DEG DEG SOMALI COWBOY AABIHII OO SO HADLAY XAQIIQDA SHEEGAY & ISAGII OO DAFIRAY ILINTA CESHAN WAAYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @maxamedsuriyaofficial3032
    @maxamedsuriyaofficial3032  13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Qabyaalada & Somalinimada waxa inagal wayn Diin Teena islaamka Muuqalka fogee 🙏🏻

  • @Aboabdulkader
    @Aboabdulkader 26 นาทีที่ผ่านมา

    legend sola keep going my brother

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shalad dhalate wa lashubi jirey.somali cowboy.matobad kenin wa ridobey.xusena wa mahadsanyahay.xaqiqdisi buso bandhigey

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 26 นาทีที่ผ่านมา

    Diinteena alaah ha ugargaaro alaah haynasoohadeeyo dhamaanteen Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii yaa alaah

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Videoyadan maxay yihin Allah u nin kushegayo. Gaalnimo kaweyn majirta

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cowboy muxu mooday somalia mrykanka cadaymo ayad keneysa Argagaxisinimo hadad ku sheegto,Ader igu soo orod ma aha mreykan wx walbo waa cadayn.

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa icadeyey wale dalka hoyo maxawaye meshad kunoshahay ayaa dalka hooyo kuu ah iima aha dalkeyga hooyo waa somaliya Wana unoqon donaa inshalh

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 11 นาทีที่ผ่านมา

    Aabihiisaaba mid qariban u eg

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaali Maryooleey ayagaa Cadow isku ah, Acuudubillaah Wallee aslong adinka Cadow iskutihiin Heer waligiin Magaaraysaan😢

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 14 นาทีที่ผ่านมา

    Diinta an Allah swt baa ilaalinteeda balanqaaday addoon kasta oo ka baxana Allah swt mid kafiican ayuu ku bedelayaa qadada musqusha lageynaayo ninkii/naagtii doorta hasugo ayaa aha cimrigiisa kadhiman kadibna naaru jahannama isagaa is dhibaateeyey

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤️💕❤️❤️🌺🇸🇴💕❤️🇸🇴✅✅✅👍

  • @AbdiAsyar
    @AbdiAsyar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Diinta toos ugu soonoqo sidaas lagaaga harimaayo

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaalidu ciyar maha.ninkan meelbey sareen.dib noguma gambanayo wa afmishar indho adag.

  • @deeqfarah-vm3vi
    @deeqfarah-vm3vi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaali cabdi mugdi ha iska ilaaliso waa shaqaale gaada u shaqeeya sida ka muuqata

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkaan cowboy isku sheegay Munaafaqa iyo beenlowga ah wuxuu asaga yahay uu rabaa inaan anaga iska indho tirno oo aan aamino yahuu walee kuma aamino mar kale

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan cowboy heer wuxu gaaray culumadii inu ku been Aburtyo,heer wuxu gaaray ilahy inu yidhahdo ilahy muxu u keeni waayey nabiyo naago ah.

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War Ilaahiyo Nabiyada oo dhan baad wax xun ka sheegtay maxey tahay muslinimada aad ku doodeyso

  • @AbdiAsyar
    @AbdiAsyar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somali cowboy waa badow reer baadiye dad isaga kaliita ayuu malaha lahadlayaa war waxaasi America shalay ayaad timide kama jiraane dadka masaakiintaa hawaalin

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia wlhi Somalida wey yaqaanaan si la isugu diro

  • @husseinomarbood1959
    @husseinomarbood1959 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali matahay ka har wilka cowboy

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    17:12 😂😂😂isagaaba la xiraya madaama uu buugu qorey uu been ka shegayo somaliya iyo wadadka uu nabsadey in uu macalinkiisa ahaa uu dili jirey

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaadi boy wax mafahamsana mana xirin karo xuseen jaamac hadan isaga laxiri nasibuu leyahy

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    hada ama wuxu leeyahay khaniis baa u doodaya caruurta somalida loo ogol yahay waxay doonayan inay noqda iyo efka uu ka galay islamka ayuu diidaya warka soo jawab maxa ilahay afka ku geliyay hada muslim tahay ninka intas u sheeg eeggnog badana khamari baa ku jiraa hadaba waxad doonto liq adiga iyo caqligaga nooga jawab waxad ilahay dumar inu noqdo u doonayso waxad somalida ugu geftay waa la dacweya ninkan idinka ka helaya diinteena iyo ilaheena ayuu ku xad gubaay walahay muslimka ka hela hadii la helo maxakamada caruurteena iyo walidinta somalida ayuu u gefay isaga jeel geli kara

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ADIGA AYAANBA KAA SHAKINAY..

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daanyeerkan koofiyadda buluugga wata ma oga miyaa in diinta Islaamka difaaceeda in ay waajib naga saaran tahay. Waar hasii marin habaabin ninkan ku hadlay gaalnimo cad

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaadi boywaxad rabto cab maxanaga galay ilah ayaa kula xisabtamo

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nacas baad tahay ee ka lee oh wiilka

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uuisku cadeyey wixi lagu shegayey

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaadi boy adigaba gaala warwaxmadan baran iskada jamicade mareykanka tobon sana jogta funded ayana kusocota

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    eggnog xalaalmaha subaxan Allah yaa ku yidhi isagaba qado biyahana maxay ahayeen sidaasu eeg war adigadilay naftaa hada qudhun cabto lakiin anagu waxnau kayabay ilahay sida ugahadshay ka soo jawab wax kale haku meraysane intas u qora duligan

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa laga sameeya eggnoga walal ay xaran ku tahay i sheeg Pls.

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      wa bed iyo caano sonkor iyo khamri osli kora iyo vanila maramar xawash ku daran sid qorfa

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@sidrasirad9475 ok mahadsanid

  • @AbdiAsyar
    @AbdiAsyar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali cowboy don’t say cowboys

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    who told him eggnogbaa xalal ah

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nadhaaf murtadyow

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been hawaas wayey kaadi boy

  • @nagmudiinahmeth3847
    @nagmudiinahmeth3847 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar wx kabxax ashahaado oo dheh alle iyo rasuulkiisa ayaan rumaysnahy dheh kadib ninkaa baa laqabsanyaa oo dmbiile ah

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markaas wuu yaraa

  • @alixiis9228
    @alixiis9228 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been miyuu sheegey waa lagu goobtey. Mareexaan oo dhan ayaa hareeraha heysta. Maxaad ku diideysaan hadii qolo qabiil ugu hiiliso. Dadka iyo qaaliqa isku daaya.