisalam Hereri ayaa si fiican u fahmaye. Odey Mohammed waa reer magaalkii hore

  • @HassanAli-yi2tq
    @HassanAli-yi2tq 6 หลายเดือนก่อน

    Odeygan wax badan buu ogyahay ee bal dhinacyo badan wax halaga weeydiiyo.

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 8 หลายเดือนก่อน +1

    Odaygani waa xayraaan waa bakhtiyey ayuu iska leeyahay xayraan naf maleh....

  • @cumarxasan8358
    @cumarxasan8358 8 หลายเดือนก่อน

    Odaga hadalkisa waxbaan ka, fahmay Jilib iyo Xarar dheere Amaan waaye kulahaa.

  • @hodanomar9395
    @hodanomar9395 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc aniga waxay ila tahay xeer qarameed.

  • @OmarFarah-x4l
    @OmarFarah-x4l 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waxaa jira dad wax garad ah o cid waraysata la dadkan wa lo bahan yahy sxb ciyaal naga jooji
    Waayeel
    Wax garad ah o
    Waqtigisa joga
    Warkiisa no keen

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 8 หลายเดือนก่อน +1

    You have to day experien Teacher

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 8 หลายเดือนก่อน

    Odaygan waa O'Day fariiida waxaan Ka daawaday warye c/salaan herari
    Lkn Oday daacada
    Dastuurkaa waxa lagu badalayaaa
    ISAFGARAD

  • @LJama6119
    @LJama6119 8 หลายเดือนก่อน

    odayga warkiisu ma looma dhamaa?

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 8 หลายเดือนก่อน

    WALAAHI DUQAAAN IIDAADI II LOO BALAMIYO AA FIICNAAN LAHAYD ... DUQA FUNNY WAAYE

  • @inspirationalvideos1818
    @inspirationalvideos1818 8 หลายเดือนก่อน +1

    waar nio odaygaan 100sano buu ddka ka horeeyaa

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 8 หลายเดือนก่อน

    Jookto Qaran= tastuur

  • @degan4
    @degan4 8 หลายเดือนก่อน +1

    Biil maxaa laga wadaa somali ????😊😊😊

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 8 หลายเดือนก่อน

    WAR WAXAAD KALA SAARTAAN AF IYO LAHJED AF WAA LUUQADA WANI LEEYAHAH LAHJAD WAA EREYO QABIILADU KALA ADEEGSADA

  • @MahadKilaas
    @MahadKilaas 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wan ka helalaya

  • @libanbile9818
    @libanbile9818 8 หลายเดือนก่อน +1

    cali xaraare oo wax dhageesanaya 😂😂😂 nin ween baa heley

  • @cabdirahamantimohindi74
    @cabdirahamantimohindi74 8 หลายเดือนก่อน +2

    Calow, dastuur waa af faarisi، العنقاء - تأثيل كلمة دستور
    دستور: فارسي مركب من دست أي يد وور أي صاحب ويراد به قاعدة أساسية يرجع اليها كدفتر أسماء الجند ومجموع قوانين الدولة وقد يطلق على الوزير الكبير أيضا مرادفه سُنَّة.

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 8 หลายเดือนก่อน +1

    odeygaan soceliya