Xog Cusub "Colaad laga hurinayo Puntland ogow sababta.?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @adem80663
    @adem80663 ปีที่แล้ว

    Ciise Maxamuud waxa uu xaji layahay nimcada Alle siiye Allow garasii

  • @istarlinfarah8861
    @istarlinfarah8861 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Gabadhaan waa Gabar xaqiiq ayay ka hadashay

    • @ibrahimmusse6612
      @ibrahimmusse6612 ปีที่แล้ว

      Waa run xaqiiqda ayey Ka hadashaa. Laakiin xaqiiqada fashilaada waan Ka daaley.
      Waxaan leeyahay, mahadsanid. Ku dar wixii la yeeli lahaa. Ku celcelintu macna ma sameyso.

  • @mrali3601
    @mrali3601 ปีที่แล้ว

    Dano shaqsi iyo mid koxeed maya, tan guud oo PL ha laga hormariyo

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 ปีที่แล้ว

    Rasaas xoog leh ayaa saaka ka socota Magaalada Garoowe.

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 ปีที่แล้ว +2

    Faroolaa rabshada wadee hala soo xiro

  • @adem80663
    @adem80663 ปีที่แล้ว

    Asc Cali iyo asaxabtiisa waxa ku sheegeyaa in beesha is xijisa Garoowe eysan arag nimcada ey ku heystaan o ugu horeyso Tusaale
    1- Maalagalinta qurbo joogta o ey ka iibsadan dhulka
    2- kirada guryaha
    3- hormarinta maagalada hormarka ka socota
    4- Amaanka iyo shaqoyinka ugu badan

  • @caamirxasan3653
    @caamirxasan3653 ปีที่แล้ว

    XARAAROW, HADDA AYAAD KOODHKA SI WANAAGSAN BADHAMADA U XIRTAY,

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 ปีที่แล้ว

    nabad aya naas la nugo leh aqliga ha shaqeeyo

  • @ibrahimmusse6612
    @ibrahimmusse6612 ปีที่แล้ว

    Wada tuugta aad u garqaafaysaan habeen iyo maalin. Waxaan arkaa ummad waalaatay oo dhawaaqayey. Hagbad boobka ayaa qaldantay. Enjoy it.

  • @omarmusa6852
    @omarmusa6852 ปีที่แล้ว

    Puntland waxaa hurinayo dowlada dhexe iyo aarajaan iyo ismaaciil cumar geele oo halkaas fursad kahelay waxeey hishiiis ku yihiin gobolada sool iyo sanaag iyo ceeyn inay ka tirsanadaan puntland iyo somaliland halka saciid Dani uurabo goboladaas ineey aayahooda ka tashadaan waa aniga iyo aragtideeyda

  • @ibrahimmusse6612
    @ibrahimmusse6612 ปีที่แล้ว +1

    The system you are discussing is unsustainable. A clan turned to state is something is something unknown to us. Safe your breath.

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 ปีที่แล้ว

      So who can be state? Explain please

    • @ibrahimmusse6612
      @ibrahimmusse6612 ปีที่แล้ว

      @@American_patriot110
      I don't know what you mean. Their was only a Somali state I knew, looking and fighting for the missing three. It will be that one and only that one. I don't mean to disappoint you.

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaaranjaan iyo Dani haday noqoto waxaaa in la taagero ubaahan madaxawayne siciid Dani waayo isagaa doorasho raba tabari meelay dhigtaba besha u ka dhashayna caasumadii ma dagana Marka aaaranjaan mafio group waxayba taagan yihiin caasumada garoowe unukaaaa leh haloo midoobo

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 ปีที่แล้ว +1

    PLEASE ✋️ 🙏 WAR DANI MALAHAN DIIWAN GALINTA PLEASE 🙏 SHACABKA U OGOLADA 🙏 PLEASE CIDEY RABAN 90 JIR 80 JIR TOOBA SEEGAY EE MORYAN AH ISKA QABTA REER BUTLAND SOMALIA 🇸🇴 DORASHO HAA QABQABLE 👎 👎 NO NO

  • @wizzi8514
    @wizzi8514 ปีที่แล้ว +1

    Garowe Nabada dhibeysa Iyo hantida magurtada.
    Puntland faroole majnuun halaga qabto.

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 ปีที่แล้ว

    Cali dumar mooyee ragba isma waraystaan miyaa?

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 ปีที่แล้ว +1

    Calow Habrahan shilimaanta lagu shubtay dowladnimada wax ka aqoon wakhdiga hanoga dhumin.

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 ปีที่แล้ว

    2019 /2 WAXAA KUFSI IYO DIL LOGU GEYSTAY AISHA ILYAAS ADAN 12 SANO JIR AH MAANTA SICIID ABUDULLAAHI DENAY WUXUU U CIIL QABAA IN JIMCAALE ISAGA OO KU DHALAN JOOGINA DIWAAN GASHADO 7/2 SI UU DOORASHA UGU SOO BPUNTLAND UGU BAXO.REER GAROOWE WAX BADAN MACAL WAY KUNTAY LKN TAN WAA TII HALKA KU RIDI LAHAYD🚽

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว

    colaaada puntland waxaa hurinaya waa madaxwayne xasan dhiiqo iyo aaranjaan group iyo bogcada unukaaaaaa leh kkkkkkkkkkkkkkkkkkk soryy puntland 24 years kacaan mahamud saleebaan khasaaro rer puntland kale aaaan ka tashano kacaaan khasaaro