AAMINA MUUSE NOLOSHA BIRMINGHAM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 70

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +1

    Hadii Soomaalida qurbaha tagtay 100 50% Aamina oo kale ahaan lahaayeen, wax badan baa inoo hagaagi lahaa.Ilaahay ha barakeeyo.Dhalinta hala kaalmeeyo oo meelaha dowlada hala geeyo.flight 13 iska daaya❤🇨🇦

  • @a.awyska3047
    @a.awyska3047 7 ปีที่แล้ว +22

    Wxan ahay qof ka ugu horeyay ee dawada like igu qabta

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 7 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle adiga iyo bahda HANOOLAATO waad mahadsan tihiin. Wareysigana mid qiimo leh ayuu ahaa, balse maadaama ay Aamino soo koobeysay waxyaabaha ay magaalada leedahay sida dukaamada iyo masaajida iyo goobaha kale ey afka ku dhufatay waxoogaa inaad B-roll isticmaashaan ayeey igula habooneed.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 7 ปีที่แล้ว +2

    Asalaam Caleykum waraxmatullahi wabarakaatuh
    Masha Allah,
    Inkasto ay jiraan Soomaali wax soo barteen iyo kuwa shaqeeyaan, laakiin intaa aad sheegtey waa run, oo meeshiina oo keliya ma'ahan ee waa meelkasta, Waxaan uguwacan Waa waalidka il ahaas (Aabahood) oo dib isudhigeen oon caruurtiisa kawarqabin. Waxaase dadaal badan Waa dumarka Soomaaliyeed meelkasta ayjoogaan, midse ay dumarka intooda badan kuxunyihiin Waa Xanta iyo yasida dadka kale, iyo gooni gooni isudhibaan oo qabii Qabiil isugu yimadaan, (xagga sacabka iyo durbaanka) War hurdada ka kaca oo iscafiya qabiilkana dhaafa, xaasaskiina iyo caruurtiina kawarqabaa kuligiin.
    Waa barnaamij wanaagsan, Masha Allah.
    Shugran

    • @Yuusuf1
      @Yuusuf1 6 ปีที่แล้ว

      muslimahsista
      alle haku sharfo gabadh soomaali Sidan uqoreysa lama helo Hada.

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah hanoolato iyo amina Musa we love you guys forever keep going what ever you do 🌿🌹🌿🌹🌿🌹❤️❤️👑👑🏆🤝🤝🤝

  • @calidhux9280
    @calidhux9280 7 ปีที่แล้ว +2

    *AAMINA MUUSE WEHELIYE*
    ani ahaan saa hooyo soomaaliyeed hal iyo haben utaagan taageeradda shacabka soonaaliyeed
    si aysan udareemin madaxda dalka anigu waxaan halkan uga mahad celinayo iyadda waa hoyo ilma dhashey kana fakaraysa soomaali oo idil
    wlhi sida aan ugu duceeyo alah oo qudhaa og mar marka qaarkii wn ooyaa marka aan soo xasuusto vidio ay iyadu ledahy
    ilhy waxan uga baryaa inuu ilhy u fududeeyo su aasha maalinta qiyaamaha janatul fardawza ka waraabiyo
    waa qofka qudha ee aan aaminsanahy inaybka fakarayso shacabka soomaaliyeed alle haku daayo shacakaa kuu raba

  • @admayare3651
    @admayare3651 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Ayaanle Xassan baramijyada nuucan ah waa wax lobahanyahay halka kasi wad Captan alle haidin xafadiyo adiga Hooyo Amino Muuse

  • @saidabdi9782
    @saidabdi9782 2 ปีที่แล้ว +1

    Amina muuse journaliste talentueuse

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 7 ปีที่แล้ว +1

    Amino ilhey hoyoyinkena somaliyeed janada hakiyo wlhi waa kuwa dhiib walbo maro markuu abaha furo ilmohoda asturda markuu ninkeed dhinto asay losaro war wlhi dumarka somaliyeed waa dumarka ugu adeeg adunka dhiib walbo maro uu adgesta oo wlhi carurtoda laa qaxo oo dhiib laa maro war miya anaga fahmiin wexe hayan dumarkena marka furno misa kaa dhimano war miya ogeen rafadkee uu maran ilmohoda war miya ogeen iiin aqiro lagu weydinayo marka xaaskada dhibto misa kajoo uu disho misa ilmaha kuu durdid dhiibkee maran war dumar weyna dhaleen weynala dhashday waan dhalney aan ilalsano oo wanag duusno one love hoyoyinkeyka somaliyeed gabdhaha walalehey somaliyeed ilhow somali duus wanaga

  • @sirtanolosha4385
    @sirtanolosha4385 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo soomaaliyeed alle ha barakeeyo

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻👍👍🏆🏆🏆🏆🤝🤝🤝🤝✌️✌️✌️✌️😎😎😎🌿🌹🌿🌹❤️😍😍. Soodhowaada

