Hees Cajiib ah iyo fanaanadda Hunguri-Dhubuq (kooxdka Sooraan iyo Jawaan)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 60

  • @Maxamudisaaq-i5h
    @Maxamudisaaq-i5h 2 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan waxan dawaan jira anigo badiya joga oariraca ah xasuus badiya 2016 aduyo xalad matan muqdishk 2024

  • @siciidxaas1984
    @siciidxaas1984 2 หลายเดือนก่อน +3

    Garashadii madaxwayne siilaanyo waxay Ahayd shacab walaala iyo siyaasad kala danaysiya wana siyaasada loo baahan yahay halka hadada shacabkii lakala dilaayo waan xasuustaa malintii golihii wasiiradu uyeedhen soran iyo teamkan loona Anba Bixinaayay jigjiga somali.walaala.danahooda siyaasadeedna nadiif uga dooda waa danteene

  • @uwaysabdiqadirahmed2156
    @uwaysabdiqadirahmed2156 25 วันที่ผ่านมา +1

    Heesta aan ugu jeclahay heeaaha Somallned anoo ari raac ah 2015 dawaan jiray lkn Somaalind wagaas dawlad hugaan fiican xoog leh bay aheyd from galmud

  • @abuukaraxmad3323
    @abuukaraxmad3323 ปีที่แล้ว +3

    Heestan iya riwaaydaba waxaan daawan jiray anigo ari raac ah
    Masha Allah

  • @AliAli-km4xs
    @AliAli-km4xs 8 ปีที่แล้ว +8

    hees qiiro leh cod iyo eryo iyo gabadh aad ugu raaxaysansa .wajiyo xun sidaasaa loo heesaa ama waa la iska daayaa hamblyo dhankii aan daybo dhalshyo xigtoo fiiiri sidaay u qaadayso very nice hees wanaagsan.

  • @Xidiga_hargelle22
    @Xidiga_hargelle22 5 หลายเดือนก่อน +13

    2024 hadaa daawaneyso love saar ❤

  • @suhaybsaleban5334
    @suhaybsaleban5334 8 ปีที่แล้ว +18

    masha allah cod ayaa kugu dhamaday runri viiva Somaliland 💯😙

  • @isakmohamed5132
    @isakmohamed5132 6 ปีที่แล้ว +15

    Ogaadeen iYo Isaaq isku Yimid😀🤣❤❤

  • @Abdisalanmohamoudahmedilkacase
    @Abdisalanmohamoudahmedilkacase ปีที่แล้ว +2

    Horta inantaas hunguri dhubuq xagee kadhacday

  • @goraad8252
    @goraad8252 ปีที่แล้ว +1

    Date 12th December 2022 bye 👋 2022 hello 2023 at jubland kismayo hwn qurux badan roob weyn jiro jawi dagan m.a

  • @siciiddaahir6067
    @siciiddaahir6067 8 ปีที่แล้ว +2

    Alla fananada da dayar ee bilan aadan muuse wafanada ugu sidada fananiinta halaga dhan beeyo masha allah jir oo joog bilan

  • @xidig3833
    @xidig3833 2 หลายเดือนก่อน

    Waae ish calaa heed

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 11 หลายเดือนก่อน

    heestu wxy noo shegaysaa DDS io Somaliland ay yihiin dad wllo Ah Daris Ah good 👍✅

  • @cqafaarnurmalim3002
    @cqafaarnurmalim3002 5 ปีที่แล้ว +2

    bilan berka iigataalaye ..dhambaasheydo eegoo iisoojawaab.beenba haa ahaatee bal niyada haiga dilin bash baan kuga ahee

  • @goraad8252
    @goraad8252 ปีที่แล้ว +2

    Stage eey isaaq iyo ogaden iskugu imaaden jaah labada reer ee somali ogu gobsan mesha iskugu imaatay walee ala maxee reer laga guursada yihiin isaaq alle haidin deyso reerki eey ka dhalatay quruxdyda sagal Adan farax miyaan ilaawi karayaa

  • @jamartimuxumed3808
    @jamartimuxumed3808 11 หลายเดือนก่อน

    Dhanka soomaliland ku doogsada dhaman ❤❤

  • @alfananxariiryaresomalilan4548
    @alfananxariiryaresomalilan4548 7 ปีที่แล้ว +2

    Mnshlh ruuux igu qli ah wan kugu fanaa Wllshy

  • @abdiwahabbarkhadlemursal2468
    @abdiwahabbarkhadlemursal2468 4 ปีที่แล้ว

    Www msha allah Hunguri dhubuq Inolow Fanaanada Igu Qali ah

  • @YaasiinAxmed-p2f
    @YaasiinAxmed-p2f ปีที่แล้ว

    Guulaysta

  • @ilyasrached5481
    @ilyasrached5481 8 ปีที่แล้ว +3

    meilleur vœux a notre jeune star bilan aden et bien sur aussi la terre sacré LA SOMALILAND

  • @abdullahiahmedabdikarim2820
    @abdullahiahmedabdikarim2820 8 ปีที่แล้ว +6

    cod way leedahay laakin malinta qiyaame ma cod baa wax ka celinaya inalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun allow soo hadee

    • @dalla112
      @dalla112 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdulaahi ahmed abdikareem munafiqinta ado kala wala yaapa! wax baad wacdineysa, lakiin yaa adiga ku baneeyay inaad hees dhageysato ? Naago qaaqawan cowradooda ya ku baneeyay? Kala tag caac da Meesha

