maxay ahayd mucjisadii uu sameeyey nabi ciise markii uu yeraa& qisadi maryamata bintu cimran/qisoyin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ก.ค. 2020
  • Asc, dhamaanteenu waxaan wada garaneynaa qisadii nabiyyullaahi ciisaa CS iyo in uu aabo la’aan dhashay oo dhalashadiisuna ay ahayd mucjiso rabbaani ah
    Waxaan kaloo ognahay in hooyadiisu ay ahayd maryamata bintu cimraan CS,
    Balse ma garaneysaan cidda ay ahayd maryama CS?, maxay ahayd Qisadeeda?, muxuu alle SW dumarka kale ooga doortey in ay hooyo u noqoto nabi ciise CS?, maxaa qabsadey kadib markii ay dhashay nabi ciise CS?,
    Waxaan muuqaalkaan gudihiisa idinkugu soo gudbin doonaa: qisadii maryamata bintu cimraan CS, iyo faahfaahino dheeraad ah oo aysan weligood maqlin dadka intooda badan,
    Daawasho wacan
    _________________________________________________________________________________________
    Horusocod media waxad ka heli dontan: qisooyinka saxaabada, qisooyinka nabiyada, qisooyinka qu'aanka, qisooyin layaab leh, kuwo mucjiso ah, qisooyin la turjumay,
    This is channel for entertainment, stories of prophets, stories of sahabah, stories of koraan, amazing stories, clever stories,
    and many others
    ستجد علي هذا القنات: قصص الانبياء، قصص الصحابة، قصص القرءانية، وقصص اخري كثيرة
    Qisoyinka kale aad ka heli donto waxaa kamid ah:
    Qisadii nabi yoosuf, qisadii nabi ayuub, qisadii nabi nuux, qisadii nabi yoonis , qisadii nabi ibraahim, qisadii nabi maxamed, qisadii nabi luud, qisadii nabi yacquub,qisadii nabi adm, qisadii nabi aadam mp3, qisadii nabi maxamed af somali, qisadii nabi ciise, qisadii nabi ciise somali, qisadii nabi ciise cartuun, qisadii nabi ciise mp3, qisadii nabi daauud, film qisadii nabi muuse, qisadii nabi haaruun, qisadii nabi ilyas, qisadii nabi idiris,
    Qisadii nabi isxaaq, qisadii nabi ibrahim somali, qisadii nabi khadar, qisadii nabi muuse iyo khadar, qisadii nabi ismaaciil, qisadii nabi sulaiman, qisadii nabi shucayb, qisadii nabi suleyman, qisadii nabi saleebaan, qisadii nabi yaxye,
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 423