ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

"Maxamed abiib xasaanada haduu umada kaga xishoon waayo indahaa.." Gudd Xinif

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 105

  • @user-fl6mx3et2v
    @user-fl6mx3et2v หลายเดือนก่อน +6

    Wlhy bilaah waa Heec kani wuxu leeyahy umada masaakiinta ah aan waxooda cuna oo dalka saan doono ka yeelo eh hala aamuso wlhy xildhibaan maxamed abiib intuu muuse bixii metelo inka badan ayuu haystaa isagaana idinka shacab badan inta igu raacsan like

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv หลายเดือนก่อน +13

    KANI damiir hacuu leeyahay dadka wuu iska qarin lahaa. Soo kii lahaa reerkayga intaan xafiiska joogay ayaan wada shaqaalaysiiyey maaha

  • @khadarribery267
    @khadarribery267 หลายเดือนก่อน +11

    Maalintii wuxu ku baday baad ka ka gubanaysaa Maxamed Abiib😅

  • @Fvv6677
    @Fvv6677 หลายเดือนก่อน +9

    wardee waa runtii fartoon horgal dadkiisii wuu kahadhay anagoo reer khaatumo ah basleh car kascaanood hayimaado yuu matalaa war ina abiiboow fartoon waan kuu faxnaye afka laad kaldhac

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 หลายเดือนก่อน +5

    somaalida qaarkood waxay weeraraan haldoorkooda ,,,,sida loo weerarayo Abdi abiib
    waa nin caqli badan had iyo goorna RUNTA sheega ,,,,,,,,
    ADEER mar buu kula xisaabtamey maad ku weerari?
    ADIGAA keen lacagtii loogu tala galaxy dadka BAAHAN ee reer Somali laaan

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 หลายเดือนก่อน +5

    Adeerkaan Halala xisaabtamo lacagtaii qaxootiga meeshuu mariyeey waxaan loo joogin buu KA hadlayaa .....

  • @shamsedinaxmed6011
    @shamsedinaxmed6011 หลายเดือนก่อน +8

    xinif adaa khaayima tuug baa thy xidif😂

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 หลายเดือนก่อน +7

    Reer awdal waad xoqaysaa xinifoow waxaad naga hesho waxba ha naga siin.mar uun baad isasootaagi kheyriyadda borama

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 หลายเดือนก่อน

      @@Dulmi_diid123 dhagax halala dhaco xaaraami weeyi

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 หลายเดือนก่อน +4

    Yaaa burma walaahi xan if wwaa ina adeerkay lkn maxamed abiin ayaaa 100 jeer ka fiican

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n หลายเดือนก่อน +6

    Thank you very much golowakiilo masha waa ciyaal isuuq reer walba wuxu keenay dibjirkiisii reeraha waxan lehay wxani waa macag dil ee waxa hagaagsan golaha keenso somaliland guul ❤❤❤itoobiya guul ❤❤itoobiya our brothers brothers well come ❤somaliya iyo jabuuti waa cadawga ee an doonaynay inu qof inaga noolado alaah haligo

  • @---bk4lg
    @---bk4lg หลายเดือนก่อน +3

    Xinif isaga isla hadalayaa 😂
    Ariimaha reer Boorama ka hadal xili doorashow baad jirtaye 😂

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o หลายเดือนก่อน +4

    Waa runta Walahi..
    Muse one more time 🟢⚪🔴

    • @Osman-vs7mw
      @Osman-vs7mw หลายเดือนก่อน

      No chance he had his time.he must go

    • @user-lh6yk4sy3o
      @user-lh6yk4sy3o หลายเดือนก่อน

      @@Osman-vs7mw Mini Faqash YAYUU

    • @Osman-vs7mw
      @Osman-vs7mw หลายเดือนก่อน

      @@user-lh6yk4sy3o for your understanding Somaliland I can see where coming from.somaliand is my country and I'm no't having it to take wrong direction again

    • @user-lh6yk4sy3o
      @user-lh6yk4sy3o หลายเดือนก่อน

      @@Osman-vs7mw isn't wrong direction when us President Muse Bixii fight to the Somaliland recognised but Djibouti & Somalia Guvernement buy ur Somaliland parlement with 💰💰💰💰💰💰💰💰💷💶💴💵💸🪙💰💰💰💰💰

  • @user-hu1xr4sj3j
    @user-hu1xr4sj3j หลายเดือนก่อน +1

    Allah ku saloo kani wayiine lageyo "JEELMAJNUUNKA"

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan Mohammed Abiib waxuu matalaa GARXAJIS iyo ISAAQA ku nool Burco,Together,Ceerigaabo,Sanaag,HARGEISA,SOOL,Gebiley,Berbera,iyo Boorame viva Somaaliland viva Ciro iyo XIRSI Gaab

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan u bixiyay xisbiga Calaancasta iyo ciyaal suuqa (Xisbiga Kala Didiye)

  • @abdilahicawad2788
    @abdilahicawad2788 หลายเดือนก่อน +2

    Diiwaanka ayay kuu qasha in aanad barakacayaasha u sinayn waayo maalintii xildhibaankii su’aasha ku waydiiyay waxaad ugu jawaabtay reer Somaliland oo dhami way ogaayeen.
    M.Abiibna su’aashi ayaad ka daba socotaa miyaa?

