MOHAMED LAFOOLE ADUUNKO DHAN 2019 NIMCAAN HILAC SHOWGII DUMARKA STOCKHOLM 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 182

  • @xareedofficial6476
    @xareedofficial6476 5 ปีที่แล้ว +153

    lafoole Inti Hesihisa Kusocon Jiren Likr Igu Qabta 😍😍

  • @mukhtarhagar9409
    @mukhtarhagar9409 5 ปีที่แล้ว +103

    Fanankas oo kale lacag ka bixi koley hadad lacag khasaaraynaysid Legend Live u heesaya mahamed hassan hussein Lafoole waweynka

  • @allowadaaweyn6559
    @allowadaaweyn6559 4 ปีที่แล้ว +19

    Nuntii nimcaan waa baari fanaanka weeyn ee lafoole siduu u jecel yahay una ixtraamo sidaasaa loo baahanyahay labada fanaanba waa favorite keeyga 💯❤️👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @osmanhusseinahmed1273
    @osmanhusseinahmed1273 4 ปีที่แล้ว +54

    Legend from my hometown Jaamacada Beeraha, Deegaanka Lafoole Duleedka Koofur Magaalada Muqdisho 🙏🙏🙏

    • @faysalelmi3254
      @faysalelmi3254 4 ปีที่แล้ว

      Jaamaacada lacokle buu dhigaan saas lacokle loogu yeeeA

  • @abdirahmanmohamed9809
    @abdirahmanmohamed9809 5 ปีที่แล้ว +42

    Hadaan live loo heeseynin sida lafoole fanaaan uma aqaano
    Legend lafoole

  • @Mustafhajji
    @Mustafhajji 5 ปีที่แล้ว +29

    *Lafoole* _Yaa diidan in uu yahay legend somaliyeed_ 👑❤
    *Nimcaan Hilaac* _Isagana waa xidig imika so baxay wlhi_ *Horay u socda* 🙏☝👑❤💗

  • @KINGJALLA114
    @KINGJALLA114 4 ปีที่แล้ว +17

    Absolutely Legend❤
    Fanaanka saxda ah wuxuu soo baxaa markuu live u heesayo

  • @dauudtube8122
    @dauudtube8122 5 ปีที่แล้ว +69

    Tol iyo qarabo hadad tiihin hal gabar gabar jogto sweden isoo qabto.aad bay isoo.jiitene mnsha allah gabadhahena somaliyed mel.walbo.jogtan farxad ku nolado wlhi.haday ayaka ehn hormar mana garnen

    • @YahyeSalebanmuse
      @YahyeSalebanmuse 5 ปีที่แล้ว +1

      War istaq furanlaH dheH gabdhaHa adunka wa isku mide

    • @saciidreds2080
      @saciidreds2080 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh ana kuu haya subscribe dheh my channel

    • @rayaninamahamud1822
      @rayaninamahamud1822 5 ปีที่แล้ว

      haashim abdullahi amiin wll

    • @dauudtube8122
      @dauudtube8122 5 ปีที่แล้ว

      @@rayaninamahamud1822 heee rayaan abaaayi

  • @nasruden1420
    @nasruden1420 4 ปีที่แล้ว +18

    Life hees loo qaadayo hadaa rabto waa tann oo kale. Fanaan ku kalsoon hibadiisa👍

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 5 ปีที่แล้ว +69

    Ax ax ax wlhii waan ilmeyay heestan xasuus anaan marnaba ilaawi karin ayay igu leedahay mudo sanado ah ayaan habeenkii iyo malintiiba dhagaysan jiray isagoo ila jooga qofkaan aduunka jeclaa lkn imikay caadi igu dhacday oon guursaday qofkale oo anaan filayn inaan guursanayo
    Caydiidaw aduunkaan kugu jeclaaye calafba ina kala kaxeeyay farxad ku noolow aduunka korkiisa akhiirana janaan rabi kaga baryay furihii farxadaw

