@@yassinawil5158 WXAD KA SHEEKAYNAYSO MA JIRAAN MEESHA MA MXAMAR BD MOODAYSA AY MAATIDU DADSANTAHAY OOY SADKEEDII QAXEEN DALKAD KA SHEEKAYNAYSANA ADEERKAA AFWEYNE AYAA DUMIYEY HUSH BAA LAGU YIDHI KAAGN YARI
@@yassinawil5158 HALKED ISKAGA DHIGAYSA REER SOMALILAND MAND FAQASH AHAYN NIO WANU KAA FAHANEE NGADA SHAQA JANIMADA IYO CIYALA SUUQ NIMADA MUJAHIDIINTANA AFKA KALA BAX MISE WXD KOOXDI NABAR IYO NAXDIN EE MEDIA LA SOO CAYAYAAN WAA LI IDIN BUUFINYAAA ADUUNKINA WAY DINKANOO WADKU LIIDATAN AAKHIRONA MOOYE
Faarax gamuute waa abwaan wayn
Geesi sharaf leh. Soomaali dhab ah oo kz gilgishay in wadanka kaga qabto taliskii daalimka ahaa ee ku habsaday dalka. Cisi iyo sharaf ku noolow, mudane. Waanu kuu han-weynahay. SNM FOREVER!
farax Gamuute Rabi cimrigaaga ha dheereyo adeer
bra film!
Faarax gamuute abwaan Hadraawi baan wax badan ka maqlay
adeer key cimri dheer iyo cafimaad
Waa maxay sababta aad uugu biiri wayday SSDF ee aad uugu biirtay SNM Faarax Gammuutoow?!
1. Way ii midaysnaayeen.
2. Inaan xaggan wax ka qaban karaan is-tusay.
Ninkani ma majeerteen baa?mise gamuute kale ayaa jira
Waa majeerten waliba siwaakhroon
Snm marmarbaan is idhaahdaa waxay siyaad bare ula dagaalameen inay qurbaha qaxoonti ku ahaadaan
RAGU WXAY QURBAHA MARKAY KA XOREEYEEN AFWEYNE IYO FAQASH BURBURKII KEDIB RAGU WAA MUJAAHIDIN YARKA
@@khaalidgabiley9775 ader mujaahid nimadu ma dalkaaga dumiyoo dawlado shisheeye aad barididbaa maanta somaliland dadka ugu dayacanee baahan ee dariiqwalba taagani waa snmtii yagoo farta dhexda ka qaniinsan maxay snm soo kordhisay waxbarasho lacaga Cafimad lacaga laydh qaliya biyo qaliya dibudhac hanti boob eex qabyalad ader waataa kuwii Mujaahidinta sheeganayay masaakinta dhulkooda kuhaysata snm intii xalaasha ahayd alle hawnaxristo oo uu lixle uhoreeyo maxamed cali kossar adan shine
@@yassinawil5158 WXAD KA SHEEKAYNAYSO MA JIRAAN MEESHA MA MXAMAR BD MOODAYSA AY MAATIDU DADSANTAHAY OOY SADKEEDII QAXEEN DALKAD KA SHEEKAYNAYSANA ADEERKAA AFWEYNE AYAA DUMIYEY HUSH BAA LAGU YIDHI KAAGN YARI
@@khaalidgabiley9775 Hhhhh adeer adigu waxad tahay dadka somaliland isa siiyay eee xaarantana kumaala gabiley dakhliga dawladu kubixiso burco casimadii labada adeer laguma bixiyo ina biixi na waakaa masaakinta baloodhada ka qaadaya horta bal gebilay soodhaaf oo dalka soo kala baro markasad hadli kartaa malaa waxad tay kuwa dalkaba uyaqaana gebilay ilaa jigjga yare
@@yassinawil5158 HALKED ISKAGA DHIGAYSA REER SOMALILAND MAND FAQASH AHAYN NIO WANU KAA FAHANEE NGADA SHAQA JANIMADA IYO CIYALA SUUQ NIMADA MUJAHIDIINTANA AFKA KALA BAX MISE WXD KOOXDI NABAR IYO NAXDIN EE MEDIA LA SOO CAYAYAAN WAA LI IDIN BUUFINYAAA ADUUNKINA WAY DINKANOO WADKU LIIDATAN AAKHIRONA MOOYE
rolig :)
Farah si wayn ayuu u hadlay oo waliba maldah iyo xikmad badani ku jirto
Warku wa cadyahay
*Gabigeena dabadhilif Itoobian baan wada ahayn muu dhaho, oo aqoon lahayn loona isticmalayo in wadankooda dab looga shid hal nin daradiis; haday noqoto SNM,SSDF iyo USC. Waliba ayadoo wax la sheegto wayn aysan jirin waaga horay.*
Waryaa heedheh, .. Ma afwayne doonaysay la hoos joogo.. Xabashi daayoo, Israail in loo doonto bay ahayd. Xoog buu ku yimi, xoogna waa laga qaaday..
Maxaa bedelay inaadeer
Gentlemen isn't hide
Nidaamka xumi wuxuu keenaa qaran bur bura qaxiyo baaba,a somaliyeed iyo hantidii iyo haybadii somalidu lahayd
Khalad waa jirey lkn dhibta laga yaacay si,aan looga badbaado dhibtii afweyne