  • @abdishakuralidhaqane1169
    @abdishakuralidhaqane1169 6 ปีที่แล้ว

    Run ahaantii aamina muuse waa role model

  • @baati8965
    @baati8965 3 ปีที่แล้ว

    Amino qisaadas anigay igu dhaacday hadda kohor waxaan imaday wadaanka Norwegian oo anhadaa ku Noolyahay 1997 gabar somaaliyed yatahay rer heebel. waxaay itiir ma isku dhiibeysa

  • @techplanet2007
    @techplanet2007 6 ปีที่แล้ว

    asc Ayaanle Xusen Cabdi iyo inta la wadaagta barnaamijkaan aad ayan u salaamayaa intaa ka dib magaceygu waa MAXAMED MAXAMED HAADI SHEEKH IBRAAHIIM , waxaan codsanayaa in la akhriyo fariintaan
    ugu horeyn aad ayaan ufaraxsanahay waayo waxaan dareemayaa inuu jiro baraarug wadaniyad iyo mid siyaasadeed waayo waxaan arkaa meel walbo uu wadani soomaali ahi joogo waa uu soo qeyliniyaa taasi aad baan ugu faraxsanahay balse hadii aan gaar ahaan u weydiiya AYAANLE XUSEEN CABDI, AYAANLAW waxaan ku taxanahay wacyi gilinta iyo wararka dad gaar ah o aad adiga kaw ka tahay hadaan intaan ka xasuusta hadda wax ka sheego DADKAASI
    1.Ayaanle xuseen Cabdi
    2.sheekh max'ed idiris
    2.prof Cabid ismacil samatar
    3.Maamo aamino muuse wehliye!!!
    4.maamo Dr.maryam qaasim!!!
    5.Fanaank-Xuseen shire ciyaar jecel
    iyo in badan badan badan o an so koobi karin
    marka su'aasha aan jawaabta u la'ahay waxay tahay dadkaasi qawmiga ahi ee soomaalinimad ay ku qaaliga tahay o ay ku weyntahay maxay isu wareysan la'yihiin o ay isu weydiin la'yihiin war intee nagala helay o nagala heystaa?!!!
    yacnii waxaan ula jeedaa inay isu yimaadaan maxay talo dhaxal gal ah isugu darsan la'yihiin ka dibna caqligooda xalaasha iyo cilmigooda ALLE barakeeyay xal kama danbeys ah o hir kala ugu keeni la'yihiin?!
    AYAANLE waxaan ka codsanayaa inuu fariinta akhriyo jawaabna iga siiyo haduu waqti iihelayo fadlan fadlan jawaabtaasi halii siiyo
    SOMAALIYA HA NOOLAATO SOMAALIYA HA NOOLAATO SOMAALIYA HA NOOLAATO

  • @muhudinmohamed9534
    @muhudinmohamed9534 7 ปีที่แล้ว +8

    Aad ayuu iitaabtay wareysigaan Xaqiiqda Allow Wadankeena Nabad Nooga dhig

  • @anfacbilan4047
    @anfacbilan4047 4 ปีที่แล้ว

    Aamina muuse wehliye hooyo qaran ❤❤❤❤

  • @liibaancabdulaahi8700
    @liibaancabdulaahi8700 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah mama amina nolow

  • @abdikarinhassan9448
    @abdikarinhassan9448 7 ปีที่แล้ว +3

    HANOOLAATO 😍

  • @MariamAli-uw4et
    @MariamAli-uw4et 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalla

  • @rahmaisackadan6488
    @rahmaisackadan6488 5 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato hasii Noolaato

  • @lulalasow2972
    @lulalasow2972 7 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah. Aamino waxa ay ka hadleyso waa arin xaqiiqdi jirta. Ilaahey Ummada Soomaaliyeed irid qeyr qabto ha u furo.Insha Allah

  • @somalianinternainer5218
    @somalianinternainer5218 7 ปีที่แล้ว

    asc wr wb aad ayaan kuugu mahdinayaa sxb ayaanle waaa barnaamij loo bahan yahay in wax la iska weydiiyo waxa caruurteena ay noqon doonaan adiga iyo aaminaba

  • @ustaaddalxa
    @ustaaddalxa 7 ปีที่แล้ว +1

    allaah yacizzak aamina muuse wheliye qalbi aad u wanaagsan ayaad leedahay walaal alle haku barakeeyo

  • @baati8965
    @baati8965 3 ปีที่แล้ว

    Asc. Dhamaantin waa idiin salaamay ruunta ayeeykahadashay walaashey magaaladas waa magaalo aan jeecladay xagaa diinta balse ha Ahaate waxaan ku naacay Nacaasti oo meelkasta lala taaganyahay Iyo wiillash somaliyed oo Abee ilalsada haysan waxaan dagaana 3sanaad markii aan arkay haliista ayaa hadaane Afrika uu guuray markas Ilmahayga waxaay ahayeen tiinej hase ahaate ilmihii dugsiga ladhiiganjiraay waxyar ayaa badbaday balkawaraan walaalo isku mar laxiiray xanuunkas ilmaha dadka ilaaliyo ayaa waxyalaahas arkayo

  • @kaamilk8863
    @kaamilk8863 7 ปีที่แล้ว

    Maasha allah wadaniga runtaa Aamina weheliye

  • @abdishakuralidhaqane1169
    @abdishakuralidhaqane1169 6 ปีที่แล้ว +1

    Ma iloobi doono xasuuqii xabashida ay noo geesteen

  • @haniafduub9058
    @haniafduub9058 6 ปีที่แล้ว

    Korma ka weynaneyna qabiilka?