    • @BeingMalyunDaqare
      @BeingMalyunDaqare  5 ปีที่แล้ว

      Ma Shaa Allah

    • @BeingMalyunDaqare
      @BeingMalyunDaqare  5 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @ninjira2832
      @ninjira2832 5 ปีที่แล้ว +3

      Yanu ninkaagu ku maqlin hhhhh

    • @mahadisse1801
      @mahadisse1801 5 ปีที่แล้ว +1

      Wali iskabulo miyaa tahay waxaan filaaye inaad gursatay walashay

    • @juleibibade
      @juleibibade 5 ปีที่แล้ว +3

      Ax yaa jaceyl sida aya wanagsan in leysu duceyo hadii leys hanan waye👏👏👏👏

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 5 ปีที่แล้ว +26

    *live aaba LooqaadaYaa HeesaHa*
    go forward 💣
    rag raga💝

  • @eastafricanqueen2796
    @eastafricanqueen2796 4 ปีที่แล้ว +12

    Sadex qof o wadaniyan ah mashallah lafole ,DJ subeer iyo nimcan 💖💟

  • @naima5387
    @naima5387 4 ปีที่แล้ว +16

    lafoole hesihisa mid laga tago maleh Fanaan aan taagero waye kuligood daren bey leyihin hesihisa 2020 baan dhageysanaya🥰👏

  • @MohamedAmin-ey2hr
    @MohamedAmin-ey2hr 5 ปีที่แล้ว +38

    Lafoole wlh waa legend
    Aan play back aqoon🙏💯

  • @linghussle8237
    @linghussle8237 4 ปีที่แล้ว +17

    Lyrics:
    Aduunkoo dhan taan
    Kaa eegan jirayee
    weyga ambatoo
    Eedaa jaceyl
    Afku hadalka diid (2xs)
    Adimadu dhaqaaq
    itaal wey gabeen
    waan ololayoo
    uurkey bukee (2xs)
    ilamadeyga timid
    waxey aragtiyoo
    islaamkoo dhan ila yaab
    amakaaga iyooo
    urugadaan qabana (2xs)
    waa udun jaceyl
    Allaa iigartoo cid ma,eersaninee
    hadmeey ii imaan
    inantaan jeclaa (2xs)
    u,ildaranehee
    urugada aan qabo
    ma,iil baan lagali
    mise wey imaan
    inantaan jeclaa (2xs)
    aragtideeda wacan
    oonta aan uqabo
    Allaa igu ogoo
    oogadeydoo idil
    uumibaa kabaxaa........

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 ปีที่แล้ว +68

    Mise weey ii imaan inanti aan jeclaaa aragtideeda wacan oonka aan u qabo alaaa igu ogooo 👇👇👇❤❤❤😂😂😂 lafoole
    1 January 2020 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂❤❤❤👇👇👇

  • @rimaabdinour7640
    @rimaabdinour7640 5 ปีที่แล้ว +5

    Legend lafoole wax lagu qeexa ayaba jirin no play back 👏👏👏
    Live loo qaadaya😎👏

  • @Mubarikabdiozman
    @Mubarikabdiozman 4 ปีที่แล้ว +9

    Heeztan waa heez xazuuz igu leh wn jclahy heeztan wx dareemi kra qof jacyl dhb ahi hyo

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 5 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed lafoole
    Iyo lengend nimcaan hilaac
    Showgii zanadka hore usocda wllo soomaaliyeed

  • @abdishakurahmedjama6280
    @abdishakurahmedjama6280 2 ปีที่แล้ว +2

    living legend lafoole mid ka ida fanaanniinta yar ee show bilaa DJ ah qabsan kara another level wlhi fanaan jiil walba dhageystaan 💯❤‍🩹🌆

  • @A.kafi05
    @A.kafi05 5 ปีที่แล้ว +3

    My two legends lafoole iyo nimcaan inta heesto ayagaan ugu jeclahay ❤❤❤
    Noolaada👏👏👏👏🔥🔥🔥🔥