    • @abdullahiahmedabdikarim2820
      @abdullahiahmedabdikarim2820 7 ปีที่แล้ว

      waryaaaa neef

    • @darwiish9301
      @darwiish9301 7 ปีที่แล้ว

      Abdulaahi ahmed abdikareem xisow isga carar xirsow mesha . masajidka gal

  • @NAJiiBowww
    @NAJiiBowww หลายเดือนก่อน

    Xasuus ❤

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 2 ปีที่แล้ว

    Hestan riwayadi sooran aye ixasusise allaha unaxariste

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 6 หลายเดือนก่อน

    Waayo waayo iyo waqtiyo macaana ❤❤❤❤

  • @Abshiiryare-ro9vf
    @Abshiiryare-ro9vf ปีที่แล้ว

    Qaraabo heestaan heesaha kale wa ka soocantahay noolaadaa

  • @aduunkuwaamaalmo7048
    @aduunkuwaamaalmo7048 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhagax buur jigjiga dahare libaan afdheer godey dhanan Siti dhagax lihiyo dhulka inzha badan hadaan jigjiga dhax imid

  • @abokoradan9130
    @abokoradan9130 8 ปีที่แล้ว +3

    cod iyo midho fanan Kirta iiga dhe cod cudoon

  • @abdullahiahmedabdikarim2820
    @abdullahiahmedabdikarim2820 7 ปีที่แล้ว +3

    waxay ila tahay gabdhan cadwgeeda kowaad waa adiga bicouse waxaad diitantahay inaan dhaho allaw sso hadeee hadalka iska sax sulldana waad sheganay eh

  • @daudmohamed9672
    @daudmohamed9672 9 ปีที่แล้ว +2

    Waleee waaad dhaantaaa qaar alan waxba hayn....

  • @NasteexoSaleeban-l5i
    @NasteexoSaleeban-l5i 5 หลายเดือนก่อน

    Heestan marke sobbaxdey waxaanjirey 6sano😅😅😅

    • @xidig3833
      @xidig3833 2 หลายเดือนก่อน

      Adeer jiifo markas kkkkkk

  • @JaabirOsman-sv2tl
    @JaabirOsman-sv2tl ปีที่แล้ว

    War wuxu cod macaaana❤❤😂😂

  • @cabdicumar7919
    @cabdicumar7919 4 หลายเดือนก่อน

    Wakhti hore Ayay ahayd waan xasuuustaaaa

  • @zockerreloaded8781
    @zockerreloaded8781 9 ปีที่แล้ว +2

    wwww nice erayo mcn

  • @libanabdi4978
    @libanabdi4978 5 ปีที่แล้ว +1

    Heesta aad aan ula dhacay

  • @YaasiinAxmed-p2f
    @YaasiinAxmed-p2f 11 หลายเดือนก่อน

    Macaana markastay igusodhacdaa sbegeysigeesa

  • @WardaMaxamad
    @WardaMaxamad หลายเดือนก่อน

  • @AadanClaahi-y8k
    @AadanClaahi-y8k 3 หลายเดือนก่อน

    𝕎𝕒𝕒𝕪𝕠 𝕒𝕒𝕟 𝕪𝕒𝕣𝕒 𝕕𝕙𝕒𝕘𝕒𝕪𝕤𝕒𝕟 𝕛𝕚𝕣𝕖𝕪 𝕙𝕖𝕖𝕤𝕥𝕒𝕟😊😮

  • @khadarmkm9248
    @khadarmkm9248 8 ปีที่แล้ว +4

    qurux iyo cod ba weyleedahey

    • @khadarmkm9248
      @khadarmkm9248 8 ปีที่แล้ว

      cute

    • @axmedfoodcade7176
      @axmedfoodcade7176 4 ปีที่แล้ว +1

      Fanka had a jira iyada ka comacan xaqiiq dii lama xaqiro qofka

  • @kaltunwarsame714
    @kaltunwarsame714 6 ปีที่แล้ว +1

    ❣❣❣❣❣ 😍😍😍😍 WOW 👍👍👍👍👍👌👌👌

  • @calasow8893
    @calasow8893 3 ปีที่แล้ว +1

    long time

  • @siciiddaahir6067
    @siciiddaahir6067 8 ปีที่แล้ว +1

    heesta ugu qiirada badan yey qaaday

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 9 ปีที่แล้ว +2

    nice song

  • @khadarmkm9248
    @khadarmkm9248 8 ปีที่แล้ว +4

    fanaanad caadi aheyn

    • @saasaa4001
      @saasaa4001 6 ปีที่แล้ว

      Kadar young higcdtnbcfjdrsbcic

  • @shukrimohammed2742
    @shukrimohammed2742 8 ปีที่แล้ว +1

    Viva DDSI

  • @isakmohamed5132
    @isakmohamed5132 6 ปีที่แล้ว +2

    Banka jiGjiGa ❤
    MagaalO JidwaaQ

  • @sahrafaaraxciise8829
    @sahrafaaraxciise8829 2 ปีที่แล้ว

    8ss

  • @budbud7322
    @budbud7322 8 ปีที่แล้ว +3

    cod waad leedahay lkn heesta ayaa dhan u Jan jeerta

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 7 หลายเดือนก่อน

    (Wcb)2 viking bullring ppe24/25 (eagle-eyed).

  • @abokoradan9130
    @abokoradan9130 8 ปีที่แล้ว +2

    cod iyo midho fanan Kirta iiga dhe cod cudoon