  • @khadarribery267
    @khadarribery267 หลายเดือนก่อน +3

    Maxaa ku gubaya adiga hadaa hadydaan idinku warqada qorin😅

  • @user-ui4bd2wd5m
    @user-ui4bd2wd5m หลายเดือนก่อน

    HABARTAA U SHEEG. VIVA AWDAL STATE

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 หลายเดือนก่อน +2

    Adigu guryihiii barakacayaasha xagad marisey iyo booyadihii biyaha eebarakacayaasha halagula xisaabtamo

  • @AhmedAli-nr2tz
    @AhmedAli-nr2tz หลายเดือนก่อน +2

    And I risaaq khaliif gobolkiisuu tegay laandheere faratoona waa idinka tegayaa m abiib waa sii socdaa

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh หลายเดือนก่อน +1

    Waar Xinif iyo Buuni ayaa dadka ka aamusiiya.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    Maasha alaaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 หลายเดือนก่อน

    Mudane Xinif wa geesi runta sheega

  • @cabdiraxmandeheeye7313
    @cabdiraxmandeheeye7313 หลายเดือนก่อน +2

    waar naga aamus xoolayahaw bilaa taariikhda ahi

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w หลายเดือนก่อน +1

    Maxamad ma hooyadaabuu
    Wasaa

  • @user-jg2st6jz1f
    @user-jg2st6jz1f หลายเดือนก่อน +2

    Muse qaran qaran qaawiye waa Danbile qaran

  • @AbdourahmanOmarateye
    @AbdourahmanOmarateye หลายเดือนก่อน +1

    Walee waaruntii muuse waa laxaw nafta alle haka qaadee

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadh maahee ninki ui kufsaday ha waydiiyo qoomuluud qoomuluud dhalay maydka aad baadhanayso saaxiibka waad heshay iskuulkii qoomka

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq หลายเดือนก่อน +1

    Kani waa xoolo aan waxba fahamsanayn, Madaxweyne iyo Wasiir ayuu ku leeyahay xaggay ku arkkeen iyo xaggay ku yaqaanaan kkkkkk

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq หลายเดือนก่อน +1

    Dibjir aad mooddo kirishbooy weeye kani.

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 หลายเดือนก่อน +2

    Nikan isaga inta gubaysa wla yaqana😂😂ina abiib isnT esy

  • @abdirahmanbarre9635
    @abdirahmanbarre9635 หลายเดือนก่อน +1

    Xinif ma af-hayeenka xukuumaddaa: maanu ahayn guddoomiyaha barakacayaasha?

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 หลายเดือนก่อน

    Fartoon waa oday asaasaq ah, reer soolna waxbaka ah agtooda.Idikana agjoogiisu waxba kama faaidaysaan, nin aan magaaladuu dhashay tegi karin baad buunbuunaysaa!

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 หลายเดือนก่อน

    Abiib iyo lotkiisu way kibreen oo musharkay ka qadanayeen cashuurta masakiinta somaliland ayay ku naaxeen Allah soo qabay!!

  • @user-zv1pm2tm1d
    @user-zv1pm2tm1d หลายเดือนก่อน +1

    Munasakh Munasakh dhalay

  • @arafatsahardid1870
    @arafatsahardid1870 หลายเดือนก่อน

    Waxan miyaan dadka dowlad uga dhigaynaa... Mise waa mashruuc rag gaar ah oo magac reer wataa lacag ku urursanayaan...

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar4344 หลายเดือนก่อน

    FARATOON MA ISAAQ BAA MISE WA DHULBAHANTE?
    HADU DHULBAHANTE YAHAY MUSE BIXII IYO IIDOOR 900 OO WIIL OO DHULBAHANTE AH BAY DILEEN MAKA HADLIKARAA?

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 หลายเดือนก่อน

    REER Soomaali laan la xisaabtama niinkaan ,,,,isagaa in la xidho weeye ,,NOT ABDI ABIIB
    waxaan dhagaystey isagoo leh xafiiska waxaan ku wada guray oo shaqaale uga dhigay
    ehelkayga .....xildhibaan abiib wuxuu damcay in uu suaalo waydiiyo kadibna wuu ku xanaaqey ////jooji nacaybka xildhibaanada OO ha weerain

  • @Maxdheg
    @Maxdheg หลายเดือนก่อน

    Xinifoow adigu halyard kala qaaday waa la garanayaa

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h หลายเดือนก่อน

    War wixii iyo cidii tegeysa ha t😊agto,
    Inta somaliland ku soo hadha dekadoodu ku filan kana badan.
    Waxaan qarash iyo booto aheyn kala tegimaayaan somaliland.