  • @abdihakeembeerlibaax8061
    @abdihakeembeerlibaax8061 5 ปีที่แล้ว +40

    Dadka somaaliyeed ee reer Sweden 🇸🇪 dadka ugu reer magaalsan ee ku nool qaarada yurub

    • @asmafani5902
      @asmafani5902 5 ปีที่แล้ว +1

      Ma argtaaa rag iyo dumerba

    • @rahmoalisalad7524
      @rahmoalisalad7524 5 ปีที่แล้ว

      AbdiHakeem Beerlibaax det är sant absolut🇸🇪🙏🏽

    • @norau8476
      @norau8476 5 ปีที่แล้ว +2

      tack fina du💕

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 ปีที่แล้ว +2

      Sweden suuqa xoolaha yurub a u aqana halmar ba qaldamay o tagay 😂🏃teda kle fasahaadka miye reer magaal ku noqden

  • @abdirahmanahmedali1451
    @abdirahmanahmedali1451 5 ปีที่แล้ว +15

    Uunsi baa ka baxa hhhh
    Lafoole legend soomaaliyeed

    • @sadiamohamed2585
      @sadiamohamed2585 5 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkkk uunsi mahan ee waa uumi

    • @abdirahmanahmedali1451
      @abdirahmanahmedali1451 5 ปีที่แล้ว +2

      @@sadiamohamed2585 heestu waa Uumi laakiin markan waxay u bedeleen uunsi si dumarka loo qanciyo kkkkk

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

    Aduunkoo dhan taan eegan jirayee 🇸🇴🇸🇴✅🎶🎵🎵🎵🎶🎶🎶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅ 02/12/2022 Jimco, Nairobi Kenya

  • @aagaanyare3955
    @aagaanyare3955 5 ปีที่แล้ว +7

    lpada fanaan way iz shabahan wlhi xga codka heezkananapa ladhacay aan sannado raadinayay 💞💋

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 4 ปีที่แล้ว +4

    legend wlhi waye ninkan
    14/4/2020 wixi iga danbeya like 😍

  • @abdiaziizdijoni1104
    @abdiaziizdijoni1104 4 ปีที่แล้ว +3

    Malyuun daqare xamar baan kaa soo salamaya walashey best TH-camr waa ku wataa 🙏💪

  • @Mustafhajji
    @Mustafhajji 5 ปีที่แล้ว +3

    *Malyun* _Adigana Gacantada wey fadhisa wlhi Horay u soco walshey_ 👸❤☝

  • @mubaarikabdirahmanancestor406
    @mubaarikabdirahmanancestor406 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waa heesaha loogu jecelyahay lafole legend

  • @mahirmohamed1911
    @mahirmohamed1911 5 ปีที่แล้ว +8

    Wn kufarxsanahay inan camerad kaarko asxb badano rer Nairobi isla ahan jirnay #salan jalayal

  • @eng.abdirahmanhassan758
    @eng.abdirahmanhassan758 2 ปีที่แล้ว +7

    Codka Lafoole weligii lagama xiiso dhacayo, markasta oo aan heestan soo booqdo waxay I gelisaa xasuus ku dhawaad 13 Sanno ka hor.🙁
    "Aduunkoo dhan taan,
    Kaa eegan jirayee,
    Wey iga ambatoo,
    Eedaad jaceyl,
    Afku hadalka diid". 😑💔
    "Adimadu dhaqaaq,
    Itaal wey gabeen,
    Waan ololayoo,
    Uurkey bukee". .🤒
    "ilmada iga timi,
    Waxay arag gartiyo,
    Islaamkoo dhan ila yaab,
    Amakaaga iyooo,
    Urugada qabana". 🥺
    "Waa udun jaceyl,
    Allaa ii gartoo,
    Cid ma eersanine,
    Hadmeey ii iman,
    Inantaan jeclaaa". 🚶‍♀️❤
    "U il daranahee,
    Urugada aan qabo,
    Ma iil baan la gali,
    Mise way iman,
    Inantaan jeclaa".🤒🚶‍♀️
    "Aragtideeda wacan,
    Oonta aan u qabo,
    Allaa igu ogoo,
    Oogadeydoo idil,
    Uumi baa ka baxa".😭💔
    W/Q: Abdirahman Qarni.

