Qissadii Nabi Aadam iyo Wiilashiisi Qaabiil iyo Haabiil Sh Xassaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @suleimanado7178
    @suleimanado7178 6 หลายเดือนก่อน

    Jazaka Allah

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Ilaahay subxaanah hanoo kaa daayo oo Firdaws hakugu abaal mariyo aakhirana.
    Sheekh Muxamad Bin Cali Alshanqiidi..Sh. muxamad Amiin Alshanqiidi rahimahullahu raxmatan waasicah ayaa awoow u ah saan filayo. isagu waxuu dhahaa xataa, kutub baa kusoo dagtay Shi'ta iyo waliba arimo kale oo waaweyn oo uu Sheekhu sheegaba. Waana bad un sheekhaasi markuu tafsiirka akhriyayo. Lkn Sheekhu haduuba Wahaabi yahay maxuu iyadoon daliil sugani jirin arimahaa u sheegayaa, mise maadaamooy taariikh iska tahay waa iska caadi buu kawadaa... akhyaaray bal ciddii dhageysatay.

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Sh Alle Umada Waa Kugu Badabaadiyaya Xiligii Shubahaadka lagu Wareeriyay Dadka Masha Allah

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah sheekh xasaan Allaha barakeyo cod fasiix ah ayuu leyhy

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله فيك وجزاك خيرا

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

    Jazakumu Allahu kheyra sheekh

  • @cswarsame7432
    @cswarsame7432 2 ปีที่แล้ว +3

    Shekh xasanoow allaha ku xifdiyo
    Lakiin qarxiska naga yaree kkk
    Maxaa tiri reermadoogaashe walahi wa iga qoslisay

  • @mohamedadow7783
    @mohamedadow7783 2 ปีที่แล้ว +3

    أعزك ربي وأبقاك للأمة 🤲🤲

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

    Baaraka Allahu fiyk

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaj

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 ปีที่แล้ว

    Sheekha Allaha xafido

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @khalidabdi1217
    @khalidabdi1217 2 ปีที่แล้ว

    Kitabke ayuu sheekha akhrinayaa

  • @abdilatifibrahim7117
    @abdilatifibrahim7117 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh fikirka Alshab wa racsantahy markaa umada eey kuleynayan ayago nolal malmoot radsanayo mxa kaledahay? Ama kaas diiil mahaa. Wa sual igana ralinoqoo hadan kugafey Ina cafiii

  • @daacadcali
    @daacadcali 2 ปีที่แล้ว

    asc masha allah

  • @muuseabdilahi1234
    @muuseabdilahi1234 2 ปีที่แล้ว +2

    أبو سلمان بحر من العلوم كلها

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 2 ปีที่แล้ว

    Qaadkuu ahaa baan umalayn geedkaasi.

    • @Yeskos
      @Yeskos 11 หลายเดือนก่อน

      Tufaax weyan

  • @AbdiFatah-u8v
    @AbdiFatah-u8v 10 หลายเดือนก่อน

    Wuu katobad keene sidee ayu danbi usii yelanaaya xadiisku ma saxeexba sheekh

  • @muktarmohammed106
    @muktarmohammed106 2 ปีที่แล้ว +1

    Demeerkani dadka somaliyeed ee Muslim ka ah dhiigooda inuu xalaal yahay ayuu inoo sheegaa, qaabiil iyo haabiil na wuu inooga sheekaynayaa

    • @abdinormahamud4216
      @abdinormahamud4216 2 ปีที่แล้ว

      فاصبر إن وعد الله فاصل بينك وبينه

  • @adonallah
    @adonallah 2 ปีที่แล้ว +1

    Culumada waxaa feecan iney iska ilaalshan ereybixinta diimaha odhan ,diinta islamku waa hal min Adam ilaa nabi muxamad csw lkn shareecada ayaa kaladuwaneed ,, ,, arintaan inlayiraahdo diimaha gaaladu aadbey ujecel yihiin

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 2 ปีที่แล้ว

    SOMALI CUDUR KALE SIDAAS UMA GELIN INAY DUNIDA KA HADHAAN, XASAD XASAD XASAD IYO DULMI
    ILAHAY HA INOO NAXARIISTO

  • @Somali450
    @Somali450 ปีที่แล้ว

    Haabil iyo qaabil somali bay ahaayeen labada magac ayaad ka fahmaysaa qaabkii wax loo iilanayay iyo habkii wax loo iilanayay halku aadam jogey ee ee kaga tarmay dhulka ama caadiyan ah waa dhulka ogadenia og aaden meeshi laga ogey adan Ogadeen wax laogyahy hadana on uma dhimanayaaha geesiyaasha ogadeen waana xaqiiq midda kale banka gariyad weeye meeshay isku laayen haabil iyo qaabiil

  • @khalidabdi1217
    @khalidabdi1217 2 ปีที่แล้ว

    Kitabke ayuu sheekha akhrinayaa