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 หลายเดือนก่อน +1

    Afka qaarmuun nagalataag beenalee ayaay tahay ee muse uu dhalaa ee uu dhigoo

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu หลายเดือนก่อน

    Xinif waa dameer uu sixrey muuse xisbigii kulmiye oo ceebtooda cidii ka hadasha waa xunyey walee inta sacabka beenta u tumeysa

  • @mustafeidiris6739
    @mustafeidiris6739 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhiban ku waakii markii uu suaa lahaa ukuwey diiyey waadii gangida yeeshey

  • @abdirisaqhasan8118
    @abdirisaqhasan8118 หลายเดือนก่อน +1

    Been ayaad nafta iyo dadka ka dabeeyo beenta kadaa 😅 farotoon dadkiisa ka haray waa la luntay oo xero iidoor gashay waxaad ku dhadaan waad u fasaxantin

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน

    Ninkii cirka ha yaa ha soo dumiyo
    Waa in sharcigu dhaqeeyaa waayo isagaa ina kala hayaa hadii kale gacanta ayaa layskula tegayaa 💪🏾

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 หลายเดือนก่อน

    Faratoon inuu Dhulbahante kaharay ma been baa??
    Waa calooshiisa ushaqayste dadkiisii kaharay. Car maanta xitaa hal tuulo oo Dhulbahante joogo ha yimaado?

  • @DeeqsanXayaat
    @DeeqsanXayaat หลายเดือนก่อน +1

    Kani waxa uu rabaa inaa la way diiyo gabadhi burco uu ku kubsaday burco

  • @Igmaniita
    @Igmaniita หลายเดือนก่อน +1

    Xinifow 2008 dii waxaad same-sex noo sheeeg😂😂😂😂

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 หลายเดือนก่อน

    Xoolad tahay aduu cid waxba kamasheegi kartid hoyada wase inan abiib waa nin rageed Anaga oo reer awdala tageersan neefaw qudhmiyu wuu dhacay

  • @ahmedosmanismaaciil6493
    @ahmedosmanismaaciil6493 หลายเดือนก่อน

    Hala eryooo mxamed abiibkuu waa doqon iyo nin sooqaatay mashruuc

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน

    Ciyaal weerada ha laga soo dareeriyo golaha please HANDARAAB NO MORE HADAL❌

  • @user-rf2ir3yv1l
    @user-rf2ir3yv1l หลายเดือนก่อน

    Ay ay dhalay

  • @user-od4cg8lj6f
    @user-od4cg8lj6f หลายเดือนก่อน

    Ay maxamed abiib afka ka dhig

  • @xasanmaxamed1208
    @xasanmaxamed1208 หลายเดือนก่อน

    Horta ninkani ma siyaasibaa mise waa shaqaale dawladeed

  • @abdit8270
    @abdit8270 หลายเดือนก่อน

    Waar ina abiibkiisa mooyee dadka qaar kal baqday leeyihiin ee kal xishooda ma laha. Inankan yar dhib muu arag muu qaxin diyaatad may eryan, tagfi may cunin shuban kumuu dhicin iyo xanuunadii kale aa dadka ku dhameeyay qaxootigii dulcad iyo daroor iyo hashim iyo baliyaley. Lkn inteedaan ku sugaayay in innanyar oo sidii dumarka kelyaha ka naaxay..somaliland muran geliyo.

  • @hiboibraahincismaan4434
    @hiboibraahincismaan4434 หลายเดือนก่อน

    Weer kani waa khaayin wana fulay faratoon difaackaama aha waxad ka baqaysaa dhulmahante kkkkk ka dhamow mxmd abiib wuu ku dhamaaye

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 หลายเดือนก่อน +1

    Maxkamada gaban weydey dhanbilasha bixi io tani ma waxay qabata uun samaron

  • @Keysek
    @Keysek หลายเดือนก่อน +1

    Yeesif 😅😅😅😅😅😅

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 หลายเดือนก่อน

    Dhalainyarada maxa ka siya waar nimanki isma dhaamaan waa wada tuug wlahy aan dalkena u kacno inagaa u cid ahe

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 หลายเดือนก่อน +2

    Ninyahaw guda biirsagu waa
    Inan gubeed biixii 700 ayuu
    Maalin galin keed ka dilay
    Uma haytaan oo waa kanabad qaateen
    Wiilyar oo ciro xayeeysinaya
    Oo kursiga sare u raba ayay
    Biixi ku caayayaan oo
    Ay labarooranayaan