  • @kingwadani861
    @kingwadani861 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan hilaac ft lafoole. 2 legendz one live music.
    TEAM:Nimcaan-Hilaac
    TEAM: LA-Foole. Like & scrip ha baqeylin👍👍🤣🤣🤣☝️☝️☝️

  • @abdikhaliif9354
    @abdikhaliif9354 5 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed xasan xuseen lofoole waa fananka aan aad heesihisa u jacelhy

  • @huntera47.97
    @huntera47.97 5 ปีที่แล้ว +15

    Uunsi baa ka baxa kulahaa war ree xamarku dhibka may Daayaan 😃

  • @ismaythanuuraane4132
    @ismaythanuuraane4132 5 ปีที่แล้ว +5

    Nimcaaan iyo haliimo gobaad heesta ay isla qaadayn soo gali

  • @apdirizaknaik593
    @apdirizaknaik593 5 ปีที่แล้ว +4

    Malyun daqare bezt photographer

  • @eedmalehnafteyda3985
    @eedmalehnafteyda3985 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees waqtiga ii lahayd xasuus xasuusaheygana ka mid maashalh

  • @richhome3678
    @richhome3678 5 ปีที่แล้ว +9

    Legend baa is helay fanin aan Taagero
    Lkn codsi ban wataa Hadii aad garanaysaan nimcaan meel aan kala xiriiro fadlan igu caawiya Waa codsi wlalayaal🙏🙏🙏

    • @scwscw3047
      @scwscw3047 4 ปีที่แล้ว +1

      Instgramkisa kala xidhiidh bro

    • @mohamedcumar3982
      @mohamedcumar3982 3 ปีที่แล้ว +1

      Numberkiisa lagu siinaa

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedcumar3982 haddaad hayso isii lambarkiisa bro

  • @ismailbashka4284
    @ismailbashka4284 5 ปีที่แล้ว +2

    -Muxuyiri, "Unsi bakabaxa", Idhiin mamaqloo, "Ogadhedho Idhiil", Maxakabaxa, "Unsi bakabaxa"...
    😃👏

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 2 ปีที่แล้ว +1

    Lafoole always the best Mansha Allah

  • @cabdirahmaankhaliil2869
    @cabdirahmaankhaliil2869 5 ปีที่แล้ว +14

    Stockhlom waxa ka buuxa tahriibayaashii iyo waxay kexeeyeen 😂😂😂😂 waxa cadynaaya siday u qaylinayaan maaha ciyaalkii ku dhashay 😂😂

  • @Sooyaalka_wararka
    @Sooyaalka_wararka 5 ปีที่แล้ว +5

    halyeey qaran xaada ikacday wllhi codkaaga macaan

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +6

    War n8nkana fanan ah hadaba ya salaam Sweden tu dad foolxuma salamad

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv7398 4 ปีที่แล้ว

    Fananin fanka somaliyed meel gaadhsiyay nimcan and lafoole

  • @mohammedxayo5155
    @mohammedxayo5155 2 ปีที่แล้ว +1

    What a song 🎵, I like the free style ( mean with out music) is so cool 🔥

  • @mariahassanmohamed4971
    @mariahassanmohamed4971 4 ปีที่แล้ว +4

    💔😭 heestan si bey i xanuunjineysaa 💔

  • @yussufaxmed9154
    @yussufaxmed9154 4 ปีที่แล้ว +1

    Lafoole , my legend , I'm the only fan u hv from Kenya ,

  • @lakuufarah7013
    @lakuufarah7013 4 ปีที่แล้ว

    Laba legend lafoole iyo nimcaaan illhow idinla kiin kulmi♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 4 ปีที่แล้ว

    Lafoole fanaanka fanaaniintii dhexe weeyaan kuwan dambana jeex kama gaadhayaan 01-01-2020 happy new year