  • @Boodhariofficial
    @Boodhariofficial 7 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato

  • @africanqueeen2868
    @africanqueeen2868 7 ปีที่แล้ว

    Mama amina muuse ❤

  • @mohamedcarale491
    @mohamedcarale491 7 ปีที่แล้ว

    Asc a aamina walaal gorme asaay dhigte dowlada aa jirte

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 7 ปีที่แล้ว

    wll ayaanle barnaamijyadaan oo kale noo soo gali waad mahdsantihiin.

  • @boramamusic6745
    @boramamusic6745 7 ปีที่แล้ว

    Wadaniyiin aamina iyo ayaanle

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 3 ปีที่แล้ว

    Ingiriiska meel ma ahan yurubta kale ka fiican.waa wadan maafiyada ku badan yihiin.

    • @karinacwjacobs
      @karinacwjacobs 3 ปีที่แล้ว

      @@truthwillsetyoufree4816 kkkkkk danyer iyo daaanyeero. ......

    • @karinacwjacobs
      @karinacwjacobs 3 ปีที่แล้ว

      @@truthwillsetyoufree4816 taas waa kugu raacsanahay, saas ay tahayna soomaalida waa meesha ugu badan yurub ay joogaan.

  • @anishaa1438
    @anishaa1438 7 ปีที่แล้ว

    Masjídka reer hebel goorba imaamka reerkas ah ama gudiga ah kulahaa 😀😀😀

  • @saidede6678
    @saidede6678 5 ปีที่แล้ว

    Asal baad tahay)

  • @abdia4527
    @abdia4527 6 ปีที่แล้ว

    She changed her colour

  • @fathiyahussain410
    @fathiyahussain410 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan isaare subscribe dhac ku sii wllo 🌹🌹🌹🌹

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 ปีที่แล้ว

    Tani nolosheeda ayey waxba KA ogeen Waa wareertey muufada ku dubtaa MEESHA Ay sheegeyso

  • @abdikarinhassan9448
    @abdikarinhassan9448 7 ปีที่แล้ว

    😂 😂 Maqayada Masajidka Rer Hebel ku Dhagan Aamino run bdn Ogthy.

    • @nadiajama1333
      @nadiajama1333 7 ปีที่แล้ว

      sowtii madoobayd maxay marsatey

  • @hassanibrahim6816
    @hassanibrahim6816 7 ปีที่แล้ว

    Why do you look for a Somali when you can get the services you need? Somali rarely join the police due to our corrupt and cunning culture in regards to immigration records- DOB, addresses and issues of marriage(bringing sister as wife)

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

    AAMINA WAALO WAALE MAGACAS BEEN LAGAMA SHEEGIN

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 ปีที่แล้ว

    London AYAA laga SOO tuurey Luton AYAA laga SOO eryey kadibna Birmingham ku SOO dhuumtey ilmo ay dhali karto oo wareysanya

  • @munayimagal6432
    @munayimagal6432 7 ปีที่แล้ว

    '

  • @aminsahid5636
    @aminsahid5636 7 ปีที่แล้ว

    horto tani mxay ka hadazhaaaa

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 7 ปีที่แล้ว

    ilig hoose way gashaday wuu kamaqnaa

  • @fowsiyaissa140
    @fowsiyaissa140 7 ปีที่แล้ว +5

    nagtaan waa kalbad

    • @mahiromar4241
      @mahiromar4241 7 ปีที่แล้ว +2

      fowsiya issa maxaad ku dhahday oo aad ucayneeysaa

    • @mohamedabdirashid9405
      @mohamedabdirashid9405 7 ปีที่แล้ว +3

      fowsiya issa illahey ka cabso cayda joji it is like your mother

    • @aisha665
      @aisha665 7 ปีที่แล้ว +1

      wa barnaamij ad u fiican o inad wax ka kororsato ad u baahan tahay.maxadse u cayneysa,ma qabyaalada koley cudurka uGu weyn e somali haysto ayaa qabyaalada iyo quuriweyto ah.

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 7 ปีที่แล้ว +3

      fowsiya issa abaayo macaan maxey ku yeeshey gabadhan soomaaliyeed oo quruxda badan abaayo macaan alle oga baq qoraalkaaga wuu ku dabo soconkaraa geeridaada ka dib abaayo hada gabadhan walasha ah i cafi dheh xitaa yeysan ku maqline mar danbana qoraal qof kale dareenkiisa wax u dhimaya ha qorin alle dartiis naf kasta naftaada oo kale ka soo qaad macaan badan aniga ayadana ma aqaano adigana sidoo kale

    • @smia604
      @smia604 7 ปีที่แล้ว +1

      Saido Jama jzkl macaanto qoralkada hada dhimato iyo hadaad noshahay wuu kusoconayaa subxanalaah walashey alaha kacafiyo