    • @Igmaniita
      @Igmaniita หลายเดือนก่อน

      Aka maxaa been kgugu seexiteyey dhilo nimo kashaqys😂😂

  • @adenaboubaker8446
    @adenaboubaker8446 หลายเดือนก่อน

    Benta nagada kulmiye aya kuqoriye

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5l หลายเดือนก่อน

    Sida dameerku u ciyo marka uu dhergo ayuu malin wlba u ciyaa nikani madaxu cadaday inaa liliaab

  • @CumarCilmi-r5f
    @CumarCilmi-r5f หลายเดือนก่อน

    Munaafaq weeye kani

  • @GoojanGoojaan
    @GoojanGoojaan หลายเดือนก่อน

    Wanusala

  • @Subxaaaaanalaaah
    @Subxaaaaanalaaah หลายเดือนก่อน

    Guuulwade m aliib markaadka hadlayso soocadayo 🤮🤮🤮🤮

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😢😢😮😮😮😅😅😊

  • @mohamedamiin-sr5wb
    @mohamedamiin-sr5wb หลายเดือนก่อน

    waxaa nasiib daro ah in doqonkastaa iyo maangaab kastaa uu inoo hayo kursi uuna leeyahay igu ixtrimaama

  • @MursalMRaydal
    @MursalMRaydal หลายเดือนก่อน

    Wuu nagu matalaa anaga iyo inankayga noo dhexayn maysiin
    tuugyohow tuug dhalay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😂🎉😢😮

  • @CumarismacilXasan-nt8dy
    @CumarismacilXasan-nt8dy หลายเดือนก่อน

    Waar akhlaaq xumada adaa bilawka ah.hadalka soo bar0

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto หลายเดือนก่อน +1

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤ anoo awdal ah . Ayaaleh hala xidho wixii Somaliland kasohorjeeda guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @mohamedyacinhersi3053
    @mohamedyacinhersi3053 หลายเดือนก่อน

    Adu bal indha ku dhifo. Ciyala suq

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 หลายเดือนก่อน

    Waar Kulmiye bal waxa u hadhay eega

  • @bilehproflms1389
    @bilehproflms1389 หลายเดือนก่อน

    Yeesif hhhh😅😅😅

    • @Userr9595
      @Userr9595 หลายเดือนก่อน

      Yeesifka maxa karabta? 🤔

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 หลายเดือนก่อน

    Hadalba gam😂😂😂

  • @GoojanGoojaan
    @GoojanGoojaan หลายเดือนก่อน

    Halad jogato Julian halakadajot

  • @maxamedomar4294
    @maxamedomar4294 หลายเดือนก่อน

    Yeesif😂😂😂😂

    • @Userr9595
      @Userr9595 หลายเดือนก่อน

      Yeesifka maxa karabta? 🤔

  • @IdilMaxamuud-n4c
    @IdilMaxamuud-n4c หลายเดือนก่อน

    Way matalaan ee adigana labada indhood eed sheegayso Ayaan la iska kaacelin

  • @user-od4cg8lj6f
    @user-od4cg8lj6f หลายเดือนก่อน

    Tuug nacamle ah ayaa tahay

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhh hortu wareer magalay wlleee

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 หลายเดือนก่อน

    Tuug habar jeclo !!

    • @user-ew3sh1vp7r
      @user-ew3sh1vp7r หลายเดือนก่อน

      Habari jealo maxaakuugeeya miyaanda codo kadoonan

  • @abdinazirmouze
    @abdinazirmouze หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅 nin waalan

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmar หลายเดือนก่อน

    Adigu maalintii uu ku xisaabinayay ayaad dagaal u qaadey

  • @w410921
    @w410921 หลายเดือนก่อน

    Libaax

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o หลายเดือนก่อน

    Xinif geesi geesi dhalay waad u dhamaysay xayaakallaah

  • @CabdiwaasacBashiir
    @CabdiwaasacBashiir หลายเดือนก่อน

    Beenaale adigaaa indhaha lagugu
    Dhufan

  • @shamsedinaxmed6011
    @shamsedinaxmed6011 หลายเดือนก่อน

    beenaale somalin wax jirta maaha waa gobol tuulo ah

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 หลายเดือนก่อน

    Nahab. Nacala tula

  • @user-em6ru4uc2h
    @user-em6ru4uc2h หลายเดือนก่อน

    Nacnacle.

  • @abdirahmanbarre9635
    @abdirahmanbarre9635 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 หลายเดือนก่อน

    Xinif waa ninrageed,

  • @leezilla9168
    @leezilla9168 หลายเดือนก่อน

    Kaadab

  • @leezilla9168
    @leezilla9168 หลายเดือนก่อน

    Liar

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l หลายเดือนก่อน

    Beenaale