  • @kaafiaabdirahman7041
    @kaafiaabdirahman7041 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestan xusuus gooniyay ii ledahy😍

  • @fuadhassan2747
    @fuadhassan2747 ปีที่แล้ว

    Ma iilbaan lagali mise weyiman inan tan hee ♥️♥️♥️♥️

  • @hayaathilwa7019
    @hayaathilwa7019 4 ปีที่แล้ว

    Aragtidiisa Wacan Oonta Aan u Qabo Alla Igu Ogo Ogadeydo Idil Uumiba ka Baxa🔥❤❤

  • @maaramire3463
    @maaramire3463 ปีที่แล้ว

    Maxamed xasan xusen lafole legend

  • @mowlidid3636
    @mowlidid3636 2 ปีที่แล้ว +2

    Quraanka maa saan loo xafido

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkk uunsi baa kabaxa kulahaa wuu qoslay lafoole

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +17

    Lafoole afkey ugaliyen habluhu uunsibaa kaboxo 🤣🤣🤣

  • @sulamare4325
    @sulamare4325 5 ปีที่แล้ว +3

    Woooow aleeek wiilashanadii

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 5 ปีที่แล้ว +2

    waxanaa lacag lagu qasariyaa the 2 legends

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 4 ปีที่แล้ว

    24 /1/2020 dalxiis aan u aadnay xeebta jaziira ee muqdisho
    jaariga a yee noga dhexshidan thy ani iyo asxaabteyda
    dalkeenu wanaagsanaa oo amaan xumaaa😭😭

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 5 ปีที่แล้ว +1

    Lafoole legend fanaankan taageeri jiray fankii dhexe

  • @ayaneymowlid9123
    @ayaneymowlid9123 4 ปีที่แล้ว +1

    Armuuu iiman inankan jeclaaa💓💓

  • @mahadadcalii9627
    @mahadadcalii9627 5 ปีที่แล้ว +2

    A baha fanka

  • @salaxsamatar537
    @salaxsamatar537 5 ปีที่แล้ว +3

    2 legends long live to you my brothers

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 4 ปีที่แล้ว +15

    Ogadaydo idil unsiba kabaxa hhhh please comment

  • @hodanmahdi1384
    @hodanmahdi1384 4 ปีที่แล้ว

    Wawo eshe cala hee lafoole iyo nimacan hilac❤❤❤

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 5 ปีที่แล้ว +5

    2 legend. Nimcan iyo lafoole

  • @iftiimiyemediashow7577
    @iftiimiyemediashow7577 5 ปีที่แล้ว +25

    Reer swedan wa ciyaal xmr caadiyee heestii bey odayga hortiisa ku badaleen hhhh Ciyaalka xfda oo tahriib ku gakay iga dheh

  • @mamawammw1629
    @mamawammw1629 5 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi mudo aan ku noolaaa lkn yurub hadii aadan Rabin stress PLZ Sweden 🇸🇪 iska dag wlhi waa meel somali walbo ad ku arkaysid. Waa dad always iska faraxsan yurubta kale shaqo iyo xisaab xir aad galee iyo meeqo guri ad dhistay

  • @abdilaahijamac1771
    @abdilaahijamac1771 5 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha 📷 ayaan Ka helayba qaabka ay wax u duubayso

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 5 ปีที่แล้ว

    inta lagend lafoole iyo raga lamidka ahi noolyihiin weli fankeenu waa taaganyahay.

  • @madjanaywiltord1760
    @madjanaywiltord1760 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaa ila arkay lofoole codkisa musica la aanta in'uu macaan yahay

  • @mohamedhadaafoow978
    @mohamedhadaafoow978 4 ปีที่แล้ว +1

    This song is a song that reminds me of it.

  • @maryamahajji2626
    @maryamahajji2626 5 ปีที่แล้ว

    Lafoole iyo hilaac fananka idiinka leh wlhi 🎵 ❤

  • @engabdirazaksamawade815
    @engabdirazaksamawade815 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla yacizak.

