ความคิดเห็น •

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 วันที่ผ่านมา +3

    Waan taageersanahay 2da qof oo fir fircoon oo muuqda oo dalka horumarinaya waana mr madaxweyne xasan sheikh maxamuud iyo raysal wasaare Mundane xamza cabdi bare wax qabadkooduna wuu cadyahay si kastaba. ilaahay ha barakeeyo! Nabadeey

    • @DjMüllar
      @DjMüllar วันที่ผ่านมา

      Aamin

  • @MustafeBashiirali
    @MustafeBashiirali วันที่ผ่านมา

    Allah hanoo daayo madaxdeena wlhy waxay mudan yihiin in aan garab istaagno madaxdeena ku shaqaynaa xaaladaha adag ee ku hareeraysan

  • @DjMüllar
    @DjMüllar วันที่ผ่านมา

    Iinsha Allah

  • @xamdicabdi-y8t
    @xamdicabdi-y8t วันที่ผ่านมา

    ale hano dayo madaxdena dacada u ah dalkena mamulgobaledka caloshoda u sheqysanayana ale si hanaga dhaho

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v วันที่ผ่านมา

    Wa sual deynta la cafiyay ya qatay shcbka wax ma laga siyay lacgta deynta ah e so qaten siyasiinta ayaga qatay anga maxa naga kalay malin kasta siyasi aya lacg so qaata shacbka ayna laga jartaa