Wll waxaan kaa codsanynaa in aad farta sida hada ku qoron marti qaad sida aan uhelno fartaas linki geeda noo so dhig sxb ama magaca loi yaqan nala wadaaga ama mesha aad kla so degty
Wll waxad kala soo degtay telegram lkn waxa jira link telegram dhex yaala oo sawiro bilaa background ah laga heli Karo halka kala deg hadii aad caawin u baahan tahay igala soo xidhiidh barta facebook bage ee ISLAMIC TECHNOLOGY
Halkan kala deg farta
👇👇👇👇
www.dafont.com/fiolex-girls.font
Halkan kala deg ubax
👇👇👇👇
www.mediafire.com/view/fx7ykblyfuz38ed
Halkan kala deg sample ka couple
👇👇👇👇👇
www.mediafire.com/view/lk6su6cr3im52ju
Halkan kala deg faraantiga
👇👇👇👇👇
www.mediafire.com/view/guq9xdevc9js69r
somali pixellab full tutorial 2021
👇👇👇👇👇
th-cam.com/play/PLfa1lIu8bp4CzLVmZlDkcMfIaBl4kFQ8a.html
waan taabtey
Thank you a lot 💓 ❤❤❤
Jazaakalah wll kun jeer wad mahadsanthy waan sameeyay wlh ma aqaano meel aan kugu so diro waad arki lahayd..
Barta facebook ee ISLAMIC TECHNOLOGY ayaad igala hadli kartaa bro
masha allah qurux badnaaa
shukran shukran akhiiii dadaaaal fcn ayaad noo wadaaaa
ALLAHA kaa ajarsiiyo akhii si qurux badan ayaaad noo saaciday waxaan ALLE kaaga baryayaaa hormar ballaaaran inshaah io guul weyn
adaa mudan aamin aamin wllo shugran
@@jiilsom halkeen kasoo dagsadaa wll
@@abdkareamkaraama1810 ma application ka
Horey u soco mudane.
Sxb sharaf ku noolow
Mahdzani wll qali❤❤❤
Thanks I faideysy wll
sxb adiga mudan
Sida loo qoro qoraaaalka waaa qarisay
Sxb kuwii hore soo daawo
Wwaan isku tayay waana sameeyay ustaadi
Mahadsanid Ustaad
Oo Wllo Quralka Zidad Ugu Qortay Mabad Na Tuzine 😫❤️
Hadii muqaladii hore ku taxnayd waad fahmi kartaa wixii su'aal ah ee dheeraad ah nagala soo xidhiidh barta facebook bage ee ISLAMIC TECHNOLOGY
Mahadsanid ust.
mahadsanid wllo
adiga mudan bro
@@jiilsom wllo raali iga ahaw markaan tago from gallery.
aniga ubaxyadu iima soo baxayaan maxaan sameeya
sxb bal xagan fb igala hdl sid aan kuu caawiyo
facebook.com/islamictechnology24h/
War nihw Waad icajabisay mash alhh
Hore u zoco wll
shugran
Shukran
Wllshy cafwan
Sawirada iisodir sxla aan kusameystee😊
Link comment ugu horeeya yaala raac
Thank u bro
Asc ustaad farta wan wayay nocas hebel iyo heblaayo ku qorantahay marka maxa xal aH ?
Comments ugu horeeya fiiri
Ok
Bilis nosoobadin 😍
Iphone ka ma lahn miyaa
m.a
Mhdsnd ustaad warqada martiqadka ah printer 🖨 magaleyso maxa kenay halmar no so gali adigo printer ku dawacaayo Mhdsnd
Waad daabici kartaa inshallah mustaqbal ka waan soo gelin bro
@@jiilsom oky انشاء
Waxan ku baratikeyay halken kuso diraa so aad u arakto
Macalin sawirka lawada lamaane inlaga keenaa
Muuqaalada xiga daawo
Sidee walal document uga dhigy oo uso sara
Pixellab Documents kama dhigi karo waqti xadirkan
Balked lagakeenikaraa sawirkaga caruska iyo freameka
Comments ugu horeeya link yaala fiiri
qaab uu uyaalaa
Yaa wll
Wll application magiciisa ma muuqanayo
Pixellab /muuqaladii hore soo dawo
Lkn.waxa ubaxa halkee kala soo dagaa maxaase qoraa markaa lasoo dagaaa
Comments ugu horeeya fiiri bro
Saxiib loogadaada ayan caashiqay
Wll waxaan kaa codsanynaa in aad farta sida hada ku qoron marti qaad sida aan uhelno fartaas linki geeda noo so dhig sxb ama magaca loi yaqan nala wadaaga ama mesha aad kla so degty
sxb dad badan ayaa I waydiiyy sidaa awgeed muuqaal gaar ah ayaa uga hdli doonaa rali ha la iga ahaado intaas
Wxa nagu adkadayba wa qoraalka ee kas so gali
@@xamdiyaxiis3433 waan soo geliyey daawo muuqalka ku xiga sidoo kale daawo muuqalka 6aad iyo 9aad 21aad
Farta sad uqortay natus wll
Daawo casharka 6aad iyo 9aad
plz fartan inosheg telgrm kum arag mesha kakentay ustaadi allh kusharfo
Telegram waad ka helaysaa laakiin hadii aad u baahantahay meesha aan ka keenay casharadii hore soo daawo
Macalimoow plz noo soo badi invitation nada sida loo sameeyo
Hye inshallah bro 🙏
Apka magacisa rapna ustd
Pixellab
Sawirka fiyaraha rawaa sxb
Comment ugu horeeya fiiri
Macalin caleemha ima so bixin
Comments ugu horeeya fiiri bro
Sawirka kuso dartay marka so dagsaday madow wayey
Cadaan side logu dhiga
Wll waxad kala soo degtay telegram lkn waxa jira link telegram dhex yaala oo sawiro bilaa background ah laga heli Karo halka kala deg hadii aad caawin u baahan tahay igala soo xidhiidh barta facebook bage ee ISLAMIC TECHNOLOGY
Calenta xgee ka kena
Comments ugu horeeya link yaala
Sawirada hageelagahelaa
Link comment ugu horeeya fiiri bro
Link comment ugu horeeya fiiri wll
email kaaga halke ka heli karaa wllke
Abouts chennal ama barta facebook bage ee ISLAMIC TECHNOLOGY ayaad igala hadli kartaa
Magaciis
Pixellab
appka ma arkyo
Pixellab
Mahdzani wll qali❤❤❤