  • @ismail6745
    @ismail6745 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend lafoole

  • @suheymaofficial4567
    @suheymaofficial4567 5 ปีที่แล้ว +6

    Nimcaan nin somaliyed BK adiga cancel show gaagi hhhh mac sokor

  • @abdihakinabdirahman7662
    @abdihakinabdirahman7662 4 ปีที่แล้ว +5

    Uunsi ba kabaxa 😂😎

  • @abdihaadi6608
    @abdihaadi6608 3 ปีที่แล้ว +1

    Uunsi Oogadeydo idil Uunsii paa kapaxayo kkkkkk Wale meesha CiyaaL xamara Isugu Yimid Lafoole heesti pe ka qaldeen🤣🤣🤣

  • @shamsoaboore2941
    @shamsoaboore2941 4 ปีที่แล้ว

    Fanan qali ah lafole 👍

  • @eeshcalaainan1521
    @eeshcalaainan1521 5 ปีที่แล้ว +2

    Cadi Mahon 👌🏽

  • @mahadadcalii9627
    @mahadadcalii9627 5 ปีที่แล้ว +3

    Wax kale wlhi

  • @nevergiveup4012
    @nevergiveup4012 5 ปีที่แล้ว +1

    Maxa loowayay heeso bila music laguso qaday talow sidazabay kumacanyin heesuhuye

  • @nadiadhowrzan2640
    @nadiadhowrzan2640 5 ปีที่แล้ว +3

    Xazuz ii goniya aniga heeztani 😭😭😭😭😭

  • @hamdasugulle2998
    @hamdasugulle2998 5 ปีที่แล้ว +2

    Ogadaydoo idil uunsibaa kabaxa kkkk sasay sax kutahay

  • @abdirahmaankoronto2597
    @abdirahmaankoronto2597 5 ปีที่แล้ว +1

    Top fanaan

  • @salaxsamatar537
    @salaxsamatar537 5 ปีที่แล้ว +2

    I love it

  • @احمدابراهيم-ث5ف4د
    @احمدابراهيم-ث5ف4د 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi fanan weyey wlhi laoole

  • @asmahussen3562
    @asmahussen3562 4 ปีที่แล้ว +2

    Cid walba lama dhagaysto🙏🙏🙏

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 4 ปีที่แล้ว +1

    Dg zuber garac hayeH haYeH marku dhaho ka hela 😂😂😂

  • @maxamedc.raxmaan5228
    @maxamedc.raxmaan5228 4 ปีที่แล้ว

    Fanaan iyo fanaankiisa
    Waa kuwa aan ku faano

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 2 ปีที่แล้ว +1

    waxaan ku dhagaysan jiray cajalad wllshy soo iibsatay 2008dii

    • @yahyearteta2001
      @yahyearteta2001 2 ปีที่แล้ว

      Pizinka zhow ehLu jcyL ayaad ahayd

  • @saciidreds2080
    @saciidreds2080 5 ปีที่แล้ว +2

    Waw!!

  • @zamiakalid3604
    @zamiakalid3604 4 ปีที่แล้ว

    Walhi kama daalo heestan lafoole legend

  • @damalaboodimediapro8333
    @damalaboodimediapro8333 5 ปีที่แล้ว +1

    farxad iyo damaashaad

  • @salmaibrahim585
    @salmaibrahim585 5 ปีที่แล้ว +2

    2/11/2019 😍😍❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @hirsimohamoudisse7426
    @hirsimohamoudisse7426 2 ปีที่แล้ว

    Legend Lafoole

  • @ERNAJO
    @ERNAJO 10 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @mohamudmohamed954
    @mohamudmohamed954 5 ปีที่แล้ว +4

    Wiil Murusade go agead

  • @hasanhadle8421
    @hasanhadle8421 5 ปีที่แล้ว +1

    Woow eshcala hees

  • @sulubmohamed1584
    @sulubmohamed1584 4 ปีที่แล้ว

    HABLUHU DHARKA AYEY KU MAYDHI JIREEN CIDII XASUUSATA WAYO WAYO WAYO